Sidan u xali dhibaatooyinkaaga.

  Рет қаралды 29,210

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Жыл бұрын

Apple Podcast : podcasts.apple.com/us/podcast...
GOOGLE PODCAST: podcasts.google.com/feed/aHR0...
SPOTIFY: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
#xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye
........................................................................................................................
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.

Пікірлер: 166
@user-xp7oi2bu4b
@user-xp7oi2bu4b 4 ай бұрын
Guulayso macalin xaliye
@MaxamedHaruun-vr9ce
@MaxamedHaruun-vr9ce 2 ай бұрын
😂
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 3 ай бұрын
2024 dawanoya thnks teacher
@hasandayib912
@hasandayib912 12 сағат бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء
@faadumo2810
@faadumo2810 Жыл бұрын
Macalin xaliye horta xaqiiqda rag badan waa indha furtey manta nin naag ben ushega karta waw yaradey
@abdulkadiralihassan6759
@abdulkadiralihassan6759 Жыл бұрын
Xaliye you are realy motivation
@hasandayib912
@hasandayib912 11 сағат бұрын
ALLAHA ku xafido bro
@user-no6zx6qo2j
@user-no6zx6qo2j 7 ай бұрын
Macalin xaliye waxn isku arkay inaa ani dhan wax badan iga qaldan yihiin mx sameyna macalin xaliye ❤🎉
@MohamettLeo
@MohamettLeo 2 ай бұрын
Siigeyso ilaa aad caadi ka noqoto
@abdishakuurahmed8852
@abdishakuurahmed8852 Жыл бұрын
I had a social anxiety but rn I overcome alhm after reading alot of books and listening plenty of motivational videos I thank God alhm
@nooocidabrafka2229
@nooocidabrafka2229 Жыл бұрын
Me too i hav have health anxiety!
@abubakar2388
@abubakar2388 Жыл бұрын
Congrats 👏
@kimyoung8864
@kimyoung8864 Жыл бұрын
Allamduillah
@abdifitahashkir.
@abdifitahashkir. Жыл бұрын
Waqti waan haystaa Internet WiFi ayaan haystaa Kaligay guri ayaan deganahay Lkn dhibka ugu Wayn I haysta waa 2 qodob 1 joogtaynta ayaa igu adag wax markaan bilaabo week ka badan ma wadi karo 2 jadwal ma samayn karo markan sameeyo kuma dhaqmo Lkn wax badan ayaan joojiyey sida #siigada #calaacalka naagaha
@kaaficabdi4950
@kaaficabdi4950 Жыл бұрын
Leand
@amiirapdilahi1524
@amiirapdilahi1524 Жыл бұрын
WlHi Same AYaanahaY Pro
@abdifitahashkir.
@abdifitahashkir. Жыл бұрын
@@amiirapdilahi1524 waan is badalaynaa spx
@rujaalnuur979
@rujaalnuur979 Жыл бұрын
Siigada hadaad daysaye intakalana waad xalin kadhaa😃
@feysalknight2633
@feysalknight2633 Жыл бұрын
Sxp adiga waxa ka dhiman bees ah ficil gacan qaad ah markad naag lakulanto gacmaha ka Hadal
@abdinoor5612
@abdinoor5612 Жыл бұрын
ilahey kher ha kusiyo wll wacaygilintada umada muslimka ah laakiin bani,aadan umbaatahay iska ilaaili khalad
@siyadinhohasan8449
@siyadinhohasan8449 Жыл бұрын
Waa xaga waxbarashada
@shuceebmaxamed6025
@shuceebmaxamed6025 Жыл бұрын
ماشاءالله
@xaliyeyare6067
@xaliyeyare6067 Жыл бұрын
Saa.enta ihey sato waa danyerada ila dagan guriga waaye macalin 🙏🙏🙏🙏
@bashiircabduqadirbashka1189
@bashiircabduqadirbashka1189 8 күн бұрын
Macalin xaliye legend
@gurifarxad4634
@gurifarxad4634 Жыл бұрын
Thanks teacher
@mariammohmut7946
@mariammohmut7946 Жыл бұрын
waa videogaagi 1aad aan dhegeysto way fiican tahay in raggu helaan cid wax u sheegta
@user-ht7xb6di5w
@user-ht7xb6di5w 3 ай бұрын
Dee xaliye wax macalin igu daran nagaha ay igu daran
@mohameddsheikh
@mohameddsheikh Жыл бұрын
Aniga jiim ayaan aadi jiray waxaan ugaaday jimka faaido waa leeyahay laakiin hada waan joojiyay waxaan bilaabay orod cuntada maaliinkii hal waqti waxaan ogaaday in aan gaaray natiijo wayn
@zakayowzeey4338
@zakayowzeey4338 Жыл бұрын
There are luck of money 💸 and little that I have isn't divide into my family,gym& save so may there no way to i go the gym until I gotta enough
@AadanYacquub-hu6gm
@AadanYacquub-hu6gm 20 күн бұрын
macalin waa kuwataa
@user-st7cu8rn4h
@user-st7cu8rn4h 3 ай бұрын
Legend
@abdirshiidabshir5096
@abdirshiidabshir5096 Жыл бұрын
Shp xirfad rabaa inaa barto
@BanjarYare
@BanjarYare Ай бұрын
Caqabada ihesato waa siigada ee mxasameyaa xaliye 😢😢😢😢😢😢
@user-ce9qj4lk3m
@user-ce9qj4lk3m Ай бұрын
KALIYA Go'aan qaadasho ayaa kaa xigta
@xaliyexaliyr3263
@xaliyexaliyr3263 Жыл бұрын
Sha qalaan iyo xirfad la aan macalin
@ziizucade1740
@ziizucade1740 Жыл бұрын
Dhirigaliyaha saxda ah🙌🏾
@wllxamaada3475
@wllxamaada3475 Жыл бұрын
Bast teacher
@King.status400k
@King.status400k 6 ай бұрын
Wxa rabaaa ❤
@user-dc4fc4ku3t
@user-dc4fc4ku3t 3 ай бұрын
Maclin xaliye aniga waxaan is ku Arkaa marmalade. Masqaxdada weyey kufirata macaqano macalin
@hanad6666
@hanad6666 Жыл бұрын
1) Qorsho kasta an sameyo wu igu adkada Inta badan na ima surto gasho 2) wax walbo wan fududesta lkn ugu danben way igu adkata Macalin wan kU wtA gar io gArdarO Horay UzocO ha ujOjin dad ka dAlan inta fiyOw ba kU garAp tagAn👍🙏🤦🏻‍♂️
@cazalpoi
@cazalpoi Жыл бұрын
siigo&caajis teacher
@user-ty8td8bk2o
@user-ty8td8bk2o 3 ай бұрын
Aniga dhibka ihystaa wxa weeeye. Hda wx bilaabo mawadi karo joogtayntaa igu adag 😮
@mohamudsharif4401
@mohamudsharif4401 Жыл бұрын
Maclin wiilasha 15 to 20 u dhaxeeya maxaad kula talin laheyd jawaab ka sugaaya
@mohaabdifitah7060
@mohaabdifitah7060 Жыл бұрын
macalin ina waxbarta ayan raba
@Haajimohamed7297
@Haajimohamed7297 Жыл бұрын
Best podcast of somali
@joojiimika
@joojiimika Жыл бұрын
Dhibatada ani io dhalinyarada haysata wakhtigan waa 1:Mobel isticmalid bdn 10saac ama kabdn mobel un laiska dulfadhiyo 2:siigada io aflanta xunxun 3:wakhti lumis maqaaxi iska fadhi sheeko un azxaap un lajoojis wakhtiga ugu bdn Aad ayay u fiicantahy cafimaadkaga in aad azxaaptada lajoogtid oo wakhti laqadatid lkn ma fiicno in aad wakhtigaaga oo dhan iyaga siisid oo wakhtiga un isdhafisan oo lumisid
@saalimc.risaaq3209
@saalimc.risaaq3209 Жыл бұрын
aniga lama dhibato oo waweyn ayaa iheysta si an u mareyo wn garan wayey wxan kala yihin :- 1:- dadki oo dhan isma fahmeyno o dhexgalki dadka ayaa igu adkaadey badanaana kalinimada ayn jecly 2:- cabsi an ka cabsanayo in an dadka xaladeyda la wadago oo inta badan in aan hadlo wxn ka jecelehy inaan iska amusnado ☻☻☻
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Жыл бұрын
Kalinimada mafiicna dadka kacabsigisa WAA kalsooni darro
@exkabaxade7448
@exkabaxade7448 Жыл бұрын
1isku day inaa dabeecadaada wanaajiso. 2 kalsoonidaada xooji bro by👍👊
@xaamud687ahmedgeedi4
@xaamud687ahmedgeedi4 Жыл бұрын
Macalin waaa kula socdaaa noo soobadi cashirada
@honcabdulahi3744
@honcabdulahi3744 Жыл бұрын
Best teacher in the boys
@drakeshelpy4757
@drakeshelpy4757 Жыл бұрын
𝖱.𝗂.𝗉 𝖤𝗇𝗀𝗅𝗂𝗌𝗁😅😅😅😅
@shuuchannel3135
@shuuchannel3135 Жыл бұрын
😂😂
@mahamedabdullahi8173
@mahamedabdullahi8173 Жыл бұрын
Hab fikir qaldan
@usaameabdiqaadir1241
@usaameabdiqaadir1241 Жыл бұрын
Kalinimada iyo hadalka
@cabdirsaaqmaxamed581
@cabdirsaaqmaxamed581 Жыл бұрын
Dar xaliye caajis iyo guaan lahan waxan joogaa badhan ustaad ii suu jawaab insha laah wanku wataa
@kaaficabdi4950
@kaaficabdi4950 Жыл бұрын
Sxp siigada iskadaa iyo mobilka isticmaalkiisa badan Waad cafimadasaa inshallah
@xabiibanan8683
@xabiibanan8683 Жыл бұрын
Xusuus xeerisey nafteyda pro Reply isoogal pro xaliye
@craxmanmalin9268
@craxmanmalin9268 Жыл бұрын
Ustaad xaliye marwalbo naag ayaa kumashquulaa markii lagareebo marki aan gaagaysanahay
@kassimhussein7916
@kassimhussein7916 Жыл бұрын
Awoowe 17yrs Gym malagu bulaawi kara
@khaalidcety7782
@khaalidcety7782 Жыл бұрын
Legend xoliye keep going macalimuH🐐
@kaaficabdi4950
@kaaficabdi4950 Жыл бұрын
Dhafarka Siigada Iyo caajis Moobil isticmaalbadan
@mubaarikcabdimubaarikcabdi
@mubaarikcabdimubaarikcabdi 7 ай бұрын
Sigaye
@user-gs4if8gp1e
@user-gs4if8gp1e 6 ай бұрын
Wadalanthy macalin
@tripplec7320
@tripplec7320 Жыл бұрын
Networking ayaa iga maqan ama inaan dadka xidhiidh fiican la sameeyo dadka ay wax igaga xidhan yihiin
@user-kz2sp8yb5z
@user-kz2sp8yb5z 4 ай бұрын
Macalin Aniga kal soni la aan aya ohaysa
@alibarale1077
@alibarale1077 4 ай бұрын
Wuu soo dhigay soodaawo ani xitaa beri saa ahaa
@user-kz2sp8yb5z
@user-kz2sp8yb5z 4 ай бұрын
@@alibarale1077 hye insha Allah macalin
@cabdicade3992
@cabdicade3992 Жыл бұрын
Nio waa naga sxp zxp
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 Жыл бұрын
asc Email inshallahh ku soo dar si ay dadku kuu la wadaagaan amuuraha aya xal ugu la,yihiin, qaar badan oo naga mid ah waxay rabaan in si qoraal ah oo ayna rabin in la magac dhabin ku soo gudbiyaam kadibna aad inshallahh xalqad ka sameeye
@CabdulahiHassan-pq9yr
@CabdulahiHassan-pq9yr 7 ай бұрын
Shaqo La.aan
@deeqjamadjd4108
@deeqjamadjd4108 Жыл бұрын
Teacher xaliye macalinka ragga hope for the next level
@mubarikmedia6471
@mubarikmedia6471 Жыл бұрын
Go,aan qaadasho la,aan
@Marwanyare-es7iq
@Marwanyare-es7iq 3 ай бұрын
Sxp xaliye waxaan rabay inaaan furto street food anoo arday ah oo school dhigta marka masamayn karaa
@7june2024
@7june2024 Ай бұрын
May😂
@user-qh9mp7dp5v
@user-qh9mp7dp5v 4 ай бұрын
Wakhti lumis
@abdinajiip7568
@abdinajiip7568 Жыл бұрын
Teacher maxan ka bixi laahay xxx midaas ayaa dhipaaato igu hysa ee macalin bal keen fikir io xal aan kaga bixi karo dhipaatadan I hysata Ani ahaan ma ihi qof dumrka ku badan lkn waxa aan khaatiyaan ka taaganahye this problem so you have to tell me solving plz 😢
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 Жыл бұрын
Zxp ogaansho daawo legenkaas baa xalka kuu hyee🖖
@fuadmohamud4801
@fuadmohamud4801 Жыл бұрын
Comfort zone aya ku jira Waxaanaan raba sidii aan Isku filnaasho nololeed aan u gaadhi laha
@xaliyeyare6067
@xaliyeyare6067 Жыл бұрын
Sgaqa laanaata igo cavsi😘😘😘
@ridwankeyow2910
@ridwankeyow2910 Жыл бұрын
Nolal Sare inaaan helo
@hassanluckysky6643
@hassanluckysky6643 Жыл бұрын
Dib u dhista kaliya
@ZakayowZakayow
@ZakayowZakayow Жыл бұрын
SIIIGO nio 🥺illhy ha naga madoobeeyo
@kimyoung8864
@kimyoung8864 Жыл бұрын
Wallahi waa runnta😂😂😂
@qaysarvicos3887
@qaysarvicos3887 Жыл бұрын
Lacagta lee waye xaliyoa
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Жыл бұрын
Halka dhib ee iheysta waa go'aan la'aan waxaan nafteeda ka balanqaado masameyn karo dhoor jeer ayaana ku fashilmay ilaa iyo hadana waa la daala dhacayaa.... 🥺🥺
@abubakarmohamed3525
@abubakarmohamed3525 Жыл бұрын
caajis😢
@abdirahinabdullahi7049
@abdirahinabdullahi7049 Жыл бұрын
Habka Shaqada
@MacaawiyeAhmedabdiMucawi-eu8bi
@MacaawiyeAhmedabdiMucawi-eu8bi Жыл бұрын
waa lacag iyo dumar
@ibraahimi
@ibraahimi Жыл бұрын
Ka waran hadaan Wiligeey gym tagin calool iyo baruur na laheyn?
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Walal gym aad kuma xidhna buurni. Wadnahaaga inad kaga shaqaysiisid ayaa muhiim ah.
@kamiinmaxamedzaaki7264
@kamiinmaxamedzaaki7264 Жыл бұрын
Waxa aan habeenno dhex maray aniga oo is leh, “Berrito wakhtigan adag wuu dhammaanayaa.” Maalin walba waan ku celcelin jiray ilaa aan ogaaday in aan soo maray wakhtiyo kala duwan oo daal ah oo aan nasan. Mar kasta oo aad dabin ka baxsato, mid kale ayaad ku turunturoon doontaa. Ilaa aan ilaaway xilliga aan tagayo oo aan ka odhan jiray "way dhamaanaysaa" Waxaan ogaaday in waxa kaliya ee dhamaaday ay tahay tamartayda…!!! Su,aal hadii ay dabecad iyo dabci uleyahay sida aan urawo in laygula dhaqmo oo wanaag naxariis gargaar iyo mar walba in aan ufahmo in layla jiro Tasi hadii aan aniga sameeyo sida in aniga jeclaan lahaa waxaas oo wanaag ah Lkn waa maxay mar walba wanaagayga iyo hadal jedintaada in ay qalbi jabinayso Labo arin un ayaa ii furan in aan waxba kasoo qaadan waxa aad shegeeso ama aan wax kaa faa,ido Wax sheeg captain
@Mr.craxmaan256
@Mr.craxmaan256 4 ай бұрын
Fooro gacan
@Dayahdaahir
@Dayahdaahir 3 ай бұрын
Talo mida uku fcn makaaa siyaaaa
@MOHAMETDARWIN
@MOHAMETDARWIN 11 күн бұрын
​@@Dayahdaahirani iga,sii sxb
@AbdulRahman-dq8ig
@AbdulRahman-dq8ig Жыл бұрын
Bro aniga caqabad kale ima haysato jirka dumarkana xiiso iguma haayo bro ilaa hadafkayga nolasha aan gaaro balse cida aan ka dhashay warbay nag iiga dhigeen warka aanku cadeeyo bro im Army waxba igu soo gaaray hadafkayguna waa inaan heer ka gaaro nolasha lkn waxba isoo gaaray wixiya umuuqdo ane ala yaqiinsanahay wixi ii qoran gafimaa oo aan horay usocso waxyaabaha ii khaaska dadaka lama wadaago
@carafaatcali
@carafaatcali Жыл бұрын
Haa legend❤ Naag iyo wxs waqtigeeda lama joogo noloshada dhis zxbow
@howtomake14654
@howtomake14654 Жыл бұрын
Maxaase keena
@al-hidaayaislamiconlinecol9532
@al-hidaayaislamiconlinecol9532 Жыл бұрын
Asc
@user-qf2vy5fi5b
@user-qf2vy5fi5b 6 ай бұрын
𝙒𝙖𝙭 𝙠𝙖 𝙗𝙞𝙭𝙞 𝙡𝙖𝙮𝙝𝙖𝙮 𝙨𝙝𝙖𝙦𝙤 𝙡𝙖𝙣
@calicade3834
@calicade3834 Жыл бұрын
1 shiid 2 fahmo yare
@siyadinhohasan8449
@siyadinhohasan8449 Жыл бұрын
Iyo sida kenya shaqo looga hagaajiyo
@bilaalxbdi8138
@bilaalxbdi8138 Жыл бұрын
Naaga ha
@user-ot2kz2qk8k
@user-ot2kz2qk8k 8 ай бұрын
Shaqo la aan😅
@axmedhanad9917
@axmedhanad9917 Жыл бұрын
Sxb ani waxaa i haysaa xoogo yar oo dhibaato taasoo ah ka walwalida xaga mustaqbalka
@abdifitahashkir.
@abdifitahashkir. Жыл бұрын
Spx jooji walalka markaad Dareento in maskaxdaada ka hadli rabto mustaqbalka wax kale isku mashquuli Anigu waxaa ii qorshaysan in aan aado jaamcad dibada ah lkn waan ka wararayaa hada waan is mashquuliyaa hadafka ha kuu cadaado jooji waqti ku luminta naagaha guulayso libax
@thegost6992
@thegost6992 Жыл бұрын
@@abdifitahashkir. on point.
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Walal buug ladhahaayo aqri fadaln buuga magaciisa waa walwalka jooji
@maxamedshikhcabdiraxman6699
@maxamedshikhcabdiraxman6699 Жыл бұрын
Qofkii uku horeyay ani wye 😁
@axmedgaabow
@axmedgaabow Жыл бұрын
Hhhhh
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Dhibaatada igu weyn ee ihaysato waa wax aqriska badan isbuuc kasta waxan dhameeya 3 buug oo kala duwan kadib madaxa ayaa aad iixanuuna waana layaaba maxaa keena madax xanuunka waqtiga iga qasarinayo runtii wax aqris majooji karo maxan sameya macalin😪😔
@mohazakiofficial4211
@mohazakiofficial4211 Жыл бұрын
bro keep going ha joojin wax akhhrinta wlhi waa hubaal maalin inaad ka faaido madax xanuunkaas wlhi maalin macaantiisa wad dareemeysaa insha Allah
@mascuudali
@mascuudali Жыл бұрын
Wax Ha Badalin Akhriska Maaha Dhibaatada Ee Waa Habka Aad U Aqrineyso Sxb Waad Iska Aqridaa Buugaagta Lkn Uma Akhrisid Inaad Wax Ka Faa'iido So Wax Aad Akhrineyso Haddey Hab Nololeydkaa Wax Ka badaleyn Inaad Waqti Ku Lumiso Maaha Waxa Aad Akhrineyso Marka Hore Fiiri Noloshaada Wax Anfacaayo Oo Ku Haboon Waxna Ka Badalaayo Ma Yihiin Haddey Haa Tahay Akhriso Wixi Kaa Anfacaayo Ficil Ahaana Ula Imow Waa Hubaal Wax Badan Baa Isbadalaayo Waxaana Ku Leeyahay Dhibaatadaadu Maaha Wax Akhriska Ee Waa Hab Akhriska Inaa Wax Un Ka Faaiday Ayaan Rajeynaa
@carafaatcali
@carafaatcali Жыл бұрын
Nio ani wax ma aqrinkare maxaa xal eh wllkeyoow seeku joogteysay
@MaslaxmustafIbrahim-pd4bm
@MaslaxmustafIbrahim-pd4bm 5 ай бұрын
Balwad
@yasinmaxamedibraahim9169
@yasinmaxamedibraahim9169 Жыл бұрын
Dhibka ugu weyn iheesta ayaa ah caajis fara bdn
@abdifitahashkir.
@abdifitahashkir. Жыл бұрын
Dhafarka iska dhaaf
@farxaanibraahim6397
@farxaanibraahim6397 Жыл бұрын
Waxan raba sxb maskaxda ayan maa mulikarilatahay
@user-kz2sp8yb5z
@user-kz2sp8yb5z 4 ай бұрын
Aniga kalsoni la aan macali ayaa I haysa
@Ahmed_ilkacase44
@Ahmed_ilkacase44 Жыл бұрын
Mustaqbalka maxaad Noqondoontaa iyo Ppe 0.5 isoo dir wlhi
@hassanokieh1612
@hassanokieh1612 10 ай бұрын
I canot save money. Always she goes easy 😢
@abdulahimohamedhormar4044
@abdulahimohamedhormar4044 Жыл бұрын
Lacagla aan
@khalidofficeal3380
@khalidofficeal3380 Жыл бұрын
goat 🐐 xaliyE
@rashiidmuhumed9233
@rashiidmuhumed9233 5 ай бұрын
I have nothing
@farxaanibraahim6397
@farxaanibraahim6397 Жыл бұрын
Sxb ma kantaroolikaro sxb ila tali
@Mohashuuriye45
@Mohashuuriye45 3 ай бұрын
Nio ani waxaa ihaysa marwalpo iska dhaafo s..g. maskaxdeyda kuso dhacan durbadiiba anoo ku dhacay isarkaa
@ibraahimi
@ibraahimi Жыл бұрын
Alx waan shaqeystaa dakhli fcn waan sameeyaa lkn Mushkilada i heysata waa: 1. xanaaq badanahay arimo badan ayaa iiga halaaba xanaaqeyga iyo dabeecad xumadeyda. 2.deganaan la'aan markasta waan kacsanahay.
@thegost6992
@thegost6992 Жыл бұрын
Meditation sameey sxb salaada subax markaad dukatud intaadan shaqada aadin 10daqiiqo naftaada su aalo weydii mxaa sbba waxan. Nafteyda sideen ku xakameeya.. Marwalbo aad xaladas kujirto neef qaado oo isshed mxaa dhacaya hadda saan u jawaabo.. kaliya naftaada fahan lph
@shuuchannel3135
@shuuchannel3135 Жыл бұрын
Quraan aqris bilow subaxa kasta
@zubeyrpro
@zubeyrpro Жыл бұрын
Dhibkeyga waa ku mashquulida xubinkeyga taranka
@alwiyanaji5977
@alwiyanaji5977 Жыл бұрын
Maanta mawduuca aad ka hadlayso bilowgaagi howr Haddad ku ibo furan lahayd way wacnaan lahayd, hadaba waad haysaa points ka la rabay inaad ragga walalahaaya kala niqaashto balse awal ragga inta ku dheegataayi wixii aad kala hadlaysay waxay ula muuqatay waxaan caqli gal ahayn
@ibraahimshaxmad1817
@ibraahimshaxmad1817 Жыл бұрын
Waalidkaa umadiidana heerkokataaganyahay ayedonayaan galgacelko uqabo jiimka fikradiisa malabadalikaraa eykatahay mise gonaankiisa waayo okutaaganyahay taabaafarxadodiyaa hoyadey qaangaarbikaawgeyga waxey igucanaanajirtay doqon hadey garyelataa lanacaa haatan atuuidhacsanyahay warkeedii qofwalbo hormarkaaga inow duroayodonayaa baqdinuukuubaqayo inlaguqaldikaro laguluggoynkaro ayuukutijaabinayaa dantiisu waalidku waainaadan dhagjalaqusiin ileen cabdiqasaaranimo kuuguogaay iney cujujuubka iyo kudhibaateyntooda kuadkaato doqonnimada cabdiqasaaranimadaa eykaabadalaan koriskuqaado ayedonayaan xitaa Hoyadey qorakaasiiyee waxeyiiladhaqmeysaa waanjirin yacni canug saqiirahookale ilen waxbamadhaamin adigaa macalinxaliyo wLh BlH tLh janowaabagaleysaahee caabtase ilaahey kaagamahormariyo NbG sCw ayaaifaray waxaakuuguabaalgudo ma aboodo onducaaheeN
@abdirahman125
@abdirahman125 Жыл бұрын
Qof walba problem inku filan ayaa haysata, lkn way kala duwanankartaa ,
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 58 М.
Ha noqon Hablaha Walaalkood !
16:15
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 34 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 12 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 91 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Maxaa kaa qaldan?
9:35
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 65 М.
1 Arrinta qof jilicsan kaa dhigtay
11:28
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 64 М.
#SE01 EP 5 MAYA KU DHEH - Fikradaha Xaliye - Podcast
43:44
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 67 М.
Ha noqon Nin la saadaalin karo !
16:21
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 43 М.
Maxay Ex-taydii Iiga Tagtay? SE01 EP10 #Xaliye
23:06
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 33 М.
Shaxdan ku dhis kalsoonidaada !
19:38
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 81 М.
MA SIDAN? WAY KUU DHAMAATAY!
6:38
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 58 М.
Waligaa ha waydiin su'aashan naagaha ?
22:47
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 78 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 6 МЛН
Көктемге хат
3:08
Release - Topic
Рет қаралды 236 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 10 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,3 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,2 МЛН