Abwaan C/llaahi Cabdi Shube 1972.

  Рет қаралды 11,062

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Пікірлер: 20
@shaakirabdi8575
@shaakirabdi8575 3 жыл бұрын
Waxan dib loo heli doonin waa fankii iyo suugaantii somaliyed ee luntay. Dad waa dadkii hore hadalna waa intu yiri. Alle ha u naxariisto dhamaan abwaanadenii inta dhimatey inta noolna Rabbi cimriga ha u barakeeyo inshaAllah
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 3 жыл бұрын
Cabdi laahi Cabdi shube Abwaan weyn ayuu ahaa AUN
@abdallahjama1277
@abdallahjama1277 2 жыл бұрын
Aleh ha u naxaristo abwaan cabdilaahi cabdi shube aad uma aqani taarikha
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 2 жыл бұрын
Kkk NIN QABYAALAD!!=GOONIGOSAD! CIIL BUU LA RAFTA!!!KK👏👏👏👏
@Cabdalllah
@Cabdalllah 2 жыл бұрын
Aun Cabdilahi Cabdi Shube
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 жыл бұрын
Naagta indhaha shareeran run kamuusan sheegin,xijaabka ayuu labyaabanaa.xijaabkuu diidanaa.
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
runbuu ka shegay walahi faham la aan ba ku haysa
@Cabdalllah
@Cabdalllah Жыл бұрын
​@@buuxciise1382 xaqiiq buu kahadlay
@abdirahmani
@abdirahmani 3 жыл бұрын
Roob magaalo ku hoorey Ramaas soo bixin maayee Laamiguu ku raftaa Inanta roortay duleed ee Reerka imaan wayday Ilmadey la rafataa
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 2 жыл бұрын
Cabdullaahi cabdi shube wuu noola kolki igu dambeysey asago ka tegey GAROWE OO XAMAR JOOGA IGU DAMBEYSEY!!!
@bashman345
@bashman345 2 жыл бұрын
Waar kaas maaha ee waa Shubihii asalka ahaa ee reer Hargeysa 1978 ayuu Hargeysa ku dhintay (AHUN)
@Cabdalllah
@Cabdalllah 2 жыл бұрын
Kaasu waa cabduqadir kanina wa cabdilahi labada magac ee dambay isaga eg yihiin wana kala waynaayee oo kala horeeyeen in badan kala murti badnaayeen oo kani sugaanta soomaalida waa ninka kusoo daray Gabay Jacbur
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Cabdulqadir cabdi shube sow ma noolo
@engasadaxmed7861
@engasadaxmed7861 3 жыл бұрын
Wllo wuu dhintay
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Haa, waa noolyahay abwaan Cabduqaadir Cabdi Shube, lkn waa dhibtay abwaankaan Cabdullahi Cabdi Shube Allaha ku naxariisto
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 3 жыл бұрын
@@yusufsaid2730 Reer hargeysa muu ahaa dhalasho ahaan
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
yusuf Said May sxb. Waa Cabdullaahi Cabdi Shube, wuxuu dhintay 70-yeedii. Ma aha Cabdiqaadir Shube ee Garoowe jooga. Cabdullaahi Cabdi Shube wuxuu ahaa abwaan weyn oo heesa badan iyo gabayo ka sameeyey halgankii xorriyad doonka. Wuxuu ku dhashay galbeedka Soomaaliya (Ogaden).
@Cabdalllah
@Cabdalllah Жыл бұрын
​​@@Wonderer224reer hargeysa ayu aha wallaal Qabiil ahaanze madhiban bu aha
SHUBE,,,,,Gabaygii Giraan......by Arrowtail
8:56
Abdulwahed Salah
Рет қаралды 80 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 58 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 10 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 23 МЛН
Waraysi Abwaan Shube Awooda Afkeena Hooyo & Dhaqanka Isbedelay Xog Badan | Dhulmar
37:54
Wareysi Abwaan Cabdullaahi Cabdi Shube
6:52
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 10 М.
ABWAAN C/LAAHI CABE SHUBE
14:49
CABDERAXMAN shube
Рет қаралды 24 М.
Dareenjiitayaasha Maansada - CabdilQaadir Xirsi (Yamyam)
14:13
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 6 М.
Cabdi-Qaadir Cabdi Shube
18:35
MJ Duran
Рет қаралды 84 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 58 МЛН