"SNM In La Caayo Dastuurka Somaliland Ayay Mamnuuc Ka Tahay.."Madaxweyne Muuse Biixi

  Рет қаралды 6,614

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

"SNM In La Caayo Dastuurka Somaliland Ayay Mamnuuc Ka Tahay.."Madaxweyne Muuse Biixi
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 22
@quruxleeyqaracantay2580
@quruxleeyqaracantay2580 Күн бұрын
Masha Allah allow geesiga daacada ah lajir nooloow me. Madaxwayne
@BoqoreHirsi
@BoqoreHirsi Күн бұрын
Maasha Allah Guul Mudane Mujaahid Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xildiid forever Guul Xisbiga kulmiye Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah Guul SNM iyo halgankeedii oo wali socda Illaahay ha u naxariisto shuhadadii dhamaan halgamayaashii Somaliland Aamiin Yaa Rabbi ❤
@LadanMohamed-z3s
@LadanMohamed-z3s Күн бұрын
Muse Bihi Abdi iyo SNM forever ❤❤❤❤❤❤❤❤
@FadxiyaMowliid
@FadxiyaMowliid Күн бұрын
Guuuuuul soomaliland masha allah guuuuul muuse geesi guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he 12 сағат бұрын
Mansha Allah snb ❤❤habalyo ❤❤❤somalilan guuul insh Allah harusoco kulmiye ❤❤❤
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 Күн бұрын
Guuuul Aboo Muse bixi abdi xildidi Roble kooshiin geesiga tager guul kulmiye guuuul somaliland guuuul inshallah amiin 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@aminamohammed5902
@aminamohammed5902 Күн бұрын
Waa Ayo waa Ayo s n m waa Ayo waa unuga dheegana waa xadhaxda jiidhkeena waa waa indhihii soomaalilaan isu ekaanay ahaanay ul iyo diirkeed alla wayna umad jahaaday noqonay hadaan esenem jirin soomaalilaana may jirteen waxay na odhan jirteen xunyaw xunku dhalay maanta waxaan ahay soomaalilaan darad dhaadatay oo sduunka laga yaqaan yaa heerkaa igadhsiiyay maanshalla geesiyadii s n m
@halimaaden275
@halimaaden275 Күн бұрын
SNM SNM SNM ❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu Күн бұрын
Ilaahay Naxariista Jano ha siiyo Adeer Lixle iyo dhamaan dadkeenii kale dhintay oo dhan waalidiintii iyo Mujaahidiinta u halgantay nolosha aynu haysano maanta iyo nabada
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 Күн бұрын
kuwa caayaya snm haddana doonaya inay qarankan ka taliyaan miyay ilaaween haddii aan SNM jirin inaan somaliland jiri lahayn doqonsanaa kuwaasi hadday dadkii loo jeeday yihiina dee taariikhda miyay iska indha tirayaan dee falastiin in lagaa dhigaa la rabay SNM baa xoreeyey ilaahayna waa u gargaaray kuwa kale ee caayaya snm odhanmaayo ciddaase dee somaliland uun baat wax ku tahay ee ku noqo taariikhda maxaad shalay somaliya ka ahayd maantase maxaad ka tahay somaliland guul iyo gobonimo somaliland insha allah madaxweyne muuse biixi mar kale inta jecel qaranimada somaliland noolaada uuna hiilya dalk wabilaahi tawfiiq
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Күн бұрын
Somaliland maxay Kala socotaa qorshaha halista ku ah e Mogadiscio laga wada, in la soo heliyp eritria iyo masar sanaag iyo solo iyo Jabuuti o la heshiisay madsat
@ahashi7828
@ahashi7828 Күн бұрын
SNM SOMAALI NATIONALE MOVEMENT oo la aasaasay 1982gii waxay la dagaalamay xukuumadii Siyaabare markii uu siyaad dhacayna 1-Abdirahman Tuur 2-Ina Cigaal 3-Riyaale ( oo mideeyay G/somaliland 4-Siinlaanyo 5-Muuse Shaani oo maanta dhul iyo maxaabiisba ay kaga maqantahay laascaanood. 6-CIRO waa madaxweeyneha cusub ee inta hadhay mideenaya. Insha Allah.
@aminamohammed5902
@aminamohammed5902 Күн бұрын
Waa
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 Күн бұрын
Walee madaxweyne muuse iyo Kaahin taariikhda ayaa xusi Siyaasada iyo dabinada cadowga sida ay inooga talaabinayaan ,in badan waxay ku dadaaleen in aan dagaal gudaheena ah oo kii laascaanood ee huwanta iyo dawladuhu isu soo bahaysteen si ay dadkaa uga hor keenaan dadkooda iyo dagaankooda iyo dawladoodaba, Waxay muujiyeen Dulqaad xad dhaafa ,iyo in meel dheer wax ka eegaan , Waxa hees iyo gabay iyo shiid laysugu Darayo waxa ,soo maal galiya cadowga somaliland oo Afka ka dhawraya somaliland laakiin magaca madaxweynaha ku gabanaya in ay la colyihiin ,waxa laga rabaa dadka waayeelka ah iyo dhalinyaradaba in ay fahmaan farta cadowga oo ah in Xukuumada iyo madaxda doorashooyinka xorta ah soo dhigay ee ka masuulka ah agab ,aduun,amaan ,oo ay qaban kari laayihiin kuwo badan oo ina soo eegayaa qabanaya si aynu hore ugu socono ,in aanay mudnayn in cadowga loo soo raaco , somaliland waa guulaysanaysaa ,waana in aan cadowgu ka faaiidaysan xasaasiyada tartanka xisbiyada,
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Күн бұрын
😂😂😂SAXANE WUU DAWAKHAY ILAAHAY KUMA SOO CELIYO SIXIR BARAR SOCDA AYAAD AHYD
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d Күн бұрын
Snm nin madaxwayne dilay raysal wasaarena xidhay 15sano xidhay ayay riday haday dawlad ladoortay rido haa laakiin dhagarqabe yidhi qori iyo surwaal gaaban ayaan kuqabsaday ee iga qaada soomali oodhan inay ku amaantay ahayde ninka leh way xumayd ma siyaad barihii qoriga sitaaa
@ismacil9022
@ismacil9022 Күн бұрын
Snm iimaan lawayaalbay riday xaraanta iyo xalaasha xaraanta badsada o diinti jiidhay duli dhuljiif iyo fadhato iskudhala
@CabdirisaaqXuseen-m5l
@CabdirisaaqXuseen-m5l Күн бұрын
Waarjuudaan.was.afka.baarkiisa.lixle.adaa.dilay.iyo.siilaanyo.
@MrAhmed-c2n
@MrAhmed-c2n 23 сағат бұрын
Marku Muuse dilay Lixle iyo siilaanyo adna hooyada baad wastay sowmaha😂😂
Dilkii Yahya Sinwar Kadib Qadiyada Falastiin Siday u Ekaan Doontaa?
58:16
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 66 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Isbadal-doon :4 Arrimood Oo Khatar Ku Ah Jiritaanka Somaliland
15:06
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 110 М.