Siid Cali Walaalkiisa 100 Wiil oo Shiiqaal Ah Ayaan Udili Doonaa Hadii La Toogto..

  Рет қаралды 33,668

HAMAR ADE TV

HAMAR ADE TV

24 күн бұрын

Пікірлер: 161
@aishashiekhabduaziiz7860
@aishashiekhabduaziiz7860 22 күн бұрын
Subxaanalaah ilaaheey kacabsada dilaa maasaan loodifaacaa oo gabar xaamilo ah gubay
@fardowsaelmi8475
@fardowsaelmi8475 22 күн бұрын
ALLE KACABSO QABRIGA KULA GALAYO SIID CALI
@igaleabuabdilahi435
@igaleabuabdilahi435 22 күн бұрын
Allaha idinka qabto umada Subxaanallaah awood allaah baa leh tani waa awood sheegasho Rabbyow xaqqa u hiili
@farhiyamohamed9287
@farhiyamohamed9287 22 күн бұрын
Imaday alaha kaqabto midakale botada iyo Fanka iyo iska walka wa waxay isku qaldayan cid ay wax kaqadayan malahan bas waxayraban qalalaso iyo dagal sockeye inu dhaco. Si ay bililiqo. Kuhelaan rer fanaye
@Umumaxamad1
@Umumaxamad1 22 күн бұрын
Ma adaa wax dilo mise allaah ka jawaab su'aashaas
@user-wg7op9ns1m
@user-wg7op9ns1m 22 күн бұрын
DILAAGII ARXANLAAWIHII DILAY XAASKIISA OO XAAMILO AH OO GUBAY GACAN KU DHIIGLE SAYID CALI WAA LA DILAA DADKA QAYLINAAYO EDAB YEESHA MARKA HORE BARO ILMIHIINA AKHLAAQDA LAGULA DHAQMO XAASKA WAA DILAA ARXANLAAWA GACAN KU DHIIGLE SAYID CALI WAA LA DILAA
@walchalowwalsugow2143
@walchalowwalsugow2143 22 күн бұрын
35 SANO WIXII SOMALI UU TOOSAN WEYDE WAA SIDAAN OO KALE WA FAMILY DALIMIIN
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 күн бұрын
Wlhi wa xaqiiqo xita ninka ay udoodayan waxa laga yaba qabiilkas ay wadagan moyane inusan xita shaqsi ahan aysan isku garaneyn manta sidan ay uxiiqayso nagtas weyn hdey gabadheda ahan lahed gabadha la gubay ayado uur leh xaalada sidan wey ka duwnan lahed wlhi weyna barooran lahed ayado dhaheysa gabadheyda la gubayey cadalada rabaa haa marka idinka cadaalada rabtan dadka kale ma raban miyana aqli xumaa
@NimcamaxamedAxmed
@NimcamaxamedAxmed 22 күн бұрын
ani waxan ahay gabar habadagari waliba rer xaji saleban oo ah rer cali jisa waxan rabaa in la dilo
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 22 күн бұрын
Wajiga maxa u qarsateen kuligiin
@user-ry3eo1rf1j
@user-ry3eo1rf1j 22 күн бұрын
قال لله تعالى (هاانتم هؤلاء جادلتم عنهم في الحياه الدنيا فمن يجادل الله عنهم يوم القيامة.........) walala iskushegii inay yihin Qabilka Habargithir Alkah kacabsatha Said Allina dhulmiga iyo benta hakugarabistagina wayo niwalba qabri cidha eh ayaladigaya camalkisa ayana logasodatagaya wadogtihin Said Alli inasdelay Luul wayo Labathotha unbagurigajogi . Waxanhuba hadai gibirta ahanlehet qabiladhina , Markai maxakamada darajatha kobat xukuntii ayad dihilehethen hanoladila, hadaba , gibada wagibadini okala , wakofmuslim eh oo xaqdara lugudili maxasugudotheysan qisasta kuwajibtay said Alli, Ama waxaskukan cilaadihin Hadhalkii Allah S.W ولكم في القصاص حياة يا أولي الألباب لعلكم تتقون.
@sadrasiyad5075
@sadrasiyad5075 22 күн бұрын
4:26wxy sheegyso xitaa waa hadal aan Is galayn bal eeg xaqdarada ay kusii indho adagyihiin subxanallah 😢 Allahayow dadkan adoomahaga kaqabo oo Calamo degdeg ah kasoo saar yarab
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 21 күн бұрын
ilaahay ka cabsada walalayaal
@cumarcali5750
@cumarcali5750 22 күн бұрын
♦ ﴿ وَلَا تَحْسَبَنَّ اللَّهَ غَافِلًا عَمَّا يَعْمَلُ الظَّالِمُونَ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍ تَشْخَصُ فِيهِ الْأَبْصَارُ ﴾ [إبراهيم: 42].
@blackmumb6267
@blackmumb6267 20 күн бұрын
Habarta. Ehlu naaradaa. Oo. Qaatiladaa. Illaahay. Kucadaab. Cajuuzo. Naareed. Waxaa. Qaban. Karto. Qaad. Jahanabo. Aa isugu. Tahay Aan. Aniga. Iyo. Asagaba. Warily. Allaha. Kucadaabo.
@halazubeyr5615
@halazubeyr5615 22 күн бұрын
Soomaaliya waxay U Dagi la'dahay budhcadaasaa Ku nool. Ka qabta dadka dadkan budhcadaa
@simanmh3223
@simanmh3223 22 күн бұрын
Habar gidir il adagaa😮😂😂😂😂😂 illaahey ha u naxariisto siid Cali dambigii oo galayna Allaha Ka cafiyo hooyo uur leh oo miskiin ah buu sabab u noqday😢😮
@moolcaliyow
@moolcaliyow 22 күн бұрын
ADINKU, ma dil uunbaad TAQAANAN! Waar iska celiya QABIILADA HUBEYSAN!! Gabadhaas YAR oo aad GUBTEEN ayaad hadana DAKEEDA aan HUBEYSNEYN u dhaaranaysaan! Orodoo MAJEERTEENKA, DIRTA, iyo MAREEXAANKA iska CELIYA. YAAHUU’
@user-dt6mc3qp6e
@user-dt6mc3qp6e 16 күн бұрын
War gacan kudhiig Laha haLa Toogto eeyga eeyga dhaLay Kuwa difacayaana waa wada Xaraamiyiin wada dhuLi ah Gacan kudhiigLaha waa La. Toogani donaa inshaallaah War gacan kudhiig Laha hala toogto xaraanka
@abdirashidismail1334
@abdirashidismail1334 22 күн бұрын
Hablaha yar yar lamaan yaabin lkn islaamaha waaweym ayaan la yaabay.
@CaashaShariif
@CaashaShariif 22 күн бұрын
Ninkiina iyo nagtiina san lee tiirta u tageesiin insha allah
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 22 күн бұрын
Dooqon dhee maa qof aqli leeh iya daab isku duraya wx aqli kaleyn xano la imaan , orod adu isku tuur dabkaa baal adou , cadalada Luul iyaa leeh , wala dilaa eykaa eykaa dhaley war meshaa qabil maxa keeney , fal diil ah iyaa jooga , somalidaa qabil iyaa dhaman wlhi
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 21 күн бұрын
Indha shareerka kolba ilaahey dartiis looma sitee dadki ay laayen miyey isaga qari nayaan mooryan alshabaab ilaahey bilaash idin kuguma salidin qarax ku baa ba ilaahey idankiis
@nasracraxmaan9567
@nasracraxmaan9567 22 күн бұрын
naagtan halagubo
@CaashaShariif
@CaashaShariif 22 күн бұрын
Odiga maba ku imaanin luul oo hadleeso taas alle oga baq ee xishow horay ayaa hooyo u soo ooysi oo qof muhiin ah loga dikay siid cali iyo ceydiid 2ba ay dileen 10 ceydiid iyo siid cali uma dhigmaan
@nasraali871
@nasraali871 22 күн бұрын
Talaabideed qaadiy ilaahiy Ka baq habar waalan waa dilaa arxan laawe
@AishaFatima-di2qi
@AishaFatima-di2qi 22 күн бұрын
Illahay cuquubo ingu rido oo add uu madhataan qof inga hadhin amiin
@userkn20331
@userkn20331 22 күн бұрын
Mxd u habaari e ka galabsadena asbax nakum
@CxakiinIbraahim
@CxakiinIbraahim 22 күн бұрын
Odaga hawiye ayuu waligii necbaa gabadha aabeheeda cabdicasiis layirahdo jareer sheeqaalka duliga
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 21 күн бұрын
Mooryanta alshabaab Lee shaqadina taqaan
@Sara-cu7eb
@Sara-cu7eb 22 күн бұрын
Allaaah ayaa idinka awood weyn. Qorahaha Allaah is the best
@AbdirahmanAbdi-ls9kk
@AbdirahmanAbdi-ls9kk 22 күн бұрын
Somali waaxay u nacebtahay habargidir iyo isaaq waa maxay sawaabta
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 22 күн бұрын
daaad maha
@fatimaciise7020
@fatimaciise7020 22 күн бұрын
Huurada xagaa noga duwa waalagubayaa waliba dilid maaha waa la gubayaa. Intill dulmi ku taageertana alle hoostiina masiibo ha idinka siiyo
@abdurahmanmohamoud7280
@abdurahmanmohamoud7280 22 күн бұрын
Adeer adoo intaan ka xoogween oo aan wax doolad ah jirin ayaad shiiqal 5 nin xataa aadan ka dilin maskiinyahey
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u 22 күн бұрын
Odaygan cabdi casiis waa O'Day xun ❤😂🎉😢😮😅😊
@marwomandeq804
@marwomandeq804 22 күн бұрын
Walee naarta qoryo lagu shido ay u baahan tahay ilaahoow xaqa nagu sug 😢
@hamdiismaciil7013
@hamdiismaciil7013 22 күн бұрын
yaa rab war ale ha laga baqao
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 22 күн бұрын
Dad ale ma siyo kasa adunka ale ha dhafeeyo muxu tara dadkisa idinkaba idin la nacay
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 22 күн бұрын
Lacag bad siiseen nabi maxamed na garan maysidee dilaaga tuuga hooyadi hawaso
@user-tv1sq3dn5l
@user-tv1sq3dn5l 22 күн бұрын
Subxaanalaah ilaaheey kacabsada
@user-ry9qy6pr5o
@user-ry9qy6pr5o 22 күн бұрын
Gabdheeda haday ahaan lahayday saan may dhihi lahay?ilaaha ka awood badan ku kastoo awood sheegta
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 күн бұрын
Wlhi wa sax manta hdey ahan lahed hooyada gabadhas maskinta ah ee nafteyda uweysay ayadoo uur leh maseer sidan uma aysan hdashen oo wey oon lahed waxeyna ku calaacali lahed gabadheyda ninki dalay mxa loo togan la yahay isla manta mala toogto balse ayadu ma aysan dhalin qabiilki idin qaday idinma dhigo wlhi somalia maso dhawo wey jiran dad wngsan wlhi oo aqoon leh kala garanaya kan saxan iyo kan qaldanba hdu ahelkoda yahay xitaa anan ufiirineyn wa ehelkeyga oo cadalada horkenaya balse halka dadka qaar adba moodo iney ayagu cadalada gacanta ku hayan
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i 11 күн бұрын
Waa saxmarqati laa aan maay lama xakumi karo
@user-si6ii8yp6v
@user-si6ii8yp6v 22 күн бұрын
لا حول ولا قوة إلا بالله Allaah kacabsada xukunka Alle miyadaanku qanacsaneen wiilka maxakamad baaxukuntee faraha kaqaada
@adarosman1420
@adarosman1420 22 күн бұрын
Islaantumawaxaykawadaa diinta slam xukunkeedamarabo dadkalaansiitilaynaa tiirkalakeenaa qof kiiwaxdilamarkale.
@IbrahimMeraneh
@IbrahimMeraneh 22 күн бұрын
Kenya
@Hamdihassangodah
@Hamdihassangodah 22 күн бұрын
Dilayow dilba ku danbeya
@user-ow7dr7wv8f
@user-ow7dr7wv8f 19 күн бұрын
Duqdaye illahye ka cabso
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 22 күн бұрын
Hawar gidir hijibaada dhaafa wiilki8na denigaan waa galayee illaahey moog ha naqanina beenta dhaaf
@nasraali871
@nasraali871 22 күн бұрын
Naagtaan waa dhimitiy kulahaa walaahiy dadkaan Yaab waaye
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 күн бұрын
Ana ku dhahayo wlhi oo hdey dhimatay wa sax wey dhimatay tas cid anan ogeen malahan oo dhimasho anago idil ayey ina wada sugeysa balse ya sababteda lahaa oo gubay xita si cadi ah uma aysan dhimane nolosha ayu ku cadabay wliba ayado uur uleh inalilahi wa ina ileyhi rajicun dalka wuxu ka dagi la yahay wa noocan oo kale qofkasto oo dambi gala wuxu ku tashana qabiil garab tagan oo dulmi iyo in dambigi uu galay ay inkiran ku daba tagan taso sharecada islaamka ah hareer marsan
@Kunolowfarxad
@Kunolowfarxad 22 күн бұрын
Al dilo 🎉😢😮
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 22 күн бұрын
Waa ladilayaa ee ka samra
@aminaali8263
@aminaali8263 22 күн бұрын
War illahay kacabesada
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 22 күн бұрын
KUWAN WIIL KELIYA YAY KA HADLAYAANE GIDIGOOD CUQUBAA KU DHACAYSA HADAY XAQA HOR ISTAAGAAN KUWO BADAN OO UNOOL ILLAAHAY BAA KA DILAAYA AWOOD YAY SHEEGANAYAAN HABR GIDIR BAANU BAHAY BAY KU FAANAYAA LAAKIIN. GABADHII NOLOSHA LAGU GUBEY. QIIMO LAMA LAHA WAX KA XUN O LA SAMAN LA HAA MAJIRTO IN QOF MOLOSHA LAHU GUBO ILLAAHAY HA U HIILIYO REERKA. GABADHOOD LAGA GUBEY EE KIBIRKA LOOGU DARAYO 😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😧😧😧😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😭😭😢😢😢😢😢😭😭😭😢😢
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 күн бұрын
Aamin aamin cadalada aya marwliba guleysaneysa kibir iyo isla weynina alle moyane cid kale uma aysan sugnaanin wayo anaga adoomo ayaynu nahay awood oo idilna alley usugnatay subxanahu watacala cidna ma dili karan cidna ma nooleyn karan bal ka waran dadkan sidan u hadlaya gabadhoda hdey ahan lahed luul mxey sameyn laheyen sidan uma aysan hadlen wlhi
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x 17 күн бұрын
yaa cabsiis kaa yeelaa caloosha ha kaa soo dhacdee carab dheere cayr ayaa la toogtay oo shariif barqadle ayaanle shariif jeego oo sacafa ayaa la toogtay kana waa lagubaa madoobaadkaa
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 22 күн бұрын
Allah idin nac.
@AyanArbow
@AyanArbow 22 күн бұрын
Dìloying
@HamdiAbdi-tp9qx
@HamdiAbdi-tp9qx 22 күн бұрын
Wa ayo xaji saleban Kay ka hadlayan
@husto1317
@husto1317 22 күн бұрын
Nacdalbaa 🪪 idinku taala ree xaaji saleebaan dhamaantiin gusbaa nadaxa la idnka garaaci
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 22 күн бұрын
ALLAAHU AKBAR, WAR DADKAAN AAKHIRO MA ILOOBEEN , war illaahay ka cabsada wiilkaan dabkii uu shidey bey ku gubatay ee dhinaciina u naxa. Diyada ma qasab buu ku qaadanaa aabaheeda, inuu dileyba ma qirsanidiine maxaad diyo u bixini. Hadaad diyo ogoshahay macnaheedu waa inaad qirsan tahay inuu walaalkaa diley gabadha
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 күн бұрын
Kuma guban gabadhas ee si kas ah aya loo gubay wlhi sababta ayan ku shega walal qolka gubtay marki la galay saqafka guriga dab ma garin wa kow mida kale gabadha allaha unaxariste dabka wuxu kaga bilowday madaxa wayo bal qiyas qof dab holcaya galaya miya jiro wa may xita sidey shegayanba dheh oo ayada gashay mxey lugaheda uguban wayen ilen lugaheda hal nabar kuma oolin
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 күн бұрын
Side marka qof dab dhex galay lugahisa ubadbaaden mise haa madaxa ayey ku socotay umalena gabadhan ayado fadhida aya dabka iyo basiinkaba halmar leyskula shubay madaxa ayuuna dabkas ka bilowday wayo xitaa madaxeda wa uu bisladay maskintas timahedi iyo jirkedi into koray oo dhan wa ay baaba een hdi la dhihi lahaa saqafka kuso dumayna oo dabka garsiyay guriga wala tagay darbiyada iyo alaabihi gubtay mahine saqafka sare guriga hal dab ma garin side marka gabar dab holcayo gashay xitaa lugaheda ku badbaden ileen qofka hduba dab galayo mesha uu kusocdo wa lugaha ayagana ugu horen lahaa dabka inu wax yeeleyo mida kale hooyo uur leh oo dab dhex galeyso sariiro iyo qanad darted inte lagu arkay
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 күн бұрын
Mida ugu darana waxey tahay asaga maba usan gubin ok wanba ka yelnay muxu la cararay oo gabadhan uqadi waye una badbadin wuxu ku marmarsiyoday dadka bananka jogay aya waxey dhahayen asaga dilay ee hala dilo ana sas u cararay ee maxkamada asile maka hor dhaheno guriga anaga basa jognay ok dadka uu dhahayo waxey dhahayen asa dile hala dilo side ku ogaaden wa been dadna ma dhihin hala dilee asaga wuxu ucararay si an mesha loogu iman oo lagu qaban mida kale kulaha xaskeyga ano badbadinayo aya dhawac iso garay ok badbaadadeda ayuba dhawac kuso garay ok nin fican ayaba tahe dadka dhahayo hala dilo iyo xaskada oo xalad xun ku jirto oo wlibana uur ku leh yaku daran xaskada sida saxda ah balse asi wuxu isku cadeyay inu dhahay nafteyda la baxsanaye hdane isla asaga wuxu leyahay xaskeyga ano badbadinayo gacanta iga gubatay bal waxaso been ah ma waxa ku kalifayo in qisaasti gabadha lagu fulin xita hdu aduunka ku badbaado aaqiro ya badbadin doona mise abuukate ayu qabsana wa may wa malin cid been shegi karta aysan jirin oo jirkada xita uu hadlayo wlhi markasana cadalad ey heleysa laba gooraba
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 күн бұрын
Waxaso haray dadkan ad umodid ineysan aaqiro jirin iyo in leys xisabin doono waxa indho tiray qabiil manta hdii wilka wax dilay shiqal uu ahan lahaa oo ayagana gabar laga gubi laha ayado ur leh maxkamad xita ma aysan sugen waxey isku dayi lahayen iney arsadan balse ayaga markey qalad galan waxey raban in qeelo iyo buuq ay ka keenan qaladkoda sidi ineysan ayaga danbiba galeynin
@blackmumb6267
@blackmumb6267 20 күн бұрын
Cajuuzo. Lugaha. Kama. Cuban. Ee Dadka. Liqe. Haku dilina. Ee Banaanka. Si cad. Usoo. Bad. Cajuuzo. Habar gidir. Hadaa. Maqasho. Waa haawiyo. Naareed.
@HamdiAbdi-tp9qx
@HamdiAbdi-tp9qx 22 күн бұрын
Benley dadkan Islam ma Ahan hala dilo sayid ali
@ShobtoShariff
@ShobtoShariff 22 күн бұрын
Xijaaboow Xaal Qaado
@shugriahmed3374
@shugriahmed3374 21 күн бұрын
حسبونالله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة الا بالله
@saidamohamed8097
@saidamohamed8097 22 күн бұрын
Indho shareer cadaaba Alaah ha idiin wada xiro habrayahow waalan oo shaydaamiintaa
@farxiyodaahir8038
@farxiyodaahir8038 22 күн бұрын
Subxanalah
@userkn20331
@userkn20331 22 күн бұрын
Ilahay kacabso afkaga hku cadaab gelin adigu inta cidkle ku fegantay
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 22 күн бұрын
Naago sheeydaamo ah ayaa tihiin oo xun
@blackmumb6267
@blackmumb6267 20 күн бұрын
Kkkkkk. Hada. Waxaa. Qaadi. Kartaan. Qaada. Adidas. Lagu. Guava. Anaya’s. Iska. Sug. Waa Lagu. Necessary. Waayo. Tuugaa. Tihiin. Qaatiliina. Waatihiin
@AM-il2uw
@AM-il2uw 22 күн бұрын
Mooriyaan - Doofaar ma’daahiro.
@bushra3851
@bushra3851 21 күн бұрын
Bal wxey ku hadlayan daawo ma qof ba jecel inuu isgubo alah umada iniga qabto sheydaanmin yaheyn kafadhista umada waa hoyooyin ma damqanayan waa. Hooyo uurle wxu gubey inladilo isgey dawo utahey habaryahow
@mulkiosman794
@mulkiosman794 22 күн бұрын
Ma 3daxdii looyar oo looqantay iyo asaga oo hadlayay baa cadaalo daro heeysah. Kawaran hade gabadhii lagubay oo iirka laheed oo inta silic martay dhimatay oo aan is difaaci karin maanta xaq maleh miyaa gabadhaas waliba laga dhax baxshay ilmaheedii agoonta ahaa taas cadaalad meey aheed
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 күн бұрын
Maya cadalad malahan ayada dhimatay bal ilahan kugu dharshe ma wax dad islaanimo sheganayo ay ku hadlan miya umaba jeedan gabadhi maskinta aheed oo lagubay nolosha lagu ciqabay ayado uur leh walibana silac iyo saxariir ugeriyotay ayada waxba xanun kuma heyso ha wasax ileen ayagu ma dhaline balse dad bey ka dhalatay oo sida wilkina dambilaha ah dabada ugashaneysan dulmigana ugu horkaceysan ugana damqaneysan oo kale ugu damqanaya gabadhoda oo manta marxum allaha unaxariste bal dadkan islanimo sheganayo ilaahey subxanahu watacala inu ujedo miyey iloowen in labada garab mala'ik ay ka saran tahay ma ilowen oo wixi ay ku hadlanba qoreysa maya waxa ugu daran waxas oo dhan qabiilka balse dadkan sidan u hadlayo gabadh tooda ah hdey waxan oo kale ku dhici lahed sidan uma qeyliyen ee wey barooran lahayen wlhi qabiilki idin qaday idinma dhigo
@warisyusuf4433
@warisyusuf4433 22 күн бұрын
Dadkaas maoga miyaa in codkooda laduubaayo hadii wax dhacaan lasooqabanaayo
@ugasomire5190
@ugasomire5190 10 күн бұрын
Waaa dilaa dila
@umuabdirahman3478
@umuabdirahman3478 22 күн бұрын
Beesha xaaji saleebaan wa ayo waligayba ma maqale
@pheynuus9840
@pheynuus9840 22 күн бұрын
Ehel hadhihin ee qabiilkisa dheh
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 22 күн бұрын
Inshallah ninkas diilaga ah waa inlaa diilo xaaqa lulu allha haso dadajiyo inshallah kor iyo hoss ninkan diilaga ah waa gubaya naago asasqay uffff ilahy anka cabsonya kkkkkk sheeko waalgu diilaye 40 ayuku jiira ninkan
@mulkiosman794
@mulkiosman794 22 күн бұрын
Cadaalada aaaway luul soo cesha markaas cadaalad ha helee
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 күн бұрын
Maso celin karan inte ka keenayan ma ayaga wax dili kara misane noleysin kara wa may wa xoolo wlhi hal aqli ah anan laheyn waxba isma dhaman ayaga dhan qabiil unba umuuqda oo kaliya wlhi
@JelleKore
@JelleKore 22 күн бұрын
Cadhaab waad gelii habaryay hadii aad waxas udotaami
@user-ce5uu7kw8m
@user-ce5uu7kw8m 22 күн бұрын
Nagtaan buuqeysa qabiil bey kuwaalatay
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 22 күн бұрын
Subxanallah dad dulmi ku idaconayo
@shankaronhassan923
@shankaronhassan923 22 күн бұрын
Haaye qawilkina niman maqawan miya buqii nagnimo umbn meshan ku aragnaye 😅😮hortina laoyaye ee mesha kalexdha ninka dmbiga adunka haloga cafiye akhiradha o smeya xukunka hamaro
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 22 күн бұрын
Cajuuso cajuuso wajiga soo dubatay siilka uraya u sheeg
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 22 күн бұрын
Habargidir iyaada tuug iyo xaramiyiina oo burcada anaa idin wasa habar gidir
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 22 күн бұрын
Arintaan dadkaan banbaxaya alshaab Iyo daacish isku dhex jira waye oo iska dhigaya qabiil dhamaantood xabsi ha lagu guro 5sano dhaqan calin iyo gaanax lacagana ha lsgu xukumo mamdama madma maxkmadadihii dawalda ayasan ku qanacasaneen Macanhadu waxa waye dawlada ma rabo meel dawalad ka jirto in dad sidaan u hadal dawalada bay ceeb ku tahay ee dawaldu dadkan dacawad ha lagubsoo wada oogo
@fadumoabdikariin2799
@fadumoabdikariin2799 21 күн бұрын
Daarod ku dil shey dhan
@warisyusuf4433
@warisyusuf4433 22 күн бұрын
Way sheegtay beenta Iska daa isagaa qirtay
@IbraOmar-iz1wc
@IbraOmar-iz1wc 17 күн бұрын
Allow adiga ku gub
@hodanmohamed6128
@hodanmohamed6128 21 күн бұрын
Cadaalada allh ogolaada
@xamiida20
@xamiida20 22 күн бұрын
Siid xali waalahi waa 7dhimanayaa Luul Nacalad baa idinku Taylor dhilooyin dhilooyin dhaleyn iyo dhashood cirkaad noo hayseen soo dumiya Habargudreey
@cabdulahixasan3707
@cabdulahixasan3707 22 күн бұрын
ayagoo dhan waa xaaran Ku kor bal arag habrahan waxay ku hadlayn war Ku wan diin kuma dhalan miyaa
@user-tv1sq3dn5l
@user-tv1sq3dn5l 22 күн бұрын
Qabriga yaa kula wll
@seynabalihasan629
@seynabalihasan629 22 күн бұрын
Subxanalah dowladi aawey dadkan sidan u hadlaya waxan leeyahay dowlada gebigooda hala qabto xabisiga hala dhigo ilaah kama baqayan nin xaaskisa nolosha ku gubey oo uur leh ayey u banan baxayan indho adeeg 😡
@user-xb5kj4qc6d
@user-xb5kj4qc6d 20 күн бұрын
Cadaaladu ma in la cafiyaa dilaaga naagahan nacnac bad na balaayoy
@user-cp9hk3ii5d
@user-cp9hk3ii5d 22 күн бұрын
Waxaada maqabiilbaa
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 21 күн бұрын
Tugsanaa
@fowsiyoabdi730
@fowsiyoabdi730 21 күн бұрын
Kkkkk kkk,, 100,000,qof ha u dhimatee haa gubo magac iyo cadaab adfun iyo mid aaqiro yey idinku raacey ha lagubo Nacalada habar kintir waa la tira waa u gaarty ineh malayin maxabis dilen iney hadlan hala hal tkro habar kintir soomaali oo dhan bey godob ka galen
@caaliyaabdirahman8785
@caaliyaabdirahman8785 22 күн бұрын
Isla yaaba dad cawaana ayaad tihiine cidna wax kuma samayn kartaan xataa qof saa uma taaban kartaan hawiye xaguu haystay daarood afkaaga kadaa daarood haduu kuusoo jeesto habeen ladi mayside afarta dhinac daarood ayaa kaa xiga ee naftiina utura af qadhmuun yahay
@Nacimo-ug2tt
@Nacimo-ug2tt 21 күн бұрын
Kulaabta cadaado wadanka dowladaa kajirto
@KuawayKuaway
@KuawayKuaway 22 күн бұрын
Habar gidir sheeqaal wee nadaba juuktaa iskajir ee gugaarin aakaxun sheeeeqaal boqol weel kama dileedaanee aqligiina garta walee waad hoogeedaan anigu niima dhutineyno hal habar gidir harimaayo taasi ogaada waxaad fashaan baa sugeynaa anikuna waanaka heleydaan
@CumarMaxmed-wz6zz
@CumarMaxmed-wz6zz 14 күн бұрын
Xaq ayu uleyahay
@ibraahimibra7633
@ibraahimibra7633 21 күн бұрын
Cajooso
@userkn20331
@userkn20331 22 күн бұрын
Habargidir nin danbe yaney iskaso dhibin wxasocda wa ujedin
@nasraali871
@nasraali871 22 күн бұрын
Waa la dilaa ninka qof dila
@foosiyafamily3414
@foosiyafamily3414 22 күн бұрын
Why she cover her face😂😂😂😂😂😂 she’s scared
@MunawaraMaxmood
@MunawaraMaxmood 22 күн бұрын
Afaaas unbey heeyaan 😂
@ibraahimibra7633
@ibraahimibra7633 21 күн бұрын
Cajo
@ugasomire5190
@ugasomire5190 10 күн бұрын
Naaguhu nac nac badanaa
DEG DEG ABUUKAATIHII LUUL CABDI CASIIS  OO LAGU WEERARAY GURIGISA HADA OO LA GARAACAY
10:11
Countries Treat the Heart of Palestine #countryballs
00:13
CountryZ
Рет қаралды 12 МЛН
I Need Your Help..
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 160 МЛН
HG WAY DHAMAATAY LUUL DIYO AYAAN KA BIXINAY (3733)
12:09
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 15 М.
Gudoomiyihii Maxkamada Siid Cali Xukumay oo Sir Culus Kashifay
13:15
DEG DEG SAYID CALI OO LA GEEYAY MEESHII LAGU TOOGAN RABAY
24:36
Zaki honest Official
Рет қаралды 93 М.
Waar Deg Deg Ah
43:48
Jubba Media
Рет қаралды 74