Salad maxamed shardi ( salaad Darbi ) ninkaan heesiihiisa caaaadi ma ahan like ii Saar hadaa tageerto
@abdirahmansolar73234 жыл бұрын
Subax kasto shaqada markan ka soo baxo ayaan dhageystaa heestan waana ilmeeyaa 15sano iyo qurbo ciil maan qabeen hadaan kaliya ku heli lahaa nabad dhulkaygii hooyo # one love guys
Hi Unfortunately due to low volume your shift in Cult Beauty is cancelled, please call me tomorrow I might have a job for you, please don't go to work tomorrow
Allah ha u naxariisto mulaxankii cabqriga ahaa ee somliyeed Cabdikarim faarax jiir "qaaray # Malahayga waa ninka gaaban ee safaariga sibidhiga ah xidhan
Calanyahow hadaan dhiman wadku igama dheeree 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏿😥😥😥😥heestaan Markaan maqlo ilin ayaa iga daadata Wallaahi
@omarmohamoud58924 жыл бұрын
Walaalayaal inta daacada ahi ciidanka haku biiraan si ciidan beeleedyo iyo mooryanta la ciidameeyay booska ugu saarno. Kuwaas ayaa wali ciidankeena sharafta ka dilaya.
@abdirahmanboodhle89094 ай бұрын
Axyaa muwaadin salaad maxed shardi (salaad_darbi....) Sidoo kale AHU Abwaan caligaab &mulaxan c/kariin faarax jiir "qaarey"
@abdirahmanmohamedahmed19895 жыл бұрын
masha alaah wlhi ilma ayaa iga qubaneysa dhigi maaya tuutaha dhadhabihii gumeysiga anigoon dhana uuridin waa hees aad u macaan
@sadiiqmohamoud91224 жыл бұрын
Masha Allah fanaan culus salad darbi iyo hees xasuus mudan calayahow hadaan dhiman wadka igama dheeree intuu dhinaceyga dhulka uu ka sareeyo lagu soo dhicimaayo Masha Allah somliya hore usaco
@somaliabba78205 жыл бұрын
Mashaallh salaad m shardi salad darbi nolow Awoowe
@abdiazizsalah9124 жыл бұрын
Fanaanii qiimo ugu fadhiya umada somaliyed salad deri cimri iyo caafimad alle kusii
@leoashkar3943 жыл бұрын
Wlh heestan markan dhageysto wan ilmeeya sawabto ah weligey nabad maso arkin dhalinteena maanta dagaal ayan kuso wada korne alla ciil badna😢Illahow nabad waarta ina sii oo dadka iyo dalkeena mideey 🇸🇴❤😭🤲
@dailyxiin4 жыл бұрын
DhigiH maayo tuutaha dhagta qorigu ii sudhan..... Legendry Salaad darbi....
@@mcnncm1318 Darood waa ku saa!!! Waligiisna waa kutalin jiray kuna talin Donaa next 1000 year 😂😊❤️💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌
@AxmedAxmed1234-ru6ot4 ай бұрын
heesihii towradii daarood niyow mucjisay ahaayeen from burco
@ahmedmusa89293 ай бұрын
Wll wixii dawladdaas wadey oo hormuudka ka ahaa R waqooyi siiba isaaq bey ahaayeen,m weyne ku xigeenku wuxuu ahaa ismaaciil cali abokor,
@fatimaqurux94392 жыл бұрын
Al ustaad mulaxan jiir ayaan inta ugu jeedaa oo manta geeriyooday alle ha unaxariisto😭🤲🏻
@SadiiqCabdoow7 ай бұрын
Salaad darbi anigoo 15 jir ah ayaan ruwaayadii iigu horeeysay aan daawado ku arkay qabrigii jeceelka dagmada waabari 1980kii
@ocroafff55274 жыл бұрын
Salaad darbi fanaan cod macaan ❤❤
@proff.abdisalamomar8945 жыл бұрын
Markasta oo aan heestan dhagaysto waxaan jeclaystaa inaan Ciidanka Qaranka Somaliyed ku biiro, Niyadaydana waligeed ka biximayso inaan ku riyoodo in aan maalin uun ku biiro ciidama Militeryga ama Sirdoonka qaranka Somaliyed. Dream!
@abshirdanood75775 жыл бұрын
Proff.Abdisalam Omar sxb aad baad umahad santahay Dalka Dhalinyaradisa u ah dufaac anu waxan Rabaa in bulshada somaliyeed Laga wacyi geliyo Lagana soo saaro Qodob xaramtimaynaya Qabyaalada kana dhigaya cidii Laga maqlo Reer hebel Denbiile Qaran Qabyalad waa Tan Halkaas ina dhigtay Allow sahal Allow Dowlada Noo Tageer meel fiicana noo Gaarsii amin
@amiraaqueeny58295 жыл бұрын
Nin lagu seexdoow haseexan,waxaan aad ujeclaan lahaa kuwa 'ucuuryaamoobay difaaca dalkooda ama "agoon ugaga tegey difaaca dalkooda inladaryeelo,siloohelo dhiiri gelin dhab ah iyo hiigsi dhab ah.
Sxp isku riyaaa nhy ALLE ha inoo wada rumeeyo. Walibana si gaara sirdoonka si gaara utaageera, si siyaasiyinta daba dhilifka uga saaro dalka.. Taasna dhaqaaalaha dalka inaan gacaynta ku hayaa guura galin karta
@mustafeahmed71714 жыл бұрын
@@amiraaqueeny5829 insha allah indertay wn rajaynayaa taas
@khalidgaabi34303 жыл бұрын
Wan oyaa markan heestan dhageysto ano hargeisa jooga
@kaltunahmed3046 Жыл бұрын
2023 ban marenaa wakas wadanka hala imaado lkn farmajo intu xilka hayay rajo I dowladnimaa lagu dhiranaaa o wala LA imanayay wadanka hada in Dib lo baxo ba lasi haminayaa Rajo lama laha sida aan arkaayo allow wadanka nawad Nogu dhig calanyahoo hadan dhiman wadka igama dheero😰
sayid ina cabdulle xasan qoys somali waqoyi ku dhashay asaga abihiis, hooyo, awoow..., waa saas oo kale cali diiriye heesta alifay, deegaankiisa
@ahmetff3096 ай бұрын
Ereyadii AUN Cali Gaab
@cadcedofficial12593 жыл бұрын
waxa xaqiiqa qofku markuu dalkisa kasoo baxo qurbo imado wad daremaysaa inadan mesha lahayn markas ayad dalkagi jeclanaysaa inta bdn dadka wadanka jga ma fahansanaya wayo maba aysan soo arag heskaa runtii waa hees qof wlbo somalinimo ku jirto taabanysa wn kuu so socdaa dalkaygow dushaadu waa barwaaqe dalkaygow dabayshaadu way udgoontee dalkaygow hadaan ku imaadana miyaan dib kaga laban halkasun baa xabashaydana laga qodi illhy dhul galeed haygu dilin😭🤲🤲🤲🤲🤲
@kenedyboy86274 жыл бұрын
The Legend salaad m.shardi salad darbi 🙌
@abdirahmankushkush33304 жыл бұрын
(Salaad derbi) heestan wax xaqiiqa bey ka hadleysaa
@susankhayr39183 жыл бұрын
My favorite song is ..calanyahow hadaan dhiman aaah ...mowdku igama dheeree..
@abshirdanood75775 жыл бұрын
Anu waxan Rabaa in bulshada somaliyeed Laga wacyi geliyo Lagana soo saaro Qodob xaramtimaynaya Qabyaalada kana dhigaya cidii Laga maqlo Reer hebel Denbiile Qaran Qabyalad waa Tan Halkaas ina dhigtay Allow sahal Allow Dowlada Noo Tageer meel fiicana noo Gaarsii amin
@shaakir00185 жыл бұрын
Abshir Danood Amiin walal
@jasonsadly93365 жыл бұрын
Maashaaallah awoowe. Cibaadio Durban iyo comri dheer alla hakusiiyo
@guulwade70784 жыл бұрын
Qabyaaladu waa hantida kaliya een haysano
@omarabdi3332 Жыл бұрын
Waxaa jira qolo Soomaaliyeed oo markay xukun qabtaan Wadaniyad been ah dadka ku camaysa, hoosna Qabyaaladda kawada. Siyaad ayaana ka mid ahaa, kii noogu xigayna Farmaajo ayuu ahaa. Idin fahanay reer Bahalow.
@muniifyare48213 жыл бұрын
Hestan marki qadyay aayn fadhiyay mesha laga qadyo markasana iigu horesay wuxi ka danbeyay malinkas malin wlaba wan dhagysta 🥰
@Mahad-me2bg3 күн бұрын
Salaaan goobeed salaad mohamed sharadi😊
@MaxamedCabdiqaadir-s5s11 ай бұрын
Marshall alli waan salaamaa Mareeye tiyaark
@FarhiaismailMohamud-z4y20 күн бұрын
Aun Cali gab sameyay heska dhigin mayo tutaha waberi koxda xoga dalka waye all waberi
Asaga oo 70 jir ayuu ka cod wanaagsan yahay cid kasta allow caafimaad ku sii sxbkey
@ahmedbile70444 жыл бұрын
SALAAD DERBI IYO MAGOOL 1989 IYAGOO DUBEY KU XIDHAN AYAA SIYAAD BARRE KA SOO DAAYEY.
@abshircarab183 жыл бұрын
Siyaad barre allaha u naxariisto fannaaniinta woo jeclaay weyna jeclaayen fannaaniinta xagooda Lagama soo mari jirin hada fananniintii hore marka la wareysanaayo fiiri waxey lee yihiin anaga waxaa nasoo garab qabtay dowladii siyaad bare
@abdikadarsiyad18294 жыл бұрын
Aniga cawa laga bilabo mucaradnimo Wan jojiyay xaqiqatan
@fuaadaadan96463 жыл бұрын
Waa erayadii abwan cali diiriye oo ahaa nin reer waqoyi ah bal waakase hees qudha oo reer konfur leedahy ooqiimo leh noo sheega bilaa xigmad milaa xigmadi dhashay qadaad weyn
@mohamudmohamed9542 жыл бұрын
waa reer Jabuuti, ma waxaad doonaysaa heesaha ay alifaan reer koofur? armaad tiraahdaa waa reer waqooyi ragga alifay
Qabiil wuu nadaashaday sorry : /// wadani dhan leedahy reer hebel/,,,,, soomali oodhn ayuu ku galaday xigmad,,,, plz next time haka dhawaajin,,, reer hebel qabriga kula gali maayo,
@Cartan75 жыл бұрын
somali waqooyi ku dhashay kuna soo koray cali diiriye 'cali-gaab' ciidankii xoogga dalka somali u adeegay
@abdullahihassan17684 жыл бұрын
Adigoo kale ayaa weli nool oo laga yaabo ina dhalinyaro tahay, sidana uhadlaya. Jaahil an waaya arag.
@younaniokosto4082 жыл бұрын
SALAD DARBI MA OGADENBA MISE WAA ISAAQ
@yahyrkaros4165 Жыл бұрын
Hawiye + HG + ceyr ah wye saas ula soco awoowe 🫶
@seifudinibrahim46544 жыл бұрын
Ilaahay amarkii kuwa "Dislike" ga saaray ma soomaali baa?
@kenedyboy86273 жыл бұрын
Wtf tasa la yaabanahay teda kle ninkan dhahayo munkar wye war hees wadani wye qof qawan nh uma jeedne adiga hada sheekh tahay maxa KZbin’s kaso dontay ma masjid ku egadid lol
1964 amxaarada waxaa jabiyay ciidan ay hor kacayaan saraakiil Hawiye , 1 Aaga Togwajaale waxaa hogaaminayay Doonyaale , oo ahaa Nin Habargidir ah, waa meesha uu ku dhintay XALANE oo ahaa nin DUDUBLE ah, 2 Aaga INA GUUXA BURCO waxaa hogaaminayay SALAAD GABAYRE oo ahaa ABGAAL 3, aaga Beledwayn waxaa ku jabiyay CILMI NUUR TAREEY oo ahaa nin Murusade ah, -------- madaxwaynaha dalku waxa uu ahaa AADAN CADE oo ahaa nin Ujeejeen ah, taliyaga xooga dalku waxa uu ahaa GENERAL DAA'UUD oo ahaa nin Abgaal ah ------ ilaahoow quluubta dadka Hawiyaha av isu soo jeedi oo xaqa tus, soomaaliyeey anigu qsbiil waxba kama sheegin
@waayelkajaqafsada72144 жыл бұрын
Mohamud Mohamed wa runta sxb hawiye hadi midooban qaarada africka wa furan karaan wa umad xoog& tiro leh lkn hurdo isaga jiro, doonyaale wuxu ka mid aha taaktikiistayaashi ugu wanaagsan somaali ka dhashay Aga uu jogo wa mesha amxaarda lagu cunay kadib af weyne is qabteen xabsi bu galay allaha u naxariisto halyeeyadas.
@@ahmedabdi2065 oo maxaad u diidaysaa in qabiilkooda la sheego,
@mohamudmohamed9544 жыл бұрын
@@ahmedabdi2065 , oo Sayidki waxa uu u dagaalamayay maxay ogaadeenku taalada uga dhiseen Jigjiga?
@mohamudmohamed9544 жыл бұрын
@@ahmedabdi2065 , Sida uu kaasi Daarood u ahaa, ayay ragga aan sheegayna u ahaayeen Hawiye, marka Soomaalida aad sheegayso maxaa Hawiye kaliya dusha ka saaray? Sayidku ma Daaroodnimo ayuu u dagaalamayay?
@munjatsaid78774 жыл бұрын
Caku fanaan ma heestaan bay farmajo kheyre istaahilaan iyo ciidanka qabiilka isu rogay iyo in shacabka ayla diriraan cadowna gacal ka dhigtaan
Cali diiriye ( cali gaab) waxa uu ahaa nin ku dhashay, kuna tisqaaday, kuna barbaaray waqooyi (somaliland), halabuurkiisa waxaa u ka bilaabay waqooyi markii dambe ayuu koonfur aaday, markay jabuuti calanka qaadatayna waxaa lagu soo caawiyay jabuuti si uu u dhiso hoobalada ciidanka dawlada jabuuti
Ragaam maa woqooyin ah waa jamaahiirtii habargidir dad dad lagu qaldi karo maleh raali ahaada
@axmedzaki99784 жыл бұрын
@@jamaalyare5268 waar reer yar laguuma waydiine suugaanta ba lagu waydiiyay Reer yaryarbuu ka hadalyaa
@abshircarab184 жыл бұрын
Waqooy aa ku adiga ah heesta waxaa sameeyy abwaan rer jabuuti ah
@hiiradyare2403 Жыл бұрын
Ader kay salad darbi axyaa wadani
@zakeriyeeid4689 Жыл бұрын
😢😢😮😅
@gurhancarraaabe6114 жыл бұрын
farmaajo hadii laga saari lahaa meesha waxbaan uqaban lahaa wadanka kaasoon meesha laga saarin laablakaca nagadaaya
@qubqac99134 жыл бұрын
Madaxwayne kasta sidaas ayaa la lahaa, ka saar moogiye u daa ma taqaanaan miyaa? FARMAAJO meelna uma socdo, hadaan nahay reer Muqdisho anaga ayaa taageersan ee beerahaada falo
@omarmohamoud58924 жыл бұрын
Doqon!
@rashidaden2561 Жыл бұрын
Xasuus heesahadii barisamaadkii eey Soomalida wada nooleed , sharaf iyo raja ku noleed. Maxaa badaly Soomali u kala qeeybsam deegaan iyo maamul qabiila gooni ah ku asteeysan.
@omarabdi3332 Жыл бұрын
Qolo Daarood la yiraa oo xukunka ku suuxa ayaa dadkii kala dilay, oo qabyaalad iyo uurxumo dhex dhigay umadda.
@mohamudmohamed9545 жыл бұрын
Jabuuti ma waqooyibaa? Kkkk Garoowe soow iyaduna ma waqooyibaa?
@Cartan73 жыл бұрын
sayid ina cabdulle xasan qoys somali waqoyi ku dhashay asaga abihiis, hooyo, awoow..., waa saas oo kale cali diiriye heesta alifay, deegaankiisa calidiiriye 1. hoboladdii waberi 2. somali askari 3. waqooyi galbeed ku dhashay
@Cartan73 жыл бұрын
sayid ina cabdulle xasan qoys somali waqoyi ku dhashay asaga abihiis, hooyo, awoow..., waa saas oo kale cali diiriye heesta alifay, 1. hoboladdii waberi somali xubin ka ahaa 2. somali askari ciidaankii xoogga dalka adegay 3. waqooyi galbeed ku dhashay
@CaaqilCabdijibaardaahiraxmedАй бұрын
P
@muniifyare48213 жыл бұрын
Hestan marki qadyay aayn fadhiyay mesha laga qadyo markasana iigu horesay wuxi ka danbeyay malinkas malin wlaba wan dhagysta 🥰
@wehelashaq33683 жыл бұрын
Ma maalinkan muuqaalkan misa barigii la qaaday ee 60 sano kahor ?