Toos: Afduubka & Dilka Ganacsadihii Dhalinyaradda Ahaa ee Sidda Arxanka daran...

  Рет қаралды 57,358

Daauus Media

Daauus Media

Ай бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 91
@ahmedyuusuf5375
@ahmedyuusuf5375 Ай бұрын
Waraysigan niicdaa naga daaya oo Nimankan dad,hore oo ay dileen waydiiya.
@BashkaXeyle
@BashkaXeyle 13 күн бұрын
😊
@AhmedMohamed-xd9ii
@AhmedMohamed-xd9ii Ай бұрын
Wilkn Allah aya badh badhiye
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Ай бұрын
marka lagu dhaho nin soo dil oo lacag qaado xagee ku cuni ileen dhiig islaam ma qarsoomo
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Ай бұрын
Sax
@fawziyadahir4123
@fawziyadahir4123 28 күн бұрын
waxbadan bey sedan udhaq meen balse ellah kashifay
@faisalabdiali2073
@faisalabdiali2073 Ай бұрын
Kuwaan haa lalaayo dhamaantood Waa arxan laawayaal waxaan macno lahayn ayey kudileen Lakiin hadana ineey cabaan waliba lagaranayo meelaha lagu gado qamriga aanan waxbo laga qaban karin waa ceeb walaalayaal iska rara dadka xalano dagan
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d Ай бұрын
Cadaab adun iyo cadaab aqiraba way maraayaan. Waa wiilal yaryar ee mey shaqestan intay dil iyo dhac falayan. Subxanalah.
@beencadjr4477
@beencadjr4477 Ай бұрын
Maskiinka ay dileen alaha unaxariisto
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
Tuugadaan Soomaalida Xalaasha Halaga hor Leexiyo One Way Ticket Haloo Jaro Xaaraanta
@ruweydaahmed1951
@ruweydaahmed1951 Ай бұрын
allah daalimka ma jeclo wuxuu alle ka shifi rabana cidna ma,qarin karto duliyaal cadabta alle idinka waraabi
@safiyohadad79
@safiyohadad79 25 күн бұрын
سبحان الله Waleesoomsliya duul aan la aqoon oo marba nooc ayimiden alow namooti dadlee lasharqoolaa
@Darajooyin
@Darajooyin Ай бұрын
Taliye maahee waa tobadlaawe taye xume.
@ya3746
@ya3746 Ай бұрын
Hawiye dadkan iyo dalkaan wuu eersaday waa wiilashii dhiiga iyo xaaranta ku dhashay
@Maryan_Ali
@Maryan_Ali Ай бұрын
Hawiye haku waso
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Ай бұрын
Hada dhalinyaradaas oo dhan ma dhiiga muslimiinta beyku heshiiyeen subxaana Allah
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Askarta qamriga cabayso Xasbunallah kuwan ma Ethiopia 🇪🇹 ayaa kushaqaysta
@fawziyadahir4123
@fawziyadahir4123 28 күн бұрын
reer yuq esiii 1991 faraciii karacamay natiijadiii kasoo baxday waatanaa
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Ай бұрын
Baabah dhalinyarada soomaaliyeed ragbaa dabku shidaaya aduun iyo aakhiraba seeg dhehe
@fawziyadahir4123
@fawziyadahir4123 28 күн бұрын
balayo isma balansadan mana iswayan
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Ай бұрын
Ragan ninka waa wada dilen ee cadaalad ha helyo
@user-ow4wl3tc7r
@user-ow4wl3tc7r Ай бұрын
Kuwani wa bahalo dad badan ba ku maqan bay ilatahay
@ahmedbaashi8872
@ahmedbaashi8872 Ай бұрын
Allah unaxariisto marxuumka miskiinka gacan kibaaax uuku dhacay lkn wxyr Qoone aaba wxyr kudanbayso qoslaaye nafo bdan kumaqan kolba
@afgoyebalaadjanaay133
@afgoyebalaadjanaay133 Ай бұрын
Waan yaabanahay markaan dhagaystay.waaba gang kii maraykanka .away islanimadii.
@user-im7tv9iz5h
@user-im7tv9iz5h Ай бұрын
Hala dilo kuligood Naxariista Rabi alle haka fogeeyo 😢
@zalabala5176
@zalabala5176 Ай бұрын
Subxasnalaah Hawiye Bahalo ayey Noqdeen Naxariis iyo Allah kacabsi ma jirro bal fiirsha wiilkaa ay xoolahiisii dhaceen oo indrkood eh ayey Naftiisiina dileen Waa dad 34 Sano dhiig islaam dhex dabaalanaayo😢😢😢😢 H/G waa dhiigya cab
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 Ай бұрын
Hawiye maahee waa maafiyo cidkastaana maafiyo lagahelaa ee hawiye kaleexo sxb
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Ай бұрын
gaba tana asaa diley ow ku ridey ceelka
@beencadjr4477
@beencadjr4477 Ай бұрын
Qabiilki Ku qaaday kuma dhigo Duf Ku bax jaahilyhow
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 Ай бұрын
Qof xalal ku dhalatay umada ilahey ma dhibto waa wada nijaas in adunka la dhafiyo ayey ku fican yihin sidey ugu jes jesayan arag xolahisi iyo naftisi ayey dhafiyen adunka calamo alle idinku rid cad cad alle idin gooy
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Ka liibaan ladhahaayo waa very dangerous man
@fawziyadahir4123
@fawziyadahir4123 28 күн бұрын
waa moryan eyo cadacded eney esku jeestan
@sifiamaryamsalim5077
@sifiamaryamsalim5077 Ай бұрын
Kuwan ciidan maha waa maraayaan
@2plus2equals59
@2plus2equals59 Ай бұрын
Welcome to Xamar
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Ай бұрын
Masiibo Allah iniku rid
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 24 күн бұрын
Mar kii hore ayaa ciyaal . Waxaa laga dhigey Generaalo iyo askar. Hub na waa loo dhii bay. Waa ciyaal yar yar moor yaan ah. Kuwana dad ka ayeey masaa jidka ku di layaan. Kuwana dad ka ayeey dha cayaan.. wadanka Amison ha loo daayo. E san ahayn hassan sheikh na ga daa cayaarta.
@safiyohadad79
@safiyohadad79 25 күн бұрын
Dhalinyaradii lacag alagu dilay baahida eeqaban aa lagu kalifay in ey wax walba sameyan
@osmanabdi2081
@osmanabdi2081 Ай бұрын
Alle Dadka Naxariis Daranaa Dadkan uma Qiimaysna Dadkan,Dad Mas,uuliyada Nabad sugida. Qaadi kara.
@saidahmed9581
@saidahmed9581 Ай бұрын
They are normal Like they kill chicken Subxana laah 😢
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Ай бұрын
Qoon qoon iyo Xasan dhiin iyo balaayo qoslaaye waa inaa tiirka la soo taagaa sida ugu dhaqso badan
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Ай бұрын
Waa rag waligood dadka dilijiray
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Ай бұрын
fimil dhan waaye waa u so heshiiyen
@abdikanikhalif6381
@abdikanikhalif6381 Ай бұрын
Taliye waa ilaahay oo kaliye talana waa tiisa xisaabna waa idiin taal adinka iyo kuwii idinka horeeyay ee maanta qabuuraha dhax jiifo
@fardowsahalima2682
@fardowsahalima2682 25 күн бұрын
Waxaan ha la dilo saqajaantaan
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Ай бұрын
Kawaran waa laiska cashay naayaa xataa naxdin yarkuma jirto
@sahraahmed5890
@sahraahmed5890 Ай бұрын
Waxan baa dhahaayan Mogadishu Anagaa leh waa wada cawaan Hadlow qabiil baa y doodaayah Dadkii oo dhan waa wada qaxooti mooryaantii baa sidaan u dilaaya dadka
@samatarmoh16
@samatarmoh16 Ай бұрын
War niman kaan arxan daraa xabashaa yaab mishin sidan ah abdkay ma arkin
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
Nin Xabsi Galay Aa Hadana Taliye Saldhig Laga Dhigay Yaab Soomaliya Ilaah Aa U Maqan
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 Ай бұрын
الخمر أم الخبائث Hadaan bahashaas wadanka laga mamnuucin (gaar ahaan xalane) naf iyo maalbadaney maranee.
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Alshabaab caadiya weeye acuudu billah
@fawziyadahir4123
@fawziyadahir4123 28 күн бұрын
askar magaceeda waa ubay
@safiyohadad79
@safiyohadad79 25 күн бұрын
Xaraam lee kusocden soomaloya is ugarsi iyo xaram goorme kabaxee
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 Ай бұрын
Waa ka ximahay dadkii sharciga ilaalinaayey waxaas sameyan
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Ай бұрын
tuugo cantooy
@maxamedfilacaduur357
@maxamedfilacaduur357 Ай бұрын
RAGAN XOGO BADAN AYAY HAYAN WANA IN LAGA DHALIYAA DILKODANA YANAN LAGU DAG DAGIN • WAXAYNA MUDAN YIHIIN IN XANIN YAHA BINSA LOGA QABTAA • SHEKADAN WA SHEKO MUSAL SAL AH EE XOGO BADAN XAMBAR SAN
@fawziyadahir4123
@fawziyadahir4123 28 күн бұрын
taliya maha waa cape laadar
@basrajees4673
@basrajees4673 Ай бұрын
Aduunyada waa in yar oo iska kooban xisaabta danbeeyso ee aaqiro maka fakaraan miyaa dadka galo dhiiga muslimka subxanallaah
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Ай бұрын
Waxaa yaab ah dadka maxaa ka khaldan taliya haduu khalad kuu diro malagu raacaayaa
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Inmudo ah baan anoo bilaa number ah booliiska la shaqaynayey!??
@mancityfan660
@mancityfan660 Ай бұрын
Doqon ma naxaa xaaran ku naax qoslaye saleeban wey ceebeeyeen
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Kadhuuban xabsibaa ugaysay buu u egyahay miskiin waa argagixiso acuudu billah taliyahaas hala dilo kaligiii
@baladomar7798
@baladomar7798 Ай бұрын
Tuugo waa bahala ah
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Wixii 34 sano ilaa 40 imaankaa laga qaaday!? ❌❌📛📛☢️☢️☢️😳😳🤔☢️😱📛⁉️⁉️🤠🚨 why because of xaaraan baa lagu koriyey intooda badan yaab waxaana labarayaa!! Sida wax looqaarajito Xasbunallah Xasbunallah Xasbunallah Xasbunallah
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 Ай бұрын
Saldhig ma keenaayo gacantayda ku dhacsana waaye
@aminaliiban1780
@aminaliiban1780 Ай бұрын
Wax kaste foolxumadiisa iiga daran liban waji curi waa maskaxda ka danbaysay arinka ha la soo xidho ayka dawlada lacag hagu bixiso siday uso qaban lahaayeen liban mujrim
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Shilkii!!!?
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 Ай бұрын
Waa qalad askariga sharciga ayey shaqadiisa tahay
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Mooryan dhiigyocab ah ayaa Tuute loo xirey dhibtaan ayey leedahey meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano ayey qeyb ka tahey
@sifiamaryamsalim5077
@sifiamaryamsalim5077 Ай бұрын
😭😭😭
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
Liibaan Interpol Halagu Wareejiyo Sawirkiisa Iyo Magaciisa Sedexan
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Alshabaab iyo Mooryaan ayaa askar laga dhigay. Kuwa wali ku jiro askarta ayaa halis ku ah shacabka
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Ай бұрын
nimanku waa tuug badowa hadane lacagta waxaa laysugudirayaa bay phone xataa gacan majirto😮
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Dilka wax bay kagays teen why intaasoo cisho iyo fulinta qaadiyo qaabshe miyaad usheegtaan in laraadinayo ummmmm
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Shaqo dalka dibadiisa ah ayaa sidaan loo galayaaye Qof Muqdisho dhexdiisa joogo see noqon
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Wuxu maxay ahaayeen stop that guy ☢️☢️☢️☢️☢️😳😳🤠☢️☢️🤔🤔⁉️⁉️
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Takiye baas weeye because country oo dhan buu abnigeeda aragax galiyey❌❌💔💔☢️☢️☢️⁉️⁉️😱🤠🤠🤠🤔🤔😳😳
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Waa very dangerous?!! Hadii tan loodaayo wax kadaran baa soo socda ummmmm 💔💔💔❌❌😳😱😱😱🇪🇹⁉️⁉️☢️☢️☢️📛📛🤠🤔
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Ай бұрын
maskiin lacagti ey ka dhaceen asey dilen kuligood hala toogto cida
@exclipse6877
@exclipse6877 Ай бұрын
Dadkaan xaraanta lagu soo koriyay miyaa ka sugeysaan in eey nolol badbaadiyaan caqli aan dil iyo tuugnimo aheyn malahan kuligood Waa mooryan dhiiga muslimka ayey 34 sano cunaayeen Maxaa ka filaneysaan
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Ай бұрын
dadka soomaali koonfur joogaa inta badan waa gacan ku dhiigle yaala nafdhan baa loodilayaa lacag yar alow namooti tuugtaan
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 Ай бұрын
Shekooyinkan soomaaliya ka socda afTurkey iyo af kasta in lagu turjum fiican si dhibka jira loo ogado
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Ай бұрын
😂😂
@ahmedyuusuf5375
@ahmedyuusuf5375 Ай бұрын
Afturki😂, Turkidu waa dad kula mid ah Way kugu qoslayaan uun
@LamyaAhmed-sl6st
@LamyaAhmed-sl6st Ай бұрын
Afturkiga xaguu usocda 😊
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 Ай бұрын
Kuwaan arxanka aan laheyn ayaa odayalo mel intey faristaan u dodaayo ceeb kama xishodan miyaa abukate aa u dodaayo war kamiroyinka ayaa nimankan kashifay ilahey idin cadaab
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 Ай бұрын
Failed state !!!!!!!!!!!
@safiyohadad79
@safiyohadad79 25 күн бұрын
Askar iyo taliye soomaliya maqabsn tuugo dhiigyo cab kuli
@Hitthesack94
@Hitthesack94 Ай бұрын
Saleebaan bahaley noqdeen marxum walalkoda ayey saa u galeen hadan la toogan raguu marxumku ka dhashey ayaa dili
@basrajees4673
@basrajees4673 Ай бұрын
Aduunyada waa in yar oo iska kooban xisaabta danbeeyso ee aaqiro maka fakaraan miyaa dadka galo dhiiga muslimka subxanallaah
@basrajees4673
@basrajees4673 Ай бұрын
Aduunyada waa in yar oo iska kooban xisaabta danbeeyso ee aaqiro maka fakaraan miyaa dadka galo dhiiga muslimka subxanallaah
Trágico final :(
01:00
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 27 МЛН
Зу-зу Күлпәш. Стоп. (1-бөлім)
52:33
ASTANATV Movie
Рет қаралды 1,1 МЛН
Qaraxyada iyo Gungaar // Naftiis Haligihii Fashilmay. By : SNTV
40:20
Somali National Television
Рет қаралды 704 М.
Weydiimo Xalqadii 18aad. "Yaa alifay inla galo imtixaanka"
54:24