Seynab Cige Ruuxii Dhab Kuu Jecel with lyrics

  Рет қаралды 251,083

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

Күн бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 47
@user-kd8vq3sk3f
@user-kd8vq3sk3f Ай бұрын
Incha allah wan ka bixi doona maalmaha adag dhawan incha allah
@rahmoabdullahi
@rahmoabdullahi Жыл бұрын
Heestan waxaan dhaqaysanayaa xili aan xaalad xun ku suganahay oo aan qofkii aan jeclaa waayay😢markuu ogaaday in aan saaid u jeclahay ayuu iga fogaaday oo naag passpor wadato iga raacay😢wuxuuna igu dhahay hooyadey baa qasab ku guurso idhahaday gabadhan😢waxaana la ii sheegay in isagu ku qanacsanyahay oo aan cidna qasbin😢27/4/2023 waa xiligiii qalbigaygu dhaawacmay💔😭 walibo anoo xaalad xun ku jiro walibo exam ii soo dhayahay uu ii sheegay in uu naag guursan rabo😭allaw nabsigayga kasoo saar😭🤲hadaad iga dambeyso ii soo ducee😭🤲💔
@ahmedmohamedabdalla367
@ahmedmohamedabdalla367 Жыл бұрын
Marka hore wll allah qalbiga hakuu qaboojiyo mid baankuu sheegin wll qof kaa tegy waxba haw murugoon hana ucalaacalin sabbtoo ah qofka kaa tegy maahyn qofkuu qalma ama qofkaagii saxda ahaa ilahy baana kusiinya qof ka fiicn xag diin io xag kaleba mana aha inaa habaarto only ducaan kuugu darayaaye bye dheh 🥰❤️🙏
@rahmoabdullahi
@rahmoabdullahi 10 ай бұрын
​@@ahmedmohamedabdalla367wllky tnx mar aan bogsaday qoraalkaaga arkay😊hada waxaan ahay mid waxbarshadeeda ku mashquulsan🎉😊
@raxmaadan1395
@raxmaadan1395 7 ай бұрын
Amiin mcto aniga mid 6sano jeclhy una ugyaxy inaan jeclhy xadan ima faxmay 😢 ee sabar abyo mcn❤
@ceoinsomewhere8780
@ceoinsomewhere8780 Ай бұрын
Aniga passport ayu iga raacay marku ogadayna inan jeclahay ayuu iga goostay heestas ayuu so dhiga mana aqaan ujeedkisa...illahayow qalbiga ii qabooji
@KhalidXasan-y9d
@KhalidXasan-y9d 5 күн бұрын
Yaaa allah😢
@zuldaanofficial
@zuldaanofficial 2 жыл бұрын
Dhibta laguma waaro waa laga dhamaadaa hees waa hees qof kasta dhibta uu ku jiro maalin uun buu ka baxayaa ha is dhiibin qof kasta oo meel nolosha kagaaray waxa uu soo arkay dhib badan kuleyl qabow ayaa ka dambeeya soomaaliyeey saas la socda dalkeeena muddo 3o sanno ka badan ayuu bur bursanyahay lkin marbaan Dowlad yeelanaynaa lasoco taas waqtigee rabto ha qaadatee sidaas la soco waa xaqiiq Najib boss ayaa arintaas idiin sheegay
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 жыл бұрын
Subax walba xiligaa schoolka Aadi jirey ayaa waxaa shiidan jirey darawalka Gaariga igu wadi jirey 1subax 2subax xataa ma dhihi karo waa Subax walba u jeedkiisa fahmi waaayey dhib family inuu heystaa u fahmay erayada qaar inta ka bartay waa Ruuxi dhab kuu jaceel waa lala dhadhamiyaa 9sano waa ka soo wareegtay wan yaabay 🤔
@Shamsiin
@Shamsiin Жыл бұрын
Isku school miyaa adne? Driver ka gaariga baan ku bartay anigana
@suberyusufhajiabdi6633
@suberyusufhajiabdi6633 Жыл бұрын
😢 wali ma sidii baa walala mise waa isbadalay , waan dareemi karaa xanuunoa😢
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
@@suberyusufhajiabdi6633wll wlhi kama warqabo markiiba igu war dembesay
@yasinahmed9854
@yasinahmed9854 9 ай бұрын
Wuu ku jclaa ee waad fahmi waudey huuno
@hamdiabdi2630
@hamdiabdi2630 2 жыл бұрын
Xili aan dareemayo xanuun bdn mrkn maqlay wn iska ooyayay wlhi qalpiga ixanuunayo ma aqaan wxa ihelay
@ahmedosmanwaasuge4691
@ahmedosmanwaasuge4691 2 жыл бұрын
Dhibta laguma waaro 🥺💔
@SOMALIAIRDROP
@SOMALIAIRDROP Жыл бұрын
Dhipta laguma waaroo, Dhaxal looma yeeshee Waa laga dhamaadaa. I hope ind fcnthy wlle
@roodoarab6684
@roodoarab6684 Жыл бұрын
Dhiirigalin heestanbaa kuugu filan dhibta laguma waaro wllo
@SOMALIAIRDROP
@SOMALIAIRDROP Жыл бұрын
2003 - 2008 radio hargeisa ayaan aroortii iyo fiidkii ka maqli jiray wakhtigaas oon ahaa 6jir schoolka uun marka galay.
@husseinadan1740
@husseinadan1740 Жыл бұрын
Waxa karema arayo dadka badankiis heesto aduunkan yarka ah hadanan jacel kuheeysan wadhibato alloow inta isjecel isku barake aamin 😭
@hayatkawrahhoussein4756
@hayatkawrahhoussein4756 Жыл бұрын
Amin xbbti illahay lugahaga hakuso celiyo insha Allah samra sadki ma wayo wax ka khayr badan aya kuso socda insha Allah 😊❤
@FadumoDahir-hj2di
@FadumoDahir-hj2di Ай бұрын
fadumo🎉❤❤❤❤❤
@abdikheirabdikadir1596
@abdikheirabdikadir1596 Жыл бұрын
Ruuxii Dhab Kuu Jecel Waa Laladhadhamiyaa😢❤
@zakinaab
@zakinaab 3 ай бұрын
" You have to taste (The pain and suffering of love) to the person who truly loves you" Walaal, the guy she is in love with is the one who instilled the anger, the pain and suffering of love! ( Dhibtiyo xanuunkuba adigeeygu dhaliyee) She wants him to feel, the pain of love that she is feeling, but unfortunately, she is alone in the journey of love!!
@zakinaab
@zakinaab 3 ай бұрын
Magaca Heetan: " The person Who Truly Loves You"
@Abdifataah-cc7sy
@Abdifataah-cc7sy Ай бұрын
I aamin
@sir__cmc
@sir__cmc 9 ай бұрын
Obsessed with her song. She has magic uniqueness voice.
@Boqorada-qaniga
@Boqorada-qaniga 2 жыл бұрын
Ruuxi dhab kuu jecel waa lala dhadhamiyaa
@ceoinsomewhere8780
@ceoinsomewhere8780 Ай бұрын
Heesta qisadeeda yaa haya
@UdgooneeyUdgooney
@UdgooneeyUdgooney Жыл бұрын
Waxaan maanku dhadeyn Aragana ka dheeero Dhabacaaya bay helay Dhalan dhoolka ciilkiyo Dheeftiyo xnuuun kaba Adigey gu dhaliye Dhibta laguma waaro Dhaxal looks yeshee Walaga dhamada Naftan dhiiri galiyo Ruuxi dhab ku jecel Walala dhadhamiya Waxan hadalka dhawrayn Maqalkana ka dheero Dhutinaya bay helay Dhamacdiyo kulaylka dhacantiyo abarahan adigey gu dhaafe Dhibta laguma waaro dhaxal Loma yeshee walaga dhamaada
@jacfaribraahim5988
@jacfaribraahim5988 Жыл бұрын
Dhamac diyo kulaylkiyo dhaxan tiyo abaaraha adigay igu dhafee xasuus 22year ago
@shariifmedia9404
@shariifmedia9404 3 ай бұрын
maashaa allaah
@caliya7534
@caliya7534 Жыл бұрын
Waxaan maanku dhaday aragana ka dheero dhabacaaya bay helay ❤
@luolaabdiabdi4476
@luolaabdiabdi4476 Жыл бұрын
😢😢😭wayo Wayan xsustaa
@rahmomohmed1881
@rahmomohmed1881 Жыл бұрын
2023 bisha 3 ayan dhageysanaya 2:27 xasus
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 5 ай бұрын
Mama saynab cigge cimri dheer
@haaruunmahad2249
@haaruunmahad2249 2 жыл бұрын
Xusuus 1992 ayaankudhegeysanjiray rikool tulada nuurdugle
@ifrahmahamed3148
@ifrahmahamed3148 Жыл бұрын
Hada intee le egthy allh cimriga hakuu dheereeyo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒 #Page1 Waxaan maanku dhaadayn Arragana ka dhuuntoo Dhabacaaya bay helay Dhalan dhoolka ciilkiyo Dheeftiyo xanuunkana Adigaa igu dhaliyee Dhibta laguma waaroo Dhaxal looma yeeshee Waa laga dhammaadaa Maftan dhiiri geliyoo Naftan dhiiri geliyoo Ruuxii dhab kuu jecel Waa Lala dhadhamiyaa #Page2 Waxaan hadalka dhawrayn Maqalkana ka dheeroo Dhutinaaya bay helay Dhamacdiyo kulaylkiyo Dhaxantiyo Abaartana Adigaygu dhaafee Dhabse laguma Dhuuntoo dhagar Lama xambaartee Waa Layska dhawraa Naftan dhiiri geliyoo Naftan dhiiri geliyoo Ruuxii dhab kuu jecel Waa Lala dhadhamiyaa. Hees xus iyo xasuus mudan Mid ka mid ah Xulka heesa hirgalay. █▀ █▀█ █▀█ █ █▀ █▀█ █▀█ █ █▄ █▄█ █▄█ █▄ █▄ █▄█ █▄█ █▄ ┻┳| ┳┻| _ ┻┳| •.•). i'm (𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝘀𝗮𝗹𝗮𝗮𝗻 𝗤𝗮𝗮𝗿𝗲𝘆) ┳┻|⊂ノ ┻┳ Waa kabankii macaanaa ee Ustaad Cabdinaasir Macalin Caydiid AHUN.
@abdiwaliceeblaawe8603
@abdiwaliceeblaawe8603 5 ай бұрын
Waa Ereyadii Singub malahayga
@Binin-do3ni
@Binin-do3ni 2 ай бұрын
Waa erayadii OMAR ISMAIL GABAS
@husseintalyaani1970
@husseintalyaani1970 Жыл бұрын
It's truth longtime song
@shamsamohamud2795
@shamsamohamud2795 2 жыл бұрын
Lyrics wey ka qaldan yihiin qarkod
@hassanalifaa4241
@hassanalifaa4241 Жыл бұрын
Belle chanson
@lulaaabdobaset3797
@lulaaabdobaset3797 2 жыл бұрын
Hestani ani maunsib egothye
@zuldaanofficial
@zuldaanofficial 2 жыл бұрын
Dhibta laguma waaro
@Boqorada-qaniga
@Boqorada-qaniga 2 жыл бұрын
Woow
@hamdiabdi2630
@hamdiabdi2630 2 жыл бұрын
😭😭😭
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,5 МЛН
Ciradiyo Jacaylkii (Original)
8:24
ADDE JAMA
Рет қаралды 151 М.
Cabdinasir Sulub || Rabaso With Lyrics || original song
6:10
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 905 М.
NAFTAYDAAN SASABAYAAY LYRICS  |SAYNAB CIGE| |2019|
5:27
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 359 М.
Magool Iyo Qasali Dhab U Fiirso Waliga Official Music Vidio 2020
6:55
AhMato Films
Рет қаралды 1,2 МЛН
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,7 МЛН
SAYNAB CIGE  ( HADII AAN JACAYL JIRIN )  CIIDA HCTV 2016
6:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,2 МЛН
Cumar dhuule || Oran maayo with lyrics
8:32
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 630 М.
Zeynab Cige - Qabrigii jacaylka
3:32
Barbaartatv
Рет қаралды 1,1 МЛН