VIDEO ROUTINE AH IGU QAATA

  Рет қаралды 114,402

Hanni Hannan

Hanni Hannan

Күн бұрын

Пікірлер: 1 600
@mohashorts7991
@mohashorts7991 7 ай бұрын
Luuq walba camerada ku qabo waa ku daawaneyna anake😂😂❤
@fadumoabdullahi1124
@fadumoabdullahi1124 7 ай бұрын
Saxiix waa saaa
@marwomarwo4403
@marwomarwo4403 7 ай бұрын
Habala somaliyeed ee qalbiga wanaagsan oo dhan ayaa ku garab taagan hore u soco
@jimalkuresh3807
@jimalkuresh3807 7 ай бұрын
Hori Osoco
@safiyadaud2000
@safiyadaud2000 6 ай бұрын
M.A
@samiiradirie2559
@samiiradirie2559 7 ай бұрын
dadkayga somaliyeed markay saan isugu gargaaran wallahi ilahyban uga mahadshaa in aan kadhashy subxanallah. abyo routineska iyo qisooyin haday dadku kula sowadaagan soo gali. hana ilaawin ilaaha adoomahan kuuqasbaya 🥰🥰😍
@abdirahmohamed9568
@abdirahmohamed9568 7 ай бұрын
Hal tala ku siiyana abyo waxa aad uga taxdarta raga isku sheega bahalaha ah caruurtada korso oo ku dadaal sidii gabar ila dhalata bn talada kuu siinaya mahdsanid ❤
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 7 ай бұрын
😂😂 Mansha Allah aad baa laguugu hiliye Somali waa dad walahi aad u wanagsan maalmo gudaheed mel Dheer baad gartay ❤
@naciimamohaa6562
@naciimamohaa6562 7 ай бұрын
Hanniiii she is soo funny😂😂 wallhi wax kasta soo geli waa kudaawaneynaaye❤
@nimconimco8805
@nimconimco8805 7 ай бұрын
Horumar wacan wlshy mcn wlhy qisadaada 1 ila qaybtii 5 wn la socday alleh dadka hooyo iyo aabo hakga dhigo meel aad joogtaba I.a awladana alleh hakula koriyo guulayso qof karti leh yatahy way ka muuqata alleh arsaaqad wasaca haku siiyo abayo mcn
@fartuunahmed6629
@fartuunahmed6629 7 ай бұрын
Somalia wa gob wlhi m.a allah idinka farxiyo sida u garab istaga
@shukriali3911
@shukriali3911 6 ай бұрын
Xabibti Allaha ku Xafido Adiga iyo Carrurtada Caafimaad iyo Cimri iyo Cibaado Suuban Noolow intey Nolol jirto Ameen Yaa Rabbi ❤️❤️❤️❤️❤️
@Iimaan33
@Iimaan33 7 ай бұрын
Anigoo og ineysan rootin lasoo duubey aysan daawashadiisa wxba iisoo kordhineyn baan daawaday sababtuna waa inaan viewska kuubuuxiyo Guuulayso wallal videoga xiga wxaa kasoo dhigtaa muuqaalkaagi wxii falcelin ah ee aar kala kulantay shaqo ahaan io waacin ahaa
@ApdikadirAhmed
@ApdikadirAhmed 7 ай бұрын
Waa Gabadh Qalbi furan Byo keep going
@SeynabAbdi-zq4et
@SeynabAbdi-zq4et 7 ай бұрын
Mcney keep going 🎉 xitaa adigoo aamusan hadaa noo soo galiso waan ku daawaneybaa 😂haniyad jabin❤
@HaliimaElmimahamuud
@HaliimaElmimahamuud 7 ай бұрын
Abayo hadaa rabto In waxkasta kuu hagaagan ilahey raali gali oo asturnan ta kudadal suuqa barkaa aadeyso xijabkaad a gasho adoo azturan meel dher lagu garziinaa insha alh qeyrka kudadal anakana waan kulajirnaa Alana waa kujeclaa naa hadaa waa jibaad kiisa kasoo baxdo guuleyso insha alh ❤
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 7 ай бұрын
M.a qalbi❤❤❤😘😍😍🤤🤤 wn la dhacay nadaafada Gurigaaga io noloshadaada you so beautiful❤❤🥰🥰
@Sacdiyasagal
@Sacdiyasagal 7 ай бұрын
Abaayo hooyo soowado❤❤ si ay ku wehliso masha allah wax walbo so dhig anagana waan kudawanayna wana ku like garaynaynaa insha allah❤❤
@dajiyamustafe
@dajiyamustafe 7 ай бұрын
waxan la cajbey sidey noloahu kugu xumtey waa hore hadna aad ilahey ugu xidhnthy oo aanu hadlka wcni afkaga uuga dhaman marnba taasi wa arin mudan in lagu deydo hamblyo wllo🥰💯
@hibojama5798
@hibojama5798 6 ай бұрын
Masha alaa waa run waa waxa yar oo qalbi fiican
@deqoahmed5258
@deqoahmed5258 7 ай бұрын
Abaayo mashaa allaah horay u soco waan ku dawanayaa baranbaro iyo jiir hadaad soo duubto xataa wan ku daawan doonaa
@Fardawsa-up5wk
@Fardawsa-up5wk 7 ай бұрын
M.a apyo Horay usoco gabar walbaa oo dhibaateesan hadaa garab istaagno lama arkeen gabar oynee😢😢
@abdiwahabadan6584
@abdiwahabadan6584 6 ай бұрын
Xita sticker hadad sosaarto like iyo comment waan saari runti
@sagalabdullahi5397
@sagalabdullahi5397 7 ай бұрын
Hbbti wa qalanthy rogga io waxyabaha culculus ha qadin jiid abayo
@munamohamed5305
@munamohamed5305 7 ай бұрын
Walaal Allah haku xifdiyo somali dhan waan u hanbalyeynaya garab istaaga gabadhaas qisadeedu aad bay cid walba u taabaty Wax macsi ah uun iska ilaali Yaan lagaa waalin Allah haku xafido carurtana Daacadnimadi o qofa masha Allah ❤️❤️❤️❤️
@NasroMaxamed-po5js
@NasroMaxamed-po5js 6 ай бұрын
😊😅❤tejg
@AbdifatahAbdisalan-p9m
@AbdifatahAbdisalan-p9m 7 ай бұрын
LuuQ kasta hadaad ku qabat0 camarada kuwii ku daawadaanu nahay wlshy ❤
@xamadacabdilaahi2944
@xamadacabdilaahi2944 7 ай бұрын
Mansha Allah wllo wixii aad ku qanacsanahy ee diintu ogoshyba so geli quruxyyyyy❤
@zainabhassan1509
@zainabhassan1509 7 ай бұрын
Asc. edo. markaad. waxduubayso. is astur
@UmuHakiima
@UmuHakiima 7 ай бұрын
Wll guulayso lakin waxan talo kusiinlaha garbasaar ama shalmad ku duub wax kadaa khamaarka is astur qali
@Itsshiin0
@Itsshiin0 7 ай бұрын
Abay0 is dh0wr hadaad qalan thy😢❤😊 alaabta cul culus
@LADANCDi
@LADANCDi 7 ай бұрын
Wanku salamay walashey Hani ilahay nolosha haku barakeyo waxan raba inan wax yaro talo ah kugu darsado walashey horta waxaso gashay nolosha social mediaha noloshasna hadba qofka sidu dadka isugu so bandhigo ayey ku xiran tahay waxan kagala talinaya inad noloshada asturato oo aad social mediaha isku dhiibin abayo asturnow marwalbo dadkana waxey kaa arkaan unbey kugu xukmin donan marka abayo allaha kula garab galo
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 7 ай бұрын
Sxpyaal hala daawado gabadhaan wlhi ayadaa ka mudan kuwa nolosha feega ah noo so duuba😊😊 Markey nala qabsato oo baraha bulshada ay fahanto ayadaa naga waali doontee hada aan ayada sii waalno sidaas aa noo balan ah 😂😂😂😂
@qadroqaliif3713
@qadroqaliif3713 6 ай бұрын
Haniyeey hadana dawan xisa like waa sara lee keep going aby ❤
@xafsaccasis4751
@xafsaccasis4751 7 ай бұрын
qisooyinka kadhig xbbbbti❤❤❤❤😊
@aishacali607
@aishacali607 7 ай бұрын
🎉waxad rabto nos gai waakudawabayna wall
@khaledabdi1127
@khaledabdi1127 7 ай бұрын
Tolow Ninki marku arko sidu noqon Dona 😂
@HańàAhmed-f3l
@HańàAhmed-f3l 7 ай бұрын
Hore usoco Wllashei❤👸
@MuNaleye
@MuNaleye 6 ай бұрын
Masha allh keep going ilahy Somali ayuu kaa dhaliyey Aar somalimimada macaanaa ilahow islaanimo iyo somalnimo nagu Dil ❤
@Nafiso059
@Nafiso059 7 ай бұрын
Hanni abayo nolosha allah ku fududayo
@zainabsabriye2906
@zainabsabriye2906 7 ай бұрын
Asc alaha ku brakiyo❤❤❤
@SIRYASINDHAMAC
@SIRYASINDHAMAC 7 ай бұрын
Aniga intaydii ii cun aduu sxb
@fatumofatumo-oc4lc
@fatumofatumo-oc4lc 7 ай бұрын
Masha Allah abayo 🥰
@Mumino-s9l
@Mumino-s9l 7 ай бұрын
Manshallah quruxeey ilaahay hakuxafido ❤❤❤❤❤
@xafsaabdimanaan2572
@xafsaabdimanaan2572 7 ай бұрын
Asc baaye macan wa ka helnay qaabka udubaysid routinka iyo sida codka usaartay masha allah horey usoco ina ader maalin walbana soo duub macany❤
@Layloali-f9k
@Layloali-f9k 7 ай бұрын
Abaayo guleeyso cadeey❤
@Abdullmoha-sg4gj
@Abdullmoha-sg4gj 7 ай бұрын
I.a link kaga asxbtayda udira I.a KZbin waka mira dhalin donta I.a wlshyy❤😢
@Ragdhaan
@Ragdhaan 7 ай бұрын
Waanku jeclahayqaali
@SeynabXuseen-k9s
@SeynabXuseen-k9s 7 ай бұрын
abalone.adiqisadadi.ridwan.kalasozeg.sogeli.yutubkaga.wayo.waba.aqonsiye❤❤❤❤.guleyso.
@AmranCilmi-r8e
@AmranCilmi-r8e 7 ай бұрын
Mashalh wlhi inantan wan jecelhy abayo hore usoco horumar gaari sidan usugayay mar un inay wax noosoo gudbiso❤
@KunkaMudan-jm9el
@KunkaMudan-jm9el 7 ай бұрын
Masha Allah hani abayo waxaa doontaba soo duub waanu ku daawane❤
@Xidigaadunka5
@Xidigaadunka5 7 ай бұрын
Wlsha macan iso qabo
@marwahabdalla4710
@marwahabdalla4710 7 ай бұрын
Hore Usoco Qu’een❤
@Qallocey
@Qallocey 7 ай бұрын
❤m.a❤😊keep going queen
@mrszeynibaraawa1704
@mrszeynibaraawa1704 7 ай бұрын
Mashllah ❤❤❤
@LADANCDi
@LADANCDi 7 ай бұрын
Hadan nahay ragga somaliyedna si guud ban cafis kuweydisaneyna madama wiil somaliyed ku dhibateye rag rag dumarkenna allaha no daayo wlh dumar ka wanagsan ama ka ad adag majiro hooyo somaliyedo kale lamaba helayo naga raali ahaada hadan nahay raga somaliyed 🙏🙏🙏
@IdrisshusseinShatho
@IdrisshusseinShatho 4 ай бұрын
Walashey keep going
@UbahAshar
@UbahAshar 7 ай бұрын
kali xijabo abaayo
@FardoussaIbrahim-v4u
@FardoussaIbrahim-v4u 7 ай бұрын
❤❤❤
@salmoseytuun6200
@salmoseytuun6200 7 ай бұрын
So badi abaya❤
@IfrahAli-d5s
@IfrahAli-d5s 7 ай бұрын
Maasha alaah Samarkands iyo salaada badso waad guuleysan
@KawserMuxumed-f6l
@KawserMuxumed-f6l 7 ай бұрын
Ma ziz❤
@hanimohamed3266
@hanimohamed3266 7 ай бұрын
Manshallah sis you’re a strong mother ❤❤❤❤ keep going never give up
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 7 ай бұрын
DHAMAAN YUOTUBE LEYDA KENYA JOGA HA SOO GARAB QABTAAN GABADHAN IDINKAA GRUP GRUP ISULA SHAQEEYEE❤
@SahraAli-m8b
@SahraAli-m8b 7 ай бұрын
Habaryar horay usoco maalintii.lagu wareystay.waa ka naxay.dhibta.kugaartay gadaalsamadii nabi.yuusuf.alaha..kusiiyo.horay.usoco.tasbiixda.badi.hooyane.iisoo.ducey.dheh..shaqo.kalene.raadso yuutuub shaqo fiican.maaha.layskuma.haleeynkaro.oowax.joogtaa.lagamahelo.adne.ilma.yaraad.haysataa
@HafsaAbdi-ci2py
@HafsaAbdi-ci2py 7 ай бұрын
❤❤❤masha,Allah Huuno wn kufaraxsanahay Noloshaada cusub❤lkn 1talo igaqaado kudadaal inaad jidhkaaga asturto❤Allaha kubarakeeyo❤❤❤
@Faaris-v3g
@Faaris-v3g 4 ай бұрын
Keep goin wl qli 😢❤
@zowdacadey
@zowdacadey 7 ай бұрын
So dhowow xbbty lasanod ban Ka So salamaya HORY usoco ha caajisin yah anaguna wx wlbo ad kento inan dawana jirta ilhy ha idin xafido adiga iyo ubdkgaba
@israismacil6630
@israismacil6630 7 ай бұрын
Xbbti quruxeey wlhi billaah maalintiii qisadada wn ooyayaayey maanta markaan arkay adoo ridwaan izaak qurux badanoo lahadlaayaa wn qoslay ilaahay hakusharfo haku dhowro haku karaameeyo❤❤❤❤❤
@samsamibrahim3558
@samsamibrahim3558 7 ай бұрын
Routinka. Noloshada.runta.aha..katurjuma.waan.jecelnahay.❤❤❤❤
@NuurCwali
@NuurCwali 7 ай бұрын
Kkkk masha allah kan waba viodo qurux badane hada rabto ado hurda camarada furo kuwi ku dawada nahay abayo 😂❤
@adanriyaq9416
@adanriyaq9416 6 ай бұрын
Yaac thanks waad iga qoslisay wlhi ❤😂
@RuweidaAhmed-p8q
@RuweidaAhmed-p8q 7 ай бұрын
Abaayo hore usoco waaku daawananeynaa I.a abaayo❤️🥹
@missAmerica-cx3lz
@missAmerica-cx3lz 7 ай бұрын
Masha'Allah hani wanku farxay muqaladada gurigagana wa qurux abayo guuleyso ❤
@mankaabdijaliil7477
@mankaabdijaliil7477 6 ай бұрын
M.a sister🎉🎉🎉
@NajmoCadey-ph9vd
@NajmoCadey-ph9vd 7 ай бұрын
Xbbti allah ilmaha hakula koriyo hooyo karti badan bad thy keep going qli❤🎉
@CadwiJamaMoha12
@CadwiJamaMoha12 7 ай бұрын
Alaa masha alah wakula farax sanahy hanaan alah haku barakeeyo
@HiboMuse-v6z
@HiboMuse-v6z 7 ай бұрын
Keep going dear ❤
@IsmahanMahamed-y1m
@IsmahanMahamed-y1m 7 ай бұрын
Keep going sister
@Amin24638
@Amin24638 7 ай бұрын
Masha Allah walal Allah ha idin xiftiyo adi ciyaalkaba
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 6 ай бұрын
Maansha Alaaah Alaahu Agbar maansha 👑👑♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sumayoqalanjo7563
@sumayoqalanjo7563 7 ай бұрын
Hani quruxey boqoradi dumarkay waxatahay bil dhaltiyo canceled soo baxayse Masha.allah keep going gaari qurux awlada alle haulage koriyo
@sahraadan6995
@sahraadan6995 6 ай бұрын
Horay usoco inbti Alle haku xiftiyo qalbiyeey qisadadii way naxanunisay
@FarhiyaAli-e5r
@FarhiyaAli-e5r 7 ай бұрын
Wnku jeclahay mcny hormar wcn ban kurajenaya gabar yar oo hooyo ah oo adag baa tahay mansha Allah hore usoco abayo mcn .Qisoyinkaga noso gali abayo quruxey
@shabeelweheshade4297
@shabeelweheshade4297 7 ай бұрын
Laguma moodaba inaad hore ugu dhex jiray KZbin ka hore u soco F.g vedioga ficil ayaan u dhamaystay😂
@LakiCumar-k5m
@LakiCumar-k5m 7 ай бұрын
Wllo.mcn.hore.usoco.mcn..adi.iyo.ilmahaga.allh.idixitiyo
@SakariyemaxanedMuxumad
@SakariyemaxanedMuxumad 7 ай бұрын
ABAYO MELkaste.kuqabo wanku dawa nena😂😂😂😊
@nihanabdi4541
@nihanabdi4541 7 ай бұрын
Masha Allah ❤️ keep forward sister ❤️ 😊
@Umuisrachanel
@Umuisrachanel 7 ай бұрын
Somaliyey gabadhan chanelkeda u share gareya codsi
@LakkiArrtan-bx1yq
@LakkiArrtan-bx1yq 7 ай бұрын
Keep up abyo❤
@HoodoMohamout
@HoodoMohamout 7 ай бұрын
Macha allah qali illahy ku barkeeyo wlhi mar kasta waan kuu duceeya❤
@munamiracabdi1153
@munamiracabdi1153 7 ай бұрын
Asc wllmcn
@najuuppequrux6205
@najuuppequrux6205 7 ай бұрын
Hani yey abyo markasta routine ka noo soo badi aad baan ooga helay Horey usoco
@somalifood6935
@somalifood6935 7 ай бұрын
Tookadadambe siijeedka yaree camirada mel qaldanaa dhigtay ❤❤❤❤❤ anagaa kudaawaneyna soo bood bood hadaa rabto
@HodanCarab-c8z
@HodanCarab-c8z 7 ай бұрын
Wllo markad routine duubayso shalmad ama garbazaar huwo inchaAllh
@Dagan.0
@Dagan.0 7 ай бұрын
Queen👸🏻❤
@niciimaaxmed6360
@niciimaaxmed6360 7 ай бұрын
Gabadh faridatahayo kartile. Hore usoco❤❤❤❤
@AasiyoGeedi-kk4uq
@AasiyoGeedi-kk4uq 7 ай бұрын
Shrfnow
@niciimaaxmed6360
@niciimaaxmed6360 7 ай бұрын
Wax walba nosogeli walashy macanay walhy qisadadi adsodubty wan sugukariwayay tarti tugi lkn carurtada korso mashlah
@ahmedadan1741
@ahmedadan1741 6 ай бұрын
Horey usoco imaanka ale kusiiyey alaha kuxoojiyo dhamaanteenba
@anasmacalinbashir1357
@anasmacalinbashir1357 27 күн бұрын
Qisadadii oo dhan ayan so firsaday runtii waxaad tahay shaqsi aad u dulqan badan oo ebee s.w.t ku kalson alle Haku barakeyo marwalba noloow walashay
@FaadumoBashiir-m9o
@FaadumoBashiir-m9o 7 ай бұрын
M.a❤❤❤
@FardowsaHassan-yj5tp
@FardowsaHassan-yj5tp 7 ай бұрын
Madhaama an shekadhatha anlasoconay wxn rabna Inadh nogashekeyso qabkey nolashadha iskubadhashy
@HassanAbdiDigriyowAbdidigriyow
@HassanAbdiDigriyowAbdidigriyow 6 ай бұрын
Hanna walhi wat su jabte wxn maqli jirey rafaat deef aya udambeysa keep going ❤
@IlwaadAxmed-oq7ug
@IlwaadAxmed-oq7ug 7 ай бұрын
Jah naa qlpiyey😂luuuq wlpo.duub anaga ku qanacsn kalay tiktok xataa furo qlpi❤
@farxiyoibrahimali7475
@farxiyoibrahimali7475 7 ай бұрын
Maansha Allaah wlshey marwalbo o waxbuubeyso maro weyn o jidhkaga qarisa sida xiyaab xidho waa iga talo wllo mcnto
Routine kii ugu qosolka badnaa
22:33
Hanni Hannan
Рет қаралды 66 М.
Safakii iigu dhera aan galnay
11:32
Hanni Hannan
Рет қаралды 36 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 12 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,8 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 56 МЛН
PART 2: NOLOSHAYDA SIDA AY ISKU BEDESHAY QISADAYDA KADIB ~HANI
19:42
Ridhwan Issack
Рет қаралды 187 М.
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 195 М.
Routine aad u adag buu ahaa !!
7:59
Hanni Hannan
Рет қаралды 96 М.
XAALADA CAFIMADKEENA IYO ARIMAHA SAFARKEENA
15:00
Hanni Hannan
Рет қаралды 9 М.
Afur fudud oo cajiba
11:42
Hanni Hannan
Рет қаралды 50 М.
التفاصيل الصغيرة ..!
44:40
Ron’*
Рет қаралды 1 МЛН
ROUTINE CAJIIBA @HanniHannan
11:02
Hanni Hannan
Рет қаралды 8 М.
Ninkii oo Waji kale Yeeshay yaab !!
17:53
Hanni Hannan
Рет қаралды 71 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 12 МЛН