siyaad

  Рет қаралды 658,961

abdi qani

abdi qani

Күн бұрын

Пікірлер: 791
@machwegdektatorvonunsereml7186
@machwegdektatorvonunsereml7186 3 жыл бұрын
We will never forget Somalia, we hope to make Somalia as befor 🇪🇷🇸🇴
@adamlonghill
@adamlonghill 2 жыл бұрын
How without Somalilanders
@isra3638
@isra3638 Жыл бұрын
@@adamlonghill haha shut up boy 😂
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
@@adamlonghill soomaaliland state of soomaalia
@abrahman129
@abrahman129 9 ай бұрын
😂😂​@@adamlonghill
@abzeezy56
@abzeezy56 7 ай бұрын
You have my Eritrean 🇪🇷 a true friend and an honourable nation we be victorious and lead east Africa 🇸🇴🇪🇷🇸🇴🫡❤️❤️🫡🫡🫡🫡
@maguled
@maguled 7 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariistee, Soomaaliyi kamay dambeyn Maxamed Siyaad, period
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
Somaliland 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@MohamedDubad-v4x
@MohamedDubad-v4x Ай бұрын
Meesha hargeisa lagama bahna​@@seidabdi751
@abdikariimhassan2822
@abdikariimhassan2822 4 жыл бұрын
Afsomaliga uu Ku Hadlayo Cajjiib Cajjiiib ayaanba Jirin Wax loo dhigo , allow Ma ahaa Geesi aftahan ah Oo Raganimo Badan , allow Jidhkiisa Cadaab Ka ilaali allow unaxariiso allow unaxariiso.
@saadoahmed3227
@saadoahmed3227 7 жыл бұрын
Siyaad is the bast president of all somalia mashallah 😢😢😢🇸🇴💗💜
@hassantorreshassantorres7246
@hassantorreshassantorres7246 7 жыл бұрын
gaal futa xun buu ahaa ma gaalka ayaad no amaanaysaa ilahay qur.aankiisa ka been sheegay
@alimussa5560
@alimussa5560 5 жыл бұрын
Sado Somaliland, kindly stop cheating , your true name Sado South tribal lady. What you see here is sycophants speeches and singing for a dictator. Nothing for the nations. It is based on personalities.
@iamamillionaireiamamillion4205
@iamamillionaireiamamillion4205 5 жыл бұрын
Ali Daanyeer, Somaliland isn't only minority clan isaq many tribes, are there 1)Dhulbahante 2)Warsangali 3)Ciise 4)Samaroon 5)Ogaadeen 6)Gabooye 7)Fiqi Shini 8)Sheekhaal
@adoonrabbi3578
@adoonrabbi3578 5 жыл бұрын
Saado waan Ku fahmay.
@saidhassan3576
@saidhassan3576 5 жыл бұрын
Salaad Gabeyre iyo Canaanshe iyo Qorsheel oo saaxiibadii ahaa wuxu ku dilay waar dadka aynu doorasho ka qabano. Waa saaxiibadii xukunka la qabtay. Wuxuu diidanaa kalmada xaqa ah. Laakiin geesiyiin bay ahaayeen waanu ka baqayey waayo Salaad Gabeyre wuxuu ahaa wiil da,yar oo daacad ah.
@abshir2010
@abshir2010 5 жыл бұрын
Jaale madaxweeyne Siyaad Bare Allah kuu naxariisto jana fardoowso haku geeyo our Hero.
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Guuulwade Siyaad Aabihii garashada Gayiganagoow Hantiiwadaagu Waa habkii barwaaqo noo horseedayee 😓🙏💕💙 Alloow Naxariisti Jano kusii Wuxuu lahaa Shaqsiyad Cajiib ah. Dadwaa dadkii hore👈
@fatimaalmansori5309
@fatimaalmansori5309 5 жыл бұрын
Ilahyow Somali madaxwen sida abe maxamed siyad bare okale nasi yarabi asagana alh unaxaristo amiin
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 4 жыл бұрын
Hadaanu nahay Somaliland habeen iyo maalin inaad dulinimadaa ku jirtaan oo maalinba mid caqli afweyn inuu idin halo oo Ayaan idiin rajeynayaa. aamiin.
@jelani4011
@jelani4011 4 жыл бұрын
Ilaahbaan ka magan galnay hadaan Soomaali nahay Ina siyad barre iyo mid la mid ah ilaahay nooma soo celiyo wax ka qayr badan oo ka diin badan oo ka akhlaaq fiican Allow na sii oo hanoo qaban dadka aan waxba garan ee naga midka ah.
@garyaqaanhiraabe6689
@garyaqaanhiraabe6689 7 жыл бұрын
Allahayoow Madaxweyne Muwaadin ah Sida Marxuun Aabe Siyaad Oo Kale Allow Janatul Fardowso Ku Geey Aaboow Siyaad
@deeqoali57
@deeqoali57 3 жыл бұрын
Walaga aqbalay dycadii farmaajo yimid oo hurdada.udiiday gumaysi iyo shisheeye kalkaal
@darwishking4439
@darwishking4439 3 жыл бұрын
Anigo NFD somali kasojeeda aan leyahay he was a good leader somalida dhan bu good life laa rabey RIP big man Somali intaa kujecel iyo intaa kuneceb weey badyihin but i love siyad bare for what he did in Somali economy education and many more not to say by words Somali ilahay hamideyo inta lanolayahay Ameen
@tawradatanbarakeysan8306
@tawradatanbarakeysan8306 5 жыл бұрын
May Allah bestow his mercy to Jaalle Aabe Siyaad Barre. May Allah grant his paradise to Jaalle Siyaad!! Amin.
@AhmedShukri-nl4ie
@AhmedShukri-nl4ie Жыл бұрын
❤❤ Amiin thuma Amiin
@nurisahin5485
@nurisahin5485 5 жыл бұрын
Siyat barre was the best present of Somalia history just after ADEN CADE!🤞👍
@sharifadan5683
@sharifadan5683 4 жыл бұрын
is it present or president
@MohamedAli-xq9jo
@MohamedAli-xq9jo 4 жыл бұрын
@@sharifadan5683 English is a language is not a knowledge understood .
@aarkamudug4478
@aarkamudug4478 4 жыл бұрын
Mohamed Ali Hadduusan oqoon luqadda English-ka, maxaa dhibay. Luqaddaadaa lagu ciil baxaa. Ma fahamtay?
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
for you if you are lier or killer
@Pharo111
@Pharo111 4 жыл бұрын
Subxanalaah horta Muslim ma ahaa
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 7 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Madaxweyne Aabe Siad Barre Halyey Somali garan wayday buu ahaa
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Jaale Siad Barre Rest in Peace allah hawnaxaristo he was the father of Somalia 🇸🇴
@hammedsaid2577
@hammedsaid2577 3 жыл бұрын
He was gangster. And smoke shit ✌️
@abdirizakaxmed5527
@abdirizakaxmed5527 5 жыл бұрын
Ninka Raga geeridisa wala taba malinku Dhintay somalia kamy dambayn
@JAY-nc4kj
@JAY-nc4kj 7 жыл бұрын
somali hero jaalle siyaad illaahay haunaxaristo. real nationalist loved his dhukiisa and and his people.
@ridwaanbadal7562
@ridwaanbadal7562 3 жыл бұрын
Loved his people 😁😁😁😁😁
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739 6 жыл бұрын
Hadiii soomali halyeey ka dhalan marbuu ka dhashay aabo siyaad barre allaha ku naxariisto amiin amiin
@MAGAALOYAR
@MAGAALOYAR 7 жыл бұрын
waan ooyay ee like iiga tirtir.
@munaquruux6394
@munaquruux6394 6 жыл бұрын
MAG DC maxad la oyday wllo
@Teddy89update
@Teddy89update 6 жыл бұрын
MAG DC walaal aamus ha ooyin, waynu heli doonaan hogaan fiican.
@visiononpointaa6384
@visiononpointaa6384 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk fikrad cusub
@lynx-gb4nd
@lynx-gb4nd 4 жыл бұрын
t
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Fuck you and Fack Afwayne
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 Жыл бұрын
Allah Ya Rahma Abba Siyad..May Allah grant you highest position in Janatul Fardowsa.He saved millions of Somali.And he fought with the Enemies of Somali inside and outside Somalia..
@cqanixasan77
@cqanixasan77 5 жыл бұрын
Ilaahay haunaxariisto aabe Siyad bare janadii fardowsa allaha ka waraabiyo
@bonez8246
@bonez8246 7 жыл бұрын
Allaha KuNaxariisto he was good leader
@ngolokante7805
@ngolokante7805 3 жыл бұрын
Yes
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
YES TO
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 2 жыл бұрын
Yes
@jahbless4063
@jahbless4063 4 жыл бұрын
Father of all ❤️ Love you baba Siyaad
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
FIRCOONKII SOOMAALIYA ILAAHAY NAARTAJAHANABA KUGU TUUR
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
DAQUD WUXUU AHAA DALKII IYO DADKI BAABI YAY ILAAHAY KU CADAAB
@jahbless4063
@jahbless4063 3 жыл бұрын
@@alihujaleh8627 SHUT UP MAN
@farhanahmed4242
@farhanahmed4242 4 жыл бұрын
The best two Djibouti and Somalia presidents rip....
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 4 жыл бұрын
Fuley buu ahaa waa markii uu Mageyste oo aha dictortikii Ethiopia ku baryey la heshiiyo lakiin Mujaahidiin jabhadii SNM waxaa dhag jalac umasiin waaney ku dagaalameen gudaha Somaliland halkaasoo 3 sano gudaha lagu dagaalama keeneyna in xamar si fudud looga eryo. Fuleytimadiisana u baxsadey naajeeriya markuu Kenya iksu aamini kariwayyey halkaasoo sidii neef uGu bakhtiyey. Ilaahey jahanaba ha kufogeeyo.
@farhanahmed4242
@farhanahmed4242 4 жыл бұрын
Aw Dhagoweyne Hey don’t comment on my post with negative shit!!! You must be a sad person from Somaliland?
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 4 жыл бұрын
Ilaahey jahanaba ha ku fogeeyo. Waxuu ahaa jaahil dhaliyey in manta somali aaney qabiil ahaan isku aaminin.
@halganstudio595
@halganstudio595 7 жыл бұрын
Aabo siyaad walugutabay ALLAHAYOW kunaxariso ado kale somali kamadalandono Jaallesiyaad jano ya rabi
@ismailyusuf3265
@ismailyusuf3265 7 жыл бұрын
Dib miyay usoo noqon maalmihii naruuradu aduunyo waaye allow u naxariiso aabe siyad bare aabe dad dal midna kaama dambeen !!! allow ku naxriso
@Al.nasiixa-kheyr
@Al.nasiixa-kheyr Ай бұрын
Dabadii daba maanu shidan Dagaal mooye allaha idin naxariisto B.IG.AND R.I.P🎉
@tilakthapamagar5479
@tilakthapamagar5479 4 жыл бұрын
If he was continuing up to now that system and his thought now somalia 🇸🇴 is one of superpower in the world
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Ilaah ha unaxariisto waxa uu ahaay aadane gaf waa uu ka dhacaa waxne waa uu saxaa siyaad wax bdn buu qabtay oo maanta arki karno waxne waa ay ka halaabeen inta uu hagaajiyay allah haka abaal mariyo inta ka qaldantay neh allah haka cafiyo somalida waxa ay ku dhaqantaa qabyaalada ani isku qabiil manihin ani wxn ahay hawiye abgaal lkn si alla kacabsi ku jirto baanu u hadlay
@aminaaadan3718
@aminaaadan3718 7 жыл бұрын
Ilaaahooy waxaan kaabarinay siyaad barookale inaaad noosooceliso yaaaabi aaaamiiin aamiin aaamiin yarabi
@HVEM324
@HVEM324 4 жыл бұрын
ILAHAW HANAGUSO CELIN SIYAAD IYO WAX LAMID AH XARMAJANA NADHAFSI AMIIN
@laaleyschannel2711
@laaleyschannel2711 4 жыл бұрын
Ragii wasaybaa jooga wll😂😂😂
@liibaanxasanwarsame550
@liibaanxasanwarsame550 4 жыл бұрын
@@laaleyschannel2711 mashalah siyaad Barre geysi somaliyeed isagoo kale laheli maayo allha unaxariisto janada allaha kawarabiyo aamiin
@akilifarasle3922
@akilifarasle3922 4 жыл бұрын
So noqod maleh bcz of marba ninkii adunka katago mawa soo labto 🤔
@HVEM324
@HVEM324 4 жыл бұрын
@@akilifarasle3922 QOF DHINTAY MASO LABTO WAN.OGAHAY LAKIN BCZ WAXANKA WADAY ASAGO KALE.ALLOW HANO KEENIN
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Geesi Somaliyeed oo Siyaad Barre oo kale eh Taarikhda Somalia Laguma hayo Lomana Fadhiyo Gabdho Rag isu maleyo aa Joogo Somalia
@SEEWEEYETV
@SEEWEEYETV 5 жыл бұрын
abdi abdi ragbaa kaga horeeye, lkn laga ma danbeen.
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 6 жыл бұрын
ILAAHAYOOW qabrigiisa u waasici oo Kitaabkiisa gacanta midig kasii isaga iyo waalidiinteen iyo waalidiintoodiiba iyo Muslimiinta oo idil Amiin, walee waan kutabnay ee ILaahay hakuu naxariisto.
@qaalidumar9455
@qaalidumar9455 3 жыл бұрын
Aamiin
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 ай бұрын
Ilahay janada farsdawso haku casumo maxamed siyaad bare. Walahi wadanka wuu dhisay dawladnimada Somali oo dhan maxamed siyaad bare ahayd
@safwanfrank2326
@safwanfrank2326 4 жыл бұрын
Allah Ku naxristo Aabe siyaad Gadashade Somali wee dhiimanti dhulakeeda laga qaaty Aaya badeda lagu murmoya ilahe Ku naxristo 🤲🤲🤲
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 3 жыл бұрын
Madaxweyne ka codkarsan ama ka hadal heli og weli Soomaaliya ma soo marin.. Allow kuu naxariiso.
@qalbiqaali6738
@qalbiqaali6738 5 жыл бұрын
Masha'Allah ilahow wadankena nabad noga diik amiiiiiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@siciidqaasim2310
@siciidqaasim2310 5 жыл бұрын
insha allah waxan ku haminyaa inaa noqdo sida jeneral mudane madaxwyne maxamed siyaad barre libaaxi africa inaa soo celiyo igu balan ,allaha kuu naxariisto famous president .
@nurudinmohamed65
@nurudinmohamed65 7 жыл бұрын
Allah unaxariisto aabe siyaad. We missed you guulwade siyaad. Somali weey ku xiistey ilaahay hagu dhowro
@nursheikh5888
@nursheikh5888 4 жыл бұрын
Abihiinwasamakanbaa
@nursheikh5888
@nursheikh5888 4 жыл бұрын
Aaba'shaa
@far_gorgoralamagan2561
@far_gorgoralamagan2561 7 жыл бұрын
naxariista jano alaha ka waraabiyo marxuum maxamed siyaad bare
@alimahad537
@alimahad537 5 жыл бұрын
we never had present like you 4 ever
@alimahad537
@alimahad537 5 жыл бұрын
beace and rest
@geelqaad6840
@geelqaad6840 4 жыл бұрын
Aamiin yaa allah
@mokhtar_barra
@mokhtar_barra 4 жыл бұрын
Alle cadaabta ha galyo biyo dabana afka ha kawaraabiyo
@malikjr3630
@malikjr3630 4 жыл бұрын
Dadki uu laaayey adi kaa u cafiyay!!!?
@cabdiwaaxid5994
@cabdiwaaxid5994 7 жыл бұрын
aaba siyaad allow janada ka waraabi aamiiin
@bashiirabdi7477
@bashiirabdi7477 7 жыл бұрын
somalida runta majecla lakiin waxaa run ah in aad ilowdan kilinka 5 iyo not stn inta aan gacanta kuhayno baan maamuli la anahay oo ilaa iyo hada waqtigan 2018 /1/1 ayan xal ulanahay dalkan leysukeeno away dhalinyaradi isukenilahed wadani dalkan majogo qar bada kudhamaday qar xabad baleysay qarna gaajo iyo macluul
@xhengsxhengs1828
@xhengsxhengs1828 4 жыл бұрын
Abahan wanjecelnahay wangna kufaana waana gesiga o Kali ah o an dunidha Dan kufaangna waana naftayna somaliyed wuxuna noyahay ruxdayna nowqaliga ah inaba laanted an ana nolani Karin allow kunaxiriso oo kawarabi janadhi qimaha iyo qayaha badneyd oo allow kuguwari jannatu nacim janatu fardowso runti maqnashaga illa iyo hattani wangna kaso kabi laanahay muqalkagana iyo kartidhadha lamasokobi karo o qalbiyayhna ayad kusawirantahay sida jirka uu NAFTA aga marmin allow kunaxariso kana warabi berihi janadha qabobanayo raaxadha badhna oo kuguwari janadhi fardhowsul aclaa wa kesigayna an inaba gesi lala hordhigi Karin wa gesiga ee keliya an aqonsane allow kunaxariso abbé siyad barre
@garyaqaansomali1880
@garyaqaansomali1880 7 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso markii uu joogay somalia adis ababa lagama xukumi jirin ee wuxuu dalku ahaa dal madax banaan Gen ex maxamed siyaad bare somalia way kuu darsatay allow kuu naxariiso
@kulmiyebeereey4606
@kulmiyebeereey4606 7 жыл бұрын
sx
@sahromohamed8533
@sahromohamed8533 7 жыл бұрын
Gar yaqaan somali ah alow kuu naxariiso
@kingkhaalidabdinasir1483
@kingkhaalidabdinasir1483 7 жыл бұрын
Alah ha unaxariizto jale ziyaad
@souleimanahmed1258
@souleimanahmed1258 7 жыл бұрын
Walaahi gaal ayuu ahaa duli dhalay ayuu ahaaa
@igudulqaadowaxaanahay3601
@igudulqaadowaxaanahay3601 7 жыл бұрын
ilaahoow nin aabi siyaad cml ah noo keen ee dadkiisa iyo dalkiisa jecel aamin
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 7 жыл бұрын
Afweyne waxuu utagey waxay inuu ku baa bi iyo SNM taasi shaqeyn weydey. Ethiopia ayadana ku socoto dagaal eriteriaya ayaa ka aqbashey lakiin SNM ilaahey baa cawiyey.
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 7 жыл бұрын
Afweyne ilaahey jahana ha ku fogeeyo.
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 7 жыл бұрын
+Aw Dhagoweyne dhagowayne mataqaanaa jabhadii kahoraysay SNM yaase jabiyay
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 7 жыл бұрын
Afweyne waxuu ahaa jaahil askari ah oo keeney in Somali ku kala tagto ----------- ilaahey waxaan ka baryayaa inuu jahanaba ku fogeeyo --- waa dhiigyacab diley shacab. Walaahi baaney mar danbe dhacey khaladkii Somaliland gashey 1960. Waxaad doontaan la baxa federa, amizoo ---- Somaliland iney ku darsadaan waxaa uga dhow ayako ku darsada NFD, Kilinka 5aad ama Jabuuti.
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 7 жыл бұрын
+Aw Dhagoweyne qof aan anigahayn waligaa doqon baadtahay makuyighi
@foossomaliweyn5341
@foossomaliweyn5341 5 жыл бұрын
Alaha u naxaristo madaxweyne heyni sharafta iyo kartida badnay maxamed siyad bare 🇸🇴☝🏽❤️❤️🥰🥰
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 4 жыл бұрын
Aamiin.
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 3 жыл бұрын
ALLE HAW.NAXARIISTO.MW.M.SIYAAD BARE.I.FROM COPENHAGEN .M.JAMAC BOODHLE NAANAYSATAYDA WAXAA.LADHAHAA M.JANAN 🇩🇰🇸🇴
@odowaayare9618
@odowaayare9618 7 жыл бұрын
Ilaahay waxaan kabaryayaa Abe mohamed siyaad barre inuu kuwaaro janatul fardowsa
@abdiisse4554
@abdiisse4554 7 жыл бұрын
Alla ya raxma Abe siyad iyo aabe guleed labo madaxweyne oo wadanimo kuwened ayeey ahayeen
@ahmedbadalabdiqani6717
@ahmedbadalabdiqani6717 5 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto; Jaalle siyaad Muwaadin ayuu ahaa dalkana hurumatiyay hirgaliyayna fartaan aan hada waxkuqorano Ee Afkeena hooyo (qoristii farsomaliga iyo Arrimo bdan oo wax ku ool ah)
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 4 жыл бұрын
Fuley buu ahaa waa markii uu Mageyste oo aha dictortikii Ethiopia ku baryey la heshiiyo lakiin Mujaahidiin jabhadii SNM waxaa dhag jalac umasiin waaney ku dagaalameen gudaha Somaliland halkaasoo 3 sano gudaha lagu dagaalama keeneyna in xamar si fudud looga eryo. Fuleytimadiisana u baxsadey naajeeriya markuu Kenya iksu aamini kariwayyey halkaasoo sidii neef uGu bakhtiyey. Ilaahey jahanaba ha kufogeeyo.
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Ma daruurnay maadhin degiyo dananka gaashaanka Afwayne Barre inan gumeed bakhtiyay ayuu ahaa.
@kingmoha9965
@kingmoha9965 2 жыл бұрын
Alaah yaa raxma aaabe siyaad barre waxuu ahaa halyay qaran ama Africa kaba
@adanakalb8708
@adanakalb8708 5 жыл бұрын
Aniga oo nasiib u yeeshay in aan fursad u helay in aan dhowr mar gacanqaaday madaxweynihii umadda soomaaliyeed. AHUN weligii muu ahayn shaqsi cidnaba ka haybaysta, khaasatan reer galbeedka iyo shisheeye kastaba. Wadani wadani wadani dhab ah oo aan kabaqaad gumaysi ahayn oo aragti fogleh ayuu ahaa
@abdifatah1939
@abdifatah1939 7 жыл бұрын
Ilaahey hakuu naxariisto Aabbe siyaad Maalinkaad dhimatay baa tahriib noogu horaysey
@axmadmacalin3897
@axmadmacalin3897 6 жыл бұрын
Farmaajo ii geeya 5hzkbgmnhyku
@omarwacays8607
@omarwacays8607 5 жыл бұрын
Aabbe Farmaajo 😥🇸🇴🙏😥😰😥😰😓😢😢😓😢😢😢😢
@harounosman4547
@harounosman4547 5 жыл бұрын
waar mid xun ayuu ahaa oo soomalida baabiiyay
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 жыл бұрын
Waliba wa hawiye wiilkasi ,aabo leh
@MAGAALOYAR
@MAGAALOYAR 7 жыл бұрын
walee siyaad sigaar waa cabay allow kuu naxariiso
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 4 жыл бұрын
Las Dao Waxa lay sheegay inuu xoog u cabbi jiray. Bal u fiirso nin Somali xukumay hadaanu Wershadda sigaar ah guriga ku dhex samaysan arrinku waa sahal
@almaryare2949
@almaryare2949 4 жыл бұрын
Waa waqti an is leyahey Amuusan mar fanbe naso mari doonin Allaha U naxariisto Mudane Maxamed Diyaad Barre.
@abdiaziz.2326
@abdiaziz.2326 7 жыл бұрын
Geesi dhalay siyaad bare sidii uu qosolayo ayaaban ka helay allow u naxariiso issag iyo abti doon waa dad nagu qaaliya oo meel naga gaadhsiiya
@hassanabdirahman6804
@hassanabdirahman6804 5 жыл бұрын
Jano daayoo jaxiimuu ku jiraa
@kingzafwaanzaid5438
@kingzafwaanzaid5438 3 жыл бұрын
@@hassanabdirahman6804 Reerkiinoo dhan baa kuhira jaxiimo meel isaaq hayo maa utaqaaan😂😂😂😂😂😂
@abdinurgure8134
@abdinurgure8134 3 ай бұрын
Allah ha unaxriisto maxamed siyaad barre Allah janatul fardowso haka waraabiyo
@ubahdagan4322
@ubahdagan4322 7 жыл бұрын
AABO SIYAAD AL.OW U NAXARIISO AAMIIN😭
@faataaale
@faataaale 7 жыл бұрын
score hhhhhh odayga asagoo lawaresanayo sigaraa u daaran lol😲😱😂😂😂😂 geesi allow ku naxariiso
@monstersamator5288
@monstersamator5288 5 жыл бұрын
Waagas jahilnimo ayaa jirtey. Qofka sigarka caba waxaa loo aqaaney rer magaal ama waaye arag. 1990s ayaa laga joojiye tv yada sigaarka xayeesintisa.
@deqajama8385
@deqajama8385 4 жыл бұрын
@@monstersamator5288 kkkkkkkk aad ayaan uqoslay kkk reer magaal
@hamzemohapdih5160
@hamzemohapdih5160 4 жыл бұрын
Nacala ku taal siyad bare
@salmaali3127
@salmaali3127 4 жыл бұрын
@@hamzemohapdih5160 muxuu ka haleyay walaalow acuudka qof dhintay ha caynin
@fadumoismail1377
@fadumoismail1377 4 жыл бұрын
@@hamzemohapdih5160 adigokale waan garanaynaa waxatahay ekalexo marxumka manol3 xadkarabtaa ilaha unaxaristo uma qurtid miyaa 👎
@nimcoqaali214
@nimcoqaali214 7 жыл бұрын
baaba dabadaa dawlad kama danbaynin Allah ha ku naxariisto aamiin
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
HABAARKA JOJI GAALKII AFWAYNE BARE EE DIINKA EEBBE COLKA LA AHA JAHANAMO AYU KAGA AARGUDANAYAYE 🔥
@Tooxcade
@Tooxcade 2 ай бұрын
Ilaahoow U naxariiso. He was a Legend, and Somalia will never forget him. R.I.P. Mr President
@mumtaazmukhtaar1923
@mumtaazmukhtaar1923 6 жыл бұрын
walaaahi jaale siyaad bare wxa uu ahaa ruux neceb dhaqan xumada alla yaa raxma raaximiin aabo siyaad
@XuseenMaxamed-ys3zg
@XuseenMaxamed-ys3zg Ай бұрын
Allah kuu naxariisto aabe soomaali way kuugu caasiday aabe😢😢
@abdiqadardaud1935
@abdiqadardaud1935 4 жыл бұрын
The best presend in Africa are llahow ku naxariiso❤️❤️❤️❤️
@bilaalabdi8626
@bilaalabdi8626 7 жыл бұрын
Odayasha sigarbaa uwada shidan hhh allow unaxriiso aabe siyaaad
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 7 жыл бұрын
Bilaal Abdi lol lol qatar waaye aabo siyaad libaaxa dheerta jiifa waaye Ameen
@miskiinkhan4533
@miskiinkhan4533 7 жыл бұрын
aabe siyad bedelkiisa noo keen yaa rabi
@sham27g.o.a.t89
@sham27g.o.a.t89 6 жыл бұрын
Looooool Abe siyaad hahahahahahha waad walantahay
@nimcocali3501
@nimcocali3501 4 жыл бұрын
Meeshiiba way uriyeen naqaskaa wadahaya
@xhengsxhengs1828
@xhengsxhengs1828 4 жыл бұрын
Wallahi Aniga aya sacbiyaba wallahi wuxu aha injinka NAFTA somliyed iyo somalia o dhanba abahen waya siyad iyo gesigayni guud allow kunaxariso abehen gesi siyad barre
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 7 жыл бұрын
Siad Aakhiro halkii roon iyo fardouza alle ku gee. Geesi geesi dhalay yaad tahay
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 7 жыл бұрын
Allaha u naxariisto aabe cabdi doon.
@cabaascabdiqadirjube3846
@cabaascabdiqadirjube3846 5 жыл бұрын
Ok thanks for mej
@mikejoness2041
@mikejoness2041 4 жыл бұрын
Geele Geedi he died in Nigeria 🇳🇬 how can he be a hero ?
@hamzemohapdih5160
@hamzemohapdih5160 4 жыл бұрын
Maaha geesi hooyadi wase
@Khadarguure
@Khadarguure 6 ай бұрын
Ninka dharka cad waa nin ina siyaaad yaqaanay waxuuna Ku yiri hadaad naftaada un wax udoneyso weydumeysaaa Weyna duntay somalia
@mahmoudmoussa3832
@mahmoudmoussa3832 2 ай бұрын
Ninka dharka cad wa aayo oo wa kuma
@AbdiNasir-e9x
@AbdiNasir-e9x 2 ай бұрын
​@@mahmoudmoussa3832 waa Madaxwey Nihii hore Jamhuu Riyada Jabuuti
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 7 жыл бұрын
Siyaad Barre geesi wadani ah ayuu ahaa aloow unaxariiso somalia kama danbeyn
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 7 жыл бұрын
Fuaad Abdalle somalia isaga aya halkaa taagy maanta
@QaloocanHj
@QaloocanHj 7 жыл бұрын
Siyaad Barre Soomaali iyaga oon Qabyaalad aqoon isagaa baray, Hadii uu xukunka iskaga dagi lahaa Soomaaliya ma burburteen lakiin waa Digtaatoor oo caqligisu waa yaan dad iyo dowladi iga danbayn hadii aan xilka ka dago
@SPharaoh
@SPharaoh 7 жыл бұрын
Sir Samatar Xukun iskaga deg iyo qabyaalad buu dad baray xaggee beey iska galaan?
@guleidmohamed4662
@guleidmohamed4662 7 жыл бұрын
taas khlad bay ahayd markii loo eego athipia.
@mahadaxmed2803
@mahadaxmed2803 7 жыл бұрын
waar ninkan aad ucalacalaysaan jaxiimuu kujiraa
@abdiraxmaanluqmaan9306
@abdiraxmaanluqmaan9306 3 жыл бұрын
Allaha kunaxriisto umada somalia kuwasoo uhalgamay jiritaanka umada somalia
@saadoahmed3227
@saadoahmed3227 7 жыл бұрын
Best president of Somalia I hope you going to High Heavens inshAllah inshAllah
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 7 жыл бұрын
Afweyne ilaahey jahanaba ha ku fogeeyo, waxuu ahaa jaahil dhiigyacaba oo somali 10,000 sano ee soo socda aaney is aamineen
@bashiirabdi7477
@bashiirabdi7477 7 жыл бұрын
run ahaanti waxbudhisay wuna dumiyay abo ayuu ahaa carab ayaa washay dagal lagal itobiya dhulkaka maqan raadso waxeynu galnay burbur anka soo kabanweynay
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 7 жыл бұрын
bashiir abdi, runta waa xaq lagama baqdo --- Somali oo dhan baa rabtey in laga soo celiyo gobolka Ethiopia haysato iyo gobolka kenya hasato. Lakiin hadalkaaga waxaa ka muuqda been iyo wax kala qari. Somali waxey isku nacdey waa Afweyne iyo jaahilnimadiisa. Somaliland waxaaney usoo noqoneen Somaliya abdi waad ogtahay --- waxaa xamar ka dhacey wasiir aan waxba qori Karin, ambassador diba loo direy oo aan afgiriis garaneen ama looqdada wadanka loo direy ama habka diblomaasiga oo loo geeyey waa qabiil afweyne ama udhow. Walaahi baanan mar danbe lays aamineen afweyne ilaahey jahanaba ha kufogeeyo.
@abdirahmanabdillahi2884
@abdirahmanabdillahi2884 2 ай бұрын
Ninkan somali meel ayuu gaadh siiyay lkn diinta alle ayuu fara galiyay alle wayne dhulka ayuu la jaray isaga iyo wixii la socdayba
@7dayswithwadanivlog529
@7dayswithwadanivlog529 5 жыл бұрын
Wow this channel is underrated it should be 1m subscriber
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 жыл бұрын
Somaalaay sharaftaa iyo geesinimada aad kusheegaysaan siyaad bare somalibaa uyeeshay balse awoodii uu helay somali ugumùu faaiidayn wuu kutagri falay oo inay somali kadanbayso wuu diiday ilaa ay laburburtay oo si sharafleh uu kursiga uugadago 21sano waa waqti dheer somalina xukunka noocaasi kama suurtoobo
@korontosomalie2389
@korontosomalie2389 7 жыл бұрын
soomaalidii hore yaa soo celiya cuuke allow u naxariiso
@thunderlight4619
@thunderlight4619 6 жыл бұрын
PARISIEN SOMALIE coowke Cabdi ileey ayaa assassinations ku someeyay Allaha u naxariisree
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 4 жыл бұрын
Dadkii ayaga ka wangsanaa alle so celin hada marka kuwan ma laso celinaa
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Oday siyaad allah ha unxariistee sigaarka sida biyaha buu ucabi jiray inta ila aragtay gacanta taaga
@daahirqorane806
@daahirqorane806 5 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto marxuum Axmed xasan cawke oo waagaa ahaa weriyihii warysigan qaaday.
@egalyousof5598
@egalyousof5598 7 жыл бұрын
Ilahay ha idiin naxariisto mdwyne siyaad
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 7 жыл бұрын
Afweyne ilaahey jahanaba ha ku fogeeyo, waxuu ahaa jaahil dhiigyacaba oo somali 10,000 sano ee soo socda aaney is aamineen
@chugrijama7139
@chugrijama7139 5 жыл бұрын
Alluma Arxamuraaximiin Our Former President Dearest Sir Jaalle Mohamed Siyaad Bare Inshaallah You Are In Janatal Fardowsa Sir . What Man 🦁 Lion Of Afrika .
@midgpsg4695
@midgpsg4695 5 жыл бұрын
Chugri Jama 😂😂😂
@abdirahmanabdillahi2884
@abdirahmanabdillahi2884 2 ай бұрын
Qofku wanaag kasta oo uu qabto hadii alle wayne xuduud kiisa uu fara galiyo alle dhullka ayuu la jaraa siyaad bare aayaat qur.aana ayuu beeninay oo somali oo dhami og tahay inuu sidaa ku dhintay iyo inuu ka toobad keenay alle ayaa og xisaab tiisuna alle ayay hortaalaa
@Abdinasir-tq8ge
@Abdinasir-tq8ge 2 ай бұрын
geesigii wadan kiisa xoreystey allahya yaraxma😢😢😢😢
@muniirosuleiman4101
@muniirosuleiman4101 4 жыл бұрын
Alaah haunaxriisto maxamed siyaad bari amiin Amin
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
Sababtuu siyaad barre kaligii taliyhii ula heshiiyey Ethiopia waxay ahayd sidii ururkii dhaqdhaqaaqa somaliyeed SNM loo tirtirilahaa waayo heshiuska waxaa ku jiray in aan jabgado aan la isku samaysan oo saldhigyo la isku siin waxaa iyaguna jiray oo SNM ka horewyey SSDF oo Ethiopia deganaa sababtaa ayuu ula heshiiyey laakiin SNM GUDAHA MAGAALOITINKII HARGATSA BURCO BARBARA AYEY GUDAHA U SOO GALEEN HALKAASUUNA KU BILAABMAY DAGAALKII LAGU JABIYEY SIYAAD BARE
@aidaruskhalif6473
@aidaruskhalif6473 2 ай бұрын
Maalintaas uu Mengiste la heshiiyey waxay u aheyd farxadii adduunka SNM fighters waxaa loo sii diyaariyey xadhkihii lagu soo xidhxidhi lahaa marka Ethiopia laga soo dareeriyo. Talo rabi u daa go'aan raganimo ayey qaateen and this ended Siyad Barre's dictatorship in office over 21 years.
@tegarshorrf4717
@tegarshorrf4717 7 жыл бұрын
☆☆☆☆♡♡♡aabe siyaaaad
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 7 жыл бұрын
Gangster bu aha sigaarka u daara maxa layga qaada cml 😂😂😂 ilahayow ku naxariiso
@SaidAli-dl5lr
@SaidAli-dl5lr 5 жыл бұрын
Shirka afrika midoowday baa lagu dhax cabayey alaha u naxariistee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😁
@baashie
@baashie 5 жыл бұрын
lol
@ugbadm6075
@ugbadm6075 5 жыл бұрын
Nin rag ah ayuu ahaa kuwa hada jooga oo kale ma ehen
@jamaaljaamacloos836
@jamaaljaamacloos836 5 жыл бұрын
Ninkaan xariif dalkiisa kuraxeysti ayuu ahaa alle ha u naxariisto adunka waa lawo maalin ciil maku noleen masha allaah
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 4 жыл бұрын
Fuley buu ahaa waa markii uu Mageyste oo aha dictortikii Ethiopia ku baryey la heshiiyo lakiin Mujaahidiin jabhadii SNM waxaa dhag jalac umasiin waaney ku dagaalameen gudaha Somaliland halkaasoo 3 sano gudaha lagu dagaalama keeneyna in xamar si fudud looga eryo. Fuleytimadiisana u baxsadey naajeeriya markuu Kenya iksu aamini kariwayyey halkaasoo sidii neef uGu bakhtiyey. Ilaahey jahanaba ha kufogeeyo.
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 5 жыл бұрын
Legend rabi haw naxariisto aameen yaa Allah.
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 4 жыл бұрын
Fuley buu ahaa waa markii uu Mageyste oo aha dictortikii Ethiopia ku baryey la heshiiyo lakiin Mujaahidiin jabhadii SNM waxaa dhag jalac umasiin waaney ku dagaalameen gudaha Somaliland halkaasoo 3 sano gudaha lagu dagaalama keeneyna in xamar si fudud looga eryo. Fuleytimadiisana u baxsadey naajeeriya markuu Kenya iksu aamini kariwayyey halkaasoo sidii neef uGu bakhtiyey. Ilaahey jahanaba ha kufogeeyo.
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 4 жыл бұрын
@@awdhagoweyne8644 doqon xabashi ku adeeganaysay bad ahayd dagalkii koonfur ee aad dabkisa shiden baa Dawladii riday mana ay la dagaalamin shacabkeday utudhay ta dhimasho cigaal iyo Cabdiraxman tuur buu ula sinaa Siyaad weligii daba dhilif cidna uma noqon intuu Soomali uqabtayna iyo suu dalka uhormarshay u dhisay kuwa kaa dhashay waqoyi xitaa umay qaban maxadse tegye ka dhaxashay Jeegaan iyo xaqal qalin murqaan bad iyo beri xarashten qol iyo berso ka dhex qaylin moyee murqaanland hush jano rabi baa bixiya dabaal waaxid
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 4 жыл бұрын
@@peaceandlovepeople4222 Waxa layidhi doqon/doqoni hadal ay ku riyootey bay tidhaa. Adeerkey oo burco tijaar ku ah oo ah ayaa inta lala baxey 1987 lagu diley xero cidaan oo kutaaley burco. Aabahey oo ahaa ninka uGu badan share-holder shirkad xoolaha dhoofin jirtey asagoon xabdi la geen ayaa lagu xukumey dil toogasho ah halkaso sacuudiga loogu sheegey. Waxa dhacdey in xoolahii aabahey iyo adeerkey faqashtu dhacdo, gawaadhidiina ciidanka faqashtu qaadato --- berber1980s ninka isaaq waxba kama dejin jirin waa la dhacey. Ina Adeerkey baa xaajiyad kala soo degey oo islahaa waa 50/50 inaan la ladhin waa laga qaatey because waxuu ahaa nin isaaqa. Ugu yaraan marka laysku geeyo reer abtigey iyo dhinaca aabahey waxaa ku shahiidey uGu yaraan 10 dhaliyaro oo SNM. Walaahi waxaan ka xigaa dhimasho faqash dambe. Dhiiga iyo nabac ma jecli inaan arko lakiin qof faqasha walaahi hadaan toorey asoogoo nool ka galiyo inaan ka naxeen cadaawada aan u hayo. Waxaad doontaan la baxa Federal, Boqortooyo, Kacan, Hantiwadaag iyo waxii lamida. Somaliland khaladkii 1960 mardanbe dhici mayo. Hadaad xaywaan tihiin aan ismaalli Karin ileen ilaahey baa idin habaarey (alhamdulilaah) udoonta somalida kale inaad wax ku darsataan --NFD, kilinka 5aad ama Jabuuti.
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 4 жыл бұрын
@@peaceandlovepeople4222 Afweyne waxuu sameeyey baad hesheen. Jaahil sameeyey in somali meel kasta ay joogto oo isjecel dhexdhigey jaahil nimo iyo qabyaalad loo isticmaalo dowlad. Afweyne waa qofka dowladiisa jaahil dadkiisa ku taxey ciidan darajooyin waaweyn iyo xukuumadiisa. Meeshey ku danbeysey waa wasiir aan waxba qorin iyo safiir aan dadka la hadli Karin iyo general aan ciidanka iska daaye 8 grade education garaneen. Ilaahey dulinimadaa ha idinku wado iyo jareer idin ilaalisa sidii qaxooti ama xayawaan xero kujirta. Meel jareer African oo low-IQ idiin yahay intellectual security administration ayaa tuseysa inaad tihiin dad xayawaan. Yaa idin ku soo duuley --- No body. Dulmigii Somaliland baa idinku soo baxey iyo waxaad afka udhigateen dowlad kusheega.
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 4 жыл бұрын
@@awdhagoweyne8644 maska cunee hadana cabaada imisad disheen dawladii nin iyo labo bad ka hadlaysaa walahay cid idinka dulmi iyo qabyalad iyo xaqiraad badan Soomali kuma jirto dulmigad geysaten xita idinka wax iska Dili jiray intad go shaal ah soo huwatan si shicibka aad u kicisan snm dhibkad geeysaten idinma muuqdo 1991 iyo Xudun iyo Boorame imisa ku disheen 2012 Kalshale imisa ku disheen? Dagaladii waqoyi idinku askartiise ma caana siinaysen idinba saw wax ma dilayn jaahilnimo waxay dul hogan kuwa 30 sano calaacal ku jira beriba... beriba.... shalad wax dilaysen kiina xisabsan uun miyaa?? Siyaad dawladisii waa loo dhamaa reer kasta xil waa hayey weliba scholarship baa loo diri jiray madaxdisa Mamul ku sheega aad hoos joogta oo xita beesha dhexe udhamayn Jeegaan uun qaybsata oo xaqal qalinka ku siisatay cashurna kaa qaada haraadka Hargeysa logu jiro dhalintadina tahriibta ku dhamatay oo Muse Shaani oon kkkk carbohydrate iyo hydro petroleum kala saari karin madaxwayne ku sheeg ku yahay cid ka jahilsan majirto media ceebtisu ku jirta ilayn afnoolna waa hadlaa eeyna waa ciyaa.
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 3 жыл бұрын
Aabe siyad, ilaah janatul fardowsa ha gaayo.
@boqolpirez5851
@boqolpirez5851 7 жыл бұрын
Lion Allah yarham
@اتورواتورو
@اتورواتورو 5 жыл бұрын
Allah u naxriisto
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 4 жыл бұрын
Fuley buu ahaa waa markii uu Mageyste oo aha dictortikii Ethiopia ku baryey la heshiiyo lakiin Mujaahidiin jabhadii SNM waxaa dhag jalac umasiin waaney ku dagaalameen gudaha Somaliland halkaasoo 3 sano gudaha lagu dagaalama keeneyna in xamar si fudud looga eryo. Fuleytimadiisana u baxsadey naajeeriya markuu Kenya iksu aamini kariwayyey halkaasoo sidii neef uGu bakhtiyey. Ilaahey jahanaba ha kufogeeyo.
@londonsred2380
@londonsred2380 7 жыл бұрын
Aabe 🙏🏿
@abdiqafaar8623
@abdiqafaar8623 3 жыл бұрын
Ala give him a paradise🤲 he was loyal president❤❤❤❤
@AnwarAli-bn5vt
@AnwarAli-bn5vt 7 жыл бұрын
Whallih Somalia miss him ❤️🇸🇴
@SM-qx5he
@SM-qx5he 5 жыл бұрын
Africa midnimadeeda kamaqnaashaha Soomaliweyn inay wax wayntahay waxaa lagu garanayaa heesihii qiimaha lahaa waxay raaceen aabe siyaad iyo guuleed abtidoon waxkadanbeeyay maleh!
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 4 жыл бұрын
Fuley buu ahaa waa markii uu Mageyste oo aha dictortikii Ethiopia ku baryey la heshiiyo lakiin Mujaahidiin jabhadii SNM waxaa dhag jalac umasiin waaney ku dagaalameen gudaha Somaliland halkaasoo 3 sano gudaha lagu dagaalama keeneyna in xamar si fudud looga eryo. Fuleytimadiisana u baxsadey naajeeriya markuu Kenya iksu aamini kariwayyey halkaasoo sidii neef uGu bakhtiyey. Ilaahey jahanaba ha kufogeeyo.
@nasramohamed781
@nasramohamed781 Жыл бұрын
Dadkii hore hadalkarnimo iyo hadal qureexba way isku darsadeen wonderful time 😢
@3-5-2coach2
@3-5-2coach2 Ай бұрын
Honourable president Siad Barre. May Allah give you peace in barzakh. Insha allah you go to jannah al furduz
@osmanadan4966
@osmanadan4966 4 жыл бұрын
Allah raxma aabihi. Umada.somaliyed.we miss him walahi. Geesi
@mubarigcisman9614
@mubarigcisman9614 7 жыл бұрын
AFWEYNE BARE DULI BUU AHAA GACAN KUDHIIGLE AH. QOFKA UDUCEYNAYAA WAA MAREEXAAN AMA OGAADEEN CIDKALE MAAHA. NINKAN MUJRIM BUU AHAA DIKTAATOR AH. SOMALIDA DAGAAL DIL EEX QABIIL ISAGA UGAMA HOREYNIN. ILLAAHAYBAA OG MEESHUU GEYNAYO LAASE QOF XUMAA LAMA AMAANO.
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 7 жыл бұрын
yaa rabi waa kaas madaxweyne orginal ah kuwa hada waa copy maasha Allah Anyway my Allah bless him our hero sir mohamed siyad barre Ameeen Ameeeen
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 7 жыл бұрын
ilaahey jahanaba ha ku fogeeyo. Somali 10,000 sano walaahi baaney is aamineen. Jaahil dhiigyacaba ayuu ahaa.
@Andhiga927
@Andhiga927 5 жыл бұрын
Libaxii libaaxyada africa aabo maxamed siyaad bare qoodh
@lynx-gb4nd
@lynx-gb4nd 4 жыл бұрын
@Abdulgani Ali kii hoyadaa a jahanamo yaalo
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@Andhiga927 Fulay Naygeeriya orod kyugaley ayuu ahaa nacdashii EEBBE haku dhacdee.
@kingzafwaanzaid5438
@kingzafwaanzaid5438 3 жыл бұрын
@@awdhagoweyne8644 ina dhilo 😂😂😂😂
@abdiwalihasan9824
@abdiwalihasan9824 7 жыл бұрын
ilahy have unaxaristo aabe siraad nacalad haku dhacdo cidi waxka shegto
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 3 жыл бұрын
Illahay haw Naxriisto dhamaan tood, Siyaad Barrese Wixii Uu ahaaba. Wuu Hayaa Abaalkeedii Khayr iyo Shar wixii uu Geystay.
@abdirizakomar3693
@abdirizakomar3693 6 жыл бұрын
Atoore caadiya ayu ka ahaa Afrika Ninkaan
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 7 жыл бұрын
Very simple leadership no suit and tie like ciyaal macno ma leh
@warsamenur4895
@warsamenur4895 7 жыл бұрын
Aabe Siyaad Barre 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@tufahali5898
@tufahali5898 7 жыл бұрын
Ya Allah janada kawarabi
@mohammedahammed9837
@mohammedahammed9837 7 жыл бұрын
الله يرحمك يا سياد بري العظيم
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 7 жыл бұрын
Allow ku naxariiso madaxweyne, gadaasha wixi dhacay waynu ognhy
@hassanabdirahman6804
@hassanabdirahman6804 5 жыл бұрын
Caruureey malo cad ilaahoow nimaan waxba ogeyn ha cadaabin noocan ay maanta somalia tahay isagaa u sabab ahaa markaan runta sheegayno siyaad shaydaan ibliis ayuu ahaa
@kingzafwaanzaid5438
@kingzafwaanzaid5438 3 жыл бұрын
@@hassanabdirahman6804 hye dhimaye bal wax qabso 30 sanuu siimaqanyahay maxaad qabsatay mize dhashii cawaraa tahay😂😂😂😂
AFGEMBIGII SIYAAD BARRE IYO KACAANKII SOMALIA (TAARIIKHDA SOMALIDA)
37:06
Lamborghini vs Smoke 😱
00:38
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
I thought one thing and the truth is something else 😂
00:34
عائلة ابو رعد Abo Raad family
Рет қаралды 16 МЛН
Mogadishu, Somalia in the 1960s
7:52
HanadTV
Рет қаралды 121 М.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,5 МЛН
taariikhda somaliya 1950
26:40
Universal Somali TV
Рет қаралды 478 М.
Lamborghini vs Smoke 😱
00:38
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН