Senator Farxaan"Madaxweyne Xasan Sheekh Awoodii anagu aan laheyn ayuu la Wareegay,mantana

  Рет қаралды 8,012

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@User2-y6u
@User2-y6u 8 сағат бұрын
Waa khaain hoos galiska ajandaha Waa inay xilmadhabayaasha kale ka Hadlaan. AJANDAHA u qarsoon Waa siduu u bilabay. Ma daynayo
@cabdiguuleed5998
@cabdiguuleed5998 Күн бұрын
Kuma dooran aniga waxana rabaa in cod iyo qof wax lagu soo doorto. Tuuganimaad barateen isku diyaari doorasho xalaal ah oo qof iyo cod ah.
@adenhassan4254
@adenhassan4254 Күн бұрын
Xaage ka dhaceesa dorashada...ma heesa meel aad ku codeeso oo ku diyaarsan..golaha dagaanka maa ku diiyarsan tahay...guudi madax banaan oo wadaar oogal ah ma heesa...haadi eey su'aalas oo dhaan ee maya tahay waa iiska hadaal ciidla ah..waxaan oo dhaan waa iiska Ruwaayad....
@Heimatar
@Heimatar Күн бұрын
​@@adenhassan4254haa waa diyaar baadiyo laga codeen maayo dadka magaalada ayaa codeenayo cabdulaahi yuuauf sanka ayuu naga galshay federaal maanta hawiye qof iyo cod ayuu wadyaa diid ama yeel niilam joojinayo.
@AbdullahiAhmedMohammed
@AbdullahiAhmedMohammed Күн бұрын
Mushkilada jirta Soomaaliya waa in dad hayaan shaqooyin oo aysan garanayn... Adeer codsi baa Labada gole loo soo jeediyey. Wax kale miyaa jira
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 Күн бұрын
Gabre ilmahiisii iyo ugxantiisii yuu uga tagay somaliya waa in tilaabo sharci ah laga qaado xildhibaanada u shaqeeya cadawga somaliya
@calishaakir1
@calishaakir1 Күн бұрын
TAAS BERI HORE AYAA LAGA QAADAY AWOODII XILDH.
@User2-y6u
@User2-y6u 8 сағат бұрын
Walaal argagixisadu yaaney ku dilin meeshasharci ma yaalo xassan Waa mooryaan dalka hala bad baadiyo
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 Күн бұрын
Canugaan xiiqsan, aqligiisu waa uun yaan hore loo socan.putaanoland ma nus ka paarlamaan ayey leedahay saaxib.
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 Күн бұрын
Mayla aragtay😂😂😂😂
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 Күн бұрын
WAXAAN MAQLI JIRAY XASAN ISAGAA AH WASIIR KA MAALIYADA WASIIR KA GAASHAANDHIGA WASIIR KA ARIMAHA DIBADA, MAANTA WAAR CUSUB JAGADII XILDHIBAANADANA MADAXWEYNAHA AYAA LA WAREEGAYO WAAR MAXAA HARAY WAA IN UU XASAN YIRAAHDO ANIGAA HIR SHABEELE MADAXWEYNE KA AH IYO GALMUDUG, IYO KG
@Heimatar
@Heimatar Күн бұрын
Hadii xil libaanada puntland imaan lahaayeen xitaa tiradooda wee yaraan leheed😂😂😂 ee waxba lagama soo qaadayo
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Күн бұрын
xildhiibaane inta fiicana kaa badan inta xuun loo joojiin mayo xildhiban an soomaali ushaqen no cado qate
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Күн бұрын
WERIYUHU DEGA MALE MIYAA 😂❓️❓️❓️❓️
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 Күн бұрын
Kan waa kuwa emaardka oo soo dirsaday
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Күн бұрын
Xildhiibanka hiska baxo hadu rabo hoduu wadankan cadawga badan ushaqeeneb inta joogta idinka badan wadankan waa dhaqaqay hoora loo soconaya
@omarbaarqab8663
@omarbaarqab8663 Күн бұрын
Nocaan Inteey xildhibaano noo yihiin hore u socon meyno cod wax ku diid hadii lagaa batana aqbala
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Күн бұрын
hadan firiyay xildhibankan iyo kuwa kale goo ankoda wa lo yeriya waxana xildhiiban loga dhigay waxa kasto iney isbaro udhiigtan adeer waxaswaso dhamatay hoora loo soconaya
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 Күн бұрын
Oo hada 186 waa sharci daro miyaa hada kan ma dad ayow matalaa subxallah 😂
@Bare-z3l
@Bare-z3l Күн бұрын
Xasan dad waalan caqliga maqan yahay miyuu madax weyne u yahay wuxuu doono ayuu ka sameynayaa dalka wada lahaansho wuu laalay mahadsanidiin
@ahmedabadulahifolay204
@ahmedabadulahifolay204 Күн бұрын
Ninween oo. Beenaale ah weeye xildhibaan beenaale ah maxaalagufali anaga oo. Ethiopia joognan arkaynay 12 qof in aydiideen 181 nawaycodaysay in uuyidhi afhayeenku in aad waxmucaarado iyo in aad waxa dadkoodhan arko lamadhihin dhahdo waxkumasixikartid
@HassanabdirahmanSheikh
@HassanabdirahmanSheikh Күн бұрын
Senator understand the president he is requesting but it nt veting the amendments
@sahroali1196
@sahroali1196 Күн бұрын
Markii.la.idinkeenay.beenbeen.ayeyad.kutimaadeen.xasana.Laaluush.ayaad.kudoorateen.dalkiina.adinka.ayaa.boholka.tuuray.aakharo.&Aduunka.waa.la.idinheestaa
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 261 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 97 МЛН
Waa uu dilay waana uu ka qaatay Taleefankii gacanta suuqa geynta ilaa  gaarigii baxsadka
15:52
Deg-Deg Dood Wadaag Mudo Kororsiga M/W Xasan shiiq & Daahir calasow o Dhahay …
32:43
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37