No video

Waayojoog: Halgamaa Cabdi Nuure Siyaad (USC) Xogo ku saabsan Maanofeesto, USC, SNM, & SSDF

  Рет қаралды 22,612

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Waayojoog: Halgamaa Cabdi Nuure Siyaad (USC) Xogo ku saabsan Maanofeesto, USC, SNM, & SSDF
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka
Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 58
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt Жыл бұрын
Hohoy ciil badanaa. Wadankii macaanaa ayaan iska duminay oo aan garanwaynay inan badbaadino. Cadow, xaasid iyo gumaysi ayaan u jabnay. Allahayow na cafi oo faraj khyar qaba degdeg noogu fur.
@mustafeali617
@mustafeali617 Жыл бұрын
Good topics for the somali history.
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Good job 👏 mujaahid nuur siyaad
@nasromohamud2625
@nasromohamud2625 Жыл бұрын
Maxamed Xaashi Shabeel AHU adeerkey ❤
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Weriye waxooga introduction ah baa loo baahan yahay. Sida taariikh nololeedkiisa
@MohamedIBRAHIMISMAIL
@MohamedIBRAHIMISMAIL Жыл бұрын
Waa nin taariikh haya, waa in laga faa'idaysta.
@muxyadiinaadan524
@muxyadiinaadan524 Жыл бұрын
Sheeko qadaadwaynta wxd mooda film hindi ah kulaha SNM aya la jabiyay oo faashil noqotay oo faqash ma adiga ku dhuusay hada
@ahmedismail201
@ahmedismail201 Жыл бұрын
Kkkk. Waka caqliga Walaweyntu waligood daahiri mayaan, in faqash jabtey oo aynu ka adkaaney uma haystaan.
@musamohamed5778
@musamohamed5778 Жыл бұрын
Xalay dawaday
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Colonial Calasow Dheere Waxaa lagu eedeeyaa Caydiid Iyo col. serjito inee dileen arintaas ma jirtaa?
@adamahmed9433
@adamahmed9433 Жыл бұрын
Qolad uu leyahay beelcadayasha waxa lugu sooyidhi dhagaxtur iyo mudaharadyakajira waqoyi,marki aydiyaraduhu kenen ILLAAHAY ayaa yab ukeenay
@kamaalahmed5706
@kamaalahmed5706 Жыл бұрын
Sixid. Maxamed ma aheyne, wuxuu ahaa Axmed Cumar Jees, taliyihii SPM
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
Shahaada ladirarkii buu kamid ahaa waarlooradii ayuu kamid ahaa sheydaan
@im_snm
@im_snm Жыл бұрын
walhi kani midh ma fahansana, specially snm iyo ssdf, midh kama garanayo, waxaa se laga yaabaa in caydiid uu xoogay taarikh ah ka hayo
@saiddubed
@saiddubed Жыл бұрын
Yuu u waramayaa waxanu
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
SNM Wxay baryahan buun buuniyan magaca Irir Samaale Oo ah al shabaabti oy magaca ka badaleen kadib markii ay Hawiye fahmeen Dhagarta SNM iyo in al shabaab laga soo xawilay Hargeysa.
@MohamedAhmed-ri6ny
@MohamedAhmed-ri6ny Жыл бұрын
waxaa uu ka sheekaynayo waxba Kama jiraan Snm way baabaday ku lahaa oo caydiid baa hindiya looga yeedhay Ragii joogay ee xaadirka ahaa ayaa nool saxiib beentan aad aad wado jooji
@ahmedabdi6140
@ahmedabdi6140 Жыл бұрын
Kanu wuu khasbaya waxba ma oga boowe
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Odaygani war ma hayo, xogtaa aad ugu yar
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Жыл бұрын
Tuur muu ahayn sarkaal sidaa siilaanyo ayuu ahaa amma siyaasi
@faridyare6253
@faridyare6253 Жыл бұрын
Wariyihiiba yaban nin kani wuxu akhriyaayo😂👌
@40156
@40156 Жыл бұрын
Ninkan cuqdad snm ah baa ka muuqata lkn snm quwad bay ahayd iyagoo shicib ah bay snm hub siisay dhamaan ciidan kasta oo faqash ah na snm way jabisey
@faridyare6253
@faridyare6253 Жыл бұрын
Waar wuuvigabyabiyey sarakiishi faqashtaaba qiraysa in snm ka adkaatay maskaasu kuleeyey snm laga adkaaday 😂👌 ninkani waa darood nio
@sharmarke1010
@sharmarke1010 Жыл бұрын
SUBXAANALLAH !!! Kani was beenaale aan eray xalaala ku hadlayn !!! Cajiib bal da'da uu joogo eeg ee hadana beentu biyo uu cabayo latahay !!! Reer xamar iyo beenaalenimo marka laga reebo qiyaastayda 40% ILAAHAY kabaqda !!!
@dayxa561
@dayxa561 Жыл бұрын
Caawa nin aanu ka yaabanay Ayaad keentay beenaale Gaboobey macalin ka weyen Waxanuu akhriyayo Mayenu garan
@ahmedismail201
@ahmedismail201 Жыл бұрын
Nimankan reer konfureed, waxaan looga taag heleyn been iyo war aan jirin. Bal waxan uu ka sheekeynaya yaa fahmi kara. Taariikh aan jirin ayuu ka hadlaya.
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Жыл бұрын
Maxaa beena matariiqda diidan tahay ma faan Iyo dhuusada lagu hayey meesha miyaad rumeysatey siyaad Snm Waa jebiyey caydiid ayaa garab unoqdey balse abaal macelisan
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 5 ай бұрын
​waar snm markii ay dawlada somalia jabisay ayay wadanka soo gashey usc mida labaad meel banaan ayay usc qabsatey ee waa maxey abaalkey u gashey snm??ma jirto jabhad abaal u gasha jabhad kale ee wax caqliga gala la imow.@@magafeabtigiis1852
@moadam7003
@moadam7003 Жыл бұрын
Kan wax aan la ogayn masheegin kkkk
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Жыл бұрын
Warkan soo Cabdi waalkii dadka xamar kuleynayay caliyarana uu gaandhariga u ahaa soo ma aha mise?
@dayxa561
@dayxa561 Жыл бұрын
Qoryodaloola usheeg basaas Kii ugu weyenaa weeye ee Kaye nagu dhex daray
@mohamudmohamed6875
@mohamudmohamed6875 Жыл бұрын
Cabdi nuure siyaad ama cabdi waal waa nin hawiye habar gidir cayr markii dambana wuxuu ka mid ahaa qabqalayaashii dagaalkii muqdisho
@adamahmed9433
@adamahmed9433 Жыл бұрын
War kani warmahayo
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 Жыл бұрын
Asc waar crxmaan tuur diplomacy buu ahaa askari muu ahayn
@sharmarke1010
@sharmarke1010 Жыл бұрын
Beenaale waa kan !!! ....laakiin waxaan dhaliilayaa wiilkan weriyaha ah ee barnaamijka hagaya !! Dhinac markaan ka eego waa inan akhlaaq iyo ixtiraam badan oo siday ila tahay ka xishooday inuu odeygan beenta cad soo tufaya challenge gareeyo laakiin walaalo markaad public u adeegayso waxa qasaba in waxii been cad iyo qudhun ah aad challenge garayso !! Come on brother ! Dadka ku daawan doonaa markasta oo wax su'aal u baahnaa aad ka aamusto way Ku dhibsan doonaan iyaga oo dareemaya in iyagu "The audience" Daawadayaasha" ay kursigaa aad fadhido fadhiyi lahaayeen ama weriye la dareen ahi !!! Kolkaa huuno always xasuusnoow inaad mateshid daawadayaashaada !!! I hope this will help .... Salaamu calaykum
@axmedfaarax4567
@axmedfaarax4567 Жыл бұрын
kani basaas 2da jamhadood warka ukalaqaaduu ahaa yaa fataal
@hasseuns4093
@hasseuns4093 Жыл бұрын
Waad kan been badaana Maxamed Cumar Jees ilahay ha unaxaristo, bentadaanu meel magadhayso Niin Qabilkisu sharaf iyo Sumacaad ku leyahay Ethiopia ayaad ledahay Qoxotibu ku yahay. Familkisa qaybkamid ah aya dagaan. Adiga oo shegaya inaad shafto ku kortay wax ka sheegi.
@axmedfaarax4567
@axmedfaarax4567 Жыл бұрын
beelcada uushegayaa miyaanay ahayn kuwii abdaal lagu dhameeyay
@muktargiireh4160
@muktargiireh4160 Жыл бұрын
Waar waxan beenalaha ah ee faqashta ah dib waraysi danbe haso dhig kani beenale weeye
@mohamedjama7962
@mohamedjama7962 Жыл бұрын
Waa kursafaad sidiisi ah.
@raichuyt2393
@raichuyt2393 Жыл бұрын
Si fican ayaad ii fahamsiisay dhibta waxay ahayd manafesto
@abdillahisalah5872
@abdillahisalah5872 4 ай бұрын
Beelcadu ushegayo wxa kamid ahaa Axmed macan fiqi leyli sarkaal bay uxareesnayeen derana dagalkii G waqoyi aya qarxay halkaso loqaaday igo lagu yidhi wa la idin dalacsiin labo xidigood balse kamaysoo noqonin way kudhamaaden dhaawac moyane ina anu saxibo nahay bakujiray dhawac ahaan ba xamar loo keenay cadaaley ayu soo dhawacmay marka ninkan wx wu ogyahay waxna wu qaldayaa ina siyaad cabdi waal
@samizakariya5155
@samizakariya5155 Жыл бұрын
Snm iyo ssdf fashil noqdeen lakin usc baa naf siyaay marka xamar galaan. Hada snm tarikh been ay sheegtaa.
@faridyare6253
@faridyare6253 Жыл бұрын
Kula yabi mayno ader gacaliye yaa waqooyi haystay ma usc ba qabsatay mise snm tarikh ma hayside baroorta joji quayney😂👌
@fahmyyacin
@fahmyyacin Жыл бұрын
Waar kani wa mid cusub
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Жыл бұрын
Cba ma kan ayaad murti ka falaysaa kani waa beenaale
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 Жыл бұрын
Alle. Ka. Cabsada. Dadka. Beenaale. Haku. Dhihi
@maxamedadan5353
@maxamedadan5353 Жыл бұрын
War wxni snm wuxu ka dhigay waxn dagaal gelin ba oo tamar yar. Wadanka aan dagaal ku qabsan. Kkkk
@somalistories5037
@somalistories5037 Жыл бұрын
Kani waa beenaale waxba haka rumaysanina. Filin action inuu ka sheekaynayo ayaad mooddaa.
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Жыл бұрын
Waar ninkani waaa nin qaaliya maxaa layidhaah da
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 Жыл бұрын
Magaciisu waa cabdi waal
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 Жыл бұрын
Waanin hawiye ah habargidir
@xaajimaxamed2046
@xaajimaxamed2046 Жыл бұрын
Kani waa beenaale.
@adamahmed9433
@adamahmed9433 Жыл бұрын
Warkiisa oodhami wa been
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Жыл бұрын
Beenaale
@yusufjama3282
@yusufjama3282 Жыл бұрын
Beenale beenale dhalay. Waxan faan aanu lahayn sheeganaya. Wariye miyaanad ogayn in caydid oo kalkacayo maraya in Hargeisa iyo burco la qabtay
@aliolow7663
@aliolow7663 2 ай бұрын
Yaa beentaa kaaga sheekeeyay adeer markii usc xamar qabsaday 2bilood kadib ciidanka somalia waxay haysteen berbera burco iyo hargaysa markii cumar carte yiri ciidanka qaranku jamhadaha hubka ha udhiibo ayay SNM magaalooyinka soo galeen
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 676 М.
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН