No video

QOSLIYAA CAANA USTAAD JAAJUUMOW IYO RAGII/DUMARKII HORE MAGACYADOODII

  Рет қаралды 239,785

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

QOSLIYAA CAANA USTAAD JAAJUUMOW IYO RAGII/DUMARKII HORE MAGACYADOODII

Пікірлер: 86
@mohamedosmanadan3606
@mohamedosmanadan3606 5 жыл бұрын
dudaadey cunaaye karaaye sugaaye qubaaye niiniile rooraye qasaaye qosaalye bootoole raamoole barqa seexdi gar bukaanle juuq laawe cabdi jeeri faarax salool aadan soobari bulbul raamoole jiin balo joon dhageey bii muuse faarax baleey cabdi boob axmed dhiiga cali kaartar sarayala xume ina faata haroowsi lii indhii qaasim yuu jeemis aloon ugaas yare bahaloos qudbiya sara qaali rogon saxaral wiiqa kaahan yuuban dagan waala diidan keena qamar dayacan daruura suran ceebla saawira mako isla weeyn luul ma sugato hoofan booda zamzam dajiya abyan kadara shamis duula waris butaaca hiba daalan haweeya carab dheer basra cirweeyn zeeynab hunguri iyo af madiira jiin jaroos rowda wan isra buuqa meeriyoos milaana nuura alfa toosan najma leeysi samra bii el nasra qalbi hani tiyoote sahra fiimidool ismahaan isneela caasha kariina fatxa fatuux faaduma aasbaro sacdiyo sharoobo xaawa salooto safiyo luuse suleeqo buruko faaya wiiqa khadiija a garoon saafi new yeer xaliimo kaniitiko yaasmiin gaanjo maryan sharooto ruqiyo baasarac indha deero iyo hungiriyoos
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
@Maxamed Cismaan walaahi khatar baa tahey wuxuu sheegaayeyba kor baad ka qortey Thanks brother
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 5 жыл бұрын
Qoslaaye waaye aan kaa saxo taas.
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
mohamed osman, sidaad u xifdidey baan ka yaabey, xusuusta Allah hakuu daayo.
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 5 жыл бұрын
Caadi ma aha abwaanka
@kylehorn9933
@kylehorn9933 5 жыл бұрын
Thanks
@riyaniali14
@riyaniali14 5 жыл бұрын
Allah yarxamu raaximiin cowke
@faisoosman3583
@faisoosman3583 5 жыл бұрын
They said, old is gold
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Thats True Faiso Osman, Been maaha Maah-Maahdaasi
@ahmedmuse248
@ahmedmuse248 4 жыл бұрын
Wakaa marxuumkii codka gaarka ah lahaa ee Axmed Xasan Cawke Allaahumaqfirlahu warxamhu iyo dhamaan walaalaha kale ee mootanba aduunyooy kunacay halkaa nabada lagaga caweynayey waagaas wakhtigan waa sidee
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@abdihakiinomarabdihakiinom9135
@abdihakiinomarabdihakiinom9135 4 жыл бұрын
Aamiin
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 2 жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@mubarakshire7208
@mubarakshire7208 4 жыл бұрын
Ismaacil aadan Jaajumo Ama Adeer xabiibi
@maxamudcismaan1174
@maxamudcismaan1174 5 жыл бұрын
Umadi qalbiga wanagsana ee isjecla ayey ahayd
@yaxyecade275
@yaxyecade275 Жыл бұрын
Haduu ogoon laha amal diamond iyo sacdiyo siman 2022 😂
@xalimacdy8775
@xalimacdy8775 5 жыл бұрын
Ax oo ax dad waa dadkii horo oo talantii allh siyay dunii waxanu jognaa babaa ah oo naceb iyo xasiid kabuxaa alow sidii Ron anigaa jacelaba igusii darsomay iguso ducaya sxbta
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin insha alah
@highvisionhacking4149
@highvisionhacking4149 3 жыл бұрын
Who watching this year 23-4-2021-Fri-Apr
@ju8952
@ju8952 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto cowke
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Dr muna A Aamiin aamiin ya rab
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 3 жыл бұрын
Amiiiiiiiin amiiin
@ju8952
@ju8952 3 жыл бұрын
@@boqoradasomaliland6351 ilaahay ha u naxariisto ahmed hassan cowke
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 2 жыл бұрын
Jaajuumow Waxa Uu Hada Ku Noolyahay Atlanta Georgia America
@libanmohamedli
@libanmohamedli 5 жыл бұрын
Abdirahman sheekh jajuumow. Waa nin laylkase ah .jilayashi waberi wuxuu fanka kuso biray 80kii
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
@Lipka mCabdiraxmaan Sheekh Jajuumow, hada ma noolyahey bro
@mubarakshire7208
@mubarakshire7208 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE Wuu nool yahay ismaaciil jaajumow ruwaayadii u danbeesay waa tan hargeisa ku matalay kzbin.info/www/bejne/fH_TYoumjbaBbMU
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 3 жыл бұрын
Boqortoyo Mudug laylkase
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Жыл бұрын
​@@mubarakshire7208 Jasjuumo kan adeer xabiibi hada ku matalayaa waa oday isaaq isku mid maaha e kani noosheek in uu noolyahay
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 Жыл бұрын
Ingiris bu kunoolyahay waa abwan 2013 ayaa dib cawke u waraystay
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 жыл бұрын
Iyo hunguriyoos
@abdikhaliif9354
@abdikhaliif9354 5 жыл бұрын
Ilahay axmed xasan cawke ha u naxariisto amiin amiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@fatimamhi
@fatimamhi 3 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE walal ma Maadey baa jooga meesha?
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@@fatimamhi Haa walaal Maadey Sheekh Axmed wuu joogey habeenkaas drumka ama barriga ayuu tumaayey waad saxan tahay
@fatimamhi
@fatimamhi 3 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE haa, inoo nool yahey miyaad ogthy?
@shakurmahamedshakurmahamed4760
@shakurmahamedshakurmahamed4760 5 жыл бұрын
hhhh cadi maha cowke alaha unaxaristo waxu ahaa halyeey
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 3 жыл бұрын
Waxay cajiiba maraadinayo magacyada
@abdirahmanismaciilfurre4001
@abdirahmanismaciilfurre4001 Жыл бұрын
Adeer xabiibi ciyaalkan danbe waxay ku barteen uun Universal TV iyo ramadanta
@xabiibaaslanfaysal920
@xabiibaaslanfaysal920 4 жыл бұрын
Ka adeero xabiibi hadda jila miyaana
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Xabiiba asian Maya isku Mid maaha, Jaajuumowgani waa kii hore, jaajuumga hadan adeer xabiibi jaajuumow maanso jaajuumow la odhan jirey oo uu sameeyey, ayuu loogu magac darey
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 3 жыл бұрын
Adeero xabiibi oo yarh
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@mokadleye4571
@mokadleye4571 2 жыл бұрын
Form titok ☝️☝️☝️☝️☝️
@Dejong-mt8xr
@Dejong-mt8xr 4 жыл бұрын
ok
@TheLegnd1
@TheLegnd1 3 жыл бұрын
yaasmiin gaanjo waaba tanaa ru badanaa
@cilmimaxamed4306
@cilmimaxamed4306 5 жыл бұрын
الله يرحمك
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 3 жыл бұрын
Amiin amiiin
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Ninkaan ma nool yahay magaciisa iyo hadalkiisa isma lahan
@osmanabdulle3166
@osmanabdulle3166 2 жыл бұрын
Ninkanki waa nool yahay wuxuuna ku nool yahay Mareykanka Atlanta. Waaana nin reer Galdogob ah
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 3 жыл бұрын
Ninkani ma adeer xabiiiba inmaderayaal ii sheega
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@Cawil Ninkan Waa Jaajuumow originalkii,Adeer Xabiib maaha waa laba shakhsi oo kala duwan. Fanaankan jaajuumow hada USA ayuu ku nool yahay
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 3 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE mahadsanid wll
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Adaa Mudan Walaal
@xamzeali5369
@xamzeali5369 4 жыл бұрын
War ninka yaa baray hunguriyos waba Xaaskeyga
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 жыл бұрын
Hahahah
@cadiiskadhig2594
@cadiiskadhig2594 3 жыл бұрын
kkkkkk
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Жыл бұрын
Haday comentiga arakto meel aan ogtahay tib kuumay siiseen
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 5 жыл бұрын
Iyo hunguriyoos mesha ugu danbaysa hablaha haday kunjiraan Ninkii jeeb maran muxutaraya lagu leeyahay cajaba alla
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 5 жыл бұрын
Hunguriyoooz 😂😂😂😂 Hablaa zabankan dhuuni leee raacaan
@manaalonline7564
@manaalonline7564 4 жыл бұрын
Kkkk najma lazy
@jamaali6624
@jamaali6624 4 жыл бұрын
H
@abshircarab18
@abshircarab18 5 жыл бұрын
Jaajuumow ga hada joogo miyaa kan ama
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Maya isku Jaajuumow maaha
@liibaanjoojac7700
@liibaanjoojac7700 5 жыл бұрын
Magacyada mamul goboleydkee waaye
@libanmohamedli
@libanmohamedli 5 жыл бұрын
Waa jajuumawgi wayna
@libanmohamedli
@libanmohamedli 5 жыл бұрын
Maha bror ninkan ayaa laha magaca maraykanka degenyahay.
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 5 жыл бұрын
Jaajuumoowga kale waa heesaagii ka tirsanaa hobollada Durdur oo Sahra Dawo la heesi jiray. Isku waqti ayeena jireen labada Jaajuumoow oo sideedameyadii ahayd.
@axmaddayib8643
@axmaddayib8643 5 жыл бұрын
teedhi
@farduuscabdicawes9733
@farduuscabdicawes9733 2 ай бұрын
Ismaaciil shiikh axmed jaajumow ama dadka dambe uyaqaniin adeero xbbi heeso farabadan buu tiriyey sida heesta ikraan caraale uqaaday marwada jabuuti kharaay qaali baatahay dadka qaarka liitiyo agoon quudisa tahay
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 ай бұрын
@farduuscabdicawes9733 Waa kala laba jaajuumow, Ninkani waa ninkii magaca lahaa, iminkana waxa uu ku nool yahay USA Ismaaciil Jaajuumow maanso uu sameeyey ayuu kula magac baxey Jaajuumow illahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo ia
@mohameddheere7998
@mohameddheere7998 3 жыл бұрын
Faadimo aasbaro
@maxamudcismaan1174
@maxamudcismaan1174 5 жыл бұрын
Umadi qalbiga wanagsana ee isjecla ayey ahayd
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Tolow ummaddi maxaa kala diley
Maxaad u guursan weyday? SHEEKO RUN AH Cawke Iyo Jaajuumo
6:25
Wiyeer-Yare Show
Рет қаралды 25 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
meecaad miigane
10:54
Abdi Agalab
Рет қаралды 741 М.
RIWAAYAD "ISUMAQADO" KOOXDA WAABARI HARGAYSA
35:46
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 167 М.
SHEEKO GAABAN TUUG MA ARAGTAY MA ARKIN DHEH
17:07
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 219 М.
Dayaxa Maaris Oo La Dagayo (WARBIXIN XIISO IYO QOSOL LEH )
10:06
Boramanews Bnn
Рет қаралды 206 М.
Cabdi Haybe Laambad iyo Maykal Dhegjar
7:44
Tixraac
Рет қаралды 322 М.
JAAJUUMOW OO MARKALE DEEQO AFRO KARBAASHAY KKKKK
19:27
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 304 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН