Waayojoog: Halgamaa Ibraahin Xagar -Qaybtii 1aad- Dagaalkii Itoobiya & Soomaaliya & xaalado qadhaadh

  Рет қаралды 44,211

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 жыл бұрын
Somalida gobta ah waa reer waqoooyiga walee waa rag naftooda u huray dadkooda iyo dalkoodaba anagana alshabaab ayan iska celin la,nahay war tolkay ayaga ayaga aya isku so jeedo xaan samayna rag dagaalamo waan haynaa lakin rag madax ah oo damqanaayo ayan la,nahay noo soo duceeya in Allah swt dhiiga shacbka kuwa xalaalaystay in Allah swt noo jabiyo mujaahidiinta soo duceeya reer somaliland nabadaas aad haysataan raga u so halgamay yaan la dayicin dowladda muuse biixi ragaas il gooni ah haku fiiriso guul ayan idiin rajaynaa
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
waar hawiyaha iyo garam garamtu wey dhuuman jireene 1977 sababtoo ah wey cabsanjireen reer woqooyiga ayaa xaga hore ahaa
@cabdisamedsuldaanyuusuf8186
@cabdisamedsuldaanyuusuf8186 2 жыл бұрын
Ibraahin xagar waxaan ku aqaanay isagoo hawdka gibalka togdheer jooga oo xabadai lugaa kaga taalo waxauu ahaa nin cilmiga caafimaadka waxbadan ka yaqaanay muuqaalkani waxa uu isoo xasuusiyay inuu ahaa ninkani nin aad u ad adag oo soo halgamay laakiin halgankii isagu kama mid aha kuwa ku liibaanay ee xulka ku helay snm
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
waa raga dhamaaday ee aan wax fiicani ka noolayn 1960 ilaa 1968 ragii dhashay ee somalilan u dhashay car balyaa maanta soo tira kooba , ciyaalkan waashay wax haku qaataane ragaas lafohoodii ayaynu ku dulsoconaa waa xaqiiq!! 20 +20 ayay xabaalaha ugu aasan yihiin iyo 10,+10 xabaal wadareedo!!!!!
@fadumofarah2001
@fadumofarah2001 2 жыл бұрын
Waa runtaa walal waa lalaayey ragii waxne dagaalkii xabashiday ku dhamaadeen wixii kasoo hadhayne siyad baree layey , miyaad arag guutooyin dhan oo inta hubkii Laga dhiagay 8 laysugu xidhxidhay laxasuuqay , Lakiin isaaqa hada noole waaba kadhacsanyihiin iyaguun baa isu muuqda
@khadarhassan882
@khadarhassan882 Жыл бұрын
Gudaafad weeye kuwa imika jooga. Anigu nin dhalinyaro ah ba ahay hadana manta dalkayga difaaciisa diyaar baa u ahay oo wlhiya
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
Mashaballaah allaw ku xafid adeero aamin aamin aamin dhamaantiinba my dhiigayga SNM qofkii ugu horeeyay ayaan caawa ahay
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
Naasiraw walahi wll allaw ku xafid taaariikh ayaad uruurinaysaaa
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Masha Allaah allow ku xifdhi allaahu ma aamiin 🤲😭 subxaanallaah kanaa mujaahid runa somaliyey 💎💎💎💎💎🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕😭😭😭😭🕋❤️❣️🕋❤️❣️💕🇸🇴💎💎💎💎 laakiin yaanu isku tagin xayaa jijiga yaan la sumeyn ⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️❓❓❓💎💎💎🇸🇴💎🇸🇴💕❣️❤️🕋😭
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Adeer allow ku xifdhi 😍❤️❤️❣️💕💎🇸🇴💕❤️😍😭🕋❣️💕💎
@omaryusuf8046
@omaryusuf8046 Жыл бұрын
wan ka xumahay in an beeneeyo mujahidkan wanagsan hadalkisa laakin nasiib daro run maha inay warso oo dhami isugu tagtay dagaalkii 77-79 kii runtuna waxa weeye markii uu arkay midowgii Soviet ku in ciidankii ETH ee uu ka tagtay Maraykan ku ama USA aanay taba barayn marka laga reebo Guuto kali ah oo uu isagu wadan jiray mooyee kuwaasoo uu xitaa u kaxaystay Dagaalkii Korea, ayuu ka soo airlift gareeyay ciidamadii Cuban ka ahaa ee ka dagaalamayay markaa Angola, markii ay kuwaasi soo galeena Isla markiiba waxa is badalay Miizaan kii xooga kadibna wax badan ba may qaadan in xoog la soo saaro, quite a brute force.
@hmzeomaar981
@hmzeomaar981 2 жыл бұрын
Ninkaas wariyahaa walaahi waa hanti qaran sxp hore usoco
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 2 жыл бұрын
Taariikhda in la ururiyo waa mihiim
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Dakeena reer somalliland ciyaalkiina yar yar jamacada kaga soo baxey somaliland illahey waa mahadii dhah markii la ahaa Jamhuuriyada somaliya wax jamacad ah kama jarin xataa tacakiinta waa baabiiey Dugsiayda sarre Jalle siyaad ee gobalada waqooyi oo dhan wax dhaqtar ah ma jirn Xamar baa wax kasta loo ragi jirey xataa Passporka qofka dibada u dhoofiya Xamar buu u dhoofi jirey
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 2 жыл бұрын
Qabyaalad ma ahayne Waxay ahayd Mamul xumo iyo nidaamka Dhaqaale ee jiray durufihiisa Wadanka 17-sano jira ayuu dagaal galay Inaysan qabyaalad ahayn wa kucadaynaya M Siyaad Barre Muqdisho uma dhalan reerkiisu reer-kiisa iyo Qabiilku kadhashay ee mariixaan iyo darood Muqdisho madagaan Hargeysa iyo Muqdisho way usimanyihiin xaga qabyalada hadii laga fiiriyo. Muqdisho waxa kaliye ee losoracay waxay ahayd magaalo caasimada wadanka ah, Tusaale ahaan Somaliland markii ay dowlad dhisteen gooni goosadkana kudhaqeen. Markii ay jirsatay 17-sano Gobolada Somaliland odhan mawaxaa kajiray hurumar dhankastaa Waa maya jawaabtu. Sababtoo ah Dal-curdin ah 17-sano wax kaste uguma hagaagaan Hada Somaliland 30-jir waaye Waxayna kacabanayaan Caasimada Hargeysa in dadku aysan soowada gaarin biya galintii Marka marka maxaad umalaynaysaa waqooyi iyo koonfur isku dhan hadana 17-sano jir ah
@zikibaaba1541
@zikibaaba1541 2 жыл бұрын
Waa wareysi aad u qiimo badan
@suldansuldani998
@suldansuldani998 2 жыл бұрын
Hawl wacan waa taariikh qaran
@abdiali3365
@abdiali3365 2 жыл бұрын
Ninkan isku meel ku dhalanay from Burco
@hmzeomaar981
@hmzeomaar981 2 жыл бұрын
Qaybtiisii labaad kusoo dhaqso sxp
@amfaridabarudmobler5145
@amfaridabarudmobler5145 3 ай бұрын
Geesisanaa
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Жыл бұрын
Mar walba dad baas baa umadda ku dhex jira bal amxaaraa lala dagaalamayey haddana somali ayaa la shaqaynaysay
@TheGRET-e5i
@TheGRET-e5i 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤isaaq ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 2 жыл бұрын
Team tuuuuuuuuuji waan idin salmaya
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Жыл бұрын
Eng. Osmanito huu haa Mohamed siyad barre dagaalkii 77 kii waxa uu ku qaaday indhala'an iyo caqlila'aan. Waxa markii bilaabay inuu saraakiisha dil togadho ah. Markaasi waxad garaneysaa inaanu ujeeddo badan lahayn.
@MaxadkhadarXassan-qw7yx
@MaxadkhadarXassan-qw7yx Жыл бұрын
😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️😭😭😭😭
@abdirahmanabukar438
@abdirahmanabukar438 2 жыл бұрын
Taliyihi qebyta Gen.yusuf Ahmed Salxaan
@maxamedcumar1101
@maxamedcumar1101 2 жыл бұрын
Ninkan reerkiisa ma garan karo lkn waxaan been aheyn in halgankii SNM ama ragga ugu geesisanaa ee meel kasta madax madax isugu tuuri jirey magaca la illoobi waayeyna ka tegay waa Habaryoonis iyo Habarjeclo hhhhh. Marka ninkanu tolow ma labadaas reer midkood baa
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
Labadaba in aad toogataan ayay ahay oo kalayaacdaan dadka maxaa loolaynayay
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
Xer waa qubays shaykoosh bay degaan waa qubayka soomaali galbeed dega
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 2 жыл бұрын
Xer waa Leelkase
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Waar snm iyo halgankii mareerbaa la wareegay¹
@aaminahaji9211
@aaminahaji9211 2 жыл бұрын
L
@axmednasteex2114
@axmednasteex2114 2 жыл бұрын
BEBE 33 QAADAY WAA MAXAY HALKA ISKA HUBI
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Bebe imisu qaadaa dushuu kaa furnaa buu yadhi mala a waa Bebe weyn
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 2 жыл бұрын
Wuu qada adeer dusha iyo hoostuba way qadayan
@maxamedcumar1101
@maxamedcumar1101 2 жыл бұрын
Waa caadi beebeega gudihiisa maad gelin 15 ka badan waa qaadi karaa wuxuu leeyahay kuraas xataa isku laabma sida basaska, korna ciidanku waa kala jeensanayaa keliya afka dhuuban ee hore baan loo jeedsan lkn saddexda jiho ee kale labada dhinac iyo gadaal waa loo jeensan karaa,
@SAYFUDIINBAIBARS
@SAYFUDIINBAIBARS 5 ай бұрын
Bebe gu kan yar yar ee aad taqaan maaha waa beebe dusha ka furan oo weyn oo ilaa 50 nin oo eventry ah qaada
@FaadumoAskar-k2k
@FaadumoAskar-k2k Жыл бұрын
P😅
@kayseduale1771
@kayseduale1771 2 жыл бұрын
Sidaad waxaa oo Dhan ku samaysay adoo 17 jir ah Dugsiga togdheer waxaa ahaa dugsi hoose Ma dhakhter17 jir ah bay somalila lahayd Waayo waxaad sheektay in aad dhalatay 1960
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 2 жыл бұрын
Kumuu odhan dhakhtarbaan ahaa, ee casfimaad ayaan bartay, First aid ama second nurse ayuu qaatay
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Waar Dee kalkalyu ahaa niin firfircon buu ahaa oo geeye waa loo dhasha geesnimda
@nuursaid3444
@nuursaid3444 Жыл бұрын
Malaha asagoo 3 jir ah bu school bilaabay kolay si kasta inta sameeyay suurta gal wa ila noqonwayday !!
@maxmedjr2039
@maxmedjr2039 2 жыл бұрын
Beenaale ween oo faata bakhle ah fuley ah
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 3,4 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 275 МЛН
🔴 #DJIBOUTI 🇩🇯 ➪ Radio Boukao 📻 Édition du 06/10/2024 par Fathia Moussa Boukao.
49:26
Samatar Ahmed Osman - Huno Djibouti
Рет қаралды 13 М.
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 370 М.
Barnaamij Gudagalkii SNM Ee Magaalada Hargeysa 31 May 1988
42:51
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 3,4 МЛН