Runtii farmaajo ma arg weligeey mana lahadalin. Waxaa u jeclahay Illahay dartii qalbigeygana waa ku weynyahay .Rabbi ha soo celiyo kuwan dadka iyo dalka baabi baa,bi iyay Allaha Qabto from Hiiraan
@abdirizakabdallah26722 күн бұрын
Aabo Farmaajo ❤ guuleysa
@FadumaAbdullahi-j9s2 күн бұрын
❤😂 Xafidllah madaxwene farmaajo ❤🇸🇴 Hadii u Joogitd LAHAY Jahawareerka Ku dhacay Wadankeena 💔😭 Kuma dhicin Laha Somaliya Waxa ay u Baahan tahay Farmaajo ❤🇸🇴 ee uma Baahna Qaacin Wadan mise Cado Qaatayaal 🇸🇴👍💯
Horufadhi media iyo hashi waa mahadsantihiin. somaalidana ilaahay waxaan ugabaryayaa in qalad iyo kuwii kala garta aynoqdaan.
@monayousuf4022 күн бұрын
Allah ha xafido madaxwayne Mahamed Abdilahi farmajo so noqo ado nabada insha Allah 🤲❤️
@Userq2Күн бұрын
Asc walaala waa run waaya dowladii somaaliya ogada aya ku socotaa dowladii farmaajo dowladii dowlada dhaanro mahayano❤❤❤ maxdaweynii hore ma ilaabi doono madaxweyne farmaajo ilaahay ha xifadiyo shacbka somaaliyee ku ilaabidoonaa❤❤❤ shabka somaliyee wili quluubti ayaa ku jirtaa somaaliya qabiila ayaa dardaray ❤❤❤ guul somaaliya
@abdiraxmanshekhyasin8972 күн бұрын
Guul ayaan marwalba inoo rajaynayaa dalka nabad alle ha inooga dhigo
@standarddichotomycontrol12792 күн бұрын
IFARMAJO was governing a functional system to all departments whether locally or internationally. He fixed the institutional power and gave hope for the independence of Somalia. He was a man of integrity who dearly loved to his people as well as his motherland!
Manshaallaah Ilaaheey Soomaali Ha U Gargaaro Horumar Soomaaliya Waxaa Hor Taagan Cadow Badan Naloo Soo Adeegsadey Ee Soomaaliyeey Heshiiya. Abukar Baale Iyo Teemka ka Shaqeeyey Guusha Hore U Wada Ilaaheeyna Haidin Kaal Meeyo Guul Soomaaliyeey 🇸🇴🙏🇸🇴👮👮♂️✅
@maryamahmed83092 күн бұрын
Subxaanalaah Oo aawey waan oo Ciidana Fiiriya sida aay u badan yahiin hadana u habeeysanyahii XAGEE AADEEN WAXAN OO CIIDAN SOOMAALIYEEDA
Dawladi daacadnimay u baahantahay Dawladi qabyaalad uma baahna. Ninkii dhaliila nin madaxa keenana wuxuu ku dhaliilsanyahay waa ceeb in la yiraahdo qabiil Baad ku diiddantahay.. Ninkii wax qabta ceeb weeye in la qariyo wax qabadkiisa oo dad kale la siiyo.. Qofku wuxuu ku sharfanyahay ama ku ceebaysanyahay waa wax qabadkiisa.