Aad ayaan u ooyay markan dhagaystay waraysiga aabaha somaliyeed ee halgame qalbidhax Waa halyey shanta somalieed cadawga kadhicinkara Caliqaate xaarmaajo ayaa cadaw udhiibay😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😤😤😤😤😤😥😥😥
@gowsawayne83984 жыл бұрын
Crocodile tears
@sameerahajia46004 жыл бұрын
Ibrahim Hassan 😭😭 ad iyo ad Wll Dad walan ayaa heelay lkn Allah ayaa uga reyay/Alxm
@isiri.28354 жыл бұрын
mooryaan duli
@gaazyare32784 жыл бұрын
Nurow fariin naga gaarsii qalbidhagax waxad Ku dhahdaa waxaa kula damqaday quluubta 20m oo somaliyeed yaana arkin adoo LA sawiran tuugadii Ku dhiibay in aad hangool fararo leh I saga qabato bay sharaf taadu Ku jirtaa IGA gaarsii tnx 🙏
@maryanjama29184 жыл бұрын
Oooh really you are Qalbi dahab 💖.
@shamsoabukar36593 жыл бұрын
Ciilbadana Somalia maxaigadhliyay
@dekakasim90104 жыл бұрын
Masha Allah waa wariye Akhlaaq iyo deganaan ka muuqdo iyo dhamaan Raga uu waraysanaayo.
@amiintatikoofficial33294 жыл бұрын
Wa runta wxa ku jeclahay hadalka kama dhax galo wuu sugaa inta qofka uu dhameysanyo
@ttonlinequraan49174 жыл бұрын
Nuur saaxib adliga iyo shaqaalaha tv gaba waan idin salaamayaa, waxaan idin leyahay horay u socda shaqa wanaagsan baad umadda u haysaan
@kadraashkir91694 жыл бұрын
0ye po ey0ud0uey0ir
@kadraashkir91694 жыл бұрын
i93t po 7r08e4 is 👩🏻🎓🛄🚫👩🏾🎓👍🏽🐝🚫🐝owyrp4yy3urophsp ahry
@drayuumi9734 жыл бұрын
Wlhi markaan Khalbi dhagax waliysigisa dhageysto xanuun qalbiyana ayaan dareemaa midba mida kale iiga xanuun badan 😭😭😭😭😭😭
@maryanahmed17814 жыл бұрын
Waan Hubaa Xasan Cali Khayrow Inaad Daawanaysaan, Qalbidhagax Iibsate Ee Shidaalka Somaliana Ku Darso Oo Qadar Iyo Norwayda Aad U Shaqayso Ka Iibi ! Tuug Waa Kiisii.
Wlhi Qalbi dhagax waa Nin qaali ah ilaahay ha dhowro
@aliabdi83474 жыл бұрын
Soomaaliya inay hoogeeysa waxaan ogaaday habeenkii Farmaajo la doortay. Arrinta Qalbi dhagax book halaga qora iyada lagu saleeynaya wareysiga u bixinaya si jiil soomaaliyeed soo socda wax oga ogaadaan taarikhda madaxda soomaaliyeed
@famousfarah70014 жыл бұрын
Dalka somaliyeed in itoobiyan kataliyo waa arin aad u naxdin badan inagu dalka somaliya nabad ayaan kusageynay lakin hada waxa nasib daro ah in amarka iyo hadhalka itoobiya cabsi laga qabo itoobiya in lagu dhibo muwaadin soomaliyed waa wax aad iyo aad looga xumaado runti waxa inoo muuqato in dalkena uusan gacantena kujirin oo uu kujiro gacan cadow 😭
@adamjama34424 жыл бұрын
Nin danlaa jar kuu dagay Adna maanad diidine Dalacaad laguu sheeg Inta filin la daawaday Malab laysu dacal Saar Ninka Duurgal soo maray Kaartada Ma daayoo DAHAB baad ku Baadhee Yaanay daasad kaa noqon Dadkaagiina kugu fahan Cida loo dan leeyahay Iyo waxa is daba maray Sida laysu daba dhigay Sheekadan daciifka ah Baasaboorka lagu diray Ma dilbaa casuumad ah Iyo xaafad lagu dago Ma diyaaradii bay xaaskuna Dul saarnayd kaamay danbaynine Dalxiis maad ku kulanteen Iyo Daaro dhaadheer Duulaan haday tahay Farmaajana ku soo diray oo aad danbi lahayd Iyo duurgal caan baxay Cabdi ilay halkuu dagay Iyo Miyaan jeel laguu Dirin Ma masaajid dabadeed iyo Tagsiyaa la doontaa oo lagu Dawaafaa ninka jeelka loo diray suuqa booli kama dago Ma dalbado huteelada iyo Gaadh la DAba wado Wafti kama hor tagi karo Sida boqor ku soo dagay Maxaa kharash la Daba Waday Iyo dollar Fara badan Tagsigii Ma laga diray Nin Madaar ka soo dagay Muxuu been daldalayaa Isha midigna kuu daban Waana lagu dul joogaa Idinkuna dad Waynow sheekadan Ku daalaye bal riwaayadaa daya Intaad daawe saartaan Kolba Dacal ha loo dhigo qalbi Dhagax jartuu dagay Sirdoonkana is Daba wada Runti way daldalantee Bal niqaamkan daawada
@Dagan93224 жыл бұрын
Afkuma Go.o wax badan baad ka fahantay Wlky
@Isse-Farah4 жыл бұрын
Qalbi dhagax waxaan talo ku siin lahaa inuu utartamo xilka madaxweynaha somalia kurigii lagu dhiibay inuu fariisto aad baab ujeclaan lahaa. waana hubaa inuu ku guulaysano hadduu qadiyadaaan sidaan ugu dhaganaado. iga gaarsiiya.
@abdikhadarmohamed17624 жыл бұрын
Wlhi nin caqli badan ayaatahay sxbo
@shaqlana88944 жыл бұрын
Ninka mw kama noqon karo somalia sababtoo ah uma dhalan somalia.
SUBXAANALAAH Ninkaas Qalbidhagax Soomaalida nadiifta ah way ka dhiidhiday oo way u ooyday ka dibna soo dhawaysay laakiin sida uu noqday waa si aan la filayn oo aad looga xumaado inuu nin qabiil oo Axmed Madoobe Dana fadhiya oo halkan waa inaadeerkay la hayaa waa ayaan daro oo aanu is dhihin bal xitaa xishoodoo dadkii Soomaaliyeed ee sharafta lahaa kuu qarac may sharaf laakiin BARASHO WANAAGSAN
@sahanchaneal20174 жыл бұрын
masha allah wuu cafiyay ilaahay adigana hakucafiyo khayr baad shaqaysatay
@abdisabuur24903 жыл бұрын
Ala wa ninki loaar kudi lahaa ninkan war maxa dhika natiray war shayadhinta lasoqaqabto o cadalada halakeno
@HamseAbdi264 жыл бұрын
inta reer somalia ee dawanaysa mid baan leeyahay wax ku qaata Ogaada inaydaan dawlad iyo dad midaysan haysan waayo qalbi dhagax wuxuu sheegay inay la dagalami lahayeen intay leeyihiin 20k ciidana ayaa naga baxaya oo ethiopian ah Qalbi dhagax waa shakhsiyaadka qaliil ka ah ee la odhan karo waa somali dhaaba
@zack68594 жыл бұрын
Onlf meel aan laga dhiibin Malaha from hargeysa to garoowe ilaa xamar Dhulka soomalida Oo dhan Ethiopia ayaa ka talisa bro
@alidekyasin76244 жыл бұрын
Walhi Qalbidhagax maaha Shaqsi Cuqdad badan Oo an Saamixin qofki xumeeya Waxan jcladay qaabka uu usamaxay ugu na duceyay Labadii Waziir Markii ay dhinten Allah u naxaristo Asagana Allah waxa uu ku Bad badiyay Qalbi wanaga
Farmajo shariibo catiir aya dhibay Qalbidhagax dalka ma qof kale aya madax weyne ka ahay Farmajo wa jajus itopiya uu shaqeyo oo Aby Ahmed kabah uu qado Farmajo wa ninki Bada Somaliya uu saaxixay China 🇨🇳 Farmajo wa ninki Qalbidhagax uu dhibaya cadawaga itopiya. Farmajo wa ninki dhahay 4sano hadey ii dhamato isma so sharaxayo😂 manta wa uu jedan beentiis iyo kursi jecel😆 Farmajo wa ninki 4 sano ka hor dhaya itopiya wa cadagayan mante waxow leyhay wa walalahayn 😂 yaab Waaar farmajo shariibo catiir gadomiyah garabhaareey been badan 😂
@idrismadarosman5754 жыл бұрын
Somali republic is back on the world stage and international community know that we are one nation under God and we must respect our blue flag passport and international relations.
Mansha alaah qalbidhagax markaan arko waan farxaa waa halyay ilaahay yaqaana ilaahay waxaan uga baryay in uu guul ka gaadho halgan kii uu ku waayay walaal waalid xaas iyo ehel kale ilaahay ha tuso ogaadeeniya oo xor ah uuna ka taliyo Farmaajo wuxuu noday fidno soomaali lagu darsaday tiina wuu eeday ilaahay umada hadhaafiyo Ilaahay shartiisa intaa hanaga koobo
@somali73784 жыл бұрын
#Qalbi Dhagax👇 👉Tani Waxay Ahayd Dhibaatadii Uu Kufaa'iday, 👉Lama Diidana Inu Ahaa Halgamaa Lkn Lama Aqoonin Arintaan Kahor, 👉Hada Ooguma Darin Waa Kan Nuurkisa Baxaayo Magaciisa Dheraaday Howada Sare Galay, 👉Waa Laba Nasiib 👇 Nasiib Badbaaday Naftiisa, Nasiib Magac Sare Iyo Mamuus,
@halaalmedia34164 жыл бұрын
Halyeey qalbi dhagax kooxda villa somali fadhido hadii ay ku arkaan hurdada ayey ka tagaan
@daljireali47834 жыл бұрын
Somalia waa hoogtay fulayadaas ayaa Madax u ah.
@zuzuyusuf21204 жыл бұрын
Qalbi daacad
@somaliaonelove1943 жыл бұрын
MASHA ALLAH WAA ANKAL QABIIR AH MAR WALBANA WAAN KUU DUCEEN JIRNAY ANAGOO DHAN OO DHALINYARO SOMALIYEED AH ❤🤲🇸🇴🤝
@abdikhadarmohamed17624 жыл бұрын
ALLAH ayaa mahadleh Qalbidhagaxoow ALLAH Umahad celin markasta
@halimahassan6574 жыл бұрын
ASC MAANSHA ALLAAH REALLY YOU ARE SOOMAALI CABDIKARIIN QALBIDHAGAX SOOMAALIYAN DHAB AH ILLAAHEYNA. HA KU XAFIDO ADUUN YADANA LIIBAAN AQIRANA JANATUL FARDOWSO.
@anissalad4 жыл бұрын
Yaahuu Sanbalooshe waa. diciif dabaqoodhi ah waa wax ragga iska dayee naaguhu ku qoslaan waxuu ku hadlay Sanbaloolshe
@halimoomar75294 жыл бұрын
Waa sheekadii,Alif,waleeyl, wa leeyl.Mucaardka oo dhan.Ninkaan ayeey ku mashaquul sanyahiin. Qof kasta oo mucarad ah.Qalbi dhagax ayuu,ku qeeyliya.
@zahraabdi37644 жыл бұрын
Waxaan alle ka rajeyn inuu Somalia 🇸🇴 madexweyne sharuud la,aan ka noqdo oo sumcada Somali soo celiyo Inshalah, markuu ka dhamaado farmmajo
@aadanahmedduale59992 жыл бұрын
Hhhhhhh Riyo
@bossiebadass98904 жыл бұрын
bar madow oo an ka hadhin waligii baa ku taal farmaajo
@beeloahmed49644 жыл бұрын
All fiqiyaa Feeruhu ku jabeeeen adiku wadan ka waxad ka kadateee hus aa ku iri Wariyaha waxan ka Codsan laha adoo raliya Adeer kan qalbi dhagax waxd war sataa next interview ineey sidii abti hashi sheegayay ey sax tahy io inkle taasoo ah in San baloolshe ow Madax weynaha ku yiri ninkaan qalbi dhagax ah isagas codsatay in la dhiibo oo uu isgaku passport misa visaha sameeyay. Mahadsanid Mida uku danbeeda wiilkan yaroo bidaartu leeftay oo xildhibanka isku sheegaa magacisa garana mayeee waxa usheeeki laha Jamhadii Xoriyad u dirirkaa ahaa Farmajo arkikixiso kuma tilmamin Xasan qoslayye ku tilmamy Warkiiyoo kooban wadankan io dadkan dadaa il xun ku firinaa iney dumiyaana raba dadkoodeeyna ku dumee oo ey isku adeegsaayaa marka wadanka Allha no xifdio io dadkiisaba Hdeey inteey qalbi dhagax dhibto Ethiopia Shacabka Somalia waxba kaba qadi karaan dal io dadna lkuma badbadin ee $$$$$ baa dadkii beerka xaaqday😡😡😡
@awmuhumedawga41893 жыл бұрын
maashaa allaah rag rag dhaley
@userlginfydrubf4 жыл бұрын
Raganimo waa u dhalasho abdikariin adoon ilaahey ku xirin baad eheed guleeyso insha allaa cimri dheer ayaan ku rajeynaa insha allaa
@raaxeeyekale774 жыл бұрын
MAASHALLAH
@idrismadarosman5754 жыл бұрын
Runta waa Laga war wareegaya. Qalbi dhagax waxa so qabtay oo waliba qortay sanbalooshe ,waran dumisks IYO dawlad diidka kaso horjeeda wadaniyada somaliya.
@rashka51144 жыл бұрын
Noor shaqo fcn baa wadaa adiga iyo bahda sstv mahadsanidiin
Allah as protected you but Somalia government did something very bad it's very sad may Allah project you you and bless you abdi Karim
@duniyoragecohniijk7534 жыл бұрын
Soomaali oo dhan Hassan shiikh Mahamuud bay cuqubo ka galeen ee cafis waydiista intii laga carcaraayay baad god abeeso ku dhacdeen xitaa qalbidhagax uu kamid ahaa
Cabdikariim sheekh muuse dhibaatadii uu farmaajo u gaystay muuna mahadinin haduu in uun caqli leeyahay wuu dareen sanyahay Cuqubadiisiina way ku dhacday
@footballlovers2304 жыл бұрын
Ilaaa villa somalia farmaajo lagasoosaaro wareysiga wada
@saadeid88894 жыл бұрын
Sharaftii somaliyed dhimatay....!!
@mariamhaile5644 жыл бұрын
Goormay sharaf lahayd waa cawaane
@abdikadiromar69554 жыл бұрын
Waan kadhargi lahay wareysiga waan ku celceshadaa sanbaloolshe waxuu dhahay kuwa kale hadii nala waydiisto waan dhibaynaa
@marwofoosabdi6574 жыл бұрын
Waa wax laga wada xumado waxey Somalia sameysay 😭😭😭😭😭😭
@Gfunkyistheshit4 жыл бұрын
Sanbalooshe ...anu gaalnimo la qarqariyo oo la dhaashdhaasho ma aqaane, gaalnimo kal iyo laab ah oo hiil iyo hooba ah baan aqaanaa buu warkiisii iskugusoo biyo shubtay...سبحان العظيم الوهاب. Culumo unbaa maantoo dhan nimankan hala daayo odhan. War waxa meel hala iska saaro.
@abdihakimhared53122 жыл бұрын
Waan kaxumahay Waxa Adeerkay Qalbi dhagax lagu Sameeyay iyo Sua alaha Jeesjeeska ah lawaydiinayo
@mohamedmohamed6143 жыл бұрын
Qalbi dhadax waa Ethiopian adiga oo kale ah hadii la geeyay dalkiisa ma wax problem ah malahan
@footballlovers2304 жыл бұрын
Maryam qaasim ayaa dhiman halasoo waresto plz
@mohamedascadowmohamed54794 жыл бұрын
Qalbi dhagax waxaa lagu tuhmaa in uu haysta bassapot ethiopia halaweydiiya jisiyada uu haysta
@Mf-ib3qo4 жыл бұрын
Qalbi dhagax iyo ina ilay waxay u shaqyn jireen tigraya waxa ay ku kala duwanaayeen qalbi dhagax waxuu ahaa dhar cad ciidanka qarsoon ee tigraya ugu danbeyna wey clean greeyeen waxayna kaa gadeen sidan
@tufaaxmoneyexchange4994 жыл бұрын
aad ayan uqirooday maheysano dad daacad oo namatali karo keena wanaagsana waxa la leeyahay argagixiso viva qalbi dhagax maha kaliya inuu somali galbeed gumeesi ku jirto dhaman wan ku wada jirna
@صداميةوافتخر-ف5ح3 жыл бұрын
Is Marie isaga aaminsanahay meesha joogay iyo meeshii lagasooqabtay hadii loofirsho sidoo kale sheeg sahir meeshuu joogay meesha lagasooqabtay xasan sheeg wuxuu kugulestay sheega baabor ajaanib magadan sidas wadanka gudihis kujogay ee waa laga kaxeysan laha isagoo dhan waa nalagaday oo doowlad la aan baa labo labo magac nagadhigtay oo baabor la aan baagalnay wadamada shisheye siciyalka wax ubartay noolaga faaiideystay bales waxbarashadi waa miro dhaliweyday dadkukasen iyo dawarsade ookale ceebesanayal lagubahdilo ciyalkod dadka wadanki oowalidka magacis mawadatid badu yimadana guru mawadagaleysiin bilaasharci baalooarka aqoonla aan calanka beluga hadii jirin swoon majirto oo matihid Atwood dadnimo xuduud guru albab leh hadikale tuugba duuga kawayo aragsan tuugsiga iyo tuuganimada keedaran hadan labada noqon cujo iyo xaajo teena falanto saan ladhac waa socona hadana waa lacelcelsha roux waalanse lama velshi awalbuu dhismay oo cali lahaa in lookadiyo ilaahna loobaryo dalaalo ininyar beey utimada miliqsinka wuxuu keenay ruuxa waayay sidaas udhaqantid inuu kuula dhaqmo wanag iyo human aba ismodsin hadi aad utagto gacan adigaa shaqo doonatay naxarista adiga kunool hada nabad helios nimcadisana ilaah ugabaridid adigana kamagangasho wax shar waalan doceyso ladin udocey noodocey hadii lagudhaho wax haismodin xaqa kabaq
@LADYROSE1244 жыл бұрын
Bahdilad iga dheh waxa layiri ninki qof badbadiya wuxuu la mid yahay qof dadka oo dhan badbaadiyey ninki qof dil kula kaftamay waa nin dadka oo dhan laayay ninki hadimo taliyoow adiga u halis ah
@cadnaandeeley20904 жыл бұрын
Sanbaloolshe wuu qaldame qaladkisa na wuu qirtay dadka wngsn ne sidaan ayaa lagu gartaa cimrigaaga ha raago mudane sanbalolshe
@warsameali9243 жыл бұрын
Nolasha eyaha ayuu ku nolandonaa sanbaloshe
@abuusalmaancaraale79434 жыл бұрын
Waan ku qoslay Kiinaalka yar yarkan Horaan go,aan uga qaatay in aan dhagaysto laakiin waxaan maanta u soo galay arinkan oo arin xasaasiya Hase ahaate waxaan Ka faa,idiy maanta xumaanta iyo qudhanka kiinaalkan Waxaa Ku tusinaya 1-ma waraysanaayo dad dhexdhexaada Waa dhinac- iyo basaasin shisheeye kalkaal 1- qalbi dhagax 2- fiqi 3- xasan War islayaaba waxaan xishoonayn baad tihiine
Xaq iyo baadil wale iskumeel ma galaan,ilaahyba xaqa la jirey farmajaana baadilkisa alaha ku rogo oo cadow alaha gacanta u galiyo.
@warsameali9243 жыл бұрын
Sanbaloshe waxa u sidokale dhiibay walaalkey una dhibay Kenya majiraan wax qiil u noqondona mustaqbalka dhow insha allaah xabsiga aad gashay mid kadaran buu gali donaa
@fnw86883 жыл бұрын
Warsame Ali sheeko aya heysa Farmajo iyo Khayre markey xabsi galan ayow gala Sanbalolshe , Qalbidhagax farmajo aya dhibay mida kale sidow sanbaloshe walalka ku dhiba kara intow ku dhibay???Sanbaloshe Ma dalakow madax weyne ka yahay? ader hadi qof laa xeera Farmajo halaga bilabo hadi kale nagu kala wada sheko niici ah loma bahano
@nuraali42964 жыл бұрын
Wale caawa farmajo hurdo waa ka xaaran
@amalomar8604 жыл бұрын
Farmaajo wuu seexanaya waliba si peaceful ah wax ka qaldan majiran
@@ahmediinsiyat6254 jaahil baad tahay caqli aan Qabiil ahayn ma lihid Mareexaan Oo dhan maxay ka sameeyeen?
@saaiidsaaiid58174 жыл бұрын
ilahay masiibo dag daga haku rido intii kadabeysay dhiibidtii cabdi kariin qalbi dhagax ilahayna hana dhafiyo
@futuredoctor19664 жыл бұрын
tuugta fadraalka oo dhan ayaa dhiibtay Itoobiya anoo muqdisho fadhiya hadda hadeey ii baahato in sikin liigu dhiibaayo waan hubaa
@simplistic91624 жыл бұрын
KAADIB BEENLOW MUNAAFAQ ALLE WAA KASHIFAY MOORYAAN BEENTOODI FIQI YAA WARKAAGA WAX KU FALAYA WUXUSH MA MOORYAAN BAA RUN IYO CADAALAD YAQAAN WAR MOORYAAN KAADIBSANA ALLE IDIN KA SHIF SIYAASADIIBA WAXAY U QABAAN CAY IYO KAADIBNIMO YAAHUU GOORMUU LA KULMAY FIQI IYO FIDNO WADAYAASHA BEEN DACIIF AH IYO CAY BAY U QABAAN INAY WAX KU HELAYAAN WAR WM F INUUSAN DHIIBIN WAA CADAHAY WAXAA WAXAAS U KEENAY AMINAADII UU AAMINAY MOORYAANTII GADATAY AYAGII BAA IS KASHIFAY ALLAANA KASHIFAY WAX GARAD IYO MADAX SARE BAA CADAYSAY IN MOORYAANI GADATAY QALBI DHAGAX WARKIINI WAA KA SHIFMAY MOORYAAN ALLE UMADA IDIN KA QABAY AMIIN YAA RABI
@basrabashir57264 жыл бұрын
Walaahay maba awood aanku dhageysto maba lahi daciifnimada heerkaas gaartay bal eeg qofaad godku riday kadaba imow oo ku nacnac lee maxayku keeneen
Aryaa nimankaan Absame oo baasaboorrada badan qalbi dhagax oo shaqsi itoobiyaan ah ayay qaran ku dumin rabaan, ar naga daaya sheekada qalbi dhagax Dalna iima xoreyn Diinna ima barine
@halimohassan44514 жыл бұрын
Ruuxii fashil la damco waa sidan oo kale farmaajo iyo kooxdiisa ilaahay baa fashiliyay Tankale waxaan la yaabay ninkan raysal wasaare ku xigaanka ah shalay ayuu jigjiga xeer ilaaliye ka ahaa oo uu maxkamadada jigjiga xumay baasaboorkiisuna waa Ethiopia yaan hada waa ninka khayre ku xiga Maalintii ay qalbidhagax dhiibeena waxay ku doodayeen waa Ethiopia wadankiisii ayaan u dhiibnay Marka suaashaydu waxaa weeye ma ninkii duurka ku jiray ee lahaa anigu soomali baan ahay Ethiopia na way na gumaysataa xornimo ayaan rabaa ma ninkaas baa Ethiopia yaan ah mise kii baasaboor kooda watay una shaqeeyay musharna ka qaadan jiray yaa Ethiopia yaan ah bal ii sheegi kara
@HudaNuura-12 ай бұрын
Waxay doonayeen inay Ethiopia khaarajiso kaas ayaa asturi lahayd cawradooda ..iyo ceebtooda balse markay arkeen inuu nool yahay runtii waxay ku ahyd maamulki somalia naxdin wayn .😢 bcz way ogyihiin inuu ka sheekayn doono ceebtiina soo bixi doonto 😢