Ninka ugu il dheer baa dadka ugu ayaan daran

  Рет қаралды 225,858

Warbaahinta Dhacdo

Warbaahinta Dhacdo

9 жыл бұрын

C/kariin Raas iyo Nimco Degan.

Пікірлер: 217
@monisamohamett6955
@monisamohamett6955 Жыл бұрын
Somalilanders😮❤❤ Nimco degen iyo abdikareen raaas😮😮❤❤Waxan so radiyey Waxanan dhegeysanaayaa 2023😮 wixi iga danbeeyow cafimaad idin rajaynayaa wanku raxaystaa heestn😊😊
@kowsarowkonbe2306
@kowsarowkonbe2306 4 жыл бұрын
2020 Yaaa ila dawanaYo Ninka ugu ildheer baa dadka ugu ayaan daran been mhn runtii
@abdallanouh8504
@abdallanouh8504 4 жыл бұрын
Ana hada daawanaya 2bilood ayaad iga horaysay
@saidabdullahi6549
@saidabdullahi6549 3 жыл бұрын
anigaa hada daaawanayo
@ahmedabdinaasir6913
@ahmedabdinaasir6913 3 жыл бұрын
Said Abdullahi 😂😂
@Shacab24
@Shacab24 3 жыл бұрын
waa nakan hoono
@maxamudkaarshe2799
@maxamudkaarshe2799 3 жыл бұрын
😍
@abdallamoha7793
@abdallamoha7793 2 жыл бұрын
Heestan Waa hees hore,waxaana miraheeda lahaa Abwaan Cismaan Askari AUN. Labadan Fannaan C/karim Raas iyo gabadha oo aan ku maqlay inay tahay xaaskiisa waxaan dhegeystay 2013
@abdirahmanbarkhadle4461
@abdirahmanbarkhadle4461 3 жыл бұрын
Ereyadii cabqarigii somaliland ee lahaa riwayadihii ugu magaca weynaa somali ee Cismaan Aadan Xuseen Allaale askari Aun
@yahyesamawade6425
@yahyesamawade6425 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanayaa farta taag
@mohamud11
@mohamud11 4 жыл бұрын
Heesta Awooda Halku dhigeeda waa Maskaxdaa laga abaaroobay. Waxay tilmaamaysaa Awooda Allah, iyo Edebdarada Aadanaha, Horta yaa Awooda leh, yaa abuurideena leh, Ajasheena yaa Kara, jawaqbtuna tahay ( ilaahay). Hadii aan islaam nahay, asluubta iyo Xishoodkiyo Ehelkii is jeclaayiyo, Alle ka cabsigeena. Ninka ugu ildheer baa dadka ugu ayaan daran, waxan lala arkaynbaa isaguuun u muuqdee. Ahay ah Maskaxdaa laga abaaroobaye.. Yaa aduunya bixin Kara, yaa arwaax wax siin Kara, qofna Eber ka dhigi kara (ilaahay), Sidii oon arzaaqada inagu qaybinayna aflagado iyo eed ku waynay aakhiro. Istaqfulle dhaha e.
@salebanciise5123
@salebanciise5123 3 жыл бұрын
Ninka Ugu Ildheeer Dadka ugu ayaa Daran Waa xaqiiq.... best voices
@adamalpha7881
@adamalpha7881 3 жыл бұрын
Ninka ugu ildheerbaa dadka u ayaan daran , waxaan lala arkeyn baa isaguun muuqdee !! ذُو العَقْلِ يَشْقَى فِيْ النَّعيم بِعَقْلِهِ وأَخُو الجَهَالَةِ فِيْ الشَّقَاوةِ يَنْعَمُ" المتنبي
@Turjumaanka
@Turjumaanka 2 жыл бұрын
Carabigaan iyi somaaliga miyay isleeyihiin
@jeylaanixasancade3355
@jeylaanixasancade3355 2 жыл бұрын
@@Turjumaanka نعم Haa
@MohamadAli-tc3kx
@MohamadAli-tc3kx 3 жыл бұрын
Wlhi waxaan ka seexan waayaa marka siyaasi somali ahi meel isla soo taago beel caalam iyo qabiil hebel baa sidaas ah iyo 4.5 iyo qof siyaasi tuug ah oo la taageero iyo ereyada kala ah dadka Afsomaliga ku hadla dhulka somalidu dagto Aduunkan maanta gaalo ayaa maamula waliba yuhuudda iyo maraykanka ayaa dhiga shaxda Aduunka ilaahay na yuhuudda iyo gaalo quraankiisa ayuu kun jeer ku sheegay fikirkooda iyo dhibtooda Umadda somaliyeed waa walaalo Ab iyo sir iyo diinba wax ay ku kala duwanyihiin majirtee mays walaashanaa si alle inoogu naxariisto
@Sahra-qi5sk
@Sahra-qi5sk Жыл бұрын
alla walal anabaa itasa wanaxayi 😢malini walabana wayi nala horo tagana yihini 😢😢
@saciidoffecial5301
@saciidoffecial5301 4 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya 21/8/2020 xilli ay dalka doorashadiisi doo dheer ka jirtay oo wax lagu heshiiyey
@maaidahajimahmoud1521
@maaidahajimahmoud1521 3 жыл бұрын
30/8/2020/ anigaa daawanayo
@abdullahialiabdi6035
@abdullahialiabdi6035 3 жыл бұрын
Heestaan prof. Ingiriisa i baray mudo raadinayey
@abdirahmanabdullahi7384
@abdirahmanabdullahi7384 3 жыл бұрын
Like me pro
@seynabmoalim577
@seynabmoalim577 2 жыл бұрын
Ani xitaa
@libanali1626
@libanali1626 Жыл бұрын
Heeso iyo riwaayado badan ayuu laha waxa uu ahaa nin wadaada oo alle ku xidhan cisman askari syaa la odhan jiray walalkina waxa uu lahaa riwaayadi garcadawe iyo caashaq kama tirsanayn waaberi walaalki wuxu aha shaqaale bangaariyada reer hargeyso ayay ahaayeen.
@AbdirashidGuhaad-dw2rc
@AbdirashidGuhaad-dw2rc 9 ай бұрын
Wlhi sxb sido kale asaga ka hor ma arkin
@hasanhdm2316
@hasanhdm2316 7 жыл бұрын
ilaahaw u naxariiso adeerkay amxmed sheekh muumin
@abasal3804
@abasal3804 3 жыл бұрын
Heestan marka maqashid hadii prof ingiriis kugu so dhaco like saar
@husseinabdullahi5728
@husseinabdullahi5728 2 жыл бұрын
Horta heestu indhdeer garadka ma amaaneysaa mise wey dhaleeceyneysaa
@Qoojistan
@Qoojistan 2 жыл бұрын
@@husseinabdullahi5728 way amaaneysa
@maxamedxasanaxmed8858
@maxamedxasanaxmed8858 7 жыл бұрын
heestii abwaankiii abwaaanada Allha u naxariisto waa heestii markii laga tashaday qabiilka somaali oo mid noqatay waa sogeynaaaaaaaa
@khadarderejo
@khadarderejo 2 жыл бұрын
Best voices and lyrics 11/2/2022
@sadakhassannur1442
@sadakhassannur1442 4 жыл бұрын
Hestaan prof ingriis baa i baray
@sheikhmohamedcabdi4462
@sheikhmohamedcabdi4462 3 жыл бұрын
Farmajan la kulmay 2 jeer isaga ii yeedhay 😂😂
@bilalhared8795
@bilalhared8795 3 жыл бұрын
Ninkii faanka badnaa miyaa kkkk
@mahamedadel7999
@mahamedadel7999 2 жыл бұрын
02/03/2022 still watching 💖😢✌
@maxamedxasan3134
@maxamedxasan3134 5 жыл бұрын
Alle haunaxariisto inta Dhimatey
@abdirisaqali5461
@abdirisaqali5461 3 жыл бұрын
12/11/2020 saacada 13.58 Germany salaan sare somali maxamed
@abdirahmanyare9931
@abdirahmanyare9931 3 жыл бұрын
16/11/2020 saacada 21:29 somaliland sanaag ceelafwayn
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 3 жыл бұрын
18-Nov-2020 10:57 Bosaso.
@zacfarah6995
@zacfarah6995 3 жыл бұрын
ayaanbaynu leenahayee istaqfurullah dhaha. 2021
@mohamoudomarasawe.
@mohamoudomarasawe. 4 жыл бұрын
nin pro. ingiriis ladhoho oo ladul saaray ayaaan arkoo sas baan u soo raadshay heestan.
@libanshuute1373
@libanshuute1373 4 жыл бұрын
Anaa kula mida
@shakataaywadani4297
@shakataaywadani4297 4 жыл бұрын
Waan badannahay sxbyaal
@abdikaniabdirahmanakhie638
@abdikaniabdirahmanakhie638 3 жыл бұрын
Sxb ninkaas Baan ka Soo arkay ee lyrics yaa igu caawiyo
@michealafton5417
@michealafton5417 3 жыл бұрын
Igu dar anigana sidaas ayaan kusooraashay
@dalqabad6832
@dalqabad6832 3 жыл бұрын
Sidokle wll
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 3 жыл бұрын
Cismaan askari allah yarxamuk eraygaasi dhaxal gal bu noqday dadka ruuxa u ildheer ba dadka u ayaan daran
@adamhoodaale9443
@adamhoodaale9443 3 жыл бұрын
Laxanka waxa saaray prof Ingiriisi🤦‍♂️🤗
@siciidgaagaale8553
@siciidgaagaale8553 3 жыл бұрын
Heestan Markaan Maqlo Waxaa Ii Sawirma Gen.Faysal falaalug
@husseinkaskeeyofficial4316
@husseinkaskeeyofficial4316 3 жыл бұрын
8/1/2021 Friday🤗❤
@bashkahirey4195
@bashkahirey4195 2 жыл бұрын
❤❤
@mustafcamash1726
@mustafcamash1726 Жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto abwaan cismaan askari
@nololwcn2658
@nololwcn2658 4 жыл бұрын
Aheey ah masgaxdaa laga abaaroobayeey🤣
@jamaalnuurdiin6245
@jamaalnuurdiin6245 2 жыл бұрын
Kkkkk
@AhmedIbrahim-me7vy
@AhmedIbrahim-me7vy 2 ай бұрын
2024 yaa dawanaye
@samiramohamed9502
@samiramohamed9502 Жыл бұрын
beysti music Somali oo aad u jeclahay guud❤❤❤❤❤❤❤❤
@husseinkaskeeyofficial4316
@husseinkaskeeyofficial4316 3 жыл бұрын
yaa dawanaya 2021✌
@caasimadavlogs3160
@caasimadavlogs3160 4 жыл бұрын
Ninka ugu ildheerbaa Dadaka uu Ayaan Daran Waxaan Lala Arkayn Baa Isaguun U Muuqdee!
@Monster1v999
@Monster1v999 Ай бұрын
Who’s here 2024😢
@fariha9470
@fariha9470 Жыл бұрын
25/5/2023 maalinta dimuqraadiyada dad weynaha rer puntland 🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Ninka ugu ildheerbaa dadka ugu ayaan daran Wax'aan lala arkaynbaa isaga un umuuqda💯😭 Aduunoow xaalkaa ba' 14-6-2024✍
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas Ай бұрын
C.kaiiim.waa.sax
@ababejama7505
@ababejama7505 4 жыл бұрын
wow nimo golden voice thank you so much
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 6 жыл бұрын
Ereyadii cismaan askari.abwaanku muxuu somali yaqaanay.hargeysa ayuu ku dhintay sagaashandkii
@tichipsmobile4936
@tichipsmobile4936 4 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto abwaanka iyo fanaaniinta. allah u raxmado walaalaheen
@guledapdi6508
@guledapdi6508 4 жыл бұрын
aheey ah 2020 wax an lala arkaynbaa isagun umuuqdee.
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 2 жыл бұрын
6.6.2022. Garowe. 21:32. 🌧 raining in Garowe.
@samiramohamed9502
@samiramohamed9502 11 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤ abaiyo nastexo ❤❤Masha Allah abaiyo ❤❤❤
@ahmedyuusuf3065
@ahmedyuusuf3065 2 жыл бұрын
29/3/2022 malin salaasa 8:26
@mustafedacar2183
@mustafedacar2183 Жыл бұрын
Waa xaqiiq heestani ninka ugu ildheerbaa dadka ugu ayaan daran.
@hasanmanexe900
@hasanmanexe900 3 жыл бұрын
2021 yaadawaanayo
@Maxameddawlad78
@Maxameddawlad78 8 ай бұрын
2023 /11/17,. IstaqfurullaH dhahayeH😊
@wardaa889
@wardaa889 3 жыл бұрын
Caawa waxan dawaday hodan naleye iyo cabdimalik markasan xasuusta heestan 😿2021🇸🇴
@siciidcabdi7467
@siciidcabdi7467 Жыл бұрын
Coldoon muxu ahaa 😢 ma ka dadka ceebeeyey akhaasi
@wardaa889
@wardaa889 Жыл бұрын
Hhh wll wagaas nin wanagsan ayan u qanay
@sool1334
@sool1334 3 жыл бұрын
2021 aniga dawanaya hees xusus
@daarali
@daarali 3 ай бұрын
cismaan askari alaha u naxiirsee philosophies buu ahaa heesqah u sameeyey dhamaan 200 SANO oo danbe waa la sii dhagaysan karaa sid waaqa ah ee uu uga hadli jiry wadaniyada
@abdullahiabdi6706
@abdullahiabdi6706 2 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2022 🙌
@fatximohamed1079
@fatximohamed1079 3 жыл бұрын
Ya 2021 ila dawanaya plz like
@fuadabdimohamed514
@fuadabdimohamed514 4 жыл бұрын
Mnsha Allah
@kinglion5852
@kinglion5852 5 жыл бұрын
Beautiful words from hillarious mind what a song talking and touching the reality of somali people
@libanali1626
@libanali1626 Жыл бұрын
Cisman adan xuseen abwaan askari alle ha u naxariisto
@zamiirzimpa54
@zamiirzimpa54 3 жыл бұрын
Best voice 😍 2021 yaa daawanaya
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 10 ай бұрын
Iyaaaaah, yaawaaayE
@ababejama7505
@ababejama7505 4 жыл бұрын
best somali old leterature thank you babe where are you golden vioce and beautiful lady wish be happy proof abadir borama True GOD is great
@alixasanburale1198
@alixasanburale1198 3 жыл бұрын
2021 is muujiya 👍
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 9 ай бұрын
Ya dawanaya 2023
@abdiwasashbarket3232
@abdiwasashbarket3232 4 жыл бұрын
aheey ah😍😍 2020???
@badajawleofficial5162
@badajawleofficial5162 7 ай бұрын
21/12/2023 Hada Iga danbyso like dhac
@abdirizakmohamed8266
@abdirizakmohamed8266 3 жыл бұрын
Ninka ugu ildheerbaa dadka ugu ayaan daran
@rizak9956
@rizak9956 4 жыл бұрын
Ninka ugu ildherba dadka ugu ayaan daran
@AminaMaxamed-kx8ge
@AminaMaxamed-kx8ge 11 ай бұрын
2023 bashii 8 25 keedii ayaa ila dawanaaya
@abdifataxmataan7457
@abdifataxmataan7457 2 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya year 2022
@abdulllahialiabdullahi3562
@abdulllahialiabdullahi3562 3 жыл бұрын
After watching Prof Ingris I am here who else? 😂
@zirhamsa
@zirhamsa 3 жыл бұрын
Am like you
@Mohamed-badhey
@Mohamed-badhey 2 жыл бұрын
Ani xitaa,😂
@fariha9470
@fariha9470 Жыл бұрын
👆😅
@user-hr6gy6dv2f
@user-hr6gy6dv2f 6 ай бұрын
Yaa daawanaya 2024
@zhankarofficial5363
@zhankarofficial5363 10 ай бұрын
2023 watching 💯
@sharmarkeg
@sharmarkeg 6 ай бұрын
ninka ugu il dheer baa dadka ugu ayaan daran [ muuse bada ha iibin ee ka joog ]
@ahmedgaraad460
@ahmedgaraad460 3 жыл бұрын
Wooow heees maxan ,gabdha kuhystaba
@farhandarbo1187
@farhandarbo1187 3 жыл бұрын
2021 yaa dawanaya like dhc igu sii
@abdirahmanfiqi2823
@abdirahmanfiqi2823 6 жыл бұрын
Www beat song
@maxamedtallaabo8455
@maxamedtallaabo8455 4 жыл бұрын
Heestan midha heeda oo qoraala ayaan u baahanahye cidii haysaa haygu caawiso
@ZulubCharlii-hb6rl
@ZulubCharlii-hb6rl Жыл бұрын
Heestan waagan yara 2015 14 markan maqlo ee laga soo daayo slntv waxan moodi jirey iney xaraabadeysanyaan oo maan fahmi jirin eryada iyo waxay ka hadlayaanba oo intey odhanyaan haaa iyo uuum unba igu socon jirtey lkin 2023/7/20 maanta oon soo booqdey waxan dareemaya umad baa ba'dey aqoonyahankoodi iyo indheer garadkoodi nacas agtooda ka yahay oo la dayrinayo kii u xumaa ee dalka iibsanyey ee dantiisa iyo siduu dollar u shaqeysan lahaa ka fikiraya uu yahay geesigooda iyo madaxweynahooda
@Zainab08437
@Zainab08437 3 жыл бұрын
2/4/2021 Friday 11:33am 👑💖
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 2 жыл бұрын
Maxeey ka turjumeysaa ? bal haa lai explain gareeyo pls
@zakariyabdulahi928
@zakariyabdulahi928 3 жыл бұрын
2020 Saturday, 19,December yaaa ilaa Dawadya ☹️
@abdikadar2
@abdikadar2 2 жыл бұрын
Dadka Khaladka iska daaya, dad badan ayaa hadba ula boodayo heestaan Abwaan..Heestaan waxaa sameeyay Erayadda Abwaankii Cusmaan Askari sidaas u ogaada.
@haashimsooyaal4414
@haashimsooyaal4414 3 жыл бұрын
Xiligii dawladii abdi qaasim barty heestaan
@warsamemaxamed3479
@warsamemaxamed3479 Жыл бұрын
Waa run erayadaasi waa xaqiiq
@ciyaaltiktok2689
@ciyaaltiktok2689 3 жыл бұрын
2021
@meecadsoftware3761
@meecadsoftware3761 4 жыл бұрын
Cabdimaalik Coldoon Mohqmed Xaji Ingiriis Cabdi Ismaacil Samatar Nustafe Xaji Ismaacil Mohamed Cabdi Umal Dadka Ugu Il Dherbaa Dadka Ugu ayaan daran
@ibrahimabdi5888
@ibrahimabdi5888 3 жыл бұрын
Oo Culimada maxaad karabtaa walalow
@meecadsoftware3761
@meecadsoftware3761 3 жыл бұрын
@@ibrahimabdi5888 Imaad Fahmin Zxp
@rashidmohamed4524
@rashidmohamed4524 3 жыл бұрын
Run badanidaa!.
@rashidmohamed4524
@rashidmohamed4524 3 жыл бұрын
@@ibrahimabdi5888 Dadka ugu ildheer ayuu ka wadaa walaal!.
@abdallamoha7793
@abdallamoha7793 3 жыл бұрын
Waa aragtidaada
@farahdek4267
@farahdek4267 4 жыл бұрын
2020
@dubaddeeqdhegacarmo1760
@dubaddeeqdhegacarmo1760 Ай бұрын
Really ✅️ ❤
@Mohedabdirisak8741
@Mohedabdirisak8741 Жыл бұрын
Best voice
@Turjumaanka
@Turjumaanka Жыл бұрын
Wow !!! 20 07 2023
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 8 ай бұрын
Waa hees fiican .
@mohamedfarah1317
@mohamedfarah1317 2 жыл бұрын
from prof engiriis
@maxad_shukribashiir9370
@maxad_shukribashiir9370 3 жыл бұрын
1/April/2021 Thu khamiis 10:58 a.m.
@ismailcabow6703
@ismailcabow6703 2 жыл бұрын
5/1/2022 yaa ila dhageysanayo🥰
@sakariyesaeed955
@sakariyesaeed955 8 ай бұрын
20/11/2023
@abdifanah2626
@abdifanah2626 5 жыл бұрын
Oheeeeeey oh
@abdulqadirali219
@abdulqadirali219 2 ай бұрын
09.05.2024 dawasho wacan❤
@abbasali5378
@abbasali5378 7 жыл бұрын
nice 1
@mahamudcalixaaji8654
@mahamudcalixaaji8654 2 жыл бұрын
Pest song🥰🥰
@khalidyare3062
@khalidyare3062 2 жыл бұрын
20/2/2022💞 from titok
@user-hr6gy6dv2f
@user-hr6gy6dv2f 6 ай бұрын
2024
@Gu7ed
@Gu7ed 3 жыл бұрын
9/7/2021🤯
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 10 ай бұрын
2023 ya dawamaya
@waayoarag454
@waayoarag454 4 жыл бұрын
Hees shidan
@abdukadirdhagnas7271
@abdukadirdhagnas7271 Жыл бұрын
Watching on 28/10/2022
@abdurhmanmohamedali687
@abdurhmanmohamedali687 Жыл бұрын
Aheey ah 23/10/2022 😭
@ahmedbadaas6162
@ahmedbadaas6162 3 жыл бұрын
09.01.2021 yaa daawanaya😁😅.
BASHIIR CALI XUSEEN MARYANEEY HEES#HEESO  MUDO BADAN AYAN WADAY
8:17
Abdikarim Raas iyo Nimco Yaasiin Dahab 2014
5:25
Abdikarim Raas Dahab
Рет қаралды 115 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 175 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 205 МЛН
ninka ugu ildheerbaa dadka ugu ayaan daran
2:56
Ali hajar Media
Рет қаралды 20 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Cabdikarim Raas & Nimco Degen   Awooda 'Somali Bunjabi Band' 2013
6:11
Kooxda Waaberi (Lyrics)🔥Iyo Heesta "AYAAN DARAN"
9:24
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 35 М.
NACABKAY HA IIJABIN (SAYNAB CIGE) HEES MACAAN HCTV
7:45
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,5 МЛН
Ugaaso
10:10
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 21 М.
FARXIYA FISKA HEES JACEYL QORAAL
7:49
ALI DHAANTO
Рет қаралды 660 М.
Kooxda Deegaan heesta kacday Kuftay (OFFICIAL VIDEO)
4:12
Xusuus media
Рет қаралды 5 МЛН
Dareenka Naftayda hees Xasan Aadan Iyo Rooda maash
8:58
Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta
Рет қаралды 2,6 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН