UGAAS-MADAW

  Рет қаралды 4,874

Caalin Abyan

Caalin Abyan

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 ай бұрын
ilaahay umada dad ka naxa oo xaasid ahayn oo ugu yaraan biya ka haqab tira haawso diro
@AbdulazizAli-d7k
@AbdulazizAli-d7k 2 ай бұрын
Waar Iidoorku tacab badanaa, Masha'Allah! Nimanku waaba sida Yamanta.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 ай бұрын
Yamen maxad nola mid dhigty .
@AbdulazizAli-d7k
@AbdulazizAli-d7k 2 ай бұрын
@@caalinAbyanmiyaadan arag yamantu buuro cadaab ah ayey dushooda hab farsamaysan ku geeyaan oo risiq badan kala soo baxaan. Lugahaa siday buur dusheeda uga shaqaynayaan qalloocda sida Odaygani Muuse Cabdalle/Isaaq😂
@sahromahamud
@sahromahamud 3 ай бұрын
Manshaallaah Wey Dadaaleyn Timirta Ha Ku Beerahn Haku Baahi Baxaanee
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 ай бұрын
INSHA ALLAH . Timir iyo wixi ay beeri karaan waxan ugu sheegey hoos ahaan . Sanadka dambe ayaynu eegi doona.
@abdifatahgaal2456
@abdifatahgaal2456 3 ай бұрын
Talo - Markaad sheegeesid magaalooyinka fadlan sidoo kale bal Gobalka + Dalka kudar. Soomali badan baajirta meeshaad kahadadlay aanan ogeyn. Waxaan iska qiyaasayaa halkan inay tahay Soomali Galbeed. Marka intaadan sharaxaad gelin WAR WAA HALKEE wadankan. Waa dhul maasha allah. Somali alaha dhowro
@hassanmohamad8755
@hassanmohamad8755 3 ай бұрын
meshan somali galbeed maha wll waa somali land gobolka saxil oo berbera magalo madax u tahay
@guledhaybe8214
@guledhaybe8214 17 күн бұрын
@hassanmohamad8755nio mesha saw muuse cabdalle ma dego ?
@XasancabdiPato-s4h
@XasancabdiPato-s4h 3 ай бұрын
Maxamuud muuse aw jaamac bulxan (badhibeeto)❤❤
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb 3 ай бұрын
Maasha-ALLAAH,Runtii xjgu wuxuu sameeyey Arrin wanaagsan waa Tusaale wacan oo wanaagsan waa in lagu daydaa Bari dhow deegaankaas oo wada khudrada ayeynu Arki doonaa insha-ALLAAH.
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 3 ай бұрын
Caalin abyan
@XasancabdiPato-s4h
@XasancabdiPato-s4h 3 ай бұрын
Eedaday baa degen beri anoo yar baa iigu dambaysay ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 ай бұрын
Eddo soo booqo
@XasancabdiPato-s4h
@XasancabdiPato-s4h 2 ай бұрын
@@caalinAbyan inshalah
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb 3 ай бұрын
Gallay,digir,hadhuudh iyo kuwo kale haku daraan.
@SidiiqMaxamuud-s7b
@SidiiqMaxamuud-s7b 3 ай бұрын
Masha.aallh. berayagi.nala.dawada.❤❤❤❤❤❤
@AhmedRashidvlogs1
@AhmedRashidvlogs1 3 ай бұрын
Top 🎉
@abshir1974
@abshir1974 3 ай бұрын
Nimcadaas bay ka gaajoonayaan haday dadaalaan horumarbay gaadhi lahaayeen iyagaa isku filaanlahaa
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 3 ай бұрын
Mansha allaah dad qalbigoogu wanaagsan yahaybaad utagtay rer magaalkan mixnadu buuxisay ka rayso
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb 3 ай бұрын
Bushaaro Bushaaro Kulmiye Gabalkiisi wuu dhacay,iminka ayey deegaanada 20ka sanadood bilaa biyaha ahaa Biyaha ka dhergayaan insha-ALLAAH. Bulshadu waa inay taageeraan is beddel doonka oo u Codeeyaan.
@HousseinBarkhadli
@HousseinBarkhadli 3 ай бұрын
Xagaykutaala
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 ай бұрын
Dhamayso Waad fahmiye
@AbdiWarsame-e3c
@AbdiWarsame-e3c 3 ай бұрын
Kkkkkkk waa ugaaso madow.waa sii caqaartaydii waan salaamayaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 ай бұрын
Ma ugaasaa mise waa ugaas ?
@abshir1974
@abshir1974 3 ай бұрын
Ragaa doorateen xagay tageen ma markay cod idinka doonayaan baysoonoqdaan kuwa dawlada idinku matala lanxisaabtama waad dadaalaysaane
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 3 ай бұрын
Masha Allaah wadhulquruxbadan laakin waxankayaabay geedsare maleh iyo dhir dhaadher iyo jiilalka abara kahadha o bani adamku hadhsadan maxa udiiday dhulka
@jamayuuro4910
@jamayuuro4910 3 ай бұрын
Caalinow deeganka sidaa hawsii ceebayn muuqaalkan kuma qancin
@engjeesto
@engjeesto 3 ай бұрын
Muqalka isbadal wayn auad ku samesay dhanka dubida sxp
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 3 ай бұрын
Waa bankii badhibeetada
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 ай бұрын
Ma badhibeeto kaliya xasusty?
@ClrisaaqSaleebaan-c8q
@ClrisaaqSaleebaan-c8q 3 ай бұрын
Always isku dar pleas tag mar kale😡👹👺🤬🤬🤬
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb 3 ай бұрын
Bushaaro Bushaaro Kulmiye Gabalkiisi wuu dhacay,iminka ayey deegaanada 20ka sanadood bilaa biyaha ahaa Biyaha ka dhergayaan insha-ALLAAH. Bulshadu waa inay taageeraan is beddel doonka oo u Codeeyaan.
GOOBTA UGU QURUXDA BADAN GACANLIBAX #2024
24:05
Caalin Abyan
Рет қаралды 2,7 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Nolosha caadiga ah ee Soomaalida  baadiyaha (p2)
29:40
Hassan Ashraf
Рет қаралды 24 М.
MOGADISHU Street Food / Cuntada Wadooyinka XAMAR WEYNE
25:05
Shuayb Rooy
Рет қаралды 42 М.
Waxan tagay gunta u hoosaysa buurtan cajiibka ah
15:14
Xariir Koosaar
Рет қаралды 851
90 GEELA OO DHALAY || 🐪🐪
12:50
CABDIFATAAX BIRRO
Рет қаралды 9 М.
WARASHADDII UGU HORAYSAY GOBOLKA
27:12
Caalin Abyan
Рет қаралды 9 М.
SAFAR IGU QAATAY 8 SAACADOOD BUURALAYDA GOLIS #2024
39:28
Caalin Abyan
Рет қаралды 16 М.
Gabadhii u horraysay Somali ee Musician noqota. Muslimo Qasim
23:20
Dilka Y-SIN+WARRR Cibro Ayaa Kusugan ~Sh Maxamed Kaariye
18:07
Wadada Jannada TV
Рет қаралды 64 М.
DHISMAHA GEEL IYO ADHI ROOBKA KA GALO
15:54
Caalin Abyan
Рет қаралды 8 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН