XASUUSTII AUN CABDI CALI BAACALWAAN IYO HEESTII " ADIGOON TACLIIN DHIGAN, CAASHAQAN KU DHAAWACEY...

  Рет қаралды 117,918

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

XASUUSTII AUN CABDI CALI BAACALWAAN IYO HEESTII " ADIGOON TACLIIN DHIGAN, CAASHAQAN KU DHAAWACEY, WAXA UU KA DHIGAN YAHEY, NINKA REER U DHAANSHEE, DADKU DHOWRAYEENEE, DHEXDA AWRKU KAGA LUMEY....HEES WAXBARASHO ORIGINAL MUSIC
HEESTAN ERAYADEEDA WAXAA SAMEEYEY AUN ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE
LAXANKII: AUN CABDI CALI BAACALWAAN
HEESTA QORAALKEEDA SADDEXDA BAYT HOOS KA AKHRISO HADDAD U BAAHATO
1-
ADIGOON TACLIIN DHIGAN
CAASHAQAN KU DHAAWACEY
WAXA UU KA DHIGAN YAHAY
-----------------------------------------------
DHABERWEYNE JIILAAL
DADKA OO LA DHOLOLDHOLEY
MAR LABAA HABEEN DHAXAA
---------------------------------------------------
NINKA REER U DHAANSHEE
DADKU DHAWRAYEENEE
DHEXDA AWKU KAGA LUMEY
--------------------------------------------------
HA KU DHIIRAN JACEYL , HA U DHAGTAAGIN ISKA DHAAF
HA UDHAGTAAGIN JACEYL, HA KU DHIIRAN ISKA DHAAF
2-
DHALLINTII WAXAA DILEY
SIDA DHADO AROORYAAD
DHOONIDAN JACEYLKEE
---------------------------------------------
MA HADUU DHIGO OO QAAD
DHUFO OO DHAQAAQ YAHAY
KALA DHEELI NOQOTEE
----------------------------------------------
WAA LOO DHUGMEEYSTAA
DHABADAAD MAREEYSOO
AAD KU DHEELMANEEYSEE
------------------------------------------------
HA KU DHEELIN SKOOLKA DHAMEEYSOO KU DHAQAAQ
HA U DHAGTAAGIN JACEYL HA KU DHIIRAN ISKA DHAAF
3-
DHAB,AHAAN KALGACALKIYO
DHISMIHII WAXBARASHADU
WEEY IS DHAAWACAANEE
----------------------------------------------
DHAGAX IYO DAB WEEYOO
DHIB IYO SUNWEEYOO
LAYSUMA DHAWEEYEE
-----------------------------------------------
TALADII KU DHAAFTANA
DHAYAL LOOMA GAADHEE
HA IS DHIGIN DALEEDAA
-----------------------------------------------
HA KU DHEELIN SKOOLKA DHAMEEYSOO KU DHAQAAQ
HA U DHAGTAAGIN JACEYL HA KU DHIIRAN ISKA DHAAF
HEESTAN ERAYADEEDA WAXAA SAMEEYEY AUN ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE
LAXANKII: AUN CABDI CALI BAACALWAAN
DAAWASHO WACAN

Пікірлер: 38
@Saciido-vv9bs
@Saciido-vv9bs 3 ай бұрын
Waa loo dhugmeystaa Dhabadat mareysoo Aad ku dhelmaneysee Haku dheelin schoolka dhameyso kudhaqaaq Ha u dhagtagin jcyle Iska dhaaf❤❤❤❤❤ Alah yaa raxma C/BACALWAA 12_7_2024 HABEN SABTI SOGALEYSO JIM
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 3 ай бұрын
Xasuus wlhi 2014 dhegesan jirey anigoo schooley ahaa hadduuna waqtika waa 2024 jaceylka macankiisa waa adigo qofkii kula fahmaayo heysato😢❤25/6/2024/ daawanayaa
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 3 жыл бұрын
Cabdi Cali Bacalwaan Ilaahoow kuu naxriiso, habeen ayuu iiga sheekeeyey heestan iyo heeso kaloo badan intuu noolaa. Alle naxariistii janno ha siiyo.
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
waxan ku weydiyey saxib ereyada ma sangub aya le mise maxamed cali kaariye
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Heestan Erayadeeda waxaa lahaa Aun Maxamed Cali Kaariye
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@Barkhad Ciise Aamiin aamiin yaa rab walaal Waa taariikh cajiiba iyo habeen xasuus lahaa Aun Fanaanka Cabdi Cali Weeyd Fanaan cod toolmaan oo fasiixa leh ayuu ahaa
@yuusufcabdicasiis8522
@yuusufcabdicasiis8522 11 ай бұрын
Wll wuu nol yahay bacalwaan bishi hore ayu c/salan herari waraytay
@yuusufcabdicasiis8522
@yuusufcabdicasiis8522 11 ай бұрын
Wll wuu nol yahay bacalwaan bishi hore ayu c/salan herari waraystay
@mohamedhussein8447
@mohamedhussein8447 7 ай бұрын
Mohamud Alli Adam Ilka case sxbkay iyo walaalkeey aan marna iloobi Karin ayaa heeskaan iigu heesay, xilli😂aanann ahaynin in laga haro waxbarashadda, aniga oo dugsiga sare form 4 maraya oo aan gabar school ila dhigata aan isla haasaawnay oo aan jacalaa kadibna aan calaf wadaagnagay oo sida abwaanka tilmaamayo aan ku sugnaa, ayuu iigu heesay, assaga oo igu dhiiri galinaya innaan waxabarshadda ka Harrin, waan xasuustaa ilaaa iyo hadda, hacalykaas wiilkii ku dhashay Alxd waa 15 jir maanta dhigta dugsiga sare ee from 2, wlh I cashir iyo cibbra aana illoobin ayay ii tahay ilaa iyo maanta. Sxbkay waa idhiirigaliyaya maalintaas anigana waan ku waana qaatay. Schoollkii waan kaharay lkn maanta waan ka haray, balse waxaan this balan qaaday inaan facay kaharin oo aan maanta aroos ahay oo aan asaga Ia socon kari, balse aanan meeshaa waxbarashadda uga harin oo aan lasoo qabsan doono. Ilaahay balantii aan ka qaaday waa ii am rumeeyay, maanta dual master ayaan ahay, jacaylkaasna, waxaa ku dhashay Abdirahman Mohamed Hussein, oo maanta 15 jir ah. Waxaan ahay qofka kamiya ee aaminsan iyo heestaan ay utahay hannuunin iyo waano, ilaahay ka sokoow. Waxaan umahadnaqaa sxbka Mohammud Alli addam oo ah dhiiri gallayiha nolloshaydda. Talla xummadii aan uga haray class form four waxaa ilaahay igu siiayay Abdirahaman Mohamed Hussein, Allahaas ayaa mahad oo dhan usugnaatay maanta waa (form 21). Fasalka 1aad and e dugsiga sare, walli ugama aan sheekeeynin khisaddaan. Waanse qiirooddaa markaan maqlo hesstaan. Sxbkay ilka-Case illaahay haku barajeeyo adduun iyo aakhiro, Abdirahaman Mohamed Hussein soo barbaar aabe illaahay haku daayo l. Mustqabala wacan iayaan kuu rajyanaa baabaaa.
@xasancalimaxamed7739
@xasancalimaxamed7739 Жыл бұрын
Wa lo dhugmeysta dhabadad mareyso aad ku dhel maneyse allaha u naxariisto bacalwan heskan waxa garan kara rer miyi o kaliya ninka rer u dhanshe dadku dhowrayene dhaxda orku kaga lumay
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 Жыл бұрын
xasan cali maxamed waa runtaa waa afsomaliga dhuuxiisii qof aan miyi soo marina ma fahmi karo !!
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Aun fanaan cadi cali bacaeaan
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 ай бұрын
Adigoon Tacliin dhigan Caashaqan ku dhaawacay Wuxuu ka dhigan Yahay Dhabar weyne JIILAAL Dadkoo oon la dholon dholay Mar laba habeen dhaxa Ninka reer u dhàanshee Dhexda Awrkii ķaga Lumay. CAJAAIB IYO CIBAARO ADUUN ABWAAN KAARIE KULIYAD IYO KOOTO AQOONEED buu u baahnyhy Ciyaar maaha Ustaadku AhHUNSTE.
@MaHamuDAbdiLaaHi-e6b
@MaHamuDAbdiLaaHi-e6b 8 ай бұрын
Garqaado oo jacayl yohow aan gamee idaayoo
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 Жыл бұрын
Heestan axmed ali cigaal buu uqaaday allow kuu naxariiso dalka jarmalkuu ku dhinty
@abiissa4710
@abiissa4710 Жыл бұрын
Heestu tacliin bey dhiiri galineysaa ee kama hadleyso fan ama fanaan kale!
@abiissa4710
@abiissa4710 Жыл бұрын
Alaha u naxariisto Bacalwaan Germany buu lu dhintay 2021kii
@sucaad104
@sucaad104 11 күн бұрын
​@@abiissa4710 maya 2020kii uu dhintey wll
@engabdicasiisbare2116
@engabdicasiisbare2116 8 ай бұрын
Nice
@mohamedmowliidcabdi4153
@mohamedmowliidcabdi4153 11 ай бұрын
Alle ha u naxariisto Fanaan Bacalwaan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 11 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab
@abdinoursahid
@abdinoursahid 8 ай бұрын
War ani miyay iga hadalaysaba 2024 29. 1.
@hamzeabdi7605
@hamzeabdi7605 Жыл бұрын
Aun Abdi bacalwaan
@Zay-d4z
@Zay-d4z 3 жыл бұрын
Earayada hees waxaa lahaa aun abwaan maxamuud abdulahi ciise singub
@abiissa4710
@abiissa4710 Жыл бұрын
Waa erayadii M.C.kaariye AUN
@xasanibrahim6684
@xasanibrahim6684 6 ай бұрын
waa loo dhukmeystaa dhabadaad mareysoo aad ku dheel maneysee
@Sologamer446
@Sologamer446 Ай бұрын
Why you refusing me?
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Ай бұрын
Shekadi hakuragin hada guragtana iska sii rawax dhulka dhan gelaa lagudajina gumamahana lasinaa badrool boqoraa nahay
@MaxmuudCismaan-b1t
@MaxmuudCismaan-b1t Ай бұрын
Afkabuxso
@CabdirisaaqAadan-bj9sg
@CabdirisaaqAadan-bj9sg 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
adigoon taclin dhigan cashaqan ku dhega tiray
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Singub wuxuu ahaa maskax ka horaysa somalida
@ahmeddheere-hx6tu
@ahmeddheere-hx6tu Жыл бұрын
Haunaxaristo bacalwan wa erayayadii a waan singub
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab illaahay qabriga ha u waasiciyo insha allah Aamiin Aamiin yaa rab @ahmeddheere Erayada Waxaa lahaa aun Abwaan Maxamed Cali kaariye Beenta iska daa dad baa run u qaadanaya Singub ma laha heestan shaqana kuma laha
bacalwaan iyo sahra axmed heestii mood
11:27
Cawayska
Рет қаралды 111 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Khadiija Foodey Nuur 🔥Iyo Heesta "JACAYL GEESA LEH"
7:11
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 69 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,6 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,7 МЛН
Ninka ugu il dheer baa dadka ugu ayaan daran
6:23
Warbaahinta Dhacdo
Рет қаралды 237 М.
HEREERI IYO GERMANY - WARAYSI GAAR AH fanaan BACLAWAAN
33:08
Universal Somali TV
Рет қаралды 265 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 326 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 166 М.
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 76 М.
Bacalwaan Adigoon tacliin dhigan with lyrics
4:51
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 35 М.
*Cabdi Bacalwan Ahun & Caasha Bisle | Faraskaagi Laga Badi
7:05
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 194 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,1 МЛН
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37