MAYOR. GEEDI. HE IS A WELL PRACTICEAL MAN ALSO. HIS. OFFICE IS OPEN. DAY && NIGHT. ...THANKS GEEDI. ....
@buraale1343 ай бұрын
Mashallah wariye afsomali iyo hibo ba leh
@cabdimalikshafi36363 ай бұрын
wariyahan waa in bilad shataf aysiiso dawladu❤
@khaaliddest-xj5gq5 ай бұрын
Dhalo wariye hibo zare leh
@macalinsaalax50403 ай бұрын
Dhalo wariness sre
@AbshirAbshir-1004 ай бұрын
Mansha Allah.
@abdifatahhassan1684 ай бұрын
Axmed bare nin dhaama lama hayo geedi waa qaadimka dani
@mubarikAbdulahi-z3t3 ай бұрын
Ma maaayir baa tow Mise badha saaab
@makohersi5856Ай бұрын
Kuxijiya inaad magaalada laga nadiifiyo dadka oromada ah ee dan yartii shaqada ka qaatey suiqana dawarsanaya
@abdiwarsame35075 ай бұрын
Maxaad umadda beenta ugu heegeysaa Geedi hal geed magaalada kuma beerin Waa nin baahan oo diihaal qaba' Duqii hore ee Grwe Axmed M b ayaa wax badan magaalada ka qabtay sida dhireenta magaalada Geedi wuxuu wataa Geedi ha'yaan ah oo maran nin wax badan og ma aha ILLAHAY UMADDA HA DHAAFIYO BADAL KA WANAAGSAN HA UGU BADALO'
@abdiaziizahmed78273 ай бұрын
GAROOWE WAA TUULO YAR KUMA TAALO WADO GAARTA 2 KM WAA MEEL YAR DADKA KU NOOL MA GAARAN LABAATAN KUN OO QOFOOD
@AhmedBulshawi18 күн бұрын
Waa magalo soo koraysa adiga ooyaya dhismaysa ina shubo
@knownking90942 ай бұрын
Garowe magaalo ahaan waa kobceysa balsi dadka jooga qabyaalada ayaa ku badan Qaasatan dadkan reer koonfurgalbeed oo ah dadka somaalida ugu gobsan waa lagu ciila aanado qabiil darteed