WAR CULUS OO KA SOO BAXAY QASA + XUUTIYIINTA OO DUQEEYEY DEKAD ISRAAIIL LEEDAHAY

  Рет қаралды 37,730

HBN Online TV

HBN Online TV

14 күн бұрын

WAR CULUS OO KA SOO BAXAY QASA + XUUTIYIINTA OO DUQEEYEY DEKAD ISRAAIIL LEEDAHAY
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka

Пікірлер: 100
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 12 күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@HooyoNimcomohamed
@HooyoNimcomohamed 12 күн бұрын
Cabdi Rashida tugu hsdi uqado salad ama labto watug inta ukaga tagay dhaman tuga ha LA xisabiyo wa anigo qasin cumar qawrax ah
@XuusenAadan
@XuusenAadan 12 күн бұрын
Asc
@XuusenAadan
@XuusenAadan 12 күн бұрын
Labadabausameya Naxaris iyotalaba
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 12 күн бұрын
YAA RABBI JEBI CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO XULUFADEEDA AAMIIN YAA RABBI
@murtitv6518
@murtitv6518 12 күн бұрын
Ninkaasi waa legend wuxuuna siiyay talo wanaagsan xataa waxaa laga yabaa in uusanba tuug ahayn ee uu rabay ninkaa in uu wax dareensiiyo 🎉🎉🎉🎉
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 12 күн бұрын
allow jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏🙏
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 12 күн бұрын
Mahasanidiin HBN Allah idin barakeeyo
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 12 күн бұрын
Ulululululu hala xasuuqo yuhuuda xaasidka ah🎉
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 12 күн бұрын
Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade sida aad udhigtay sherta iyo laketu wa xagayaga from buntiland mahadsanid
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 12 күн бұрын
Allow Rubci ku Rid Iyo Cabsi Argagax Allow Kale Firdhi oo Lafahooda isku Jabi Ya Allaah Ya Rabi. Ya Waduud Rabiyoow Jabi oo Jilbaha dhulka ugu Dhufo Yahuuda Kibirtay
@CabeyCade-nd2sf
@CabeyCade-nd2sf 12 күн бұрын
Wariye qali ah soda saxiib
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 12 күн бұрын
Guu reerfalastiin alow yuhuudaaamii yaarabi
@user-mt9nk2rk4e
@user-mt9nk2rk4e 12 күн бұрын
Allaahu akbar xaqaaguulaysanaya insha allaah
@TahaliiĺCabdilaahì
@TahaliiĺCabdilaahì 12 күн бұрын
Gaaladu ha jabeen
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 12 күн бұрын
Allah jabiyo Israel iyo Kuwa garabka siiyo
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 12 күн бұрын
That is a good consultant ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 12 күн бұрын
Xoga Wu naxristahy 😂 Allaha jabiyo yahuda
@mohamedmaaxi2854
@mohamedmaaxi2854 12 күн бұрын
Wuu u naxariistay wuna wargaliyay
@AhmedGalab-eh2pc
@AhmedGalab-eh2pc 12 күн бұрын
His❤❤❤❤❤
@abdulkadiradam7450
@abdulkadiradam7450 12 күн бұрын
1.mar waa u naxariistey, wasyo wax yar buu qaatey. 2.mar kale waa la taliyey 3.Mar kale khasaare ayuu u geystey, waayo Atamyo qaali ah buu ka qaatey sida Computerka
@user-kx4vz4xc3w
@user-kx4vz4xc3w 12 күн бұрын
Fikirkeyga hadan ka hadlo Tuugas waxu mudan,yahay In Billad sharaaf la guudon siiyo yaa igula racsan Azxabta😂😂😂😂
@user-pu9nm3rm4q
@user-pu9nm3rm4q 12 күн бұрын
Asc ,guull Hammas,iyo Huuthi.
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 12 күн бұрын
Waa qaraabadiisa joley
@HalimaIssack-fv6cb
@HalimaIssack-fv6cb 12 күн бұрын
ILLAHOW musliminta guley mel ay jogaan ba Ameen Ameen Ameen ya Allah walalahen falastin ALLAH haugargaro inshaallah ❤❤❤❤
@DrGaadaa
@DrGaadaa 12 күн бұрын
❤wcs ❤qiyanada mareykanka +carabta.....
@axmedcabdilaahi9201
@axmedcabdilaahi9201 12 күн бұрын
Asc.mawliid. iyo.warbaahinta.HBN
@AbmedDaahir-mx6xc
@AbmedDaahir-mx6xc 12 күн бұрын
from berbera waan idin salaam
@CabdiBani
@CabdiBani 12 күн бұрын
Guul falastiin
@tuuuuna1
@tuuuuna1 12 күн бұрын
Ninkaas tuuga lagu shegayo mahan tuug ee waa sargaal ilaalinta abniga habeen kaas ku qornaa. Yaanan tuug lagu sheegin please please please
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 12 күн бұрын
Natayaahu wuxuu Rabaa inuu shacabka khiyaali u sheego Nimanka siyaasiyiinta ah iyo wasiirada iyo saraakiisha muujiyey saadaasha dhabtaa Sida Afhayeenka iyo saraakiil Hore Shacabkuna waxa ay ka qaylinayaan Runta ay u sheegeen masuuliyiinta srael iyo warka Abu cubayda
@SSS78781
@SSS78781 12 күн бұрын
❤❤❤mansha allah guul guul guul Palestinian iyo guud ahaan ☪️ 🕋 🕌 ISLAMKA
@AbdiAgood
@AbdiAgood 12 күн бұрын
❤❤❤😮😢🎉😂❤❤❤❤ Guul Xuuti iyo xuutiyiin ❤❤ Guul Falastiin ❤❤❤❤
@CeleyeWacays
@CeleyeWacays 12 күн бұрын
Wa cajiib
@numan1tarr14
@numan1tarr14 12 күн бұрын
Wuu la taliyay si fiican walliba
@Khadrdiriye-fx4ev
@Khadrdiriye-fx4ev 12 күн бұрын
Anigu rayigayga hadaan kahadlo waxay ilatahay inuu lataliyay sababtu waxay tahay intuu qaato iskama tegin lkn wuu xaday talo lagudboona wuu siiyay
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 12 күн бұрын
Tuugu wuxuu ahaa nin naxariis leh talo ayuu siiyey😂
@maxameddeeq8364
@maxameddeeq8364 12 күн бұрын
Tuugaasu waaba tuug Xariif ahe 😂😂😂
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 12 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@zuhurali5477
@zuhurali5477 12 күн бұрын
A/c soomaali waxay dhahday nin kuu digay kuma dilin halkaa inuu wax umihima usheeg
@Ismlre125
@Ismlre125 12 күн бұрын
waa tuug xariif ah kas 😂😂😂😂
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz 12 күн бұрын
NINKAASI AAD BUU UGU NAXARIISTAY, WUUNA U NASTEEXEEYAY NASTEEXO AANU MEELNABA AANU KA HELEEN.
@user-pm4dn1ge2e
@user-pm4dn1ge2e 12 күн бұрын
Tuugu waxba mayeelin ee wuu lataliy
@user-uc5nb5iz5z
@user-uc5nb5iz5z 12 күн бұрын
Ninja.tugahi.wuu..umaxaristay.milkilahaa
@siciidcabdi146
@siciidcabdi146 12 күн бұрын
Waa tuug fiican
@mahmedbarkele4589
@mahmedbarkele4589 12 күн бұрын
Allaahu Akbar
@mohamednouraded7977
@mohamednouraded7977 12 күн бұрын
Woo unaxariistay
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 12 күн бұрын
Waa udigry erwaxba bogeyman waa d bki dhaba
@AbmedDaahir-mx6xc
@AbmedDaahir-mx6xc 12 күн бұрын
from berbers
@dahirmahat1596
@dahirmahat1596 12 күн бұрын
Ninkaas tuug ma ahayn ee waa qof u dhaw
@abdopharmacieabrora9833
@abdopharmacieabrora9833 12 күн бұрын
Assalamu caleykum Waraxmatullahi wabarakatuh Anu waxa ila tahay Nin bahi ka hayse labada chi Kaliyaata kaqaade magasin ka dhan
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 12 күн бұрын
Tuugaasi waxay hasten qarabo
@MohamedFalir-yc8ye
@MohamedFalir-yc8ye 12 күн бұрын
😢😢
@HousseinAboubaker-pw4ff
@HousseinAboubaker-pw4ff 12 күн бұрын
Tuugnimadisu way cadahaye lkn waa la taliyay
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 12 күн бұрын
Talo fiican oo Amaan buu siiyey saacada iyo Loptop waa Gadan karaa Xatooyaduna Digniin bay ahayd NIN KUU DIGAY KUMA DILIN
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 12 күн бұрын
Wllhi waala taliye oo waa unaxariistay waatuug xariif ah maahan tuug cadaw ah
@Mascudyare-ng4dd
@Mascudyare-ng4dd 12 күн бұрын
Wuuu Lataliyey
@ismailegge3430
@ismailegge3430 12 күн бұрын
hbn horey usoco
@CabdiBani
@CabdiBani 12 күн бұрын
Asc
@CabdiBani
@CabdiBani 12 күн бұрын
18:21
@alphakatun7878
@alphakatun7878 12 күн бұрын
Tuug iska baashalaye lee waye
@user-um1mb5rs7i
@user-um1mb5rs7i 12 күн бұрын
Asc
@jamalhoussein3708
@jamalhoussein3708 12 күн бұрын
Nin kuudigay kuma dillin
@DhaGo-km1rf
@DhaGo-km1rf 12 күн бұрын
Ninkaasi.mahatuu ee wulataliyaay
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 12 күн бұрын
Golaha amanka muxuu Wax uqa sosarilayahey xasuuqa qa socda gaza
@sahracarab5994
@sahracarab5994 12 күн бұрын
Asc arin kaas waxa loo baa hanyahay tuuga soo maalida oo taleefan yar kudila qof dalka iyo dadka wax ugu fadhiya
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 12 күн бұрын
♥️🇵🇸🇵🇸🔻🔻🔻🔻🔻🇵🇸🇵🇸♥️
@mohamediidow8154
@mohamediidow8154 12 күн бұрын
Wuxuu ahaa tuug daacad ah oo talo wanaagsan.
@Mascudyare-ng4dd
@Mascudyare-ng4dd 12 күн бұрын
Mow Luudow maxad samey ladies adiga
@user-uo8yq1mr8l
@user-uo8yq1mr8l 12 күн бұрын
Tuugu waalataliya
@cabdilahisaqdhexe-nb5di
@cabdilahisaqdhexe-nb5di 12 күн бұрын
tuguu wu lataaliyeey ganacsadah
@cabdusalaamahmed7156
@cabdusalaamahmed7156 12 күн бұрын
"Habeen isniin ah oo ay salaaso Soo galayso" Hadalkaasi waa khalad sababto ah gaalada reer galbeedka aya qabta in habeenku isbadalo saqta dhexe 12sac ee habeenimo. Laakiin muslimiinta agteeda habeenku wuxu Soo galaa marku gabalku galo(qorraxdu dhacdo). intaas iska saxa
@user-ye5vy1ug6x
@user-ye5vy1ug6x 12 күн бұрын
Wuu u tudhy si aa ganacsìgiisa khasaare uga soo gaadhin dukaankiisana u adikaysto
@maxamedcakule5068
@maxamedcakule5068 12 күн бұрын
Tuugani waa tuug sokeeye ah Waa nin dareensiinayay milkiilaha inuu dayacanyahay dhinaca Amanda ama ilaalada xafiiskaasi Markaa waxaan leeyahay anigu ninkani wuu la talinayay mulkiilaha kamana Fogo ninkaasi ninkan mulkiilaha ah Waxna wuu ku tusayay mudanaha Wuuna la taliyay
@Cabdiwalicalimas
@Cabdiwalicalimas 12 күн бұрын
wa u udigay ninkasi dadka oo dhan
@user-oc6ko4my6g
@user-oc6ko4my6g 12 күн бұрын
اشفق اللص مدير الشركة
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 12 күн бұрын
🎉🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 12 күн бұрын
Tuuga Nooga dhac
@ashawooo
@ashawooo 12 күн бұрын
illahaya ha uu sahalo gesiyda reer hamasa hubaka diyardah togata inshallaha kuwa qasaraya oo hogaya waa cadawaga Yuhud nacalada ha ku dhacada illahaya ha uu kena cudar ana la garani inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa
@Aasiyaaxmed-x4o
@Aasiyaaxmed-x4o 12 күн бұрын
wu la taliyay
@user-ii7ed5cr6u
@user-ii7ed5cr6u 12 күн бұрын
Maran u unxarist maran waa dhacay
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 12 күн бұрын
Alow guusha usiyaadi xamaas iyo muqaawamada dhamantod
@bashirlaari6904
@bashirlaari6904 12 күн бұрын
Okkkkkkkkkkk
@mohamoudabdulahikadawe1108
@mohamoudabdulahikadawe1108 12 күн бұрын
Aad iyo aad buu ula taliyey wuuna u naxriistay wayo hadii uu qadan lahaa waxa mesha yalaba maxaa ku dhici lahaa ninkan
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 12 күн бұрын
SIKASTABA HA AHAATEE XAMAAS WAY GUULEYSATEY ILAAHAY AYAS MAHADDAA LEH
@MaxamedCabdilaahishere
@MaxamedCabdilaahishere 12 күн бұрын
Waa lataliyey wuxuuna dareemay jilicsanaanta mesha tuugna lama dhaho kaas oo kale ee waa lataliye
@mdiinshmuse5369
@mdiinshmuse5369 12 күн бұрын
Xayaysis ayaad ku dhawrtaysa naysaa baahidio baahidan xagay kaa heshay waad da,a yartay
@user-ex7pl7wz1g
@user-ex7pl7wz1g 12 күн бұрын
Alhu akbar ilaahow awoodada natus oo islaamka ugu hiili yaarabi
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 12 күн бұрын
Ma is weydiisen adiga mowliid ah iyo aqonyahan maxamed in adan weli niiga maqal diyaradaha shacabka falastiin lagu laayo xagge garon u ah oo ay ka so dulan maxase diidey in howl gab laga dhigo ma aniga keligey bana niiga maqal oo i dhafey mase dadka idinku xeran oo dhan ma garan tasi ee no shega xata mar labad fadlan
@CabdiBani
@CabdiBani 12 күн бұрын
Asc HBM falastiin guul;guul
@kingartshargeisa
@kingartshargeisa 12 күн бұрын
Wuu la taliyay
@HadiyaNuur-q1d
@HadiyaNuur-q1d 12 күн бұрын
Ninkaa would u degay
@JimcaalheMahamoud
@JimcaalheMahamoud 12 күн бұрын
Uu la taliyay
@ConfusedFireDragon-mq7xw
@ConfusedFireDragon-mq7xw 12 күн бұрын
Waunaxariistay
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 12 күн бұрын
Golaha amanka ma jirtaba wa mel ee réer galbeedku u hirane
@queenaisha5616
@queenaisha5616 12 күн бұрын
Juii I BBB BBB😊 I n😅n😅😅
@Rashiid899
@Rashiid899 12 күн бұрын
tuug Chinese xariif uu ahaa
@fatumoali-nd6mf
@fatumoali-nd6mf 12 күн бұрын
Waa u naxariistay ninkaas
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 12 күн бұрын
Tuuka u latalicey ninka ganacsadahaca
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 36 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
🔴 Al Jazeera English | Live
Al Jazeera English
Рет қаралды 8 М.
WARARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO + ADDIS ABABA + GALGUDUUD + BAY + ISTANBUL
18:32
HALIS CUSUB: RUUSHKA OO LA SOO BAXAY GANTAALKA SHAYDAAANKA 2-AAD
19:38
Лайфхак с лейкой 🚿
0:37
Сан Тан
Рет қаралды 3,1 МЛН
Зачем он туда залез?
0:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 2,9 МЛН
Ты же девочка 2 👧🏻🤣😋 #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,3 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
0:25
Zach King
Рет қаралды 28 МЛН