Mnsh Allah tabaraka Allah sheikh siciid rage Alle ha barakeeyo waa fani walahay Cilmi waayo Aragnimo iyo qosol ba waad ka faaidaysaa حفظك الله دائما وأبدا شخنا فاضل
@kowtharqaali93063 жыл бұрын
Waad nasiib badantahy gadhii hesha nin diin iyo dhaqan wanaagsan AllE sawj diinleh ha iisahlo aamiin iidhaha yaal muslimiin
@عائشةعبدالله-و3ط3 жыл бұрын
الله يسهل لكي ولنا اختي
@InaSaciid4083 жыл бұрын
Aamiin
@heartlessG6403 жыл бұрын
Incha allah haddaad wanaagsanthy ilaaheyna wuxuu kusiin qof wanaagsan💯❤
@saaraluqmaan103 жыл бұрын
Masha Allah sheikh saciid Allah ku xafido sheikh masha Allah
@queensomalichannel20443 жыл бұрын
Subscribe igu cawi walalo qaali
@faaizodiiriye58803 жыл бұрын
Masha Allah Sh.Saciid Raage Iyo Safiirka islaami allah idiin barakeeyo
@mohamedhusein16723 жыл бұрын
Sepedi
@Rehaanadam92353 жыл бұрын
Masha Allah my favorite sheikh Saciid Rage xafidullaah ❤️✊😁
@ismailessa6693 жыл бұрын
Maan sha alaah siad raage ilaahay haku xafido da daalka umada somaliyeed aad uhayso
Mansha allah waa shiikh aan aad u jecel ahay siciid raage
@Monaahmed-iq9he3 жыл бұрын
Masha Allaah sh saciid rage Allaah haku xafido Labada daarood
@intawanagsanwalashod84723 жыл бұрын
Walahi shiqan ilahi dartis ban ujeclahay ..ilahi hakuxafidho shiiq sacid rage.my fav shiq
@FardowsiGure7 ай бұрын
Masha Allaha adeer mcn cimri dheer iyo cibaado suuban
@hodanabdi10153 жыл бұрын
Allah ini barakeeyo safiirka islaamka iyo sheekh saciid raage
@foozia4263 жыл бұрын
Sheekh saciid wa habar yoonis muusa cadale maasha Allah
@abdulganinur359311 ай бұрын
OK 👍
@ichBin_Schweizer10 ай бұрын
Naagtiisuna wll
@ichBin_Schweizer10 ай бұрын
❤❤
@aliishaahmed643 жыл бұрын
Shiikhow waa runoo dad badan aan is guursan weliba jacyl xad dhaaf ah isku qaba. حفظك الله ورعاك يا شيخنا الفاضل
@abdirizakmohamed590210 ай бұрын
Safiirku mayaqaano sheikh Dr ibrahim cadow
@said1498ify10 ай бұрын
Maansha Allah Dadka reer waqooyigu waa dad wax barta oo hadal yaqaan ah. Aabihii tacliinta umada Somaliyeed Maxamud Axmed Cali. Waan jecelahay dar Alle.
@amatullaahinamcln38663 жыл бұрын
M.allah wl soobadi tarikhyada culumada si aan wax uga barano
@Starlightinthenight12311 ай бұрын
ASC. Sh. Saciida. Waa. Ku. Salaanay. Maasha. Allha. Longer. Life.
@abubakarrooble24083 жыл бұрын
Mansha Allah Shkh siciid Raage Allah haku barakeyo shkh
@amiiraabdisalaam40833 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله، الله يحفظك من كل سوء وتبارك في عمرك وافتح لهاابواب السعادة يا شيخ ❤😘
@yasinbile79883 жыл бұрын
Masha allah sheq saciid rage allah haku barakey adun iyo aqiro
@FaadumoXilkas3 жыл бұрын
masha Allah qofka soo diyariyay as ayaa saga Mahal celine illahey ka sokow sheikh wa ka faaidnay jazaaka Allah
@nasraosman50303 жыл бұрын
Dr shahiid alla ya rahma qabriga nuur allha uga dhigo
@Hamdi8313 жыл бұрын
ءامين يا رب العالمين يا اختى العزيز ه
@lebronjames33683 жыл бұрын
Wllo miyuu dhintay
@طمطم-ت3ظ3 жыл бұрын
Masha Allah sh sicid rage ilahay ha ku bara keeyo
@fariixafilsan72943 жыл бұрын
Manshaa allaah alle ha inoo xifdiyo culumadeena hana barakeeyo sheekh saciid raage hadalkaa usheegay waawax kubadan carabta iyagoo islaama ayay hadana inagacisee yaan gaalada balmaxaa udiiday kanaa walaalkaa ah ee soodhawee maxay kolba in kaqaadayen alaabta sheekhaa kamudnaa cidakale kkk wallaahi waan qosol garii ray alle hatuso quwada islaamka aamiin👍👍👍
@caska78373 жыл бұрын
Mnsha allh
@hodandahir81112 жыл бұрын
Masha Allah sh sacad raga ilahay ha Ku xifdiyo sh somalid O inta afka Somali Ku hadsh ka fidaysato
Asalamu aleykum everyone may Allah bless you all Ameen 🌸 Jizakallahu kheeyr Ustadh Saciid Raage may Allah Rabbul Izzah reward u bless u Protect Ameen 🌸
@amal-4c33 жыл бұрын
Wa,leykum Salam ameen🥰❤
@sabnaagaming50363 жыл бұрын
Waw😭😭🔥🔥💞💞m a shiikh Mustafa 🔥💞💞
@mahamedgani30123 жыл бұрын
Mansha Allah wll sobadi tarikhda culumada shikh xusen Ali jabuti
@mumtazmuhumedahmedtazy45523 жыл бұрын
May Allah protect him for us
@ishwaqmohamed6313 жыл бұрын
Masha allllaha Alllaha haku xafido Aamliin
@igraanaxmed65993 жыл бұрын
Maan shalah sheekh aleh haku xafido wll
@wanaagabadso9033 жыл бұрын
Kaal kiina sariir iyo cunto mcn beylarabeen Sheekhii yarana way yaseen ku wasa muslin sheeta qurux waye dadka somalidu ha fogaato carabta bas xabiib keena nabi Maxamed Scw
@Queenmuhiim3 жыл бұрын
Haben walba naarta musliminta bar baa laga xoraya bisha ramadan allow nagu biiri kuwa laga xoreeyay narta 🤲🏽😭😭
Masha allh shikhan abahay bu u cod egyhy ilahay ha barakeye
@hoodoxassan79683 жыл бұрын
Mashallh sh.allh haxifdiyo
@hoodoxassan79683 жыл бұрын
Asc jasakllh khayr eenoo soo dhamystir sheekada sheekha. Sh.
@faryaadclraxmaan10923 жыл бұрын
Dadkan leh marku somalia somalilad ku sheegay ayaan ka boodnay qalbigaa taagan shekhu isba wuu garanayaa in somalilad la yidhaa hada teeda kle ma dhibaa ku jirta hadu somalia yidhaahdo shekha somaliland iyo somaliyaba waa dalkiisa ee ha la daayo ♥️ Alle ha noo kaa daayo adeero siciid♥️
@mohamedcasanyo29983 жыл бұрын
Wllo sheikhu maa isaaqpa
@hodanc62553 жыл бұрын
Faryaad anigu markan iri shekha qabyalad ayu ka dhowr sansanaya waxa cay iyo ben abur la iso qoray so mad arag qof la leyahay qabilkayga bad necebtahay o leh ma necbi o la leyahay wad necebtahay
@faryaadclraxmaan10923 жыл бұрын
@@hodanc6255 hh wllo samalidu way iska dhib badantay horta dadka badankoodu waa wada siyaasiyiin aan la ogayn aniga somaliland ku dhashay kuna koray melna uma dhafin lkn hadana ma necbi cidna inkastaan cidna cid necbayn imika hadii qof somalia ka yimi ado hargeysa joga ka soo horbaxo dee odhan maysid mxaa ku kenay wadanka waa dhul somali degentay kama xigtid teda kle shekhyadu meshay donan ha ka soo jedan waa shekhyo somaliyeed qabilku ma xuma in la shegto oo qof kasta rerbu ka dhashay lkn qabyaaladaa sii xun
@faryaadclraxmaan10923 жыл бұрын
@@mohamedcasanyo2998 haa wlal waa isaaq
@hodanc62553 жыл бұрын
@@faryaadclraxmaan1092 hada ka hor ban waxan maqlay shekha asago ka shekaynaya Somali duqa magalo kanada ku tal tiri anagu waxan nahay putland iyo somali land waxu dhahay duqi magalada ba la yabay marka dadka sidada Allah ha cafiyo anigu rer konfur ban ahay qabilkayga mel u dago waligay ma tagin mana ku dhalan dadku manay kala fikir duwanan karin maxa cay iyo nabibiyo mesha kenay waxad galo ku arag ban somali ku arkay asc from qurbo