Abuukaate Jemal Diriye - Xaaladda Ethiopia Maanta meel aan la Qiyaasi karin bay Joogtaa - Q1aad.

  Рет қаралды 29,236

SSTV

SSTV

13 күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 57
@selmanabd2782
@selmanabd2782 11 күн бұрын
Allaah haruriyo itoobiy aamiiin aaamiiiiiiin. yaaarabi
@rnuura334
@rnuura334 10 күн бұрын
War Tvga Follow Dhaha Somaliyey Wuxuu Istaahilaa 1M & Inkabadan 🫡🙌🏿
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 11 күн бұрын
Madaxa SSTV Suxufi Nur iyo Abukataha Aad ayaan idiin salaamey Mudaan weynay Mudanaha 🎉
@Gulmudagirl
@Gulmudagirl 10 күн бұрын
Ilaahay Ethiopia haburburiyo intaan ka ahan somalida
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 11 күн бұрын
Guuuuuuul Somalia MEEL WALBOOY joogto
@MhamettYuzuf-qx6tg
@MhamettYuzuf-qx6tg 11 күн бұрын
Ethiopia ale ha jabiyo
@lilsamiir1m
@lilsamiir1m 11 күн бұрын
Avv. Jemal Dirie 🙏👋
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 11 күн бұрын
Aqoonyahan jamal Diriye Waa nin aqoon sare Uleh Dhaqamada Ethiopia waana Aqoonyahan waxbadan ka og Ethiopia
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 10 күн бұрын
Maanta Dalkii aan lasoo gumeysan maantaa waa uu kala tagay,Qolo walba iyo danaheeda iyo dadkeda dalkeyda,Nuur Somalida Hoos joogta Amxaarada Oromada waa in Awood Adag oo looga hortagi karo lagara midnima ayaana lagu wajihi karaa.Qurba joogta wadaniyasha Sida Profesor Awahab Abdi Samatt Qareynkan waa in uu lamidowba
@user-ux5uh1mq3z
@user-ux5uh1mq3z 11 күн бұрын
Aqoontu waa cajiib mashalah
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 11 күн бұрын
Wiil ABSAME Wiil ABSAME KHABIIR sharci yaqaan
@mirehassan5007
@mirehassan5007 10 күн бұрын
Biciidyahan MJ 😂
@maanbille2235
@maanbille2235 8 күн бұрын
Mj bicidiyhan rer gala eri rer Cali sugule weye ninkani mahan absame
@mohaabdije2410
@mohaabdije2410 10 күн бұрын
Ethiopia, eritrea, sudan and Somalia Wanag iyo wadahal kama shaqeya ee waxa kashaqeya muruug iyo rasas waxba Ethiopia xoga hasarina lisma dhamo.........
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 10 күн бұрын
Nuurow Dadka Somaliyeed ee Gumeystihii Cadowga Ingriska uu hoos geeyayTaliska Xabashida malinbo meel ayeey soo joogtay,Alxdu lillah Mamulka maanta hadal iyo dhaliil xaalku so dhaaftaye Idacadan wax badan ayaan idin soo jeediyay Dadka Somaliyeeyd kuwa kasoojeea Dhulkaas xududkii tarikhdi Xornim doonadii,Sida kale marka loo dhigo Somali Galbeyd aanu kuwajahno tagero maal iyo muruqbo haloo fido Gesiyada difaca jiida hore kujirto.
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 11 күн бұрын
Guul iyo gobanimo
@yasminjama2703
@yasminjama2703 12 күн бұрын
Welkom 🤗 Nuur
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 11 күн бұрын
Jamal waan garan
@mohamedabdo-qb7zp
@mohamedabdo-qb7zp 11 күн бұрын
Waa Majeerteen
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 11 күн бұрын
@@mohamedabdo-qb7zp reer wardheer mj reer bicidyhn
@musegelle6156
@musegelle6156 11 күн бұрын
Jamaal diireye nin culus weeye
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 11 күн бұрын
Ok
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 10 күн бұрын
Hadaad Basaboor ajinabi qaadatay dadka dalkooda ha ku dirin.weriyahana lacag wanaagsan sii.
@user-re2ms1jm8i
@user-re2ms1jm8i 2 күн бұрын
Mashaalah
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 9 күн бұрын
Dhadhaar oo aad isku badashaa dhariga ma macaanaynisa.
@naturere-laxationw
@naturere-laxationw 11 күн бұрын
Maxaa qariirada calanka itobi ugu sharaxdeen
@KaaboHussein-zm1sn
@KaaboHussein-zm1sn 11 күн бұрын
Meesha laaga hadlaayo madaamo aay tahay sababtaas weeye
@Vivo34700
@Vivo34700 11 күн бұрын
Itobiya wey burburtey somali ha tashado sidey gobolkooda u badbadsan lahayd
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 10 күн бұрын
Ilaa 1990s unbaa lalaha Ethiopia dumi. Beenta naga dhaafa
@hafsaahmed5515
@hafsaahmed5515 10 күн бұрын
Jamalow wll waxba hano dulmarine nosheg inan gumeysi kujirno wan ognahay inan gumeysi kujirno oo xog nalagu heyste dorosho ama hormar waxa hela ninka xorta ee nin laheysto mahelo sharaf
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 10 күн бұрын
Itoobiya madaxtooda balaayo ha ku dhacdo
@FreemanV99
@FreemanV99 11 күн бұрын
Laba arrin ayaan is qabanayn: Ethiopia waa dal diblomaasiyada caalamka taqaana iyo Ethiopia male xirfad siyaasadeed oo ay ku dejiso rabitaanka shacabka. Ethiopia waa howga faqriga iyo keli talisnimada soo saara. Xukunka qofka yimaadaa waxa u ku jooga qori caaradi iyo dhiig daata.
@sabriyeqawdhan6559
@sabriyeqawdhan6559 10 күн бұрын
Qodobka 39 aad ee dqstuurkqa Tigreegu iyakaa ku darsadaye Somali uguma danaynaynin
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 10 күн бұрын
Waxaan hubaa inuu yahay Nin wax og
@arslangolad3994
@arslangolad3994 11 күн бұрын
‏‪21:44 Dastuurku waa warqad keliya, waxa muhiimka ah waa sharciga xoogga, kaasoo ah in awoodda ciidanku ay go'aamiso sida loo xukumo
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 11 күн бұрын
Shiine culay
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 10 күн бұрын
Isla hela idinku habaarka.ethiopian anaga ah Kuna dhalanay nabigana ku saliyayna scw❤❤❤❤❤❤
@mahadmohammudsh8957
@mahadmohammudsh8957 11 күн бұрын
"Waa aagaamo is agfadhiya" kkk
@rnuura334
@rnuura334 10 күн бұрын
Langab Ciilan
@gaasmohud-pg3ri
@gaasmohud-pg3ri 11 күн бұрын
Jamaal diiriye waa sharci yaqaan lakiin sababta uu isku casilay waxaa uu shubayo ma ahayn ee waxay ahayd markii shaqada laga eryay yarkii uu adeerka u ahaa oo ahaa m.x.waxbarashada dds oo magaciisa la yidhaahdo cabdilaahi laangadhe kaas oo wixii mashaariic waxbarasho oodhan uu qaadan jiray Jamaal. Kolay re doolo way garanayaan . Beeni raadmaleh. Beeni raad maleh .
@Yusufxasann
@Yusufxasann 11 күн бұрын
ETHIOPIA AWOOD MA LAHA LAAKIIN DHIBAATADU WAA INAGA OO AAN MIDEYSNEEN IYO MADAXWEYNE JILACSAN OO FULAY AH
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 11 күн бұрын
Waraysi fuican Lkn kemado badan oo at ingriisi ah baa ku jira Weryaha waxaa fiican qofka uu waraysanayo Inuu dhaho Dadka aynu wax usheegaynaa Waa somali
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 11 күн бұрын
Ethiopian problem is also our problem as somali it will affect us so we need ethippia with democratic and stable nation
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 11 күн бұрын
Kkk ninkaan in lawaraysto waa ceeb iyo cay.
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 11 күн бұрын
Oo maxaa dhacay bal fursad uhel sidaasoo kale nin soomali hadii aad tahay wan ku dhagaysanayaan.
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 10 күн бұрын
War t.v.gan ha daawanina waa mucaaradka itobiya
@mohamedfarah1400
@mohamedfarah1400 10 күн бұрын
Doqonkii Ogaaden DOQONEY Dabkaa
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 11 күн бұрын
KANI KHAYAALI BUU KA SHEEKAYNAYAA WAAR XABASHI ISKA XOREEYA AMA ISKA AAMUSA
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 10 күн бұрын
War ma rabno imikaba xor baa nu.nahay.waa yaabe t.v..Gan ma mucaaradka etopiya.leh??
@abdulxassan4657
@abdulxassan4657 10 күн бұрын
Dhulka Somalida DDS waxaa sharci ahaan iska leh Dawlada Ethiopia, dadka Somalia ee Degan DDS waxay ka mid yihiin duurjoogta Ethiopia. 3 Qomiyadood ee isku haya maamulka iyo siyaasada Ethiopia shacabka Som. DDS kuma jiraan.
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 10 күн бұрын
Ma adigaa siyay
@salmaanqambi3523
@salmaanqambi3523 12 күн бұрын
Abukaate waqooyi tuug ba looga yaqaan 😂😂
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 10 күн бұрын
Ethiopia ma bur burayso.dawlad bani aadamna iyadaa u dambeysa.illaa kacbada ay ka galaan.tarikhda Barta.please
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 11 күн бұрын
ADUUNKA WAXAA UGU DARAN DAD MEESHA AY XUDUNTA CALOOSHODA IYO MAKAANKOODU YAALO DAGAAL KULA JIRA MEEL NEEFTA IYO WAQADA KA XIDHAYSA U ORDAAYA ALLOW REER CAGJAR MIIRKA U SOO CELI OO CADAALADA TUS
@abdiXafiid-je6vb
@abdiXafiid-je6vb 10 күн бұрын
Jamaal diiriye waa nin wax badan og
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 119 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 38 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,4 МЛН
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 139 М.
''Sayidku Diin uma Dagaalamayn'' Boqor Buurmadow'' Taariikhda Daraawiishta
45:56
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 21 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 119 МЛН