Dagaalkii Ulays | Maalintii khaalid binu waliid nadar ku galay inuu cagta marinayo dhamaan..

  Рет қаралды 160,901

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Dagaalkii Ulays | Maalintii khaalid binu waliid nadar ku galay inuu cagta marinayo dhamaan..
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 135
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto kaliya nagusoo biiir
@darbi_jiif_girl9709
@darbi_jiif_girl9709 2 жыл бұрын
Amiin 🤲❤️
@darbi_jiif_girl9709
@darbi_jiif_girl9709 2 жыл бұрын
Ok👍🥰
@duniyojamac8466
@duniyojamac8466 2 жыл бұрын
Masha,allah,allahu,Akbar,share
@fartunfanxa784
@fartunfanxa784 2 жыл бұрын
Aamiin 💕😭
@djyeelko
@djyeelko 2 жыл бұрын
Alaahu akbar Dagaalyahan ka mid ah Dagaalyahanadii Muslimiinta💎
@IlyaasRaajaa-ez3pd
@IlyaasRaajaa-ez3pd 9 ай бұрын
Qaalid bino waliid nabigaa kutilmaamay seeftii ale ee gashakasiibneed kawaran nin nabiga NNKH kutilmaanay seeftii ale ee gasha kasiibneed❤❤
@Flsnos
@Flsnos 2 жыл бұрын
Abuubakar ibnu sadiiq ❌ Abuubakar Al sadiiq ✅
@captainhaashim3113
@captainhaashim3113 2 жыл бұрын
Khaalid ibnu waliid (Rc) wa Xa uu ahaa geesigii Islaamka walaal adoo mahadsan noo soo badi
@cabdidhere
@cabdidhere 2 жыл бұрын
Jazakallah kheer brother abdirahman Omar
@captainhaashim3113
@captainhaashim3113 2 жыл бұрын
Walaal adoo mahadsan ka soo hadal khilaafadii Umawiyiinta iyo Cabaasiyiinta iyo Cuthmaaniyiinta si guud ado mahadsan ❤❤❤
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Rabbi waxaan kabaryaayaa inuu khayroo dhan ina waafajiyo SWC Fadlan Wllyaal Isoo booqda الله يجزيكم خيراً🧡🙏
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 2 жыл бұрын
Mashaa-Allaah,Taariiq Aan U Baahanahay in aan Wax Badan ka Ogaano,Haddaanu Nahay Bahda Ku Xiran Waaberi Media,jzakalaah Qayr.
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto kaliya nagusoo biiir ❤💔
@runeyabdullahi1234
@runeyabdullahi1234 2 жыл бұрын
Ahme d qadar
@primermatche
@primermatche 2 жыл бұрын
Abdirahmaan Omer wll Manoo sheegi Kartaa Tilmaamo Noo Fududaynaya Barashada luuqada Carabiga
@ukhtiimuslimah494
@ukhtiimuslimah494 2 жыл бұрын
Aniga xita kula mida ahay
@asmarigaax3433
@asmarigaax3433 2 жыл бұрын
Masha allah allaa yubaarik fiik
@ismailmahad2239
@ismailmahad2239 2 жыл бұрын
Wll allah ku naxaristo iif iyo aqiro ee jojin tarikha haa asxabti nabika swc wax badan ayan sugayay 🥰🥰
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka walka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimco wngsn kheerkeda allaha nawaafajiyo amiin
@darbi_jiif_girl9709
@darbi_jiif_girl9709 2 жыл бұрын
Ok👍🥰😌
@Beegsi
@Beegsi 2 жыл бұрын
Cod tolmoon iyo Tabin tafatiran mahadsanid abdurahman waaberi
@maxamuudxaaji2909
@maxamuudxaaji2909 2 жыл бұрын
Mahadsanid cabdiraxmaan
@mohamedhussein6563
@mohamedhussein6563 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@beenmasheege3564
@beenmasheege3564 2 жыл бұрын
إِلَّا تَنصُرُوهُ فَقَدْ نَصَرَهُ ٱللَّهُ إِذْ أَخْرَجَهُ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ ثَانِىَ ٱثْنَيْنِ إِذْ هُمَا فِى ٱلْغَارِ إِذْ يَقُولُ لِصَٰحِبِهِۦ لَا تَحْزَنْ إِنَّ ٱللَّهَ مَعَنَا ۖ فَأَنزَلَ ٱللَّهُ سَكِينَتَهُۥ عَلَيْهِ وَأَيَّدَهُۥ بِجُنُودٍۢ لَّمْ تَرَوْهَا وَجَعَلَ كَلِمَةَ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ ٱلسُّفْلَىٰ ۗ وَكَلِمَةُ ٱللَّهِ هِىَ ٱلْعُلْيَا ۗ وَٱللَّهُ عَزِيزٌ حَكِيمٌ.
@runeyabdullahi1234
@runeyabdullahi1234 2 жыл бұрын
Beenmashaage
@walaalsd2937
@walaalsd2937 2 жыл бұрын
M.a wll noo soo badi qeyr Alle hakasiiyo
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 2 жыл бұрын
Khaalid ibnul waliid maanta ma oga in dhulkii faaris shiico raafido gaalo ah haysato ciraaq 5 jeer mareykan kuwo la dhaho eey qabsadeen khaalid allaha u naxariisto geesigii libaaxa ahaa ee gaalo casharada u dhigay asaga iyo qaac qaac ibnu camr al tamiimi
@xadaari289
@xadaari289 8 ай бұрын
Ha alle raali haka ahaadee xilkisi wuu gutay balse inigaa dayacnay masuuliyadeenii😢
@yaya_______boss
@yaya_______boss 2 жыл бұрын
اَلْلَـــــــــــــهُ اَكْبَـــــــــــــرْ.🦅❤
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 жыл бұрын
Masha Allah
@Dhedo_media
@Dhedo_media 2 жыл бұрын
Jasakallah walaal abdirahman❤🙏
@awmuse71
@awmuse71 2 жыл бұрын
Zhukran macalin 💜
@Hhjjhgiojggg
@Hhjjhgiojggg 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@sheikhsakariye1803
@sheikhsakariye1803 2 жыл бұрын
خالد بن الوليد رضي الله عنه 🌹 سيف الله شجاع الأسلام💪❤
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله 🌾 🌿 🌸 ☘ ⚘ ♥
@iftahmohaedjimalle5822
@iftahmohaedjimalle5822 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal Abdirahman omar
@youngstudent5087
@youngstudent5087 2 жыл бұрын
Ma sha allah ilahay haku barakeeyo
@axmedcadaana6128
@axmedcadaana6128 Жыл бұрын
Khaalid binu waliid rc seeftii alle ❤
@sacadsaxardiid9204
@sacadsaxardiid9204 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@shayga100
@shayga100 2 жыл бұрын
Seeftii aan la loodin khalid binu walid❤️❤️
@abdirahman8954
@abdirahman8954 2 жыл бұрын
M.A♥️😘💯🥰 Wllo_Qisooyinka Saxaabada Noosoo Samee Hadaad Awoodo
@djyeelko
@djyeelko 2 жыл бұрын
♥️Thankz wll
@rumaancabdilaahi3185
@rumaancabdilaahi3185 2 жыл бұрын
M.sh thnks wll
@Nursalah2
@Nursalah2 2 жыл бұрын
Jazakallahu kheyra wlala
@maxamedcambe8656
@maxamedcambe8656 2 жыл бұрын
mansha.allah
@Aasiyayr277
@Aasiyayr277 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakkllah
@ahmedlee5610
@ahmedlee5610 2 жыл бұрын
brother we want to see all the stories or else the wars of the muslims we expect this promises insahallah
@runeyabdullahi1234
@runeyabdullahi1234 2 жыл бұрын
Ahmedlee
@SIDCUMAR-j9d
@SIDCUMAR-j9d 9 ай бұрын
MASHALLAH❤❤❤🤲🤲🤲
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 жыл бұрын
Keep going
@SIDCUMAR-j9d
@SIDCUMAR-j9d 9 ай бұрын
ALLAHU AKBAR🤲❤❤❤🤲🤲
@yuusufabdilaahi6156
@yuusufabdilaahi6156 2 жыл бұрын
Nabiga ku saliya scw scw scw scw
@sabaxoali8966
@sabaxoali8966 Жыл бұрын
Khaalid binu walid❤😢
@daadir3042
@daadir3042 2 жыл бұрын
Waxad Ka shaqeyneysaa in aynu saxabada ilaawin aynu jeclaano. Waad Ku mahadsantahay wllkay
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 2 жыл бұрын
Allah haka raali ahaado dhamaan muslimiintii dagaalkii ulays
@fatumaosman4305
@fatumaosman4305 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤Maashaa Allaah
@mukhoyare1418
@mukhoyare1418 2 жыл бұрын
Waaberi zxp halkaa ka sii wad inaad taatikhda geesiyada I slamka ka sheekayso si dhalintu u gartaan halka caalamka k joogeen
@maxamedyare3372
@maxamedyare3372 2 жыл бұрын
ALLAH KU DHOWRO WLL
@khaalidmataanofficial3306
@khaalidmataanofficial3306 2 жыл бұрын
Ustaad 🤴 waad mahad zantahye lkn Halqadah Time sookordhi insh allh 🤚
@IbraahinMaxamed-c9s
@IbraahinMaxamed-c9s Жыл бұрын
Manshalll
@abdifatahcg4055
@abdifatahcg4055 2 жыл бұрын
Allah hawnaxiiste halyey buu ahaa Kor u qadey sharafta muslimiinta
@navergiveup9578
@navergiveup9578 2 жыл бұрын
Mansha allah
@yuusufabdilaahi6156
@yuusufabdilaahi6156 2 жыл бұрын
Hello pro
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto kaliya nagusoo biiir ❤💔
@apdizamedbulzhaawi43
@apdizamedbulzhaawi43 2 жыл бұрын
Wll Khadlid Tarikhdiiso Dhan Noo Soo DiYaari adigoo RaaliYa
@haruunbey2203
@haruunbey2203 2 жыл бұрын
Mnsha alllha
@anazgoot7273
@anazgoot7273 2 жыл бұрын
Runtiii Mala Qiyaasi Karo geesinimadaas uuuu Ala siiisay Saxaabigaas 💯💯Khalid ibnu Waleed😍
@cabdixakiinnuur6145
@cabdixakiinnuur6145 2 жыл бұрын
Sixitaan: Abu bakar ina sidiiq maaha, Sidiiq waa naanaysta abu bakar أحسن الله إليك يا أستاذنا
@djyeelko
@djyeelko 2 жыл бұрын
PART2 NOO soo samee wll
@axmadcabduqaadir2849
@axmadcabduqaadir2849 2 жыл бұрын
Waaaaaa
@bashiirxaaji4266
@bashiirxaaji4266 2 жыл бұрын
Mash alaah wll
@moreadyofficial3063
@moreadyofficial3063 2 жыл бұрын
Alle Ha Ku xafido
@aminaqlinle2627
@aminaqlinle2627 Жыл бұрын
@anowrbeerw3885
@anowrbeerw3885 Жыл бұрын
Masha alaha walal qali xaga khwad walalkhy qali
@aminahasan811
@aminahasan811 2 жыл бұрын
نحن الذين بايعوا محمدا ( صلى الله عليه وسلم ) على الجهاد ما بقينا أبدا
@abdiqadirmahamud-hl1xl
@abdiqadirmahamud-hl1xl 2 күн бұрын
Masha allah allaw dibnoogu soo celi haybadaas
@Maahir397
@Maahir397 2 жыл бұрын
Soobadi wll
@maxamadnuurkhalid9196
@maxamadnuurkhalid9196 2 жыл бұрын
Allaahu Akbar 🥰
@SundusAhmett-t2s
@SundusAhmett-t2s Ай бұрын
Soobadi saaxiib
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 жыл бұрын
Ustaad Abdirahman Omar Waxaan Ku Leeyahay Guull iyo Gobanimo Ustaad
@ZabnaaaHussein
@ZabnaaaHussein 7 ай бұрын
Khalid binu waliid❤❤❤ hero of islma
@maxamedcali6644
@maxamedcali6644 2 жыл бұрын
M.allh
@alenahaamud5531
@alenahaamud5531 2 жыл бұрын
Khalid🥰❤
@kawsarfaaruuq9173
@kawsarfaaruuq9173 2 жыл бұрын
Mnzhallh wlal
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto kaliya nagusoo biiir 💔❤
@khadraabdalla3573
@khadraabdalla3573 2 жыл бұрын
Khaalid ibnu Walid ❤😢
@mohamedabdi2676
@mohamedabdi2676 2 жыл бұрын
Wa taariikh aynu u bhnhy inan ogano.
@Imaxamud1
@Imaxamud1 2 жыл бұрын
Ok
@khalidahmed9798
@khalidahmed9798 2 жыл бұрын
👍
@YasmiinXasan-w6c
@YasmiinXasan-w6c Жыл бұрын
Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@fatimaali3609
@fatimaali3609 2 жыл бұрын
Manshalh walahakhayrkajecl
@abdiabdirahman8845
@abdiabdirahman8845 2 жыл бұрын
Noo soo badi wllky videoyasha noocaan ah adaa u mahadsanthy
@azmawiilmudug9158
@azmawiilmudug9158 2 жыл бұрын
Wll kasoo hadal cusmaniyiinta
@ayaanlemahamed5234
@ayaanlemahamed5234 2 жыл бұрын
سيف الله المسلول 🗡🗡🗡❤⚔
@mohajuniorofficial1852
@mohajuniorofficial1852 2 жыл бұрын
First comment ❣️waan. Kutagera wll
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto kaliya nagusoo biiir 💔❤
@xpac5870
@xpac5870 2 жыл бұрын
Bro channel kaaga aad baan ula socdaa ee noo soo badi taarikhyada asxbta
@Deeqow
@Deeqow 2 жыл бұрын
Coming soon 300k
@fatumamabdi2423
@fatumamabdi2423 2 жыл бұрын
Dagalki bader sxb
@sadaqilmi4415
@sadaqilmi4415 2 жыл бұрын
M.a🥰
@asparo4497
@asparo4497 8 ай бұрын
Saxabigii Qac Qac kaso hadal
@asadqaliifmmohamed7745
@asadqaliifmmohamed7745 2 жыл бұрын
Soobadi sxp
@ynwa____queen7636
@ynwa____queen7636 2 жыл бұрын
anigo wada jecel saxaabada nabiga scw hadana 1ka geesi an kasi jeclahay waa khaalid binu waliid رضي الله عنه ❤️
@jaamacxasan5361
@jaamacxasan5361 Жыл бұрын
Haaaaaaa😂
@AhmedIbrahimAhmed-vm4kc
@AhmedIbrahimAhmed-vm4kc 8 ай бұрын
M.a
@macalincabdaleahmedabdikad6527
@macalincabdaleahmedabdikad6527 Жыл бұрын
خالد بن الوليد رضي الله عنه
@xuseenmedia
@xuseenmedia 2 жыл бұрын
Seefti alle ee galka laga saare
@runeyabdullahi1234
@runeyabdullahi1234 2 жыл бұрын
Muuminchanen
@faisalmohamedomar8037
@faisalmohamedomar8037 2 жыл бұрын
Sayfullahil masluul khaalid ibnul waliiid rc
@maryanbalow6601
@maryanbalow6601 2 жыл бұрын
Son wanaaksan wabari media
@mahamedcumar3097
@mahamedcumar3097 Жыл бұрын
10kun xataa hdii laga qabto xaq bay uleeyihiin in la bireeyo kufaartu
@XaajiGorgor
@XaajiGorgor 5 ай бұрын
Khaliid binu waliid gesigi Muslimnta in shax lagu galo dagal niinki barayi reer galbedka hada ma isku rac nayi waxa rajen ina isku racneyi love isar❤
@maxamedshuuriye7374
@maxamedshuuriye7374 2 жыл бұрын
RUUXII 30 NÀAA AHY OO DAAWADO
@MaxamuudxuseenCali-i8t
@MaxamuudxuseenCali-i8t 3 ай бұрын
Alel haakula jiro
@anowrbeerw3885
@anowrbeerw3885 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sayfudiin Quduz | Qaybtii 2aad | Dagaalkii Caynu Jaaluut
14:47
Waaberi Media
Рет қаралды 158 М.
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 121 МЛН
KHALID BIN WALIID: FURASHADII DHULKA CIRAAQ
24:14
Ruweyda Style
Рет қаралды 54 М.
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18