Another under appreciated legend from Galmudug . Cumri dheer adeer iyo caafimaad soomaali kala tagtay waxba isuma ogola adigoo joogaa kuwo aan waxba ku fadhiyin la wareysanayaa 24/7 anagaa ku gabnaye naga raalli noqo.
@miftaaxtube29073 жыл бұрын
Waa nin Habargidir ah siciid iyo anigaba
@regularwarya3 жыл бұрын
@@miftaaxtube2907 Dadka inagaa ugu dhiig liita xilligan la joogo hadduu reeraha qaar ka dhalan lahaa TV-yada kama baxeen theaterkana shaqada ugu sarreysaa laga siin lahaa,.
@abdikadirahmed9540 Жыл бұрын
Who says he's unappreciated? he's celebrated all across
@regularwarya Жыл бұрын
@@abdikadirahmed9540 Where and by who?.
@abdikadirahmed9540 Жыл бұрын
@@regularwarya watch the KZbin especially when it's one on one with the older singers male and female giving him recognition he deserves. Waweynka
@osmanaden27794 жыл бұрын
Abwaan,mulaxan Siciid Maxamed Xarawo,mid ka mid ah tiirarka fanka soomaalida,ilaahay ha xafido.
@MrLooyaan3 жыл бұрын
هدا الأغنيه تمثل الفن الصومالي الأصيل لمن اراد ان يعرف الفن الصومالي .... اطال الله عمرك سعيد محمد علي ( حرؤو )
@maogtahay49994 жыл бұрын
Codadka cid kaga dheereysa ma jirto ustaad taariikhdoodna haya, mahadsanid dadaalkaga hanaga jarin thank you
@abdullahifathi3 жыл бұрын
Ustaad Saciid Xarawo Cimriga iyo Cafimaadkaba Allaha u barakeeyo.🙏🙏🙏
@khabiirqaraam79354 жыл бұрын
Ileen Jalaaliyaha Aan Raadiyo Waa Qaraam kan Boqol jeer ka badan Waan dhagaystay Balse Yaa Yaqaanay bay Kaaga horaysaa Www Mahadsanid inaad inoo Faa'idaysay Qaraamkan iyo Kuwo Badanba oo aad inoo Soo galisay
@abdirahmanhaydar94813 жыл бұрын
Waxan la yapanahay abwaan sacid harawo qof tarikhdiisi faneed oo sifican uka waresanayaan wali ma aan arag
@regularwarya Жыл бұрын
Halkuu ku dhashaan halyeey ku harine Galmudug yaa u hagarbaxa. (Seerbiyoow qabyaaladdii ku qaadayi kuma dhigtee noo soo gurmo). Waar wiilasha reer woqooyi halloo baryo rag iyo dumar macno leh ayaan saxaafadda noogu jirine.
@bagalxaranbaa11872 жыл бұрын
Waaaw, waa mid ka mid ah dadka fara kutiriska ah ee. Uucaan muusiga u tumi kara isla markaana heesi kari, abwaan, laxaniiste, heesaa, jilaa, waa maki xaaji banaadika labaad❤️🌹
@badrudiinnuur10604 жыл бұрын
Cimriga iyo Cafimadkaba Allaha u Barakeeyo Ustaad Siciid Xarawo
@abdirahmanhaydar94814 жыл бұрын
Allow cimri dheer ku siii
@c.risaaqsiciid68783 жыл бұрын
Waaaaw abwaan mulaxamiste heesa musikeste
@somalimusicport4 жыл бұрын
Ustaad waad mahadsantahay
@KhaalidNuur-se6ye7 ай бұрын
Old days 😢 memerios 1992 heestan ano galab ku dhagesanayo gurigya hortiosa magaaladana ciidan maraykan xoog ku heestay ala waqtigi tagay hadii dib la iso cilin lahaa 😢😢😢 cakuye aduun iyo gabow
@abaasdaud39043 жыл бұрын
Ahlaa hees iyo cod cafimaad kunolw
@amirsheikh6912 жыл бұрын
Abwaan saciid harawo wuu noolyahay 2021 kii baan via Roma ku kula kulmay eebbe cimri iyo cafimad hasiiyee
@maogtahay49994 жыл бұрын
Qaraami qalbigan ilaawin 💯
@abdinaafac82114 ай бұрын
Fanan + mulaxan + abwaan maxamad siciid xarawo alla yarxam
@abdirahmani3 жыл бұрын
Legand meel kasta buuxin kara hal abuurka heesihiisa aad bey u badnaayeen waxaa ka mid ah kowda luulyo iyo kuwa wadani ah sida heesta xildhibaan iyo kuwo kale oo badan laxankana heeso badan buu saaray
@roblemaer48342 жыл бұрын
Siciid Harawo halgqmaa weyn.
@boqorsalaam75404 жыл бұрын
wow Hees iyo bar.. ❤👈🏿
@animeyaty89774 жыл бұрын
Maalin dhawaydban aqrinayey tariikhda fanka waxan ka aqriyey laxankan hada xasan halac ku magaacban yahay iyo raaxeyee mahadsanid ustaad
@abdirahmanhaydar94812 жыл бұрын
Wll halke ka aqrisay tarikda abwan sacid harawo ila soo xariir Abdirahman Haydar Fecboka wakaa
@abdirahmanhaydar9481 Жыл бұрын
Zhp
@abaasdaud3904 Жыл бұрын
@@abdirahmanhaydar9481 sxb Abwaanka maxa uku bahan tahay
@waarimeysidewanaag88474 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍🦻🦻🦻🦻🦻 WAA TAY WASAARADU INO SO GOWRACDEY!!!QARANIMO BA QABYALAD U QADEYSA HESTAN!
@adamhoodaale94434 жыл бұрын
Codkan iyo heestaba waxaan ku bartay Xasan diiriye faarax malaha si khaladan baa loogu soo daray cenjeled ay ku duubnaayeen heesaha xasan diirye ayay ku dhex jirtay... musiga heestaan waxaa laga soo deyn jiray Radio star FM baraamijka hidda iyo dhaqanka iyo wariye ustaad ismaacil