No video

Waayo Arag: Qaybtii Ugu Danbaysay Ee Taxanihii Dagaalkii 1988kii

  Рет қаралды 41,854

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Tv: Codka Bariga Afrika

Пікірлер: 48
@ahmedbarre1283
@ahmedbarre1283 4 жыл бұрын
Ma rag xamar joogay habeenkaa oon xaafadkale naftiisa ula baxsan baa jira walaahi anagoo konfur ku dhalanay ayaa labo habeen xaafado kale nala seexiyay anagoo aan weliba qaangaadhin xaafadii aan degneyn hawiye reer xamar ayaa nagu guntaday anigu waxaan habeenkaas nasiib u helay in aan gabood ka dhigto xaafad uu lahaa reer xamar cadcad ahaa oo la oran jiray mahamed shariif munye Alleh ha sharfee walaaladey midba meel buu u hoyday waa dhacdo run
@naserabdi1515
@naserabdi1515 Жыл бұрын
EEEEEEE2
@abdinasirksa9363
@abdinasirksa9363 4 жыл бұрын
reer waqoy waan idin aarnay siyaad bare waan tir tirnay lkn dhibka jira reer waqoy dhibka jira ayaa ah anaga xitaa faqash nagu darteen ma anagaa idin xasuuqnay
@King_Budnacab
@King_Budnacab 3 жыл бұрын
may adeer. Faqash Isaaq, Darood iyo Hawiye ba way lahaayeen. Faqash sawir qabiil maaha waa sawir maamul faashis ahaa oo soomaali is-nacsiiyey.
@aliseedi4247
@aliseedi4247 3 жыл бұрын
Faqash sida Naziga ayay ahayd, Afweyne na Hitler oo kale ayuu ahaa. Nidaam ayay ahayd cid kasta leh, balse nacaybkiisa cid gaar ku jiheeyay. Hawiye waa gob, daarood waa gob. Waxmagaratada u dul qaata wll, ay iskaga qaldan tahay wax kastoo xamar la xidhiidha iyo Faqashashnimadu.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
ragas ana haya magacaydooda wa konton iyo dheeraad mahaa 46 taas ogaada hort amarki horee ee xamar la tegayay waxan daawadaay cigaal oo ka sheekanya oo yidhi marki la isku darayaay anaga afgooye iska tagnay mabay ogyan waxa la isku darayo sixir baa loo dhiggay afgooye iska joogeen maraka wax la isku daray ma jirin taasna ogaaada
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
aniga waxan ka yaba oo ka fajacaa ragan hada xamar u qulqulaya welina raba inay dadkaas wax ku darsadan miyay sirxna yihiin tolow
@anabmohamed344
@anabmohamed344 4 жыл бұрын
Wax baa u wada dhiman reer waqooyigu wey colool la yihiin anagaa ogeyn wixii nala soo mariyey anagoo yar ayaanu nolol adag ku soo marey wadankayagii
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
anab mahaamed ha walahay waa umad ilooshiinyo dhow dadkii noloshooda babainayay bayba u muxuboonayan waan la yaaba runtii
@abdinasirksa9363
@abdinasirksa9363 4 жыл бұрын
Hhh anaga dad mudulmino hadaan nahay hawiye dowladnimo waan jecelnahay sidra wixii nagu soo xad gudba jidbaan kabixinaa
@kawsarmaxamed2451
@kawsarmaxamed2451 4 жыл бұрын
Tolow aakhiro xagay qaban waxaa ku jiray inaadeerkay adeerkay dhalay iyo ina cabdi xabashi oo 15 jir ahaa 0n Ilmaadeer 2aad ahayn iyo afar walaalo ahaa oon waligood waqooyi arag ededay baa dhashay isku guri baa lagala baxay hooyadood way joogty siday ushoogsanayd ee cunada afka loogu guraayey ay maalinkii ayaa hadal afkeeda kasoo baxa lugu danbeeyey waxa nool hada gabadh iyo wiil eedaday raxma maxamed qaalib iyadoo madaxa ka jiran ayey hada burco ku geeriyootay dhamaan allaah haw naxariisto
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 4 ай бұрын
Amad mire iyo dhaman muslimiintii dhimatayvalow unaxaroiso aamiin
@abdi1502
@abdi1502 4 жыл бұрын
Safiyo maxamuud indhayare takar jaamac warsame Aadan mahad faarax shirwac
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 2 жыл бұрын
Reer bicidyahan baa misay reer mahad
@ahmedsaciidsaciid9308
@ahmedsaciidsaciid9308 4 жыл бұрын
Waxan koonfurta degaa bini aadam maaha, waa xayawaan,, 30 Sano ayey ka sheekaynayaan wax dhacay ay LA yaabanyiin, war tarikhda 100sano haday kazoo wareegto waa laga sheekeynayaa
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
xabashidu waa cawaan somalida ay gumaystaana hada waabay ladhaqan noqdeen oo lama fahmayo
@hargeisa24h
@hargeisa24h 4 жыл бұрын
Mire Waqaf Maalin buu ii Hiiliyay Col. Mako Gaabo iiga Hiiliyay. . Sarkaalka Masaajidka lagu Dilay waxuu ahaa Aden Magan Dheganaas. KKk. Wiilashii uu Abtiga u ahaa ee Aden cadde iyo Kaabir ayaa Dadla laayay.kkkk
@liibaanliibaan4636
@liibaanliibaan4636 4 жыл бұрын
Ninkan xamar sifiican buu ukala yaqaannaa
@abumazlaxnk9211
@abumazlaxnk9211 4 жыл бұрын
Taariikhadan maaan hayn markay dagaaladu dhamaadena naziiib waxaan uyeeshay inaan kudhasho hargaysa Lkn halkaaa waxa iga cad In somaaaali maryoooooolay ajaaanibka ixtiraaman kasomaali ahaaana is fogeeyaaan allow adigaaa Wayn😓😓😓😓😓😓
@ismailjama178
@ismailjama178 3 жыл бұрын
Askari Soomaali ah oo ku eryanaya ayaan xabashi kaa ridin.
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 4 жыл бұрын
School kaasabalbalaare ayaan dhiganaynay inan baa ku dhimatay wiila dhaawac iskuulka agtiisaa lagu dilay ardaydaana dishay isaaq ayuu iskuulku u badnaa ardaydii burco iyo hargaysa markaa ka dib ayaan ka bedeshay oo janaral daauud sare galay xiligaa MARKA AYAAN aaday aniga iyo nin hada macalin ah
@Mohamedahmed-yi1kj
@Mohamedahmed-yi1kj 3 жыл бұрын
Walle oo adugo xiligaa ma meeshaad joogtay
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 жыл бұрын
waaaaaa halkay reeer xamarku kayidhaaahdaaaan cimrigaagoo raaaagaaaa geeeel dhalaaaayuuuuu kutusaaaaa
@yaxyecali3167
@yaxyecali3167 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto dadkii jasiira lagu gumaaday
@ahmedabdillahi4439
@ahmedabdillahi4439 Жыл бұрын
Walaalkeybaa ku jiray
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 жыл бұрын
Libaax baa islaantii cunaya )))
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
anaga reerkaayaga markay arkeen xaalada siday tahay ee umadii laaalayay badhna la xidhxidhay baanu kaba soo dhofnay mudisho marki dadka lalaaay baan iska dhoofnay belo joogta waayo dadka dhan werwer bay ku noolaayeen wixi waanka dumiyay badankoodii dhintay akhiro ku shiilmeen
@allyhaji1902
@allyhaji1902 4 жыл бұрын
Xuddur waa magaladan kudhashay tieglowna waa degankeygi xiligaas ala maxay baabuur lagu qaxayo inaso martay waan xasuusta inkastoon yaraa kadib dagalki baa inaso gaarey waa tii xuddur iyo tieglona lagasii qaxay hhhhh
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 4 жыл бұрын
Aniga reerkeyga dad badan baa laga laayay m siyaad aadbuu u necbaa hadana malihi reer hebel baa nalaayay oo dadka mawada galin danbiga
@maxamed-Saalax
@maxamed-Saalax 4 жыл бұрын
Oday axmed jaar baanu nahy mesjidna waanu ku wada tukana
@mohamedhussein3473
@mohamedhussein3473 4 жыл бұрын
ninkani waa madax soo jireen soo jooge ah walle nin oday ah weeyeen Ilahay ha xafido
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 4 жыл бұрын
Asc reer sheekh isaxaaqoow walaalayaal maxamed siyaad bare soomaalida cid ow dhibaateen majirto ee wixii hore Alle kala xisaabtami cidii geeysatay ee iska daaya oo nolol cusub iyo wanaag aan kawada shaqeeyno hadaan nahay jiilka cusub marabno uqtad
@faaraxladane946
@faaraxladane946 4 жыл бұрын
Been baad shegaysaa dawladii SOMALIA oo dhan baa dadka iyo dalkaba baabisay ee anigu siyaad bare oo kaliya ma haysano kii madfaca hargeisa la dhacayey siyaad bare mu ahayn ee wuxuu ahaa askari somali ah marka kala quusanay ee qoomamo la aada sxp
@ahmedsaciidsaciid9308
@ahmedsaciidsaciid9308 4 жыл бұрын
Hooyada iyo wiilasha kula dhashay haddiiba ay dhacdo in si xaqdaro ah hortaada loogu laayo,, in la is weydiiyo maxaa lagu laayey, in tarikhdii dhacday laga shekeyo ceeb maaha cuqdadna maaha,, walaalkaa wixii xumaa ee uu geystey in laga sheekeeyo cuqdad maaha, wax kale oo aynu ka wada hadalnaa majiro, dhulkayagii waa heysanaa tarikhda wixii lasoo mareyna waa laga sheekeynayaa baayo
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 4 жыл бұрын
@@ahmedsaciidsaciid9308 Adiga dadka Aad leeysay Ee samaroon dhulbahante fiqshin gabooye ee aad leedahay ha sheegina dhibtiina kawaran xanuunkeey dareemi
@aliseedi4247
@aliseedi4247 3 жыл бұрын
@@idman-bt3tf anigu Isaaq ahayn oo reer abti lay yahay, kuna dhex koray. Wlhy Isaaq reer ma layn, magac qaran ayaa lagu laayey cid kasta lahaa, Isaaq, Daarood, Hawiye iyo cid kasta. Haddii inay aargoostaan doonayaan oo umadoo dhan tirtoran Borama ma dhisnaateen, Laascaanoodna ma jirteen. Iyaga iyo Hawiye oo iswata ayaa ilaa Kismaayo gali lahaa oo magac qabiil ku dili lahaa. Laakin ma yeelin.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
waraysiga ku soo dara dadki isaaqa aha ee xamar ka galay dagaalka marki la tuurayay siyad bare kuwaas wa jiraan ilaa madaxtooyada u daatay
@aliahmed867
@aliahmed867 4 жыл бұрын
Interesting document
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 4 ай бұрын
Noocan in ay iska aamusan ayay ahayd. Intii qayrkii gobonimada udib jiray ayuu isaguna xeradii afweyne ayay naag Majeerteen ah ku qarinaysay. Waar raagii dalka xoreeyay waraysta.
@WarsameAbdi-ii8gr
@WarsameAbdi-ii8gr 5 ай бұрын
Dadki dadkiisa laynayay ayu gadhi u wydy mrka miyuuna ka mid ahyn faqashti
@fadxamaxamad9688
@fadxamaxamad9688 4 жыл бұрын
Sheeko macan igadhe
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk waxan ku qoslay xabashiga
@bustaale6554
@bustaale6554 4 жыл бұрын
Axmed tolow marna miyaanu is odhan dagaalka dadkiisa lagu dilaayay oo xitaa isagu sigtay ka qayb qaado oonu ficil yeelanin ileen isagaaba sigataye
@ahmedbarre1283
@ahmedbarre1283 4 жыл бұрын
Hasan wey aheyd in uu ka dhiidhiyo mar haduu goobjoog u ahaa isaguna Alleh ka badbaadiyey in uu ka dhiidhiyo laakiin muu yeelin ilaa qasab looga dhigo in uu lafahiisa la baxsado aadamahaa u kala sameysan.
@bustaale6554
@bustaale6554 4 жыл бұрын
Ahmed Barre waa run
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 4 жыл бұрын
Hahaahaha Sababta Miyaad garanaysaan?
@fosiaabdiwali2912
@fosiaabdiwali2912 4 жыл бұрын
Kolay suu hore usoo sheegay nin yar oon 20 yrs gaadhin ayuu ahaa
@fowsiyagoled9514
@fowsiyagoled9514 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk😂😂😂
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 61 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН
Waayojoog :- Halgamaa Jaamac Foodhaadhi qaybtii 1aad
31:31
Barnaamijka Raadraaca Taariikhda SNM Qaybtii Afraad
41:13
SAAB TV
Рет қаралды 76 М.
Barnaamijka Taariikhda Mujaahid Lixle | SAAB TV |
40:47
SAAB TV
Рет қаралды 401 М.
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 366 М.