Xabadkaygaa saas ah ana waa kujeclahay xaataa xanaaqiisa waxaan dareemaa aanin geesiya haysto waa kufarxaa ad adkaa tiisa sabab qof dirica weeye kunoolaynaya oo kudilaya teeda kale maba jeclaado nin aan kululayn
@mariaali6772 жыл бұрын
Waligaa haniyad jabin malin un heer waad gaari dontaa❤😍
@mohamudyare84572 жыл бұрын
Wll background ka muqalki kan kahoreyey sarnaa cml inaat sartaa ficnan laheyd masha allah kheyr allaha kusiyo
@yahyeabdinasirfarahfullshi922211 ай бұрын
Qeybtaan oo ka hadleyso waxaa la yiraahdaa [psychometric test ] ama personality test. Inta badan waxaa loo marka ka joogo qeynta wareysiga shaqo [interview job]. Faadiidda ay leedahay waxay tahay in qofka booska ku haboon la geeyo. Right person, Right time, Right position.
@abdishakourmohamoudjama23264 жыл бұрын
Keep going
@naimamohomed52454 жыл бұрын
Omg😳😳😳😳😳cajiib wlhi sidaa usameysay waxkasta oky waye abowe, Dabciga xirnaanta ku xiji i.n hanaga caajis in abidka, social media waxan rajeyn hor mar weyn inaa ka gaarto waliba dhanga wanaagsan ee niyadaada wanaaji, dhanwalba nolosha guul wll❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️🤝
@SalimOmer4 жыл бұрын
Aaaaaaamin wll naima mohamed. 😍😍😍😍😍. Ka caajisi mayo wll. Dabeecadaca qofka aamusan ama xirxiran. Waa tan aan so wado hda. Wxan rajeynaya inaad ka heli doontid. Isniinta inshallah. Aad bn kaga mahadcelinaya ereyada wngsan oo dhiirigalinta xambarsan 😍😍😍😍
@Sheekhow3 жыл бұрын
Very informative and entertaining at the same time.. Thanks and please keep doing these contents ❤
@faizaabdirzaakahmed3285 Жыл бұрын
Kuwani waa dhamaan dabeecada hayga runti qaabka loo keeny ayaan ka hely cajiib Mxy dadku xanaqa io sabir yarida kugu nacaan oo u moodaan inaad qof xaasida tahy
@shortiezz23684 жыл бұрын
Keep going brother 🇸🇴🇸🇴👌👏👏👏
@zahilalin88743 жыл бұрын
Man sha alaah wad iska habaysa wll ee hore usoco
@bilanahmed5816 Жыл бұрын
Macalin lacag waad haysataa waan ognay kkk runtii iyadoonan cilmigan waxba ka aqoon ayaan sidaa u dhaqmi jiray hadaan haysto iyo hadanan haysan la igama garan jirin waayo waan haystaana ma odhan jirin ma haystana ma odhan jirin
Bro waxaad soo gudbisaa casharo aad u muhiim ah thanks
@suadmohamud46333 жыл бұрын
Masha allah wan ka helay ino so badi wll jisklh qeyr
@sahnuuninaaleeye30233 жыл бұрын
Sxb waxaan kaa codsan lahaa inaad kasoo hadasho 1=waxyalaha Hoos udhiga shaqsiyada qofka 2= waxyalaha qofka haduu sameeyo shaqsiyadiisa kor uqaado 3= sidee ayuu qofku iskugu filnaan karaa nolol ahaan sxb noloshayda nin KZbinr ah uma qorin wax codsi ah balse adiga waan kuusoo qoray I.a inaad iga aqbasho ayaan kuu rajenayaa mhdsnd sxb
@wllmafo15782 жыл бұрын
Lkn ustaadkani xaguu ku dambeeyay zhp
@hamdiabubakar3697 Жыл бұрын
Dabecadahy waa leyahy wallahi cajiib
@safiyasaleeban49124 жыл бұрын
Dabeecadahaa waanleeyahya badadnka lkn qayb baan lahayn kamida Waxaana ahy qof xanaaqbadan Inta badad waxba masugi karo Mahadsanid wll
@hanimaxamudcade72044 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallah ❤️🌹💯
@Faadumo455 Жыл бұрын
Anigu marna ma tanasulo sidan dadka riyoyinkayga iga shekaynayey ayey ila jecladeen
@IfraahAbdilaahishire3 ай бұрын
Asc Salim wll halkee lagaalasoo xiriiri karaa Lambarkaaga iisoo qof wll my name ifraah from Kenya ❤
@eng.hussiennurmohamed58793 жыл бұрын
Asc, walaal naga daa afka ingiriiska ee ku hadal afkeena.
@SalimOmer4 жыл бұрын
Wll waxan raba inaan ka yeelo muuqaalada kuwo xiise leh, wxan ka codsanaya inad commentiga iigu qorto daqiiqada aad ku caajistid muuqaalka, hadii aad awoodid waxaa ii raacisa tallo ku sabsan sida aan u badali karo khaladka aad muuqalka ku aragtid. Muqaal sameenta wan jeclahay lkn wali barbarad ayaan ahay, ee i garab qabo ii sheeg Khaladkeyga saan u saxo. channelkana kso biir ado raaliya, Subscribe dheh. Mhdsnid in bdn wll ❤️🎁
@ruunmacalin65654 жыл бұрын
Kan amusnanta kusoo xeji tnks
@SalimOmer4 жыл бұрын
@@ruunmacalin6565 next video bn kga hadli doona qofka aamusan dabeecadiisa. Inshallah wll ruun macalin😍😍😍❤️
@fathiasvlogs82714 жыл бұрын
Asc wll magacaygu waa fathia hadii aan tayda ka hadlo qaabka vedioga waxaan jeclahay background ka inuu iftiin yahay misana kalar uu leeyahay شكراااااااااا على تشريفنا و إحترا منا جزاك الله. Waan jeclahay psychology ga waxan rajaynaa in aan adiga cml noqodo inshallah .
@SalimOmer4 жыл бұрын
@@fathiasvlogs8271 1: background ifaya. 2: background color leh. Aad bn kga mhdcelinaya wll. Fikradaha wngsan aad ila wdagtey.🙏🙏🙏 Allah hku sharfo. ❤️ Psychology waa course xiiso bdn hdii aad bratid aad ba uga heli doonta inshallah wll Fathia. 😍😍😍
@najaxjaamac92844 жыл бұрын
Runti wll wax aan ku caajisy kuma arg wanba ku raaxystaa
@saammu8231 Жыл бұрын
Anigabo dulqadkeyga wu yar yahay taas wa jeclan lahabina badalo thnx
@johndeo60133 жыл бұрын
Mahadsanid sxb❤
@nimo18434 жыл бұрын
Mashaaa alah abdiladif wax garad
@khadiijasaciid57832 жыл бұрын
Hhhh wlhi midasa been aheynin xanaqeyga 😁😂
@caishocumarmaxamuud8633 жыл бұрын
Wll saalim channega maanta ayaa iigu horeeyso m.a
@AidarosHassan4 жыл бұрын
Macha Allah zxp Wa Muqal Fican Zxp waxad Muqal Ka So Sameysah DhiigagA dadka
@SalimOmer4 жыл бұрын
Mhdsnid wll mohmed. Diigaga dadka aqoon uma lihi wll. Sort
@faatimamahmed6983 жыл бұрын
Walaahi waa run waxaad jigaysid anigasaanban ahay
@dekaadam82954 жыл бұрын
Mash Allah runtii aad iyo aad Ayaan ula dhacay qaabka gudbinta muuqadaada kkkkkkkk waxan aad iyo aad Uga helay markad adigu labada qof iska dhigeyso midka aad Ahmed ugu yeertay su aalaha aad waydiisay ee ah qofka kulul wlh sidaas Ayaan ahay hadane dadku way igu wareersan yihiin sababta Ayaa ah dadka isku hadaf iyo isku aragti iyo isku dulqaad midna maahi anigu waxan rabaa kaliya hadii ay dhici karto si aan u yareeyo dabeecad kulelka iyo xanaaqa drg dega ah si lagu yareeyo waa su aashii ugu danbeysay ee Ahmed taas Ayaan u baahanahay hadii ayba jirto sifo lagu yareyn Karo xanaaqa deg dega ah
@SalimOmer4 жыл бұрын
1: 😂😂 mhdsnid wll Deka Adam❤️❤️❤️ 2: xnaaqa sida loo yreeyo miyaa muqaal kso sameya (anger management) ( السيطرة على الغضب)
@dekaadam82954 жыл бұрын
@@SalimOmer adaa mudan wll Haa plz muuqal kasoo samee sida xanaaqa loo yareeyo in Sha Allah
@SalimOmer4 жыл бұрын
@@dekaadam8295 waa igu ogtahay wll Deka. Wakhti fiican ban galinaya sida ugu wcn ban uga hadlaya inshallah. 👍❤️
@dekaadam82954 жыл бұрын
@@SalimOmer 🙏🙏❤️ mahadsanid in badan wll
@najaxjaamac92844 жыл бұрын
Wllkey horumar wacan 😍
@SalimOmer4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍 mhdsnid wll najax
@zakiskyofficial78722 жыл бұрын
Masha allah ustd keep up.
@khadraali59854 жыл бұрын
Maa shaa allah . Aad ban uga helay sharaxaadaada walaal saalim . Waxaan jeclaan lahaa video ga xigo inuu noqdo qofka dabeecada jilcan yacni kan lidkiisa. Mahadsanid. Jazaakallahu khayr.
@SalimOmer4 жыл бұрын
Next video weye wll Khadra Ali inshallah. 😍😍😍😍. Wn kga mhdcelinaya sida wacan aad u dawatey.
Dhamaan wa sifoyinkeyga waxa ahay cheloric marki laga reebo walwal wu jira lkn iguma badno filashadeyda aya ka bdn
@SalimOmer4 жыл бұрын
💯💯💯
@FazuuAOmor4 жыл бұрын
Wll mowduuc amusnanta kahadlaya kasoo hadal
@SalimOmer4 жыл бұрын
Next video. Dadka aamusan dabeecadooda ayaa ku xijinaya wll. Elma abdi muqaalkan la wadaaq asxbta. Mhdsnid. 😍😍😍😍❤️
@KheireQabe4 жыл бұрын
Good sxb salim omar
@SalimOmer4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍. Mhdsnid wll mcn 🙏🙏
@nazliismail79634 жыл бұрын
One love
@SalimOmer4 жыл бұрын
😍😍😍😍❤️❤️❤️
@husseinomar25054 жыл бұрын
M.a sxb igu qaali ah
@SalimOmer4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍. Nolow zxp mcn Hussein Omar 🙏🙏
@dr.jamaal214 жыл бұрын
Asc walal aad baan muuqaaladaada uga helay wayna iso jiiteen maadama ood tahay nin cilmi nafsiga wax uga bilaaban yihiin waxaan kaa codsan laha inad noo so gudbiso barnamij ku saabsan . 1 sidee loo joogteeya waxa aad bilowdid 2 hadii aad hawl bilowdid kuna xiiso galin waydo hawshasi adigoon ka tagayn sidee baad hawsha xiiso u gashan karta si fududna ugu dhamayn karta tusaale ahaan hadaad tahay arday oo kale .
@SalimOmer4 жыл бұрын
1: wax joogteenta 2: dhameestirka howl aad bilowdey. Waaa lbo mawduuc aad u muhiim ah wll. Wan so diyaarin si qurux badan. Inshallah. Aad bn kga mhdcelinaya sida wngsan aad fikirkaga igula wdagtey😍😍👍
@dr.jamaal214 жыл бұрын
Mahadsanid walaal sida quruxda badan eed igu so jawaabtay insha allah waxaan rajaynaya inaan si dhaw hada laga bilaabo kula socdo . Mahadsanid mar labaad
@cabiir9011 Жыл бұрын
Aniga Dadka islamed xita waxa ku dhaco Wan ka walwala ka murugoda wana xanaq badanahay mana jecli Inaa Dadka dhex galo xaflahada matago kali aan jeclahay xita shanqarta Waa idhibe😢
@qadarfarey57884 жыл бұрын
Horay usoco wall
@SalimOmer4 жыл бұрын
Mhdsnid wll qadar farey. Allah hku sharfo 😍😍😍
@barliincali9542 Жыл бұрын
Walaal anidadka kulul baa dabeecad jeclhay ee kasoo hadal dadka fahma dadkaa dadka fahmaa waa secamal anigaa xataa iskayaaba dadka kulul saa ujeclahay ani waxaa ahay qofkalinimada jecel oo aan qalad badnayn waxna waxaa uwa jahaa hagar la aan ayaguna way ijeclaadaan