Haduu Onkadyahay Jacaylku (Maxamed Siciid BK)

  Рет қаралды 1,614,431

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@cabdiraxmaanmaxamed8653
@cabdiraxmaanmaxamed8653 2 жыл бұрын
Sagal sano kadib ban dhagasanaya cesh calaa hees❤❤
@fathihersi3414
@fathihersi3414 2 жыл бұрын
wakadam beya bwe😪
@muniiryareofficail6020
@muniiryareofficail6020 Жыл бұрын
2023
@hajimudazirupdi5647
@hajimudazirupdi5647 Жыл бұрын
_________😢😭😱
@ahmedyusuf4975
@ahmedyusuf4975 Жыл бұрын
Sagal sano ka dib wan dhagaysnaya maxamed sicid iyo heesta urugo. Cajib libaax fanku tebay, waxa iso xasusiyey post abwaan jaylani kaga hadlayay Hesa Bk cawa nuski danbe. 3am. 04.06.23
@SalmaanabaadirSalmaanabaadir
@SalmaanabaadirSalmaanabaadir 9 ай бұрын
Inta dib usoo booqaty 2024 like 👍 😢❤
@ceynicabdulahi5100
@ceynicabdulahi5100 2 ай бұрын
Dib aya uso boqde iyado waliba dhamad yahe 2024
@Somali122
@Somali122 2 жыл бұрын
4 / 6 / 2022 walahi heesta waa qiiro jacayl hadaad qoraalkeyga aragto wll farxad ayaan kuu rajeynayaa anigu gabadh aan jeclaa ayaa leyga guursadey heestan ayaan iskaga ooyayaa 😭😭
@fathihersi3414
@fathihersi3414 2 жыл бұрын
waa kaxumahay runtii
@asmaciiltira5666
@asmaciiltira5666 2 жыл бұрын
2023 aqrinaya qoralkaga😢
@masnamaxamed708
@masnamaxamed708 2 жыл бұрын
Inan ku waydiyo su ,aal aya jeclaysty
@Somali122
@Somali122 2 жыл бұрын
@@asmaciiltira5666 weli waa noolahay wll salaamanid
@Somali122
@Somali122 2 жыл бұрын
@@masnamaxamed708 i weydii wll
@mohaxidig1285
@mohaxidig1285 2 жыл бұрын
Waxaan daawanaayaa heestaan 14 febraayo 2022 hada ika dambeesid like wll🥺
@Gs9gamer
@Gs9gamer 2 жыл бұрын
Sidoo kale bro
@ayanegal7770
@ayanegal7770 2 жыл бұрын
@@Gs9gamer sdkle abowe🥺❤
@rayaancadey3813
@rayaancadey3813 2 жыл бұрын
𝑾𝒂𝒙𝒂 𝒅𝒂𝒘𝒂𝒅𝒆𝒚 11𝒋𝒖𝒍𝒚 2022✋
@akramabdi792
@akramabdi792 2 жыл бұрын
12agust 2022
@ugasmoha7587
@ugasmoha7587 2 жыл бұрын
Octobar 8 2022 me
@Malloofficial1
@Malloofficial1 10 ай бұрын
Waan hubaa inaad heestan aadka umiraha mcn maruun kusoo labatey 😢 stil watching 2024 😢❤
@ahmedhazzan673
@ahmedhazzan673 Ай бұрын
Dec/2014
@hamz233
@hamz233 11 ай бұрын
Maalmihii HCTV iyo xasuustii yaraantii waa hubaal inaad heestan qiimaha leh dib usoo booqatay hadaad iga dambayso is muuji👍🏽 BK ala muxuu fanaan ahaa
@zadaamapdi2561
@zadaamapdi2561 3 жыл бұрын
inta dhagaysaneyso mrkuu fanka kabaxay😄
@nuroahmed8582
@nuroahmed8582 3 жыл бұрын
wa iska sidas
@nimcocabdiraxman3520
@nimcocabdiraxman3520 2 жыл бұрын
Waa ikan 20 /7 2022 February
@skpoi4247
@skpoi4247 2 жыл бұрын
Me👉😁
@tiktok__orgon__zaila6366
@tiktok__orgon__zaila6366 2 жыл бұрын
@@skpoi4247 me
@Maxamedjeeko
@Maxamedjeeko 6 ай бұрын
7/7/2024😢
@qoutesandmotivation8303
@qoutesandmotivation8303 3 жыл бұрын
Hestaaan runtiii qalbigyga ayay kuqoranthy 2012 anigoo class 8 oo imtaxaan diyaarinaayo ayan marksto dheveysan Jirey ....hdana waa after 9 yrs high school,college now a doctor. Alxmd
@zacksolutions252
@zacksolutions252 3 жыл бұрын
Amazing comment🥰
@Qadra-p3f
@Qadra-p3f 11 ай бұрын
M.a 👏
@cafiifo5580
@cafiifo5580 3 ай бұрын
School,college doctor ahmed 13/10/2024 f4 wllo manoshy adi
@IdilRashiid
@IdilRashiid 25 күн бұрын
Cawa waa habenkii ugu danbysay 2024 , waa haben aan goaan badan gaadhay waxan ahay 22jir dhawr mar waxan ku hungoobay xidhiidho iyo dad aan is laha wa mustaqblkygii wlhi waxan goaansaday inaan noloshyda danahyga isbadalkyga horumarkyga aan awooda saaro iska daayo wakhti lumis iyo rag xiligan wan soo booqan doonaa qoraalka insha allh anoo isbdal nololeed sameyey inshallh aminta ii raaciya
@AbdikarimshAbdi
@AbdikarimshAbdi 25 күн бұрын
Guulayso abaayo.
@MrkeepgoingTrueman
@MrkeepgoingTrueman 23 күн бұрын
Aamiin
@hodoney4527
@hodoney4527 8 күн бұрын
Idil abayo wax qurux bdn oo ad kufaraxdo iyo guulo ayan kurajenaya sanadkan dhamadkis
@ZuhaybDeeq
@ZuhaybDeeq Күн бұрын
Amin Cxp
@MAANOMEDIA-g3r
@MAANOMEDIA-g3r Жыл бұрын
Waxaan Aaminsanahay inaad heestan daawan doonto laakiin like hayla dhaafin
@MascuudHersi
@MascuudHersi Ай бұрын
Come 2025😂😂
@mohamednimcaan1872
@mohamednimcaan1872 3 жыл бұрын
Wax la qoro oo ah" wan idin salaamay sxbyal meel kastad dunida ka joogan. Never forget some one who support you in a difficult time"
@aadandehonest5366
@aadandehonest5366 2 жыл бұрын
Thngz bro
@ciiltira10
@ciiltira10 Жыл бұрын
Thnkz
@marwanabdi4295
@marwanabdi4295 4 жыл бұрын
Hadad iga danbayso Waad ku qasban tahay In aad is mojiso Mon 28/12/2020 xasus
@ilhanmohamed1205
@ilhanmohamed1205 2 жыл бұрын
20 December 2022
@yaanyobaartay
@yaanyobaartay Жыл бұрын
​@@ilhanmohamed120511:37 pm April 1st 2023 😂😂
@milloner-u4l
@milloner-u4l Жыл бұрын
01/11/2023😂
@fatimamohamett-w7k
@fatimamohamett-w7k Жыл бұрын
27/11/2023
@Shankaroneyy
@Shankaroneyy Жыл бұрын
5/12/2023 malin taladaa 😢
@SakiThomaz
@SakiThomaz Жыл бұрын
heestan waxan dhagysnyh 8/ 6 / 2023 💔💔 marki an kala tagny Jcaylkygi 😢🥺 Hadad iga dmbyso zhp hai dhafin 😰
@Shirwac-u6x
@Shirwac-u6x Жыл бұрын
Zxb badal khayr qabaan labadiina inii rajaynayaa
@CabdiShakuur-jq1bo
@CabdiShakuur-jq1bo Жыл бұрын
Badal kheyr qaba kurajiynayaaa walaka
@updaleosman8387
@updaleosman8387 10 ай бұрын
Heestan wxa dawanaya 2024/3/6 malin arbaco anoo tahriib ah hada iga dabeesid like wll😢😢
@bahjaabdirashid7484
@bahjaabdirashid7484 8 ай бұрын
Alle maku nabad geeyey wllkey
@ifrahifrah851
@ifrahifrah851 4 ай бұрын
😢
@updaleosman8387
@updaleosman8387 3 ай бұрын
@@bahjaabdirashid7484 ammin
@updaleosman8387
@updaleosman8387 3 ай бұрын
@@ifrahifrah851 amiiin
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 3 жыл бұрын
Anagoo Sugayna Ciyaar Elclassico Ahayd Oo Ku dhamaatay 5:0 ay Barcelona Ku badisay Ayaa Markii Half Time Mii dhacay heestan Uu Horncable Tv Soo Galiyay Dhamaan Wixi Ciyaarya Daawanayay Way Kuwada Qosleen Ninkan Oo Waxay Dhaaheen Waaxay Qofkan Waalan Ee Reer Baadiyahaa .. 10 Sano kadib BK Wuxu Noqday Fanaanka ugu Weyn Qarnigan Hadana Ka Tooobad keenay What a Man 🙏
@mohamedmohamudfarah51
@mohamedmohamudfarah51 3 жыл бұрын
Kkkkk
@KM-vs7tn
@KM-vs7tn 3 жыл бұрын
Kkkkkk
@KM-vs7tn
@KM-vs7tn 3 жыл бұрын
Qarnigaan fananka ugu codka macaan bk
@nsrthegreat5748
@nsrthegreat5748 3 жыл бұрын
@@KM-vs7tn waligii Axmed biif aya ka cod macan
@ahlaamhassan2663
@ahlaamhassan2663 3 жыл бұрын
@@nsrthegreat5748 Haa wlhi ahmed biif fanaan iyo badh buu ahay😩❤
@haboondaahir483
@haboondaahir483 2 жыл бұрын
It's an emotional song, I never get tired of listening to it 🥺❤ Allah tiisa lagu socdaaye nasiibkaan la egayaa💯
@maryamshiikhdoon5131
@maryamshiikhdoon5131 Жыл бұрын
.
@abdiqaadir3698
@abdiqaadir3698 Жыл бұрын
Emonal words great song wlhi Allah tiisa lagu socdaaye nasiibkaan la eegayaa
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 3 жыл бұрын
Axyaa cod cawa madaxa I furan wan Ku qalbi dagsanaya heestan cawa oon Safar u baxayo Kenya ban kusi xasuusan doona Reer somalilnd ❤️🥰
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
sitee tahay wll magadhay imika meeshaas
@tiktok__orgon__zaila6366
@tiktok__orgon__zaila6366 2 жыл бұрын
@@lunibark9978 may inshallah inyarba iga hadhey
@everestmoves8778
@everestmoves8778 Жыл бұрын
😂 matagy
@yaasindhagayare7214
@yaasindhagayare7214 Жыл бұрын
Heestan waxaaa Ku xasuusataa sxb aad iiGu qaali ah ayaan wada dhagaysan JirnaY 2018 bishii lixaad waa xasuusataa Jawi baa Ku Qaadan JirnaY xasuuso Ka sheekayn JirnaY markaa daaran jirnY Jacayl baa mid kasta gaarkiisa u hayey hadana gabdhahaa jecleen waa hooyooyin mid kasta ciyaal bay leedahay 😢❤ Sxb kii aan waqtigaa wada dhagaysan JirnaY wuxuu Jooga hada Uganda 😢
@farxiyaismail4699
@farxiyaismail4699 Жыл бұрын
Wlky yasiin😢
@yaasindhagayare7214
@yaasindhagayare7214 Жыл бұрын
@@farxiyaismail4699 Farhia Maanta ma adaa soo booqday Heestan 😰♥️ Nolosha Farxad Ku dhamaYso walaashaY farhia❤️
@munoabdifitah1046
@munoabdifitah1046 Жыл бұрын
Ax💔😭
@farxiyaismail4699
@farxiyaismail4699 11 ай бұрын
@@munoabdifitah1046😢
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 2 жыл бұрын
Heestan anigo fasax u jooga itopye baa wiil yarantedi i jacela iso diiray 😊 isga ku so xasusta marka arko 2013🎉 talow Yaa 2022 ila dhagesan
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 2 жыл бұрын
Ijeclaa ama isjecleen ??
@XaYadFilMsMusicPro
@XaYadFilMsMusicPro 5 жыл бұрын
hadaad 2020 ka daawanayso replay isoo gal
@abdixakinali7832
@abdixakinali7832 5 жыл бұрын
Wow
@abdulahialijaran2420
@abdulahialijaran2420 4 жыл бұрын
Kuladawanaya
@nisreenabdullahi365
@nisreenabdullahi365 4 жыл бұрын
Aniga 😂
@ahmedmustafe1548
@ahmedmustafe1548 4 жыл бұрын
Hees iyo badh
@AhmedAli-gq1nu
@AhmedAli-gq1nu 4 жыл бұрын
aniga ka Mid ah
@Alonebird575
@Alonebird575 Жыл бұрын
24/10/2023 dhamaadkii 2023 lagujira maalin talaado ah 2:24 duhurnimo walal iiduce hda iga dambeysid xalad wlba aan kusuganahay hdan nolahay iyo hddan dhintay 🥺❤
@NimcoAbdi-e1m
@NimcoAbdi-e1m 3 ай бұрын
Hello walal ku mee miyad Noshahyy hadad noshahyy isoo jawab😢
@Alonebird575
@Alonebird575 3 ай бұрын
@@NimcoAbdi-e1m haah hbbty
@muhiyadiin9624
@muhiyadiin9624 10 ай бұрын
2024 like 😮😢
@MubarikTyga
@MubarikTyga 8 ай бұрын
Xaadir
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 7 ай бұрын
@AminaAxmed-yp2cs
@AminaAxmed-yp2cs 6 ай бұрын
Wynakn
@NacimaIsmacilcapdi
@NacimaIsmacilcapdi 3 ай бұрын
😢
@ahzaabibrahim7951
@ahzaabibrahim7951 2 ай бұрын
✋️
@drsmalyunyusuf
@drsmalyunyusuf Жыл бұрын
2024 weeye hada sanadku heestan wxaan iska dhagaysan jiray anoo caruura oo aan aqoon jacayl 10yrs old ahaa hadase waan dareen dhagaystaa love iisaar hdaa jawigeeda leedahy🥺🥺
@Hanimarwa-d5d
@Hanimarwa-d5d 11 ай бұрын
Ilahay qalpiga hakuu qaboojiyo abaayo😢
@abdallezeadomar
@abdallezeadomar 4 сағат бұрын
Inta dib uso boqatay 2025 like👍
@amiinhassan8474
@amiinhassan8474 9 ай бұрын
Who is the legend listening 2024 😂
@AminaHussein-bi4ty
@AminaHussein-bi4ty 6 ай бұрын
Me😂
@Sherman.0976
@Sherman.0976 25 күн бұрын
Old is gold jiilka naga dambeeye qaram ahan u dhagesan dona sallama jaaleyal Mohmed said Abdi Bk kabax fanki see waayo badan wuu soo qatey Mubarak ilaah ha hanuunsho xaqa iyo waaqaca akhri yaal alle hafahansiiyo war idinkuna Aamiinta soo raaciya bal
@mukhtarabdiqadir-kl5jv
@mukhtarabdiqadir-kl5jv 3 ай бұрын
5/10/2024 sabti 9:20 ❤ Zoo duceeya insha allh Isbedel khayr qabaa rajeynaa 🎉
@Ruweydo-of9ym
@Ruweydo-of9ym 3 ай бұрын
I.a wll guleyso
@Wngsan
@Wngsan 3 ай бұрын
I.a rabi Haku grb galo wll 😢
@ShakirClkarim
@ShakirClkarim 11 ай бұрын
Heesta waxa dawanaya 14 feb 2024 Hada iga danBeyseyy like wlll❤😊
@cabdinasirdahir
@cabdinasirdahir Жыл бұрын
2023 Still am lestening this amazing song🥺🥰🖤💦
@ibraahimcadoowibraahimcado963
@ibraahimcadoowibraahimcado963 Жыл бұрын
Yes me❤😢😫☝
@aamiin__raavan6979
@aamiin__raavan6979 Жыл бұрын
@@ibraahimcadoowibraahimcado963I,m also saqjaanimo lee udhageeaanaya😂😊
@mustafe_yusuf6993
@mustafe_yusuf6993 11 ай бұрын
❤​@@ibraahimcadoowibraahimcado963
@RaxmaMaxamed-ud4ux
@RaxmaMaxamed-ud4ux 10 ай бұрын
Heestan wlhei xaladan ku zugnhy aye dhap uga hadle iyo waxan ku fakarayo in aan zamayn laha 😭💔
@abdiqadirdahir2037
@abdiqadirdahir2037 10 ай бұрын
Quluubta Allaah Haynoo Qaboojiyo, Waa Ramadaan Ha La Cibaadaysto 😢
@Yesman962
@Yesman962 3 жыл бұрын
most Somali songs talk about love i support the singer bk i am Ethiopian Amhara and my mother is Somali isaq from Addis Ababa
@carroedegdahir4409
@carroedegdahir4409 3 жыл бұрын
Well come unkle
@Sulthan698
@Sulthan698 11 ай бұрын
Waxaan hees waa dhaafty ❤😢still 2024 yaa Ila dhegysanya😮
@mubashirmuhammad4440
@mubashirmuhammad4440 11 ай бұрын
Legend 👋
@ZamzamZaliim-to8ys
@ZamzamZaliim-to8ys 8 ай бұрын
Axsan sound hees dareen leh 10 5 2024 alow cimriga noo dheerey aamin
@mohameddore4632
@mohameddore4632 2 жыл бұрын
Every time I listen to this young it reminds me of my childhood 😭 July 2022 here in Nairobi
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 Жыл бұрын
cws ❤❤❤❤
@abdirianoyoungthug8539
@abdirianoyoungthug8539 Жыл бұрын
Heestam kama daalo markaan dhagaystana jacayl badan ayaan dareemaa wleee jah qlbiga jilca 2024🎉
@ducaysaneina1598
@ducaysaneina1598 2 жыл бұрын
16 /1/2023 habenimo 7:30 haben isniin sii baxayso jooga burco hada waxan cabaya xulbad iyo jabis anigiyo abtigay iga yar ♥ farxd ban idin rakeynaya like 👍
@abdibasidkhalifyussuf2612
@abdibasidkhalifyussuf2612 3 жыл бұрын
21/10/2021 still watching My favorite song 🥰🥰😓
@haybeahmed805
@haybeahmed805 Жыл бұрын
tariikh 18/8/2023 xiliguna waa duhurkii sacaduna waa abaro 13: 14 heesta waxan dhagay sanayey 3 sano ilaahada waan dhagaysta mar un waxaan ku hami way nahy iney nolashyda ku soo labato mar un boqoradan jeclaa ❤ oo ilaa xiligan anan ilaawi karin iyo cunugii ay ii dhashay oo aad u kala dheer nahy 😢
@MunoMahad-s5m
@MunoMahad-s5m 5 ай бұрын
😢😢😢
@muxiyoaarka8922
@muxiyoaarka8922 3 жыл бұрын
Still watching 2022 Sideyda cida soo boqotey ha i dhaafin🙏 Mahadsanid
@zadmihyreh7174
@zadmihyreh7174 4 жыл бұрын
Xiligu ka baxayayo cidii dawanaysa like isku muuji
@beerqaboje4736
@beerqaboje4736 2 жыл бұрын
Habeen waayahayga nolosha qayb wayn ka gali doona ayaan dhageysanayaa hormuudka fanaaniinta casrigan maxamed siciid cabdi bk oo imika la baxay maxamed mubaarak. Waxaanan leeyahay maxamedow inoo soo noqo fanku wuu ku tabaye. 04-05-2022 tariikhdu dib bay isu qortaa mararka qaar. Inta is jecelna allaha mideeyo iyagoo faraxsan.🥰Aameen.🤲
@Ruun568
@Ruun568 Жыл бұрын
Waxan dib u dhagayztay 1/6/2023 maalinimo khamiiza Hees io badh weeyan xaqiqdii Hdad iga dampayzo like
@faysaabdi5711
@faysaabdi5711 3 жыл бұрын
Hadana kama eed baxee Alle tiisa lagu socdaaye nasiibkan la eegayaa 💔💔💔💔😥 22 \ 8 \ 2021
@anwarfaarah6256
@anwarfaarah6256 3 жыл бұрын
Faysa abdi jaceyl baa kuxaya miya huno
@milloner-u4l
@milloner-u4l Жыл бұрын
Weli miyad nooshahay😂
@faysaabdi9385
@faysaabdi9385 Жыл бұрын
​​@@milloner-u4l Hah Allhamdullah😊
@faysaabdi9385
@faysaabdi9385 11 ай бұрын
Hah Allhamdullah
@MohamedOmarOmar-m4j
@MohamedOmarOmar-m4j 3 ай бұрын
2024❤
@AmiirAhmed-g1b
@AmiirAhmed-g1b 2 ай бұрын
Wlhi HesTaN wxa dhageysnaya 5/11/2024_November hadha egadhabey sidh like.❤️‍🩹😭
@wizer1594
@wizer1594 4 жыл бұрын
13 December xili u fanka ka fadhisty😂😂😂😂👏👏👏👏legend
@MOHD-MOH
@MOHD-MOH Жыл бұрын
Qisayda 7/jun/2023 😢😢💔 Waxay ahyd horaantii sanadkii 2021 gaar ahaan bishii 2 Markii ugu horeysay ee aan is baranay Gabdhii aan dumar intooda kale ka calmaday Bilowgii barashadena !! Najax waxay ahayd gabdh joog iyo jamaal Alleh U dhameyay dabciga iyo dhaqankeeda soo jiidashada leh waa mid qof walba ku jecalaan karo Intaa waxa u dheer aqoon iyo garashada toolmoon Xidhiidh yagii baa bilowday mudo ayuu curdin ahaa Si facan ayaan isku fahanay Heer waxan garnay anaa cabaaar Kala maqnan AROOR ha dhihin HADHGAL ha dhihin SAQBADH ha dhihin Goor walba waxan ahayn dad khadka ka wada hadala Oon Kala maqnan qadar nusu saca xitaa Habeenada qaar xafada igu kalay bay i Oran jirtay Oo ay igu marti qaadi jirtay Wuxu wakhtigu is gurabo 2022 baa la galay Lakin dhinacaga gaabis baa ka yimid Oo waan ka xiisa dhacay I ogaa tay inay wax i qaldan yihiin oo aana sidii hore ahayn Habeen ayan xafadooda ugu tagay oo albaabka gurigooda ayay si tartiib ah iga furtay Way i hor socotay waxay iga soo talabisay barande Qolka markay sii gelaysay ayay tafta fayday Waxa hal mar i muqday kubab waa wayn oo cadcad inta ay leeg yihiina lala ashqararo Maxaa nimco iyo aduun Rabi ku raray AAH!! Wuxu ficanaa oo indhaha u ranaa Waan shekaysanay oo waxay ugu dhurtay war ay ku sheegayso inay aad i jeceshahy Wajigeeda ayaan si fican isha u geliyay Bishmaheda debnaheda way yara burburan yihiin Oo misna jileec sayida ayaa ka muqday alla dhukasha ku haboona ayaan niyada ka iri Habeenka dareenkeyga waan celin kari wayay Waxan ka dalbaday gogol dhaaf lakin Way iga diiday Waxay igu tiri gabdhnimadeyda ha ku ciyaarin iyo jeceylkena ee aan is xalaashano Lakin waxan cudur daar uga dhigay labdenuba ardey ban nahy Lakin waa is fahmi waynay Habeenka anoo xanaqsan ayan gurigoda ka imid Waxana goaansaday inaan halka ku soo gabagabeyo xidhidhka aan wakhtiga dheer soo wadnay Markaan xafadayada imid wayay WhatsApp igala soo hadashay lakin message ka ma jawaabin Call cadiya ayay iga soo garacday Lakin mashqul ayan kaga xidhay Numbero dadka kale ayay iga soo garaci jirtay Xita ma qabn jirin Gabadh ay saxiibo yihiin Ayay isoo dirta waan ka dhuman jiray Message ka ay WhatsApp ka iga soo qorayso Ee calacalka ah waxan si madaysi leh u tusi jiray asaxbatayda Erayda ay isoo qorto waxa ka mid ahaa ila iyo hadana aan maskaxdeyda ka bixn waa Khaladka aan ka galay i sheeg waan ka raali gelinaya Wixii aan xumeyayna dib ayaan u saxayaa Ha i cidleyn!!!😭 Nabsi ha iga gelin 😭 Maalin waad i raadin doontaa si aad i tidhaahdo iga raali noqo laakiin i rumayso taasi waad daahsan doontaa...👋😥 Balse wax ahmiyada ma siin raaligelinta iyo qoralkeda Maanta aniga ayaa ubaahan hadii aan heli lahaa awood aan kula kulmo ama aan aqaano meel ay joogto 😭😭 Waxaan kuu rajeynayaa guul tallaabo walbo oo aad saaka qaadayso, wanaagga alle hakuu raaciyo meel kasta oo aad tagto.🙏.
@abdiraximmohamoud4299
@abdiraximmohamoud4299 Жыл бұрын
Zxp gurigodi tag o raadi ama azxpti ay kugu taqanay waydii gabdhaas raali geli
@XudayfiSerbia-io1rj
@XudayfiSerbia-io1rj 3 ай бұрын
Waa qiso qalbi tabada hada xagay ku danbeysay gabadhi😢
@raagehudle7835
@raagehudle7835 4 жыл бұрын
Still watching 2021 😂
@quenmalabo942
@quenmalabo942 4 жыл бұрын
Mayadaa la gaadhay ba😂😂😂😂😂 still watching 29/10-2020🤫🤫🤫
@mohamedmuuzemohamed4632
@mohamedmuuzemohamed4632 4 жыл бұрын
@@quenmalabo942 hhhhh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 still kaasi wuuinaga horeeya unadeena maaha hhhhhh 😅😅😅😅😅
@KOKO-BULLE_8p5r
@KOKO-BULLE_8p5r 3 жыл бұрын
Me too 😔
@rodaali6650
@rodaali6650 3 жыл бұрын
Kulamid
@mahermehdi2407
@mahermehdi2407 3 жыл бұрын
2022 ha fiirsan 😅
@-maneqdarwiishi5
@-maneqdarwiishi5 Жыл бұрын
2023/November15/hpen arbaco ah😢💔22:17😩💔ax ya hees❤runti marka u qaado jcyl qof an ku oginiy😢nasiibka la eegaya cwa 😩❤️
@AhmedAhme-lb3zl
@AhmedAhme-lb3zl Жыл бұрын
Habeen sabti ah 2023 17 November 🥺🔥💔
@moaamiin7344
@moaamiin7344 3 жыл бұрын
Still watching 2022 fav song🥺🥰
@hayatdiamond3072
@hayatdiamond3072 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@ziyaamaqurux335
@ziyaamaqurux335 2 жыл бұрын
Me too 😒😒
@xamdimusee6398
@xamdimusee6398 2 жыл бұрын
Me to ya iga danbeya tolow🤣🤣🤣
@famadiomond8616
@famadiomond8616 2 жыл бұрын
@@xamdimusee6398 me to❤
@hodanabdihakin
@hodanabdihakin 2 жыл бұрын
2022
@faqadaricumar5448
@faqadaricumar5448 Жыл бұрын
who is watching 2023
@cabdi_xasan
@cabdi_xasan 3 жыл бұрын
Alla tiisa lagu socdaaye, nadiibkaan la eegayaa. 09-07-2021 12:05 Am
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 2 жыл бұрын
Dawo weeye Heesuhu Nafta Lagu dabiibee Hay dayso Murugtuye Mohamed BK iidaar🥺.
@layomoxamud2163
@layomoxamud2163 2 жыл бұрын
Daawada murugada wa qur'aanka
@MohamedAmin-qj8mx
@MohamedAmin-qj8mx 2 жыл бұрын
August 2022 Still am listening this amazing song ❤🥺
@zahraomar6474
@zahraomar6474 2 жыл бұрын
Same ❤️‍🔥
@quenkawzar1254
@quenkawzar1254 2 жыл бұрын
😭😢❤
@zharmavicdelta9504
@zharmavicdelta9504 2 жыл бұрын
Zxp kulamid baan ahay 03/09/2022 aroor zapTiya in kaMpaLa oLd is gol
@zharmavicdelta9504
@zharmavicdelta9504 2 жыл бұрын
@@quenkawzar1254 kawzaReey daReen iyo xzuuz ku gaara baa xlkan kuzo geLizy zidaan FiLayo NiYada kHeyr uzheg WlaLoH wx weLipa wey HagaagiYe
@ifrahifrah851
@ifrahifrah851 Жыл бұрын
😂2023 August
@sulub5065
@sulub5065 Жыл бұрын
Salaasa 15 August 2023 Saacada 11:13 Habeenimo baan dhagaysabayaa heestàn bk legens❤😮
@mawelvlogs
@mawelvlogs Жыл бұрын
Imiisa qof ayaa ila mid aah oo marwalpa dhagaaysta haadad Mar walpa dhagaysatid like ii saar wllo❤
@Naïf.Abdinasir
@Naïf.Abdinasir 29 күн бұрын
Xasuus ayaa igu celisay cawa heestaan waxaan mar kale dib u dhageesanayaa 27 December 2024❤
@koosawale2211
@koosawale2211 2 жыл бұрын
Dhamaadka 2022😢 wakhtigu wuu cararayaa Waxaan ahaa 13 sanoo jir maanta ku dhowaad 22
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 Жыл бұрын
Nin waynu waa nin wayn in heesta abwanka leh cawa kowad ayuu leyhy in la xuso Ahmed saleban bide oo ah abwanka ugu heesaha badan oo leh 597heesod iyo 49riwaydod allee cimriga ha u daye 3/4/2023
@ahmedsaki9322
@ahmedsaki9322 2 жыл бұрын
15-04-2022 waan dhegaysanayaa heestan aniga oo wakhtiyo badan oo kala duwan dhegaystay jacayl dhibkiisu ma yara 😭😭😭😭😭😭😭
@ahmedharuuseabdi3975
@ahmedharuuseabdi3975 20 күн бұрын
Heestaan waxaa dawanaya 2025/1/5. maalin axad hadaad iga danbesid like wll😢❤
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 2 жыл бұрын
*ninkan heesihiisa lama dayn karoo 16/3/2022 hdaad soo booqaty dabaday like ii saar*
@xasanabdi3389
@xasanabdi3389 24 күн бұрын
Anigoo jecel baa is adkeeyaa Mala halo ayadana anee iga darantahay xumaa jecelada qaar😢😢 1/1/2025 habeen qaMiis😢
@xamdacabdi7104
@xamdacabdi7104 3 жыл бұрын
Heestan way igu socotaaa walhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 hapeen jimce ah 2021,10,22 time 11,02
@rushqurux905qurux4
@rushqurux905qurux4 Жыл бұрын
Allaaa qalbigaaa 9:41 /18/12/2023 waa subax an ee laween 😢an sugayey meraha jacelkeyga 😢
@khadaraden7936
@khadaraden7936 Жыл бұрын
2023 ayaan daawanayaa, waa hees cajiiba wlhi 💔 Oon iyo baahi uma qabeen Adaan kugu dhamysanlaayoo Uurka qalbigaygu tu kale Indhuhu may qaban kareen 😢😢
@ZunizH
@ZunizH Ай бұрын
Heestan 2024 dhamadkizah bay iii baxayzaa nasiibkan la Eegaya💔😢
@Munayo12
@Munayo12 3 жыл бұрын
Old but gold🥺❤️
@IkrushIkruushcadey
@IkrushIkruushcadey Ай бұрын
Hestan waxa dhagezanaya anigo marwo eh welipane tarikhda e thy 21/12/2024 sacadane e thy 9:14 fidnimo sabti si bexeyzo axadne so galeyzo hestan daren goni ledehe ereyadeda ma fahmi jiirn lkn mnta Tiktok ku arke sas uso radiye😭🔐Alle tiza lagu socdaa wlhi ben mahan allow umurhaa sahal December tan 2024 eh December teda kle 2025 waxan filana inu alle nawad igu garziyo o murugta an drema dhamato ana helo riyo wlpo aan ku riyon jiree hada dhintane alle hainaxaristo wll hada iga danbeyzo farxad ku nolow allow samir io dulqad😭🤍io nolol qurxon😊❤
@istahilali7824
@istahilali7824 2 жыл бұрын
Before 7years waynaadaaba wanaagsanaade abti mohamed said bk Noloshad ku jirto alle haku siyaadsho maanta alhamdulilaah 22/2/2022
@XamdiMaxamud-lz1iz
@XamdiMaxamud-lz1iz 19 күн бұрын
2022 waa sanadkii Aan wlhy ku sigty inaa dunida dhaaf😢😢😢
@mahadalle2526
@mahadalle2526 2 жыл бұрын
21/12/2012 legend BK Hadaa iga danbeeso like 👍🏽 sii dheh
@bashiircumar1898
@bashiircumar1898 3 ай бұрын
Wax dhageysaty hesatn 18 /9/2019😢 Marakn exteydii kal tagnay hadda iga danbey am like ha ila dhafin zxp
@xisalyalona
@xisalyalona Жыл бұрын
Nasiibkan la eegaya habeen xasuusa an exam ku jiro I'm very fantastic 👌 😀 👏3/2023 I'm worried 😟 but every thing is happy insha alah xasuus weeye Wana haben axad so galyso
@MuneraKah
@MuneraKah Жыл бұрын
😂😂😂😂
@MuhaybaDahir
@MuhaybaDahir 5 күн бұрын
Who is listening 🎶 in 2025😢
@apdirappiapdikani783
@apdirappiapdikani783 Жыл бұрын
still watching thiz crazy song after 9 yrs☝️❤️‍🩹
@aziasaleban1078
@aziasaleban1078 Жыл бұрын
23/11/2023 bn dhagaysanaya anoo safar ujooga jigjiga nasiibka la eegaya heartburn 😢❤
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 4 жыл бұрын
2021 yaa daawanaaya asxaaabta
@abdullahi4682
@abdullahi4682 3 жыл бұрын
Cade Ka Cade
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 3 жыл бұрын
@@abdullahi4682 haaa gud
@Geel_Laaye1122
@Geel_Laaye1122 2 ай бұрын
Saxibayaal faataxada u mara in ilaahay BK fanka kusoo celiyo. ❤
@zukuwazukuwa5050
@zukuwazukuwa5050 4 жыл бұрын
2021 hdii ila dawnyso like💯💯
@qadarabdi9888
@qadarabdi9888 Жыл бұрын
2014_____2024 cajiib wayaha dhalinta hestan la soo jan qaday ilaa hada way noo macan tahay🎉❤
@بلقيسملكةالحب
@بلقيسملكةالحب 2 жыл бұрын
Heestan inan soo raadiyo wxay igu noqotay wx weyn wlhi 2022 ayaan helay wliba cwaa 23may 2022 🥰😁
@ApdikarahayeSure
@ApdikarahayeSure 4 ай бұрын
Heestan gabar baan jeclaa saa waan iska dhagaysan jiray hada markan arko waan yaaba runtii 2017 hadana 2024 lipiya ku dhagaysanayaa hellow
@NimcoAbdi-e1m
@NimcoAbdi-e1m 3 ай бұрын
Hadaa Ku mee walal😢😢😢
@SagalAbdi-ek3do
@SagalAbdi-ek3do Жыл бұрын
Alla tiisa lagu socdaye nasiibkan la egayaa anigu 😢❤
@hananshafici1042
@hananshafici1042 11 ай бұрын
2024 -Alah tiisa lagu socdaye nasiibka la egaya ani cawa (T)
@mhamed_najib
@mhamed_najib 2 жыл бұрын
Allahyow Khatumada Qeir Noga khatimi 😭 An iskusoducoyna 🤝 Veiwers behind Me Like Back ♥️
@Captain.Yaaska
@Captain.Yaaska Жыл бұрын
Bk has stopped the songs and still in the heart of the people 😊❤❤ Watching 2024
@ahmedassad4406
@ahmedassad4406 3 жыл бұрын
2022 hadad heestan so xasusatay Sidaydo kale 👇
@ciiltira10
@ciiltira10 Жыл бұрын
Date:27/5/2023 Day:Saturday Time: 10:25 Allh tiisa lagu socdaa👍💔🥳
@caashobashiir648
@caashobashiir648 3 ай бұрын
yaa dib usoo bookhday 2024❤❤❤❤❤
@malikamaxmed-qn3yq
@malikamaxmed-qn3yq Жыл бұрын
Waxaan dub udhagaysa naya 2023/12/22 Malin jimceh ax qalbiiga ixanuunaya walib 😢😢😢adna sidayda ma tahay qofka Iga dambeeyow
@queenamuun2780
@queenamuun2780 3 жыл бұрын
2021/9/1 HPEEN Khamiis zoo Galeyzo.....💔😭 Remember night..💔😫😭
@crizaqbashiir6506
@crizaqbashiir6506 3 жыл бұрын
Isku wkhti
@queenamuun2780
@queenamuun2780 3 жыл бұрын
@@crizaqbashiir6506 😪💔
@sulub5065
@sulub5065 Ай бұрын
Dhamaadka sanadka 2024 bisha 12 22 keeda ayaan wali dhagaysanayaa heestan macaan ee hiboolihii fananinta ka gaarka ahaa M. Siciid bk fanaanka waxan leyahay hibo eebe ku siiyay haben layskama qaade soo laabo oo halkaagi macaanayd inooga miis.
@RahaMohamud
@RahaMohamud Ай бұрын
Like 2025😢😊
@fadumamacalinmukhtaar6183
@fadumamacalinmukhtaar6183 2 жыл бұрын
13/11/22 Ayuu ii soo diray ruuxa aan jeclaa ereyada kujira qiimaheeda waan dareemay Iyo sidan xagiisa qaali ugu ahay Kuma cidleynayo insha allah
@alonegirl9706
@alonegirl9706 2 жыл бұрын
Arbaco 8/6/2022 Hda comments aragto iso duceey rabbi qalbiga hayqaboojiye adeyg ban dalbanyaa🤲
@himilo_tv
@himilo_tv Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya caawa waa habaynkii 32 aad gaza ay yahuudu ka wado xasuuq 08/11/2023 hadaad iga danbayso like isaar
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 3 жыл бұрын
❤️Bk love this song listening 25/1/2022 beautiful 😍
@xamdaqaali1992
@xamdaqaali1992 8 ай бұрын
Heestan waxan dib uso booqday 2024 Iydo bk fanki ka baxay hadii aad iga danbayso like ta hayla dhaafin ❤️❤️
@abdinasirbillow1546
@abdinasirbillow1546 9 ай бұрын
Who is here in 2024😢💔
@KhaalidmogamedOmer
@KhaalidmogamedOmer 6 ай бұрын
Me😊
@YurupAyuup-zd1vn
@YurupAyuup-zd1vn Жыл бұрын
Mrkan helo qof ijecel hestan wn tusi dona I.. a ninkeyga mustaqbalka 🎉🥺❤️🫶🤴🏽
Bk iyo Sahra Ilays Heesta macaanow mehersigeena ciida iyo slntv 2015
12:25
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1 МЛН
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 8 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Hoodiyo Ayaanley By Maxamed Bk HCTV HD
5:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,9 МЛН
IFRAH HARGEISA (NAFYAHAY BOOGAHAGA DHAYO)
7:44
Mohamed Mumin
Рет қаралды 162 М.
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 3,6 МЛН
Maxamed BK (KASO KABO DIB U DHICI) New Song 2015
5:56
SomaliNewMusic
Рет қаралды 2,3 МЛН
Diiwaan - Axmed Biif 2010
6:29
AxmedBiif2010
Рет қаралды 8 МЛН
MAXAMED BK/ HEESTI SUQRA /2022 LYRICS
5:46
Abdi Dahir official
Рет қаралды 1,2 МЛН
Maxamed BK XAAWO Official Video By SNTV 2014
6:45
KalshaaleTv
Рет қаралды 423 М.
MAXAMED BK┇ JACAYL WADKII GALAY ᴴᴰ ┇LYRICS
6:59
ZACK FILMS
Рет қаралды 3,4 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 683 М.
Maxamed BK 2016 Heestii Saynab iyo Showgii Sweden
9:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,8 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН