No video

Xasan Adam Samatar 🔥Heesta "HARADIGEED"

  Рет қаралды 210,642

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

⭐Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Maxamad Nuur Shareeco AHN 1980
⭐Laxanka
U/ Xasan Adam Samatar
Music
1- Violin 1 : U/ Xasani Shahibu Musa AHN
2- Violin 2 : U/ Maxamad Siciid Bakaari AHN
3- Violin 3 : U/ Xuseen Sh Bajuni AHN
4- Violin 4 : Ruqiya maxamad
5- Fisarmonica : U/ Cali Fayruus AHN
6- Bonge : U/ Aweys Goobe AHN
7- Flute : U/ Cabdilaahi Xamari AHN

Пікірлер: 68
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 10 ай бұрын
Masha Allah Waayo Waayo Iyo Waagii Wacnaa Legend Xasan Aadan Samatar Heesahiisa Iyo Codkiisa Dahabiga Ah Caadi Maha Allaha Xafido
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Sanadkay soo baxday waan garanayaa waxay ahayd 1981kii Shareeco laba heesood buu sameeyay midi waa tan midna Sahra Axmed baa qaadaysay. Waqti baan soo jiray allow na daa. Waxaan ahaa reer Waqooyi qaadka xuna oo Xaafada Buulaxuubay degen.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
Laxanka macaan Xasan Aadan Samatar miraha heesta AUN colonel Maxamed Nuur Shareeco waayo tagay oon soo laabaneen
@mohamedamiinhuseinfaarah3547
@mohamedamiinhuseinfaarah3547 2 жыл бұрын
Yaa caleek.Mahadsanid Waayo Waayihii Wacnaa.Jumma Mubarak
@mukhtarabdi8568
@mukhtarabdi8568 23 күн бұрын
axsan yaa fanaan xasan aadan samatar
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 2 жыл бұрын
Cajaaip xasan cod alle waa siiye haradigeed yaa leh ereyada ❤❤
@sharifnure769
@sharifnure769 Жыл бұрын
AUN Shareeco ayaa lahaa.
@Garaad1000
@Garaad1000 2 жыл бұрын
Music Tayo leh Fankeenii hore ugu kaalay 🔥
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
#LYRICS. Hawlaha aduunyadu Waa kuwo is haystoo Aan kala hadhaynoo Hamiga iyo Faraxuna Midba waa halkiisee Habeen dhalad ninkii ihiyo Kii nasiib ku hadhay Way is hareer socdaanoo Kala hadhina maayaan Aniguna haweeyaay Naftaydii Habeenadan Halis bay ku sugantehee ILLAAHOW NAFTEENA HALIS HA GELIN Hilaac aan dhawyn baa Hakuu geelu daaqiyo Beesha haradigeediyo Hawd iiga muuqda Dhul Uu Huguf ku da'ayoo Hambalo ay ku taalaa Ku haloosiyaayoo Maskaxdu ay La hadashaa Hogol aan roob Lahayn Baan harba quudayaayoo Haadaamo Qodon baan Ka dhex Heesayaayoo Jacayl aan hadhayn baa Heeryada i saaroo Jinni Haatufkiisaan Haasaawiyaayoo Haybshaa Halka aad ku nooshahay Haybshaa Jacaylkiyo Halka aad ku nooshahay. Hees xusid mudan. Erayadii Abwaan Mohamed Nuur Shareeco AHUN 1980 Laxanka Hassan Aadan Samatar.
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 7 ай бұрын
mahadsanid sxb, abwanka mahamed nur shareeco tarikh nooled kisa Mano sheegi karta fadlan
@guulwade989
@guulwade989 Ай бұрын
⁠​⁠@@abdikadirahmed9540wuxuu kaso jeeda gobalka gedo garahan degmada luuq wuxuu ahaa admaral ka tirsan ciidanka bada ee xooga dalka sida oo kale wuxuu ahaa guudomiyaha kooxda horseed ee ciidanka xooga dalka heeso badan oo wadani ayuu curiyay sida askri wa wadani,lama illawawaan,wadaniga la doortow,dalka ya iska leh iyo kuwa kalow badan
@Garaad1000
@Garaad1000 2 жыл бұрын
Fadlan Like-ta yaynaan ka bakhaylin Channel-kan Hawl fiican buu hayaaye
@faadumocabdi7628
@faadumocabdi7628 Жыл бұрын
Cabdixakiincabdimadoope
@user-ft8xw9ll8p
@user-ft8xw9ll8p 5 ай бұрын
​@@faadumocabdi7628faadumo cabdi madoobe ex deriskeeygii waaberi gaar Ayaan maajo.
@fariin10
@fariin10 6 ай бұрын
Heestani waxay isoo xasuusisaa 1995, dagaalkii sokeeye oonu Hargeisa uga qaxnay Horohaadlay waxaa dhagaysan jiray walaalkay anuu aad ayaan u yaraa 8 jir ayaan ahaa wlhi se sifiican ayaan u xasuustaa heestan iyo heesta kale ee la yidhaa Goroyooy gabalkaa dhac oo uu aad u dhagysan jiray labadaba waxaa qaada xasan aadan samatar.
@Garaad1000
@Garaad1000 2 жыл бұрын
4:50 Musica bilaabmaya bal eega yaa allaah Cajaa,ib 🔥
@user-mn5jd6ni6x
@user-mn5jd6ni6x 8 ай бұрын
Waxaan heestaan dhageesanayaa Caawa oo ah sanadka cusub 01.01.2024 saacadu 00:53 sanad wanaagsan 2024
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 2 жыл бұрын
3.6 baa daawaday hadana 58 baa like saaray sidee wax uwadaan dadoow meeshan like share comment intaba waa inaan ugu abaal gudnaa chanelkan
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 2 жыл бұрын
Caadi maaha music oo keliyaa aya lagu raaxaysanayaa wallaahay. Xirfadda dadka tumanayaa aad bay u sarraysa. @WAAYO WAAYIHII WACNAA markasta waa 1 channel kayga youtube. mahadsanid sxb.
@mohangostoso5692
@mohangostoso5692 2 жыл бұрын
Xassan adan samatar legend ❤️
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
heestan wa original version in badanba la'aa thanks indr🙏
@MOHAMEDOMAR-rl2py
@MOHAMEDOMAR-rl2py 2 ай бұрын
Heestan mohamed Nuur shareeco ayaa loo diwaangaliyay Laakiin miraha nin abwaan ah ayaa siiyay heesta
@guulwade989
@guulwade989 2 ай бұрын
Beenlow 😂sheeg abwaanka Mohamed nuur shareeco heeso gali ma,aahen sugaantisa sido oo kale wuxuu ahaa gabya
@abdimuse7911
@abdimuse7911 12 күн бұрын
Anba waxaa igu maqaalo ah inuu shareeco gadan jiray heesaha daxka kale alifaan. Mulkiyadeedana kala wareegi jiray, run iyo been waxay ahaataba, dad waaweyn. Aan kamaqlay oo aad fanka uvu qoyo dheer
@SareyFarah
@SareyFarah 7 ай бұрын
Legend Hassan Adan Samatar💯👏HARADIGEED❤ 29/01/2024❤Monday😊
@khloodyuousf8616
@khloodyuousf8616 2 жыл бұрын
waxaan soo xasktay wa way Lama ilaawaan ah
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 2 жыл бұрын
Heestaan Waxaan ku soo xasuustaa Stadium Mugadisho
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 3 ай бұрын
HARO DIGEEED WAAAN TEGAY
@abdulbarre8407
@abdulbarre8407 8 ай бұрын
Xusuustii IMAQASHII I MADADAALI
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Boqorkii codka xasan aadan
@sakariyexirsiali5765
@sakariyexirsiali5765 Жыл бұрын
Alaha unaraxariisto abwaankii waynaa c/qaadir xirsi yam yam ayey kasoo maa xatay heeskan maskaxdiisa ala muxuu fanku xiligaa tayo lahaa
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Ай бұрын
Maxamed nuur shareeco ayaa leh abwaankii kooxda horseed ee ciidanka qalabka sida, ha iskala jeclaan midhaha nin aanan lahayn, kii lahaa uqir oo ku xus ama ka aamus, ileyn golaha waxaa kula jooga dad kaa yaqaan fanka oo ku saxayee... teeda kale intaadan magac sheegin soo hubso meelahaan oo kale waalagu ceeboobaa
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 2 жыл бұрын
2:30 Foosabariga. Socdo Esh qiyaasak Asxaabta garaaceyso inta dhimatay Allaha u naxariisto
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 2 жыл бұрын
Waaw
@user-lz9cz7eo6z
@user-lz9cz7eo6z 8 ай бұрын
Wa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 2 жыл бұрын
Laxankaa cajiiba
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 6 ай бұрын
Yaasiin aburaas seynis suuugaaan.///sharax
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Ай бұрын
Waxaan Cod lama Odhan Karo, Xadkiibuu Dhaafay Leggend Samter & Haradigeeed,
@user-de9rs5tu3k
@user-de9rs5tu3k 6 ай бұрын
Yaah
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 7 ай бұрын
Cajiib waxba mesha kadhacay
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 2 жыл бұрын
DHULKA OGAADEENKU TAARIIKHO BADANAA HARADIGEED
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Ай бұрын
Dhulka illaaheeybaa leh, xitaa ogaadeenka kula weyn illaaheeybaa leh meeshu meel qabyaaladeed maaha fan baa lagu lafa gurayaa badawoow..... dhulka soomaali baa leh ethiopian malaha
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@maaxmoustaphe1248
@maaxmoustaphe1248 Жыл бұрын
Habeen dhalad midki ihiyo. Kii nasiib ku hadhay Ways hareer socdaanoo. Kala hadhina mayaan
@khadaraxmed1179
@khadaraxmed1179 2 жыл бұрын
Just
@mukhtarabdi8568
@mukhtarabdi8568 2 ай бұрын
dhul uu huguf ku da .ayoo hambalo ay ku taalbaa
@zalmanjimale7282
@zalmanjimale7282 8 ай бұрын
❤❤❤❤
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 Жыл бұрын
BEESHA ABSAME ISMA TAQAAN LAANDHEERE AA INTAAN IS AQOON
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Maxaa qabiilka aad sheegtay iyo heestaan iska quseeya xagee kasoo galaan.
@user-if6jb9hz6p
@user-if6jb9hz6p 8 ай бұрын
@@sayidka6911 haradiged wa dhul ogaden m super rer isaaq 🇬🇲 wax ado garsneyni lama hadlo
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 6 ай бұрын
...adigu.intaa.kaliya????
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 6 ай бұрын
Beeeel 👉🐾🐾🐾🐾👣👣👣👣👣🤰👬💑👪👨‍👩‍👧‍👦👩‍👧‍👧👩‍👧‍👦👭👈iyaga.ayo.
@ahmedabdi2865
@ahmedabdi2865 Жыл бұрын
Axmed cabdi
@ahmedabdi2865
@ahmedabdi2865 Жыл бұрын
Axmed cabdi
@ahmedabdi2865
@ahmedabdi2865 Жыл бұрын
1234
@ahmedabdi2865
@ahmedabdi2865 Жыл бұрын
Sxmed abdi
@hindaqorone
@hindaqorone 4 ай бұрын
Yaasiin.aburaas___===~~~♡♡♡~☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ vvv dhul..,=meeel.han..balo..cayaar.ka.agdhoowdey.byby.love..
@hindaqorone
@hindaqorone 4 ай бұрын
Haloosi..hamiyaya.nolol.tayo.leh.jiidga..jaaahil.nimada.maskax.favam.heshey
@a-b9206
@a-b9206 2 жыл бұрын
luuqda heesta= Hasan adan Samatar( Hasan baashe) mu alifka heesta= Abdiqadir Yam yam
@sharifnure769
@sharifnure769 2 жыл бұрын
Sxb. Heestaan waxaa curiyay AUN Maxamed Nuur "Shareeco"
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Ай бұрын
Shareeco ayaa leh, Malaha yamyam baad uwaalataye
@mrfarah3949
@mrfarah3949 2 жыл бұрын
Heestani waa sannad kee? Midhaheedana yaa curiyey?
@abdirahmanyousuf7303
@abdirahmanyousuf7303 2 жыл бұрын
Discriptionka ka eeg wllo
@beerkacadde8914
@beerkacadde8914 Жыл бұрын
1981 erayada AUN maxamed Nuur shareeco Laxankii Xasan Adan samatar.
@osmanabdulle3166
@osmanabdulle3166 7 ай бұрын
Heestan waxaa sameeyey Gaanshaanle sare Maxamed Nuur Shareeco waxayna soo baxday 1984 anigaa taagnaa. @@beerkacadde8914
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 85 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 958 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 282 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "SIRAAD"
7:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 170 М.
XASAN AADAN SAMATAR||SICIIDO WITH LYRICS ORIGINAL
17:39
SUPER EAGLE
Рет қаралды 25 М.
DAAN BARI ADOO YAAL || XASAN AADAN SAMATAR
15:22
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 295 М.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 435 М.
Xasan Adan Samatar heesti saciid 1973 lyrics
17:30
Xaabshe Channel
Рет қаралды 6 М.
Xasan Adan Samatar | Heesta Haradigeed
5:54
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 205 М.
Xasan Aadan Samatar 🔥 lugban faraas ?
9:06
toosane officail
Рет қаралды 45 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН