SANAD KADIB MAXAAN FAAIDAY ? USOO GUURITAANKII DALKA KENYA 🇰🇪

  Рет қаралды 18,825

SACDIYO CHANNEL

SACDIYO CHANNEL

Күн бұрын

#unoloow #naftaada #

Пікірлер: 99
@saidalichannel7517
@saidalichannel7517 Жыл бұрын
Maasha Allah walaalo Waa barnaamij fiican. Xaqiiqadda ayaad ka hadashay. Aabo Shan caruura qurbaha ku korsadaan ahay. Cabsi badan baan qabnaa!!!
@MustafemaxamedCumar
@MustafemaxamedCumar 9 ай бұрын
إما النصر وإما الشهادة
@amina4939
@amina4939 Жыл бұрын
masha allaah sacdiya cadeey aad iyo aad ayaad nogu faaiideysaa illaahey ha ku xifdiyo adiga iyo familkaada❤❤❤ adigoo kalana allaha noo badiyo
@ibnusalahmohamud9367
@ibnusalahmohamud9367 Жыл бұрын
Mansha Allah we love your speech so much keep going….
@MuftiAhmedAliRashid
@MuftiAhmedAliRashid Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/l6LJmqd4eNZ7gsU
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 Жыл бұрын
Waa HOOYO kudayasho mudan guulayso sacdiyo Allaha kuxafido adiga iyo qoyskaga aamin
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 Жыл бұрын
❤Mashallah tabarakallah allow anagana noo sakhir inaan wadankeenii ku so nabad noqono
@maryamamohamed1495
@maryamamohamed1495 Жыл бұрын
Walasheey kheer Allaah hakusiiyo wakuu xiisnay, waa sax hooyo tahay caruurta salixiin Allaah hakaagadhigo angadhan iyo Muslimiita hanoogadhigo, mahadsanid.
@HasanAli-ou8rb
@HasanAli-ou8rb Жыл бұрын
Sacadiyo waad mahadsan tahay sifiican uwaani dumarka ilmaha gaalada ku dhex haya
@fadumoali4700
@fadumoali4700 Жыл бұрын
Masha'allah whi waa runteen waana xaqiiq waad ku la dareemayaa farxadaas allahuakbar waxaan ka mid ahay familiga ka soo hijrooday qurbaha ku raaxeysanaya wadankiida Hooyo alx.
@abdukadirsiad5119
@abdukadirsiad5119 Жыл бұрын
Fadumo Ali masha allah inte somaliya kajoogtaa
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Жыл бұрын
Maanshaa allaah walaal Ilaahay haku barakeeyo waxaan kamid ahey walaal qurba kasoo haajirey waxaana kula daganahey Nairobi intaas aad sheegtey oo nimca ah na waan kula dareemey Ilaahay heynagu sugo walaheena maqana hafudeeyo inay soo dhiradaan runtii duco uubaa laga soobixi karaa ❤❤
@sadiyoabdullahi5076
@sadiyoabdullahi5076 Жыл бұрын
Safarki aan oga so haajiri lahaa Baan ku jiraa iso duceeya in ilahay i fududeeyo
@nimahussein3348
@nimahussein3348 Жыл бұрын
Waa runtaa noloshu waa jidiya dadaal xoogleh, Shukran sacdiyo
@mohamednur6115
@mohamednur6115 Жыл бұрын
Nairobi wa magaalo an kuso koray haatan Ingiriiska ayan ku noolahay. Waxan kuducaysta in aniga iyo awlada in an kuwada noolano Nairobi. Noo soo duceya Walaal yaal. JazakAllahu kheyran wa Jazaa Walaal Sacdiya. Ilaahey haku barakeeyo wanaaga anala wadaagtid. Shukran
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 Жыл бұрын
Maa shaa Allaah hambalyo walaal , 2018 baan Norway ka guuray 6 jir baa iigu weynaa Alx 5 sano kadib waxaan faaiiday walaahi ma tirin karo ilaaheey baan habeen iyo maalin uga mahadceliyaa i haleeshiiyay Alx.
@ummusidra
@ummusidra Жыл бұрын
Asc wllo wa ku salamay ana rabay inan kaso guuro Norway makula xiriiri kara ado mahadsan
@mohamudyussuf9249
@mohamudyussuf9249 Жыл бұрын
@Umusidra Salaam dear
@qaaliqatimguriqeer3059
@qaaliqatimguriqeer3059 Жыл бұрын
Maa shaa allah
@shukrisaidahmed545
@shukrisaidahmed545 7 ай бұрын
Mahadsanid abaayo
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 Жыл бұрын
Masha Allah walaal guuleyso
@nimahussein3348
@nimahussein3348 Жыл бұрын
Tel aan kaala soo xiriiro ma iisoo gudbin kartaa Walale sacdiya adoo Mahadsanid,
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Jazaakilaahi khayran
@HodanAbduweli
@HodanAbduweli Жыл бұрын
masha allh walal aad baad u mahadsantahay sida wanaagsan oo wax noogusoo gudbiso markasta❤
@cabdikariimsonkaay1544
@cabdikariimsonkaay1544 Жыл бұрын
Soo dhig guryo cusub kiradooda xitaa kuwa Duqa ah fadlan mahadsanid abaayo macaan
@Balqiisa-j5y
@Balqiisa-j5y Жыл бұрын
So badi video gaga wn kahelay 1sano Nairobi kaso maqanahay Wna kuso noqonaa Insha Allah
@Cabdiwaliaqaye
@Cabdiwaliaqaye 5 ай бұрын
masha allaah abaayo allaha kubarakeeyo
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallah wll adiga iyo uabdkagaba alle haidin xfido❤
@maryamamohamed1495
@maryamamohamed1495 Жыл бұрын
Maasha Allaah gabar qalbi fiican❤
@fartuunnuur3975
@fartuunnuur3975 Жыл бұрын
Ma sha Allah Alle haku xifdiyo abyo
@Maankey_pro
@Maankey_pro Жыл бұрын
Masha Allah habo ❤
@nimahussein3348
@nimahussein3348 Жыл бұрын
Mahadsanid sacdiya kilibadaada waa👍👍
@bilan1674
@bilan1674 Жыл бұрын
Waleeee wax run ah ayaaa ka warrantey. Aniga July 6 2022… niyada iyo qalbigaba waa iidageeen
@Nimmy-tt8fd
@Nimmy-tt8fd Жыл бұрын
Abyo somalia kga xiranahy daganasha kenya io sharciyada lgu jogo kaso warbixi and how much plz jazakallh
@garaadabdulkadir7671
@garaadabdulkadir7671 Жыл бұрын
Asc walashiis hooyo wanagsan baa tahay horey usoco.
@rahmoibrahim5793
@rahmoibrahim5793 Жыл бұрын
Waqtiga hada lajoogo meel ilmo lageeyo oo keyna kafiican majirto waxaan ka mid ahay dakii uso guuro alx waan kahaley .lkn qarashak xoogahoo wuu badahy
@Abuisra949
@Abuisra949 Жыл бұрын
Mash Allah tabarakAllah hooyo kudayasho mudan 🙏🙏🙏
@muniraabdirahman4688
@muniraabdirahman4688 Жыл бұрын
Asalamu calaykum, waad ku mahadsantahay warbixintaad na siisay abayo, sharcigee lagu degi kara nooga so waran sis plz
@umuhafsa9125
@umuhafsa9125 Жыл бұрын
Jazakallah kheyr abaayo Sacdiiyo
@Keyfmm
@Keyfmm Жыл бұрын
Walhi aniga arkay family 300$ watan wa kiro iyo waxa barsho kaliya waxa cunan dadka iska dhaxgalna qofki rabi ilmah inu waxa barto in nolosha usabro waya
@FilsanOlad
@FilsanOlad Жыл бұрын
Aad ba u mahadsantay wllo waxaad tahay of wanagsan Oo dadka Khayr ugu baaqaya hore usoco safiir ayaad noo tahay kenya noo joga waa soo socdaa insha Allah❤
@hodenmalin5841
@hodenmalin5841 Жыл бұрын
From Fadumo muna channel
@nimahussein3348
@nimahussein3348 Жыл бұрын
Sacdiyo 👍👍👍
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 Жыл бұрын
Masha allah abayo ❤❤❤❤❤
@abdinurabdullahi8681
@abdinurabdullahi8681 Жыл бұрын
Jazakillahu kairan.
@maryannuur5781
@maryannuur5781 Жыл бұрын
Walahi wansugilahay inaasoguuro this year Insha’Allah ilahoow nabad nagugaarsii
@mohamudyussuf9249
@mohamudyussuf9249 Жыл бұрын
Asc
@WAGARPODCAST
@WAGARPODCAST Жыл бұрын
Hare usoco guuuuuuu aalee yaa so
@bintbashir
@bintbashir Жыл бұрын
Masha Allah ❤ 🎉🎉🎉🎉
@QueenNaimaa
@QueenNaimaa Жыл бұрын
Masha allah abyo alle hakuu xafido caruurta abyo waan ku taageeraa walhi aniga soomalia ayaan halsano kuso maqnaa wax bdn ayaan ka faa iiday ilmaheyga afsomali bes ayee garanaayaan mida igu yar ayaa labo sano jirta afsomaligee ku hadlee waxeyna ku dhalaty USA kan iigu weyna waa todoba jir gabadheyda mida ween waa afar jir xijaab laan banaanka inee ubaxdo wey diidee ma ogola ceeb waa kudhexee xijaablee xiranee masha allah lkn nasiib xumo wan soonoqonay USA imaaday mida yar ayaa xanuun ay kudhalatay marka adbey iiga xanunsatay walhi sidaa darteed ayaan usoonoqonay marka waxaan rabaa talo inaa ku weediisto ee halkee kaala sooxariiro xbbti
@Sadiyo1435
@Sadiyo1435 Жыл бұрын
+4794219521
@nimcojama8918
@nimcojama8918 Жыл бұрын
Keep ging😘huno
@nafisaCrashiid-wm1ds
@nafisaCrashiid-wm1ds Жыл бұрын
Abaayo information kii nakuru away?
@axmeddool2198
@axmeddool2198 Жыл бұрын
Wll aniga aya Fimaly iga maqan yahaay Waxana Ladhaha Cali Siyad Marka waxan Jeclan Laha in aad nambarkada isoo diirto Waxana Weyan nin Ogaden ah waliba Cowliyahan waliab reer Cali Waxana Kunool yahay Gariisa
@mohamedosman-jf4zr
@mohamedosman-jf4zr Жыл бұрын
maa shaa alaah xafida alaah ❤
@queendm1317
@queendm1317 Жыл бұрын
Tabarak Allah xabiibti 🥰🥰🥰🥰🥰 good to see u abayo again
@maidamohamed5323
@maidamohamed5323 Жыл бұрын
Sacadiyo noloow wll qaliya oo daacad jasaakallahu khayr waa gabadha kulahadlaysay maalin dhawayd whatsappka
@Mataan3034
@Mataan3034 Жыл бұрын
Abyo mnsha allh in an kulasuxiira raba intii kahiilaa aduraliyaa
@Sadiyo1435
@Sadiyo1435 Жыл бұрын
+4794219521
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 Жыл бұрын
Haa wallahi maxaa kuusooyeeridoonaa aadkujiri ilaa aaykuusoo xaroodaan dhagtaa kutaagan.qur,aankana gurigaan kubaraa Allah hanagu amaansado meelkasta oonjoogno inshaa Allah
@boqoradastylk6364
@boqoradastylk6364 Жыл бұрын
Sacdiyo guri 6qol ilaa 7 qol soo gali narsa gaaden xaafada
@bilan1674
@bilan1674 Жыл бұрын
اما النصر و اما الشهادة
@saidoabdi6330
@saidoabdi6330 Жыл бұрын
Tanks xabiibti
@ismaiilhusein1409
@ismaiilhusein1409 Жыл бұрын
Walaal hadii aad caafimaad kumaqneed waa ilaah mahadiisa waa kula soconaa
@AhmedAhmedl0
@AhmedAhmedl0 Жыл бұрын
Asc Abayo anakulajoga😊
@ima6291
@ima6291 Жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay la socdsiintaada wax walbo oo noo dan ah
@bayaanjama629
@bayaanjama629 Жыл бұрын
Wallee been madan shegin walwalban ku noolnahay ee Iillahow anagana naga soo aruuri abaayoy teenage ka school level koda makahelaya bal iiso jawab ina hooyo qali
@maariyamaanka7053
@maariyamaanka7053 Жыл бұрын
Ana kula jooga nasra
@shukrimohamed1999
@shukrimohamed1999 Жыл бұрын
Waan taaganay intan iman ka horna nasra garden adaa I jacleysiiyay xaqiiqatan❤
@dheemandegan4603
@dheemandegan4603 Жыл бұрын
Nasra garden xaafad cajiiba ilaahay hanti igu siiyey welcome qofakaan ogayn
@bushra445
@bushra445 Жыл бұрын
​@@dheemandegan4603hantidu waa maxey wllo
@bahjashariff6727
@bahjashariff6727 Жыл бұрын
​@bulshobilesomalia445
@abuumansuur4718
@abuumansuur4718 11 ай бұрын
Asc
@FatimaMohamed-ov5gf
@FatimaMohamed-ov5gf Жыл бұрын
Abayo unit court nosoduub
@Inaahirsi
@Inaahirsi Жыл бұрын
Mashallah abyo nasragarden kaso hadal suqeeda iyo guryaheda normalka iska ah
@dheemandegan4603
@dheemandegan4603 Жыл бұрын
Nasra garden qofkii dega wax uu meel kale uga baahanayo ma jirto alx ilaahay wuu nagu nimceeyey
@ubahsiyad6810
@ubahsiyad6810 Жыл бұрын
@@dheemandegan4603gabar afar jir aan hadleen baa ijogto meel leyga cawiyo kenya maka hela marekan baan. Daganahay dadbaa igu yiri wadankii gey wadankiina marabo in aan ado
@iskufilan2900
@iskufilan2900 Жыл бұрын
​@@dheemandegan4603xafada qali miya guryaha abyo
@umuahlamchannel27
@umuahlamchannel27 Жыл бұрын
@@ubahsiyad6810abayo Haa way ledahay Gabdho joogo aa ii shegay anigawa wiil an hadlen haystaa waana uguri rawaa insha Allah Ilahay hano fududeyo abayo kuligenba
@hawasalah6632
@hawasalah6632 Жыл бұрын
Waan gartay halkaa shaqo malaga helayaa sida suuqa somalida
@Maaido740
@Maaido740 Жыл бұрын
Waxaan soo guuray September last year Su’aashii ugu horaysay ee gabadhayda I waydiisay markay dhawr maalmood balakoonka istaagtay, hooyo wadankan dadka ku nool dhamaantood ma african baa? Hhhhh saan idhi waayo? Say tidhi qof kastoo wadada marayaa wuxuu haystaaa dark/brown skin hhhhh aad baan u qoslay saan ku idhi haa hooyo halkani waa african Country.
@maidamohamed5323
@maidamohamed5323 Жыл бұрын
🥰🥰🥰👍
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع Жыл бұрын
😀
@daidibrahimadam482
@daidibrahimadam482 Жыл бұрын
DADKA JOOGA GARISA , WAJER IYO MANDERA AYA KUGUXIRAN LASOCO.
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع Жыл бұрын
Nakuru ?
@nafisaCrashiid-wm1ds
@nafisaCrashiid-wm1ds Жыл бұрын
Abayo nakuru gabadh ka soo guurtay baan arkay waxay tiri meeshii gangs iyo caruuro la kufsanayo bay yeelatay😢
@Sadiyo1435
@Sadiyo1435 Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/naexhqeCpsqXeKM
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
Sadia side Passport aad haysatod ugu degtay kenya taas nala wadaag?
@rahmoibrahim5793
@rahmoibrahim5793 Жыл бұрын
Abyo keyna anaa uso guuray sanadkii hore wax sharci ah maraadinin
@KaafiyoAbdulaahi
@KaafiyoAbdulaahi Жыл бұрын
Abaayo halkaan Kala so xiriira.
@Sadiyo1435
@Sadiyo1435 Жыл бұрын
+4794219521
@KaafiyoAbdulaahi
@KaafiyoAbdulaahi Жыл бұрын
@@Sadiyo1435 thank quen
@hawashire833
@hawashire833 Жыл бұрын
Lacagta
@MustafemaxamedCumar
@MustafemaxamedCumar 9 ай бұрын
إما النصر وإما الشهادة
@dbdjdjdjdj
@dbdjdjdjdj Жыл бұрын
Masha Allah
@Hodanofficial1
@Hodanofficial1 Жыл бұрын
Masha Allh abayo ❤❤❤❤
@dbdjdjdjdj
@dbdjdjdjdj Жыл бұрын
Masha Allah
Who is that baby | CHANG DORY | ometv
00:24
Chang Dory
Рет қаралды 35 МЛН
Don’t try this trick with a Squid Game Soldier 😉 #squidgame
00:15
Andrey Grechka
Рет қаралды 179 МЛН
GURYAHA EGYPT KIRADODA MEEQA WAYE SUALO BADAN JWBTODA WATAN👈
16:35
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 51 М.
Su Aashii Dahabka lagu qaatay
12:48
Salafmedia
Рет қаралды 91 М.
WAA SIDEE SCHOOLADA, SUUQYADA IYO WADOOYINKA MAGAALADA NAKURU
9:37
SACDIYO CHANNEL
Рет қаралды 9 М.
Hudheel ku yaalla  Afrika oo habeenkii lagu seexdo 25000 oo Dollar
15:10
Adigoona Muuqaalkaan Daawan khaliijka Ha imaan |
24:27
Omar Inshar
Рет қаралды 126 М.
NOLOSHA KENYA MA QAALIBAA MISE?
12:13
SACDIYO CHANNEL
Рет қаралды 9 М.
MASAR /EGYPT. VS KENYA KEBAA U WANAAGSAN ILMAHA IN LOOLA GUURO?
17:48
SACDIYO CHANNEL
Рет қаралды 15 М.
Who is that baby | CHANG DORY | ometv
00:24
Chang Dory
Рет қаралды 35 МЛН