Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "SIRAAD"

  Рет қаралды 165,370

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

3 жыл бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Maxamuud Ciise Geney AHN 1972
🌟Laxanka
U/ C/Kariim Faarax Jiir

Пікірлер: 40
@Madadaal
@Madadaal 2 ай бұрын
Wow codkii halaasiga ahaa ee Xasan Adan Samatar caafimaad iyo cimri ayaan Ilaahay uga baryayaa. Abwaan Maxamud Ganey haduu dhintay ilahay haw naxariisto haduu nool yahayna caafimaad baan u rajaynayaa.
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 Ай бұрын
Wuu dhintay sxb abwaan maxamuud ciise cabdi ganay aun
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 8 ай бұрын
Best Song Legend Xasan Aadan Samatar , Ma Og Tahay Siradey 3 Sano Iyo Dheerad Intaa waan Sugayo Nafta Waan Sasabaye,Beri Bey Si Uun Noqon, Sadanbey Wax Kula Qaban ❤️🙏
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 3 жыл бұрын
Allehaw naxariisto maxamed ciise cabdi Erayada, Laxanka ,cabdikariin qaarayjiir Codka, xasan aden samater fanaankii laholinwaayay
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Legenka somalida Iyo laxamistaha somali ugu caasan Uguna fican sida hesahiisa laxanka saraya dhowr jeer is badalaan waxa kaid ah hestii baladweyn iyo heso kalo badan
@hamzamohamednoor7532
@hamzamohamednoor7532 10 ай бұрын
Great passion and talent throughout. Samatar the Living Legend
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 21 күн бұрын
Allah unaxristo abwaan ciise ganey iyo laxamistihii waynaa abwaan jiir😢
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
Mahadsanid waayo waayihii heestan oo fasiix ah youtubeka waan ka waayey
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 3 жыл бұрын
Waayo Waayihii Wacnaa Heeska Caawa Ma Anigaad I ogaydeen Anoo Meel Asxaab La Fadhiya Oo Heeskan Laba Nin Ku Muransan Yihiin Cida Samaysay Erayada uunbaan Soo Dhex Galay Kana Dhawaajiyey Waaba Erayadii Abwaan Maxamuud Ciise Ganey Alle Ha u Naxariistee Iyo Laxankii Cabdikariin Faarax Jiir Oo Hada Ingiriiska ku Nool Waad Mahadsan Tihiin.
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 3 жыл бұрын
Walaal cabdikariin jiir muqdisho ayuu joogaa hadda
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 3 жыл бұрын
@@abdisheikh8042 haa waan gartay hore waxaan ugu ogaa uk hadase waaba ii saxday oo xamar ayuu joogaa mahadsanid.
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Cabdikariim Jiir Muqdisho ayuu ku noolyahay inkastoo heestaan uusan original ahyn
@Tubeec699
@Tubeec699 3 жыл бұрын
Mirihii : Maxamuud Ciise Ganey Laxankii: C/kariin Faarax Jiiir Qabasho :1972 Waah waaah Ax yaa Xasan Adan 😘😘 (WAAYO WAAYIHII WACNAA)🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰
@gadidgeedow5558
@gadidgeedow5558 3 жыл бұрын
Waayo waayo
@badrinour6288
@badrinour6288 3 жыл бұрын
Xasanow Adan🥰❤💯
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
Iyadoo muuqaalkeeduna nadiif yahy oo codkuna nadiif yahy baa youtube ka laga helaaa Woow 👏
@calikashkaabdicasiis1734
@calikashkaabdicasiis1734 3 жыл бұрын
Markas wa 2 bayd 1 bayd ayaa kamaqan wlle lkn tani wa 3 baydkii orgulinalka ahaa sideeda kle wa nadiif
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
@@calikashkaabdicasiis1734 mayaa iyadoo dhammeystiran baa jirta sxb oo bandhiggii Dubai inuu ahaa mise khartuum ma xasuustee 👏
@MullaMadar
@MullaMadar 3 жыл бұрын
Sxp kun iyo kow jeer mahadsanid walhi heestaan oo fasiix ah waan weysanaa Markale mahadsanid masuul🙏
@Garaad1000
@Garaad1000 3 жыл бұрын
Heesaha Caanka ah ee sidaan oo kale Fasiixa u ah soo badi bro
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 жыл бұрын
Ninka qoraalka qoray afsomaliga wuu qalday maaha beri uun bay si uun noqon ee waa rada oo laba jibbaaran waana berri waa tomorow beri na once upon time beri hore afka somaliyey dhawra
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
Wa faseex heesta
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
Suaal yaa haya taariikhda abwaan ciise ganay halka uu ku dhashay sanadka uu dhashay iyo taariikdiisaba?
@WaafiTv264
@WaafiTv264 Жыл бұрын
Maxamed Ciise Cabdi wuxuu ku dhashay Dhagaxbuur waxayna isku fil ahaayeen abwaan Singub Rabbi ha u naxariistee. wuxuu ahaa kzbin.info/www/bejne/oKjFlHaVj7tojcU
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail 2 ай бұрын
What song 🎵
@suusan3770
@suusan3770 7 ай бұрын
Siradeey mxad sidaas u sameyse🥺
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 10 ай бұрын
Soomaaliyoo idil Uma Sidatid Quruxdee Hablo Kula Simnaa Jire
@Gashanle02
@Gashanle02 3 жыл бұрын
Mahdsanid Wll
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
#LyricsSongSIRRAAD Ma Ogtahay Siraad-eey Caashaqii ina Siray ee Sahalka aynu moodnee Ina saaqay berigii Inuu soo kordhaayoo Siigiyo dabayl iyo Soo kiciyey Ceeryaan Oon xalay saqdii dhexe Hurdadii ka salaloo Soo toosay dhowr Jeer Safaad maleh Jacaylkuye Waan sidaaye iLa Qabo Soo dhawoow iLa Qabo Oo Haygu Sii deyn Ma Ogtahay Siraadeey Soomaali oo idil Uma sidatid Quruxdee Hablo kula sinmaa Jira Oonan Saa u Eegine? Waa Su'aale Keligaa Maxaan Kaaga Sahan saday? Sababtuna waxay tahay Sanbabadiyo beerkiyo Wadnahay dul sudhantay Safaad maleh Jacaylkuye Waan sidaaye iLa qabo Soo dhawoow iLa qabo Oo Haygu sii DAYYN. ▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎ HEES XUSID MUDAN ❤ Heestan Erayadeeda waxa Sameeyey GENERAL Mohamoud CIISE 1972 Laxankana waxa Saaray ABDIKARIIN Faarax QAAREY JIIR AHUN. CODKANA waa Hassan Aadan SAMATAR.
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 2 жыл бұрын
LA YEEN! WARYAA SIRAAD WAAYO?!! BOOWOW!!! QARANIMA LEYGU SHEEGEY!!😄
@maxamedleyloon8331
@maxamedleyloon8331 3 жыл бұрын
Codsigii ma eber baa waaya waayo aaway 2 hees een codsaday oo kala ahaa kooxaha iftin & xusuus fulow guuli kuu dhoweydaa iftin ah . & xusuus heestii taariiqda duugaa ma la waayay mise waad iloow deen mise kastamarka ayaan idiin qiimeysnen halkee wax ka jiraan waa idin ka warsugeynaa py
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 10 ай бұрын
Bari Bay Si uu naoqon Saadaasha Galiyee
@cabdilaahicali8933
@cabdilaahicali8933 2 жыл бұрын
Asc
@yusufcabdilahi9913
@yusufcabdilahi9913 3 жыл бұрын
Abwaan Maxamuud ciise geney, wuxuu ahaa askari, reer Burco, siraadna waxay ahayd reer Burco, jacayl dhab ahaa ayaa dhexmaray, kadibna way is guursadeen.
@Nomad-dn2qb
@Nomad-dn2qb 3 жыл бұрын
Sxb Abwaanku reer Burco Ma eheen ee wuxuu ahaa reer Somali Galbeed, sidoo kale gabadhan isma calfan lkn isagu wuxuu guursaday Faynuus Sh Daahir oo fanaanad kale ah waxayna isu dhaleen gabar. Abwaanku wuxuu ku dhintay dalka Nigeria oo Waaberi u tageen bandhig faneed wuxuuna soo noqday maareeyaha Tiyaatarka Qaran. Maxamud Ciise Cabdi ( Ganeey) waxay isku waqti ahaayeen Abwaan Mohamed Ali Kaariye oo ay kasoo wada jeedeen Gobolka Soomaalida ee Ethiopia haysato. Marka laga tago heesaha Abwaan Mohamed Cumar Nuur ( Nidaamiye) uu u dhiibay Hobolka Samatar Waxaa ugu xigay heesaha Silsiladda ah ee Abwaan Ciise Ganeey oo dhamaan heesahaas ku socdeen gabadhaas siraad. Waxaan rejaynayaa inta uu Mugdi uga jiro abwaanka iyo qisada heesta in ay daawadaan wareysiyo ay bixiyeen Abwaan Aden Tarabi, mulaxamiiste Cabdi Kariim Faarax qaareey ( Jiir) iyo Hobolka Hassan Aden Samatar. Abwaanku wuxuu dhintay isagoo dhalinyaro ah. Allaha u naxariisto.
@ronny7suii3
@ronny7suii3 2 жыл бұрын
Nin waalan oo mirqaansan duf ku bax
@axmed_deeq
@axmed_deeq Жыл бұрын
@@Nomad-dn2qb Waad saxan tahay nin doonaaba hayska hadlee, sarkaal sare ayuuna ahaa. Ahun dhamaan intii inaga dhimatay ee Soomaaliyeed iyo intii Muslima. Aamiin yaa Alaah.
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 74 М.
xasan aadan samata siraad
5:18
baclayaasha
Рет қаралды 924 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 4,2 МЛН
Xasan Adam Samatar🔥Iyo Heesta "AMINAAY"
6:07
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 115 М.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 400 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "HUBSIINO"
9:19
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 621 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,2 МЛН
Laqanyo   Samatar iyo Saado   YouTube
10:26
maajid axmed
Рет қаралды 186 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 180 М.
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "BALANBAALIS"
7:39
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 249 М.
XASAN ADAN SAMATAR HEESTII 1973
14:11
GAFDIID GAFDIID
Рет қаралды 421 М.
She got an idea 😂😂 #shorts #viralshorts #funny #comedy
0:46
HRA CHALLENGE
Рет қаралды 9 МЛН
КАЧЕЛИ ИЗ АРБУЗА #юмор #cat #топ
0:33
Лайки Like
Рет қаралды 2,2 МЛН