No video

SIR MAXAMUD CUMAR - Live BEST QARAAMI - HABEENKII CIGAAL IYO HOBOLADA LONDON

  Рет қаралды 396,356

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

Күн бұрын

Please Subscribe for more Videos
Copyright Protected @ Somali production
Produced By Abdirahman Omar Abdi ( ABDIRAHMAN SOMALI )
Get more info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.co...
/ reallysomali
#SomaliMusic #Subscribe #somaliproduction

Пікірлер: 128
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 5 жыл бұрын
Si heersare ah ayaa musika loo garaacay. Qaraamiga in muusic loo garaaco wuu ku wanaagsanyahay.
@apdirahmaanali2709
@apdirahmaanali2709 Жыл бұрын
Walahi wa anather level wan bayba music
@muraadstudio1558
@muraadstudio1558 3 жыл бұрын
Codkan ama laxankan waxa la yidhaa JIIB. Waxaan ka xumahay iyadoo Heestan, Laxankan ama codkani uu yahay JIIB in hadana aan loo jiibinayn fanaanka.
@kaltunwarsame714
@kaltunwarsame714 5 жыл бұрын
HARAGEESA HA DHEELIYEEB WALIGAA WAA HOYAGA NABADA SOMALILAAND MASHALLAA CASEMADEEDA DIID AMA YEEL CASEMADA JAMUURIYADA BARAKASAN EE SOMALIAAN KANAXOOW NAFATA WAA INAADER MAXAMUUD WAAN 🙋‍♀️
@dahirwarsame7757
@dahirwarsame7757 Жыл бұрын
Hestan Marnaba Caadi Mahan ❤😊😊
@ahmedyusuf5553
@ahmedyusuf5553 5 жыл бұрын
Sir mahamud omar Fanaan Asal ah
@msharif1434
@msharif1434 9 ай бұрын
WAA HEESTII, "JIIB"
@abdulhakimbelbel8482
@abdulhakimbelbel8482 Жыл бұрын
Ser maxamud wuu ka duwan yahay fananiinta somalida wow
@mohomedxashi5286
@mohomedxashi5286 4 жыл бұрын
Mamo maryan iyo khadiijo maxamuud khalanjo iyo qamar cabdullahi harawo allaha idin sharfo aduun iyo aakhiro dad lama sinidiin🥰🥰🥰🥰
@user-gu5pc4ll1s
@user-gu5pc4ll1s Жыл бұрын
Caleeeek caleeek
@sahrahajjiabdullahi8601
@sahrahajjiabdullahi8601 3 жыл бұрын
Heestan Kama daalo ❤️❤️❤️
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Mamo Qamar Abdulahi harawo iyo Mamo Maryan mursal ciyaartoodu waa top, cidi gaadhi meyso waa dadkii fanka laga bartey iyo hoboladii waaberi. Allah haydin xafido.
@cabdirahmansullivan1724
@cabdirahmansullivan1724 5 жыл бұрын
Sir maxamuud cumar fanaan darajo leh oo qaali ah noolow
@mohamedabdifarah373
@mohamedabdifarah373 3 жыл бұрын
Ax yaa axmed Cali dararamle heestaa 1986 dhigaysan jiray markaan markaan xalane Ku jirnay waayo waayo
@anissahassan804
@anissahassan804 5 жыл бұрын
Woo sir mahamoud cumar you got nice voice mashallah
@hebomohamed2252
@hebomohamed2252 5 жыл бұрын
Hargaysa markan maqlo waan qiiroda ya ila qaba 😓🌷
@farhiajama5944
@farhiajama5944 5 жыл бұрын
Walahi hablahi actorska ahaa somali masha allah stil alive
@user-6764
@user-6764 5 жыл бұрын
Farhiya Hasan q
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Yeah, they're still alive and kicking. God bless them❤
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 5 жыл бұрын
Heestan waanba ku haystaa ❤❤❤👏👏❤❤
@mahmuodali8164
@mahmuodali8164 5 жыл бұрын
Heestan hees lamid ah wali maan maqlin aadbay dareenkay shuxuurtisa ukicisay sir maxamud cumar walaalaha swedan ama uk illahay ha idin xifdiyo xoog baan idin jeclahay nolada
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Najax waa heesihii qaraamiga oo la casriyeeyey oo music lagu tumay, waxaa iska lahaa boqorkii cuudka ee Hudeydi aun, waana codka Jiib
@mustafaibrahim1106
@mustafaibrahim1106 5 жыл бұрын
Qadiija qalanjo waa gabadha ugu qurux badnayd somali
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Waa runtaa waa gabadhii tartanka quruxda ku guuleysatey 70 nadii waa qurux aan gaboobeyn, waagey da'yareyd aad bey usii qurxooneyd ey jilaaga ahayd.
@koolgooner8142
@koolgooner8142 2 жыл бұрын
Aaax 𝘔𝘢𝘳𝘺𝘢𝘮 Mursal sidaas baa loo cayaaraa haddi kale iska fariiso sida tune ka ula socoto eeysh calaa fanaanah; waa 2022 April, Sir Mohamoud eeysh calaa sawt. Thank You Guys
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Abdalla Mubarak kkkk sxb wllhi waan qoslay sidey maryan mursal iyo harawo uciyaarayan 😂😂😂😂
@zakielmi4760
@zakielmi4760 2 жыл бұрын
Sir Mahamud nin wayn💯💥✔️
@khadrohussein9684
@khadrohussein9684 5 жыл бұрын
Fansnantii hore kuwa dambe waba lagu wareeraa sidey isku walaagaan
@abdisalammahdi3576
@abdisalammahdi3576 5 жыл бұрын
Wlhi aad Ban Uula Dhacay Heesta Iyo Sidaad Uga Baxsatay Good Actor
@mahadiadawe
@mahadiadawe 5 жыл бұрын
very Good Song My Ustaad Sir Maxamud Noolow
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Qaraam : Jiib Laxanka : Axmed Good Shimbir Aun Luuqda : Sir Maxamuud
@mohamedsuldan49
@mohamedsuldan49 2 жыл бұрын
Absolutely khabiir
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Khabiir Qaraam sxb anigu sidey Maryan mursal iciyaaraysaan kuqoslay una jaasayso kkkk😂😂😂
@abdiqanimohamud2736
@abdiqanimohamud2736 2 жыл бұрын
Laxanka JIIB ee XUDEYDI allaha uraxmado
@muhamedgreatman
@muhamedgreatman 5 жыл бұрын
wow maxamud cumar cabdi ileeye
@baxasanbashe1710
@baxasanbashe1710 5 жыл бұрын
Masha allah eesh cala hees wll yaaqaada iyadoo qaraami ah bal iga caawiya magceeda
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
waa codkii Jiib, waxaa iska lahaa macalinkii hudeydi aun
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 Жыл бұрын
Tolow laxankan magaciii
@TAPshaneTAP
@TAPshaneTAP 5 жыл бұрын
Esh calaa sowt halkibuktay waybanantay inalillah
@abdisalammahdi3576
@abdisalammahdi3576 5 жыл бұрын
Gabadh xaga ugu horaysa Taagan way qiirootay Ya Ila Arkay Maryaha huruuda Qabta
@muscabmunazer7979
@muscabmunazer7979 5 жыл бұрын
Abti waa Runtaa 😢😢😢
@abdisalammahdi3576
@abdisalammahdi3576 5 жыл бұрын
Muscab munazer aptih heesta aad U macaan maanta anigoo dhagaysanayaa ayaanu wiil udoonay gabadh sheekhi meherinayay gabadhaa igu idhi waar heestu macaana hhhhh
@muscabmunazer7979
@muscabmunazer7979 5 жыл бұрын
@@abdisalammahdi3576 😂😂😂😂😂 Abti walhi waad iga qoslisay 🤗 lakin gabadha waxa ka qiraysiyay waa dadki dawldi so gadhay waayo waayo ayay xasusaty
@qamarali6330
@qamarali6330 5 жыл бұрын
aniga kula arkey laakin quran miya waxa waa hees
@hassanbuldi6868
@hassanbuldi6868 5 жыл бұрын
Hahahahahaha ar soomaalidan shacabka u jeedaanba kan wayga qosliyey stage kaan daawanayay isna shacbku kala guryaaa somali hawl badan 😂😂😂😂👏
@nimcoxasan-rq1xx
@nimcoxasan-rq1xx 11 ай бұрын
Axxxxxx kabxa xsuso hoor❤❤❤❤
@fadumaismail146
@fadumaismail146 5 жыл бұрын
Sir maxamuud Nolow ❤❤❤
@abdirahmanibrahim9230
@abdirahmanibrahim9230 5 жыл бұрын
Halkan ku dhashan holow u qabee Yaa igu hooya HARGAYSADEYDIIYEEE
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 7 ай бұрын
Waxan huba in aan cumamada max.ud omar yare si yar loga haysan karin lagama haysan karo yaa igu racsan qodobka 19/01/2024 gobolka daadmadhedh gar ahan dabagorayale 02:30 meid night
@samirosaed2714
@samirosaed2714 5 жыл бұрын
Sir maxmud hubaal fanan jidha 😍👏👌😍
@m.m.xiiray7511
@m.m.xiiray7511 5 жыл бұрын
Woow halkaan ku dhashaan bilaw u tabee Hargiesa dii
@tigeronigaaro5434
@tigeronigaaro5434 5 жыл бұрын
Great man nice song
@xubicayn8394
@xubicayn8394 5 жыл бұрын
sir no kalay wanu Ku jecelneen dhashi hargaysa
@mustafaibrahim1106
@mustafaibrahim1106 5 жыл бұрын
Qalanjo. maryan.. Qamar dadkii hore
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Inbatigu imika waay iska qaniyastaan see weeye😋
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Show layskugu yimid
@biggstone3573
@biggstone3573 5 жыл бұрын
Wooooow harawo vs maama maryan Waxbaa ka.dhacay Best dance
@ibrahimiiman2587
@ibrahimiiman2587 5 жыл бұрын
Fannaan ibnu Fannaan ; ahna mulaxamiiste , Abwaan iyo waliba Halaasi Muuq-dheer!. #Sir Waan ku wataa⚘
@aajawajuwa2984
@aajawajuwa2984 5 жыл бұрын
Inaba cadi maha hestu
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 жыл бұрын
bari samaadkiibay soo xasuusteen wabari waqdii wacnaa masoo noqonayo ciil badanaa
@mohamedabdifarah373
@mohamedabdifarah373 3 жыл бұрын
Heestu lkn wllo way ka horaysay waa walalahii hargeysa 50 nadii axmed Cali haaruun dararamle iyo jiib laxankii Ahmed ismaaciil xudaydi AUN labadoodaba
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Heestan Jiib laxanka la yidhaahdo weeye, waxa leh Abdillahi Qarshe, waxaa ku qaaday fannaniin badan sida Mohamed Ahmed, Dararamleh, Magool, iyo Faysal Cumar Mushteeg, marka uu kamanka tumayo hudeydi waad yaabaysaa, aniga oo Jigjiga safar ku maraya oo Hargeisa ka tegay ayaa huteelkii quraacda Beer ka dalbaday, malaha neefka lamaba qalin sug uun buu yidhaahdaa , markaasuu heestan saaray oo Faysal qaadayo, xudeydina tumayo, cajjiib cajjiib, saacad dambe ayaan sii fadhiyey, waa 1990
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
Yaaaa ilaa arka ka xaga danbe ka ciyaaraya ee gaba
@sabahbdi6448
@sabahbdi6448 5 жыл бұрын
Showagii laysku arkay iga dheh wale
@sadiasomalilander9411
@sadiasomalilander9411 5 жыл бұрын
Khadiijo Qalanjo Talow Waa Qolama Maasha Allah Quruxley weeye 😍😍😍😍😍
@bouhhassan4888
@bouhhassan4888 5 жыл бұрын
Sadia Somalilander walaal wa gobtii reer sheikh samaroon waliba makaahiil
@sadiasomalilander9411
@sadiasomalilander9411 5 жыл бұрын
@@bouhhassan4888 haa shukran walalo
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
@@bouhhassan4888 Hajah wllo mkaahiil sawkuwa sacad muse ah zamaroona makaahiil mu leyhy
@sumaya8279
@sumaya8279 5 жыл бұрын
Sagal Yartii somaliland 👎👎
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 5 жыл бұрын
Sagal Yartii somaliland , waliba Waa Jibriiir Yoonis
@ismaciilducaale6033
@ismaciilducaale6033 5 жыл бұрын
sir maxmud cod ayaa kugu dhacay laba jeer ayaa halkii bugtay way bantahay laodhan jirey
@kaledhozen2705
@kaledhozen2705 5 жыл бұрын
Heeskan JIIb ayaa la idhaa Axmed cali haaruun dararmle ayaa ku caan ahaaa
@hirsi8073
@hirsi8073 5 жыл бұрын
Kaled Hozen magool ayeyna qaatay oon aad ka helay, luuqdan waxay ka midtahay kuwii aan ugu jeclahay qaraamigu iyada iyo raaxeeye iyo beerdilaacshe
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Look at you an idiot wearing a lipstick you are picking on the wrong person here i guarantee you what envious jealous little man
@salladosman9344
@salladosman9344 5 жыл бұрын
Kaled Sxb Heestan waan radiyaay xagge ka heli karaa bal ii sheeg?
@kaledhozen2705
@kaledhozen2705 5 жыл бұрын
+sallad osman saaxiip isagoo dararmle qaado ayan hayee xagee kuugu soo diraa
@salladosman9344
@salladosman9344 5 жыл бұрын
@@kaledhozen2705 Msallad@hotmail.com
@abdurahmanhararo7505
@abdurahmanhararo7505 5 жыл бұрын
wow hees iyo badh
@boqorabdirahman2443
@boqorabdirahman2443 5 жыл бұрын
weeeeey sir soo dhowow
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 4 жыл бұрын
Codkan waxa layidhaa Jiib sidaan filayo waxa iska leh Maxamuud Ismaaciil, Xudeydi. Waxa caan ku ahayd AHUN Magool. Inaadeertu way is ilaalin jirtee, Maalintaan ibtiloobay awgaa, Ax! maad odhan oohintaydiiy 'e.
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Ala maxay qurux la gaboobeen siiba qalanjo
@riyo_kunoole3189
@riyo_kunoole3189 5 жыл бұрын
@mustafaibrahim1106
@mustafaibrahim1106 5 жыл бұрын
ASAl dadkii hore
@mukhtarmohamed526
@mukhtarmohamed526 5 жыл бұрын
Good
@AliAhmed-sc2tb
@AliAhmed-sc2tb 5 жыл бұрын
Inladhamastiro dhesha mamoyinka wawo wan ubogay
@fartuunabdi4359
@fartuunabdi4359 5 жыл бұрын
Maansha Allah
@lakishow143
@lakishow143 5 жыл бұрын
Plzz Subscribe ii saar adoo raaliya 🙏🙏🙏
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 5 жыл бұрын
Inaptidu weysu ooyijirtee aax
@khadarbobe993
@khadarbobe993 5 жыл бұрын
Originalkii heestan qof link kuso dhiga ma la helaya somali maxamed?
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
Inooso raadi walaal plz
@serahmed5346
@serahmed5346 4 жыл бұрын
Waa laxan qaraami ah jiib in la dhahaan filayaa
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Hadaanay muuqanoo La magac dhabo eey Aseen maqlo soortu way malabeey haa haa haa haa aha haa haa haa ahahahaaa
@mohamedabdirahman917
@mohamedabdirahman917 5 жыл бұрын
Magac saxda ah ee heesta xaga hoose kuso qora plz
@leilahashi8841
@leilahashi8841 5 жыл бұрын
Maryan mursal ASAL ayad bes ayaa african uge
@Naturefilms75
@Naturefilms75 5 жыл бұрын
Heestan orginalkeda yaqada isheega plz
@ShabbacOfficial
@ShabbacOfficial 5 жыл бұрын
Maxamed Ahmed kuluc aun
@abdisalammahdi3576
@abdisalammahdi3576 5 жыл бұрын
Dararamle iyo kuluc
@ayankojoy1491
@ayankojoy1491 5 жыл бұрын
Gabadha oynaysa maxa daray😪😪
@abdisalammahdi3576
@abdisalammahdi3576 5 жыл бұрын
Ayanko joy gabadha Jacaylo Badan Baa Ku Gaagaxay Waanba U hiilin Lahaayee Intee Ka Gaadha
@ayankojoy1491
@ayankojoy1491 5 жыл бұрын
@@abdisalammahdi3576 hhhhhh
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
U are fucking funy
@rahmaqueen9381
@rahmaqueen9381 5 жыл бұрын
Heesti Rahma. Maxad uqadi waysay 😂
@abdulkaderhassan
@abdulkaderhassan 5 жыл бұрын
Wan ka helay raxma ruuxii
@cabdirahmansullivan1724
@cabdirahmansullivan1724 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk Walal aad u ixtiraamayaa dookhaaga wuu fiican yahay balse heestan waa heesihii waaberi xusuusta gaara kulahaa sida awgeed bu u qaaday
@rahmaqueen9381
@rahmaqueen9381 5 жыл бұрын
@@cabdirahmansullivan1724 wale Walal wad mahadsanty
@rahmaqueen9381
@rahmaqueen9381 5 жыл бұрын
@@abdulkaderhassan thanks u so much walala
@cabdirahmansullivan1724
@cabdirahmansullivan1724 5 жыл бұрын
@@rahmaqueen9381 walal adiga iga mudan mahad naqa maadama aad I fahantay
@Contraband-7
@Contraband-7 5 жыл бұрын
Saana ma dhacday? 🤣🤣🤣
@princeabby51
@princeabby51 5 жыл бұрын
sir is finished some one please tell him to sit down your time is over hair almost gone
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
He is awesome, good looking and can really sing well.
@khadrohussein9684
@khadrohussein9684 5 жыл бұрын
F dambe maxey isku waalan
@mustafaibrahim1106
@mustafaibrahim1106 5 жыл бұрын
ASAl dadkii bore
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 7 ай бұрын
Waxan huba in aan cumamada max.ud omar yare si yar loga haysan karin lagama haysan karo yaa igu racsan qodobka 19/01/2024 gobolka daadmadhedh gar ahan dabagorayale 02:30 meid night
Raxma By Sir Maxamuud Cumar Yare Somali Week Festival London 2014 HD
4:47
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 47 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН
Cabdikarin Jago | Ilayn Dumar Ma Quustaan 2024
5:59
Djib-LiveTV
Рет қаралды 185 М.
AXMED CALI CIGAAL - Live - SIDA HARO GIN GIMANOO - LONDON SHOW
6:57
Abdirahman Somali
Рет қаралды 614 М.
Sir Maxamuud Heesti Sirta Caashaqa iyo Raxma 4K
7:00
Waqal WStudío
Рет қаралды 539 М.
AXMED CALI CIGAAL - Live ILKAHEEDA DHUUXA AH - LONDON SHOW
5:19
Abdirahman Somali
Рет қаралды 575 М.
Sir Mohamud Dulqaat 2012
5:19
duco qabe
Рет қаралды 50 М.
Sir Maxamud Omar Heestii Dhool 2016 Hees Shidan
4:13
Waqal WStudío
Рет қаралды 309 М.
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 47 МЛН