Waayojoog: 14jirkii ku biiray SNM - Halgamaa Doob Qaybtii 1/4

  Рет қаралды 22,520

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Waayojoog: "Maxaabiis naloo dhiibay ayaanu aroos gaynay"
Halgamaa Maxamuud Xasan Doob Qaybtii 1aad (1/4.).
Ku biiristiisii SNM, Tabobaradii Awaare, Xaruntii ciidamada Galbeedka ee Duleedka Qabri Macalin, Allaybaday, Geed ballaadh, Wajaale, Kalabaydh, Gabiley..
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 44
@musamohamed5778
@musamohamed5778 Жыл бұрын
Doob aqoon gaar ah ban u leeyahay masha allah,wlhy nin adag
@OHH2004
@OHH2004 Жыл бұрын
Yasiin Xagato Allah ha u naxariiso gaadhigii Sabaaxa midabka cagaarna nin deeqsiya oo dalkiisa waxbadan u huray Adeerkay Allah ha u naxariisto
@jihocusub
@jihocusub Жыл бұрын
Halgamaa dhab ah, muj Doob, waa reer Dhoqoshey, ama Habarjeclo
@mhussein3136
@mhussein3136 Жыл бұрын
Réer daahir ba daraxman
@almorxmn2614
@almorxmn2614 11 ай бұрын
Yaxye xaji Ibrahim Taliyihii guutada 5aad Alle yarxma❤
@AhmedHassan-yo8gr
@AhmedHassan-yo8gr 11 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto adeerkay Dahir Ismhaan
@DeeqaC.raxmaan
@DeeqaC.raxmaan 15 күн бұрын
Habar jeclo reer daahir
@abdulkadirwarsame9519
@abdulkadirwarsame9519 Жыл бұрын
Naasir mujaahid xasan ganay makay gaani doonayeen inay dilaan oo sy fsshilmeen bal warayso sxb
@calixuseen9631
@calixuseen9631 Жыл бұрын
Sidaa fiican taariikh uwad
@kaltuunfarah7214
@kaltuunfarah7214 Жыл бұрын
😅 3:21 😊0 å😊ⁿ😅😊😊😊😅😊😊😅0 på😊⁰0⁰000😅😊i 😅😅i
@museahmed5147
@museahmed5147 11 ай бұрын
Waan salaamayaa mu. Doob
@mohamedarts8485
@mohamedarts8485 Жыл бұрын
CBA .. stele ninka la yidhaa gabiley ayuu jooga waliba hotel agtayda ah ayuu degen yahay
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Жыл бұрын
Kkk siyaasi aan waxbarasho lahayn waa iikow
@mustafemaxamed8253
@mustafemaxamed8253 Жыл бұрын
nasir zcb muuse dable warbaa ku dhan soo warayso
@sheekhalberiwalbaxri
@sheekhalberiwalbaxri Жыл бұрын
Asc sheekadu wada sax m ah
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 7 ай бұрын
Geesi. 14 jir markii aan ahaa ayaa qaxay isna 14 jir ayuu kujabhadeeyay
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 Жыл бұрын
Muj .Jamac Cali Cilmi Manoolyahay nin kaas inbadan ayuu dhagahayga magaciisu kusoo dhacay ?
@cabdirisaaqcabdilaahisheek3309
@cabdirisaaqcabdilaahisheek3309 Жыл бұрын
Dee wariye ninkanii ma maxmed miskiinkii shekh isaaq u xirayba dadiisa
@sheekhalberiwalbaxri
@sheekhalberiwalbaxri Жыл бұрын
Dadiisa Saudi weriye iyo taarikh diisa
@jihocusub
@jihocusub Жыл бұрын
1972-2023 waa 51
@raage6364
@raage6364 Жыл бұрын
Qaybtii 2 meeday
@maxamedaminqalinle7670
@maxamedaminqalinle7670 11 ай бұрын
Ninmankaa jibril abokor waxay ahayeen adkayaal gutada 5aad
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
Dalimiin mujrimiin ah oo gaalo usheqeya ayay ahaayeen snm asxaabul mirqaan magicii mujahid aya ba ay
@allaahuakbar6762
@allaahuakbar6762 Жыл бұрын
Nasir sxp muuse dable soowarayso
@raage6364
@raage6364 Жыл бұрын
Taarku codka ayuu cirka u diraa taararka kalena hadalka cirkay kasoo uruuriyaan sida idaacada rikoodka ayuu mawjado leedahay
@AhmedHassan-yo8gr
@AhmedHassan-yo8gr 11 ай бұрын
Maxaa nin dhintay . Mohamed Jama Bookh
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
1984 baa lalaayay ganacsatada ee markaa ninka 1985 baa la qoray
@sheekhalberiwalbaxri
@sheekhalberiwalbaxri Жыл бұрын
Sheekoy shalay
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 Жыл бұрын
Abakor.af.dhanle.burco.ayuu..nala.galay.lakiin.xogtaa.kunoqo
@hassantaawar8554
@hassantaawar8554 6 күн бұрын
Rakaalka magacisa noocaydii cidanu waxay kala ahaayeen brm iyo saykal 30
@iidibraahimcayngal2000
@iidibraahimcayngal2000 Жыл бұрын
HORTA NINKAN WARIYAHA AH EE BARNAAMIJKAN XOG URUURISKA AH WADA AYAAN RABAA INAAN WAX WEYDIIYO. WAXAAD II SHEEGTA WLL MA SNM AAYAD TAARIIKHDII AAD URUURINAYSA, MISE REER BAAD TAARIIKHDOODII AAD URUURINAYSA . WAA SU'AAL KU SOCOTA NINKA WARIYAHA .
@mohamedindho1
@mohamedindho1 Жыл бұрын
SNM ayuu uruuriyaa waad buktaa ee dadka lagu waraystay daawo.
@sheekhalberiwalbaxri
@sheekhalberiwalbaxri Жыл бұрын
Adna imka ayaad snm noqotay mar hadii lagu wareystay
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 11 ай бұрын
Walee run badanaa ninkani waxaa uu sheegay oo dhan waa run klabaydh baan joogney oo kaqaxney ragaa uu tiriyay oo dhan waan garanyaa sifiican usharaxay xogogaal dhab ah weeye mxuuu dhulka iyo dadka reer galbeedka soo bartay waa cajiib ninkani
@ismailibrahimmohamed3124
@ismailibrahimmohamed3124 Жыл бұрын
Garxajis uunbaad waraysataa horta
@badmaax8763
@badmaax8763 Жыл бұрын
Wa hj ninku
@abdiwaduudsaed8905
@abdiwaduudsaed8905 Жыл бұрын
Ninkan waa habarjeclo maaha garxajis
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 Жыл бұрын
Boobow.da.daadii.waad.qarisay
@sheekhalberiwalbaxri
@sheekhalberiwalbaxri Жыл бұрын
Ninkani waa 40.jir ma liz jir buu Dagal ku galay
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
sheekhalberiwalbaxri waxaa laqoray isagoo 15 jir ah waana gaashaan qaad nin 15 jir ah oo dagaalmi waayay waaba doqon,waa nin isaaq ah 12 jir ayay ku dagaalami jireen ragii hore balse isagu waa caruurtii bariiska lagu koriyay oo 16 buu ku soo dagaal tegay 1988 kii
@mahadhassan9462
@mahadhassan9462 Жыл бұрын
Taariikhda iyo shekooyinka halganka indrow iska qurxi bi'iwaaye oo reer sh isaxaaq wuu u dhamaaye bahashan cad eed inta reerkiina ah uun ah waraysanayso ka daa oo badhax tir markad 10nin oo reerkiina ah waraysato ayad mid reer kale ah meel u doonataa maalin ee iska badhax tir bahasha haddii kale halaguu nacee nin reerkooda taariikhdiisa ururiya noqo oo Halgan iyo sheko snm haka wada dhigin. Fiiro gaar ah: igama ah garxajis nacayb ama h/yoonis wlahi runtii ee waa iga talo iyo si barnaajimku u noqdo mid dhaxal gal ah oo ummada dhexdeeda oo dhan wax ka tara, een reer qudha dhexdiisa wax ka tarin.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@mahadhassan9462 garxejis waa isaaq SNM isaaq baa u badnaa dadka kale wuu ku yaraa halgankuna markii hore dhanka Hy buu ka shidnaa goor danbe ayuu bariga soo gaadhay anagaa Hj ah goor ay soo rafaadeen dadkii xuduudka ayuu woqooyiga soo gaadhay 1983 buu bilawday 1984 dhamaadkiisii buu nasoo gaadhay oo buuraha lagay
@mhussein3136
@mhussein3136 Жыл бұрын
@@ijoxasan9132 Sheeko xun been ayad sheegaysa Waxaan filaya habarjeclo matihiid
@mhussein3136
@mhussein3136 Жыл бұрын
@@ijoxasan9132 Habarjeclo hawdka degan ma jirto miyaa? Haye weyne habuura Balidhaye Ila xuduudka dhaman magaalo habarjeclo degto oo an dagaal ka dhicin ma jirto Habarjeclo maxamed abokor meel anu degan oo an dagaal ka dhicin ma jiro Naagow sheekada xuni
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 63 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 75 МЛН
MUJAAHID XASAN DAGAALKII 77 EE SOOMALIYA IYO ITOOBIYA
14:05
Abdirahman mahir
Рет қаралды 7 М.
Waayojoog :- Halgamaa Jaamac Foodhaadhi qaybtii 1aad
31:31
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН