Riwaayadii Caanka ahayd "GAR CADAAWE IYO CAASHAQ" 🔥iyo heesahedii

  Рет қаралды 69,594

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Riwaayadan waxa curinteeda lahaa
Abwaan (aun) Yuusuf Adam (Alaalle) 1972
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 38
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 4 жыл бұрын
Waa riwaayaduu xasan aadan ku hadal bartay waraysi ayuu ku sheegay in hees mooyee hadalka masraxa asagoon aqoon oo sooraan inanta u kala turjumo oo baxasan ku yidhaahdo inankii wuxuu ku yidhi sidaa iyo sidaa xasan wuxuu yidhi habeen aanu riwaayada ka dhigaynay qoryoolay ayaan sooraan ku idhi sooraan ka leexo aniga ayaa gabadha la hadlaayee
@aflaxflash9863
@aflaxflash9863 4 жыл бұрын
Kolay riwaayadan oo uu sameeyey alle haw naxariistee abwaan Yusuf aadan allaale heesaheedii qaar baa maqan laakiin anigu waxaan ka xasuustaa heestii faadumo qaasin hilowle qaadaysay ee ahayd Caashaqiiba waxa dilay Ninkiisiina ciil baday Hablahana cabsida baray Kuwa caasiyiintee ,,,,,,,,, Cirkoow sow kulayl maaha Dhulkoow sow culays maaha Hidaheenii ciirciirye Sow caado kale maaha
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 жыл бұрын
Riwaayadaas heesaheeda lama yaabin ee waxaan la yaabay alxaanta riwaayada siday u dhantahay ismaciil cabdi geri looguma iman allow ku naxriiso
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold memories AHUN intii dhimatay dhamaantood
@abdiegeh966
@abdiegeh966 3 жыл бұрын
Laba hees oo ay Fadumo Qasim (AUN) way ka maqan yihiin waxay ku matalaysay Booteeso Abdillahi Diiriye Sooraan(xiddigle Nuur)
@zakimacalin4969
@zakimacalin4969 6 ай бұрын
Yusuf aadan xuseen alale
@daahircali7314
@daahircali7314 Жыл бұрын
waar Yuusuf xaaji aadan riwaayadda malahane dadka yaan maskaxdooda laxadin xaqiraaddana joojiya Riwaayaddan waxa lahaa allaha unaxariistee Yuusuf Aadan Allaale
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Hagaag sxp yaa yiri yuusuf xaaji baa lehna kkk
@alihanash9986
@alihanash9986 4 жыл бұрын
Baxsan waxaa tahay Boqorqda Masraxa jilistiisa #one
@khadarahmedadem
@khadarahmedadem Жыл бұрын
Gebiley 21:36 Sunday July09,2023 Maalin Xasuus mudan Alle Naxariistiisii jano haka waraabiyo fanaaniintii Soomaaliyeed ee Geeriyoodey inta noolna Alle cimriga iyo Caafimaadka ha usiyaadiyo. Ummada Soomaaliyeed ee isku dileysa macno la,aanta waxaan Eebe ka baryayaa inuu Qalbiyadooda iskusoo dumiyo ayna si wadajira usoo ceshadaan Midnimadii iyo Sharaftii dunida ay ku lahaayeen😢❤
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
Allah unaxristo intii dhamatay bahdii fanka soomaaliyeed 😢
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 4 ай бұрын
Wow xasuus garcadwe iyo caashaq anoo yar baan dawaafay allaah xasuus.
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Ninka sawirka weyn leh waa abwaan cabdi bashiir indha buur sowmaha??
@updirahimomar5388
@updirahimomar5388 11 ай бұрын
Riwaayadan caashaq iyo cadaalad iyo gar cadaawe iyo caashaq waa isku riwaayad somaha wllo
@kaahiyeraage6029
@kaahiyeraage6029 3 жыл бұрын
Tolloow yaa laxanka heesaha u sameeyey: Ismaail yarre?
@mohmudjama121
@mohmudjama121 Жыл бұрын
Ismaaciil yre iyo goobe ayan huba anigu
@awkodahir2019
@awkodahir2019 4 жыл бұрын
GAR CADAAWE IYO CAASHAQ MADHAMA MANA HAYNO ALLOOW MURTIDA NOO SAHAL MAXAA FAN NA DHAAFAY AAN SOO LAABANAYN
@atamayste4593
@atamayste4593 4 жыл бұрын
Actar iyo Actarad bay ahyeen amr isna faqiir bu haa lows buu iibiyaa iyan reerkoodaa qani ah waa ka leh reerkiib hodanka ah maheshiin karaynaa
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa riwaayadihii qalinle ku jiray majaajiladooda inoo soo gali waayo wali qalinle oo riwaayad jilaya ma arag codkii sa hees mooyee
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 3 жыл бұрын
gar cadaawe iyo caashaq madhamo heesuhu allah hawnaxariisto waxa lahaa yuusuf x.aadan
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Wa riwaayadii ugu horaysay ee xasan aadan aktar ka noqday sida uu asaguba sheegay baxsan oo fanaanad wayn ahayd ayuu lajilay riwaayada oo aktarada riwaayada eheed
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 4 жыл бұрын
SIDI ABWANKU ISHEGAY WA XASAN GAGANAYE WAXA KA CAWIYAYA RIWAYDAN ABWAN DACAR DHINACA WLO KAYIIN WANA RIWAYDI IHORAYSE ABWANKA ISAGO KATIRSAN KOOXDI BANBOYDA EE MULATARIKAA SOMALIA
@faysalmuse1303
@faysalmuse1303 4 жыл бұрын
Walle suugaani waa taa ina dhaaftay u malaymaayo inay xikmad suugaani inay hadhay
@Rooxaanta
@Rooxaanta 4 жыл бұрын
3 hees ayaa ka maqan .. garcadaawe caashaq
@Rooxaanta
@Rooxaanta 4 жыл бұрын
Baxsan . Hasan. . Faadumo qaasin . Sooraan
@saidabdi136
@saidabdi136 2 жыл бұрын
Fantastiskt
@abdunasirabdihasan4384
@abdunasirabdihasan4384 Жыл бұрын
Waar ruwaayadan muuna lahayn cismaan askari
@abucabaas277
@abucabaas277 3 ай бұрын
Walaalii ayaa lahaa
@abucabaas277
@abucabaas277 3 ай бұрын
Walaalkiis ayaa lahaa
@cawomohmed4250
@cawomohmed4250 4 жыл бұрын
Riwayadii dadka metalaya soo qora
@sakariyeyuusuf5294
@sakariyeyuusuf5294 4 жыл бұрын
Waxaad soogelisaa riwaayadii ninna waalay ninna waansay sxb waa codsi
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
WAAYO WAAYIHII WACNAA Riwaayadii garcadaawe iyo caashaq Abwaankan sameeyey Waxay walaalo ahaayeen Cismaan askari Wed iyo wacad Wadhaf iyo shimbiro Riwaayadaahaas sameeyey
@givemeabreakplease7415
@givemeabreakplease7415 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/iInLmXqZm6qeb80 Miyaaaadan arag waaaaa tan riwaaayadddiiii “ Nina Waaalay Nina Waaansay”
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Riwaayadan waxa alifay yuusuf xaaji Adam
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
Yuusuf xaaji aadan maaha wll ee waa yuusuf aadan xuseen cismaan askari walaalkii AUN
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 33 МЛН
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 119 МЛН
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII AFRAAD
31:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 854 М.
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 244 М.
Djibouti:  Riwaayadii Nimba Timo Xamar
1:43:08
Assajog Studio
Рет қаралды 259 М.
RIWAAYAD "ISUMAQADO" KOOXDA WAABARI HARGAYSA
35:46
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 169 М.
Heesihii Riwayaddii | Xuskii Jaceylka
39:46
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 8 М.
RIWAAYADII ..NINBA TACABKII TOOGOY KAAMAAL
54:54
Foore channel
Рет қаралды 45 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 33 МЛН