Waayo-Arag: Q1aad Nin ku xidhnaa xabsiga Hargeysa 1988 & Dhacdooyin Argagaxleh & siduu u badbaaday.

  Рет қаралды 37,750

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Waayo-Arag: Nin ku xidhnaa xabsiga Hargeysa 1988 & Dhacdooyin Argagax leh oo uu joobjoog ka ahaa iyo sida uu u badbaaday.
Toogasho Dil Ayuu Ka Bad Baaday
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee CBATV:
Waa Warbaahin Soomaaliyeed oo Casri ah, Dhexdhexaadna ah. Kala soco Warar La Hubo, Barnaamijyo Xiiso leh, Wacdi & Waano & Madadaalo.
Waa TVga Soomaaliyeed ee Keliya ee Ku baxa Luuqadaha Soomaaliga iyo English-ta.
Booqo Bogagayaga kale ee Baraha Bulshada:
Facebook: Af-Soomaali:-- CBAsomali
English:- / cbatv.english
Twitter:- www.Twitter.com/CBA_TV
Website:- www.CBATV.NET

Пікірлер: 33
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Hassan Haaji Allah yarxama. Adeerkay ayuu ahaa Waa Mayor kii hore ee Gabiley
@faysaacali5108
@faysaacali5108 Жыл бұрын
🎉
@abdilahicaydiid3074
@abdilahicaydiid3074 Жыл бұрын
@abdirahmandirye5543
@abdirahmandirye5543 3 жыл бұрын
Thank you Mr. Nuur, very powerful memory!
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 4 жыл бұрын
taasay faqash wali nagu wareegaysaa israac danbe waa baabaco timo kasoo baxeen insha allaah from godawayn
@Banuhashim237
@Banuhashim237 4 жыл бұрын
LIXLE DAMACYADIISII.
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
@@Banuhashim237 lixle damac yadiisii maxad uga jeedaa bal iimac nee?
@Banuhashim237
@Banuhashim237 2 жыл бұрын
@@craxmaansoodaani652 WAX WAX LOO MACNEEYO MA TIHID HADAANAAD LIXLE DAMACYADIISII GARANAYN.
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
@@Banuhashim237 lixle damiciisii wuxu ahaa in afweyne siyad barehii dadka somaliland xasuuqayey laga difaaco wuuna kuguleystay lixle ilahay ha.unaxariste dhaman SNM
@Banuhashim237
@Banuhashim237 2 жыл бұрын
@@craxmaansoodaani652 LIXLE HADUU OGYAHAY IN RAGA QAAR FARMAAJO U SHAQEEYAAN QABRIGA AYUU KA SOO BIXILAHAA HADUU KARI KARO WAANUU LAYN LAHAA.
@MUKHTARGAADE-l6j
@MUKHTARGAADE-l6j 5 ай бұрын
Dulmigaas waa kaa dumiyey dawladd ku sheegii siyaad bare
@abdirahmandirye5543
@abdirahmandirye5543 3 жыл бұрын
I know this guy; he's truthful. I like him so much. Nuur sxb noolow.
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV 3 жыл бұрын
Wa xog keed taarikhed ah iyo caden ah oy bixinayan maragti mesha jogtay markey arintan fosha xun e beel xaalufinta ah eey dhaceysay 80meyadi. Liketa saar hada igu raacsantahy in barnmijkn loo bixiyo dib u milicsaga taarikhda inta loogu Yeeri lahaa "waayo arag".
@abdulkarimali6121
@abdulkarimali6121 3 жыл бұрын
Nuur was my teacher in Mohamoud Ahmed Ali secondary school
@ahmedomar3778
@ahmedomar3778 4 жыл бұрын
Waar nuur ya igu salama. Waa nin aad iigu wayne.
@AbdulAbdul-zc2or
@AbdulAbdul-zc2or 4 жыл бұрын
Nuur salaan saree niin misan leh...
@duulqarneeyn1855
@duulqarneeyn1855 2 жыл бұрын
Yuusuf nigar waa nin reer samatara hargeysu jooga
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 4 жыл бұрын
Wariye inaad u soo habaysaa ayay ahayd
@yasinyusuf4759
@yasinyusuf4759 4 жыл бұрын
Ahmedaw, Nuur dhalinyaro maanta maaha
@yasinosman1864
@yasinosman1864 3 жыл бұрын
Aduun yooy aduun aduun xaalka ba qaar baa wali faqash daba socda Somaliland guul
@iidcaare3023
@iidcaare3023 3 жыл бұрын
NUUR WAAN KU SALAMAYA
@libaaxbanaandagay7687
@libaaxbanaandagay7687 3 жыл бұрын
Tolow siday isu qaban mar wuxu yidhi qolka 2ba nin ayaan ka gartay hadana rag badan ayuu magacaabay
@ahassan1205
@ahassan1205 3 жыл бұрын
Xoolo!! Intaa haddaanad fahmi karayn habeen maad jirin!!! Marka uu labada nin gartay waa markii sidaa loo soo galiyey. Halka dadka uu tirinayo la baray ama ay is barteen maadaama oo ay wada xidhnsayeen
@libaaxbanaandagay7687
@libaaxbanaandagay7687 3 жыл бұрын
@@ahassan1205 Waaar niic loom Baahne naag yohow Marka aad xog gudbinaysid maaha In warkaagu is maax Dumiyo neef yohow Iska sabaynayaa
@ahassan1205
@ahassan1205 3 жыл бұрын
@@libaaxbanaandagay7687 intaasaad ka xanaaqaysaa misaad libaax banaan degay ku qoranaysa lax bannaan degtay!!!
@libaaxbanaandagay7687
@libaaxbanaandagay7687 3 жыл бұрын
@@ahassan1205 Adeer yaanan ku Wasine edab yeelo
@ahassan1205
@ahassan1205 3 жыл бұрын
@@libaaxbanaandagay7687 war saamaxnaakum nio wasmo layni gabadh ma ihiye nin ban ahee
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 4 жыл бұрын
Mujaahidka sheekadu way daadsan tahay
@xamsefiryoome8810
@xamsefiryoome8810 3 жыл бұрын
0
@abdullahiyousef4192
@abdullahiyousef4192 2 жыл бұрын
Waxaa ahead Arina fool xun Lakin ma iswedinaa maxaa ka dhaxlnay hada soon dadka inta laxiro Milaa maxkamad iyo tacadiyo somaha wax laga xumaado
@xamsefiryoome8810
@xamsefiryoome8810 3 жыл бұрын
0
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 371 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 720 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 8 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 29 МЛН
Waayojoog Q2aad: Halgamaa Muuse Nuur Faandhe
52:45
CBA TV
Рет қаралды 89 М.
WaayoJoog  Qaybta 1aad Halgamaa Yuusuf Ganaje
36:21
CBA TV
Рет қаралды 34 М.
Barnaamijka- Waayo Arag Qaybtii 10aad 31-03-2022
32:53
SLNTV
Рет қаралды 37 М.
Barnaamijka Raadraaca Taariikhda SNM Qaybtii Afraad
41:13
SAAB TV
Рет қаралды 77 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 720 М.