Wararkii u Danbeeyey Qadar oo Somaliland Siinaysa 100 Milyan si ay Uga Laabato Heshiiskii Itoobiya

  Рет қаралды 34,275

Taar Tv

Taar Tv

26 күн бұрын

Пікірлер: 91
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 23 күн бұрын
qadar waxay soo saarta gaas marka ma jecel meel gas ku jirto inay hore umarto si aay iayga u faaiidan yaase u joojinaya
@jamalskp7280
@jamalskp7280 23 күн бұрын
Haa sida jabuuti oo kale ay uga masayrtay bar bara
@marwoali6189
@marwoali6189 23 күн бұрын
QADAR DABIN BAY U DHIGAYSAA SL AQOONSIGEEDA .
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 24 күн бұрын
Somalia iyo Somaliland faraqa uu dheexeya manta eega Somalia waxay uso jesatay HABALAHI INAY SO FAQDO Somaliland waxay higsanaysa inay aqoonsi heesho dhawan
@fatimanoah9043
@fatimanoah9043 23 күн бұрын
¥
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 23 күн бұрын
Qadar alshbta Maamulka konfurta Somalia iyada alshbat kuberty qoyskasi reer qadar Wxba Somaliland kama qarafaysnynso dee carabtu Ethiopia oo badacas u fadhsistds ayey kabqanayayan Hadii cid wx tarayan felstine wx utaraan
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv 23 күн бұрын
100 million dollar waxa bixin kara 4 nin oo bayac mushtar keena ka mid ah.
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 23 күн бұрын
Been meel wayday dheh.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 23 күн бұрын
DEAKDA BERBER NOO GOYNSE IYO MACADANTE BUURAHA NO ARGAGAXISO QADAR😅😅😅
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 23 күн бұрын
Guul soomaalilaan ilaahay cadawgeena hajebiyo aamiin
@Sirad47
@Sirad47 23 күн бұрын
Amiin.. amiin
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 23 күн бұрын
Aaaaaaaamiiiiin Amiiiiiiiiiiiiin 🤲🙏
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 23 күн бұрын
Maa shaa allh dirir in walaa laheen Somaliland fahmeen qiyaanada abii uu doonayay in uu xiro bar bara iyo jabuuti Somaliland waa dad in dheer garad ah guul Somaliland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍
@jamalskp7280
@jamalskp7280 23 күн бұрын
OGAADA REER SOMALIAND DALKE3NU WUXUU KU YAALAA MEEL AAD U M7HIIMA ISLA MARKAA WAXAA KU JIRA KHAYRAAD FARABDAN MARKAA WADAMADA TAAJIRIINTA AH SIDA GADAR SUC8UDIGA MA RABAAN IN AAD WAX LA EOO BAXADO OO AAD SUUQA KU CIDHIIDHIDO MARKAA WAXAA LA RABAA IN AXN ISKU DUUBNAANO GUUUUUL SOMALIAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 23 күн бұрын
Kkk miyay boqol tirilyam Tidhahdo sland guuuuul
@AyaanWaano
@AyaanWaano 23 күн бұрын
Guuuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 23 күн бұрын
TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤ Guul Ethiopia 🇪🇹
@guledjirde2818
@guledjirde2818 23 күн бұрын
Asc wadani iyo kaah cidi dooran. Meyso. Soomaaliland guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sirad47
@Sirad47 23 күн бұрын
Bal may 100 tirimilyan ahaato. .sii kuwa kusoo dirya reer soomaliya iyagaa dawarsadee.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 23 күн бұрын
😂😂😂 xabaalahoodana hayska faqdaan
@user-qy9go8bv8z
@user-qy9go8bv8z 23 күн бұрын
May may soomaliland lacag dad iyo dalba way haysataa wadanka xun ee carbeed ha fadhiisto dhulkiisa hadii kale wala walwaalaya walahi ❤
@abdullahduale8922
@abdullahduale8922 23 күн бұрын
Qadiyada somaliland iyo.xoriyadeeda laguma iibsan karo bilyanis lacag ah
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 23 күн бұрын
Subhanallah Allah Somaliland cadowgeedu badana Allah qaniga ah ba ka magan galay sharkooda Viva Somaliland Power cadowga Somaliland na waligood ma ciil baxaan ✌️✌️✌️✌️
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 23 күн бұрын
dowladii siyad bare bilowday in xabalaha la qoto oo watii laga dhisay guryo if iyo aakhiro loo bixiyaay marka somalia weligoodba xabalaha way qotaan
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 23 күн бұрын
Asc tell Qadra go to tell we don’t care your money so keep your dirty money we don’t need we have very entertainin president our hero mr muuse biixi Abdi not wadani oo la shagaya cadowga Somaliland guul Somaliland
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 23 күн бұрын
Qadar waadawladaha ugu horeeya ee taageera alshabaabka somaliland idhaha haku hayso dhaqdhaqaaqa ay dalka ka sameynayso
@Halgame334
@Halgame334 23 күн бұрын
100000000 MAXADWEYNE MUUSE 300000000 AYUU SHIINAHA KA DIDAY MADAXWEYNE MUUSE LACAG MAQAATO QARAN U JEEDO LEH BUU DHISAAA XUKUMADA SL LAALUUSH MAQAADATO
@januarySl2024
@januarySl2024 23 күн бұрын
Somaalia, qofkii noolaa iyo hantidiisii ayay nabadgelin waayeen, ma meyd aan waxba iska celinayn ayay xaqdhawrayaan !!!
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 24 күн бұрын
Taar tv waxan ku moodayey inad tahay suxufi weyne ileen meelba ma gaadh siisnid somaliland ma lacag ayay u bahaantey
@user-qy9go8bv8z
@user-qy9go8bv8z 23 күн бұрын
Dee wll isagu dhaq dhaqaaqa jira un buu kaaga waramaya ee maaha wax uu isagu iska yidhi
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 23 күн бұрын
Ku saliya nabiga ❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 23 күн бұрын
Guuuuuuuuuul somaliland
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 23 күн бұрын
Kani wadaad ma aha ee bahal ma xishoode ah oo qabyaalad dishay waa nin dhintay Wajiis.
@januarySl2024
@januarySl2024 23 күн бұрын
Somaalia wadaad ku sheeg iyo waranle waa isku wada mid ! Waa wada munaafiq, waa wada tuug, waa wada dhagarqabe, waa wada argagixiso !
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 23 күн бұрын
Fiqi caqliba ma leh war hus oo wejiga gubay e arimaha somalilmad Faraha kala nax oo xabaalaha iskuul buulaysa la qarashayso
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 23 күн бұрын
WALAAHI NIMAN WAX KA YAR QAADAN LAHAA, WAAN GARANAYAA!!!!!!.XIRSI IYO XISBIGA WADANI!!!!!.
@horijoogmedia
@horijoogmedia 23 күн бұрын
Maxa Qadar ka khusaya emirates ayay ximinayn somaliland hadii ay hashiiska ka labtan fursado badan bay luminayn
@jamalskp7280
@jamalskp7280 23 күн бұрын
QADAR WARKEEDA IYO JAAHILKAAN FIQI MAXAA ISU KEENAY FIQI XOOLO WARKIISA WAA LAHAYAA
@Cirguje1
@Cirguje1 23 күн бұрын
Waar been baddanaa eygan Fiqi la yidhaa. Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi wuu kaga oohiyay 😂😂😂😂😂😂
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 23 күн бұрын
Muuse cararaaye,cirro huwan waxa markhaati u ah maalina kalmad kuma odhan cadawga waa inoo faysal
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 23 күн бұрын
Muuse Macararo waa geesi laakiin Ciro runbaad ka sheegtay , Adoon cid caayin faysal hala doorto waad odhan kartaa
@user-ur3me8mg9d
@user-ur3me8mg9d 23 күн бұрын
War.cali.wajiis.maaha.waa.shiikh.kale
@Halgame334
@Halgame334 23 күн бұрын
MAXA MUUUD XAASHI COD BURCO ILAA BOARAME U YAALA MA JIRTO
@aminafgh2127
@aminafgh2127 23 күн бұрын
100milyanma lacagbay u arkaan ma xishoonayaan dawladnimadaada boqol malyan siista waa cay layna caayayo iyo xaqiirnimo
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 23 күн бұрын
Qadar ey Somaliland lacagtaada marabto Somaliland waa qani lacag Qadar ugama baahna Somaliya ayaa ku dawarsanjirtay ee sii lacagta
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 23 күн бұрын
Wasiir kusheega soomaali Etal waa in dacwad lagusoo oogaa oo laturjumaa inuu yidhi dagaalkii laascaano anagaa kadambaynay
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 23 күн бұрын
Warkaa jir taarow
@user-Axmed
@user-Axmed 23 күн бұрын
Kaasi Sheekh maaha ee waa Calyo Washeysi
@ayaanlefaaraxcali7972
@ayaanlefaaraxcali7972 23 күн бұрын
100milyan kulahaa hoyadiin lacagta kawasaH loyey ladu dhaya diracyada naagaha leH qadiyadayaH aduunka waxa yaalaH Hadii lanasiiyo walan uqadanayn somaliland guul iyo gobonimo cadawga kaxunaH kanaxoo nafta waa somaliland guul💚🤍❤️
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 24 күн бұрын
M/ xasan maxaa kubdhacay 😂 eebow namooti
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 24 күн бұрын
Tuug tab iyo xeeledle dheh
@jamalskp7280
@jamalskp7280 23 күн бұрын
Biixow adeer anaa 3 miliyan ku siinayee heshiiska dhamee plz
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 23 күн бұрын
Qadar 100 Milyan la Waynaa waxaanu ku miisaano Ictiraaf Majiro
@user-yr3sr8st3o
@user-yr3sr8st3o 23 күн бұрын
Waar xirsi iyo ciro ayaa iibsan lahaa horna u iibsaday madax wyne muuse biixi maaha iyaga mar kale muuse
@user-vl4be1bq2x
@user-vl4be1bq2x 24 күн бұрын
Waar maxaad tiri soo daa warka taar tv xaqiiqada ah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 23 күн бұрын
Waar hoow qadar yaanay ina soo galin
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 23 күн бұрын
Ma kaneeca dadka heeshay???
@shabeel7467
@shabeel7467 23 күн бұрын
Qadar hadii ay faraha la soo gasho Somaliland maraakiibteeda gas ta qaada ayaa shaqo laga qaban, waa kilaab Carabtu wax walba waxay moodayaan lacag waar wadankan xinjiro iyo dhiig ayaa u daatay yaa kalb yaa Carab ibnal fataal.
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 23 күн бұрын
Falastiin baa caawimo uga baahan
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maxamedmarayare
@Maxamedmarayare 23 күн бұрын
24 saac ayaad ka dambaysaa wariyayaasha caalamka
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 23 күн бұрын
kuwa caalamka maxaa naga galay Waa weriye Somaliland ahe oo wargaleena
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 24 күн бұрын
Aad baad uwarxutahay boqol Milan maxaytaha waar ilayaab beentanajoji mise waxdacaayadee baad isleedahay
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 24 күн бұрын
Hhhh maxay ku falaysa Somalia land 1 malyaan
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 23 күн бұрын
Qãadan mayno
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 23 күн бұрын
Meeqa jeer ayaan idin sheegay in Taar tv yahay Faqash go shaal ah huwan. Kulahaa aqoonsigi waa laga noqday oo s/land maamul goboleed weeye
@user-xg5tn6yt5z
@user-xg5tn6yt5z 23 күн бұрын
Waar horts taar waa qolama
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 23 күн бұрын
ina xaashi haduu sii goay
@Sirad47
@Sirad47 23 күн бұрын
Cadow oo dhami ha go amiin
@burjilibax
@burjilibax 23 күн бұрын
Caqli carbeed wa kaas
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 23 күн бұрын
Hadu warka si jiro Cirro iyo Xirsi gadhisi iyaga naftoda iyo toi dalkoda ka ibshay ibliis ee
@jamalskp7280
@jamalskp7280 23 күн бұрын
INA XAASHI CIDLUU KU DHACAY HUWAN IYO CADOW KALKAAL AYUU KU HIIRAY INA XAASHI LAFTIGIISU DAACAD KAMA AHA QARANKAN WAA DANAYSTE WAYN
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 23 күн бұрын
waar shacbkii somaalilaan wayi naceen siyaasiinta kursiga isku eryaniisa
@mohamedciisemohamed7766
@mohamedciisemohamed7766 22 күн бұрын
Villadu wayba idili gaadhay
@AsmaAxmed-xr2ku
@AsmaAxmed-xr2ku 23 күн бұрын
अह्फ्फ्फ्ज
@madarcali122
@madarcali122 23 күн бұрын
Kaah iyo wadani waa laba huwana oo Somaliland cadow ku ah mahamud xaashii waa tuugii umada dhacay kasa doonaya inu so noqdo
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 22 күн бұрын
Hukumada muse lacag masisanayso karankeda
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 23 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa lacagtaasi 100 million doolars waxay la mid tahay lacagta ay dawladda tuugada ee dayuusadda ah UAE/DP World ku gadaneyso berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
@CadeMumasar
@CadeMumasar 22 күн бұрын
Gunimo dherrele gajo gobanimala ka wacan mana geyno lacagta khaayamada ah ee ayshegayso futadda isska geliya dheh war waxan xaqayaga ah marabno dunidu haddarogmanayso
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 23 күн бұрын
QATAR WERE FALASTIIN STOP QATAR NO YOUR BUSUNES SOMALILND
@kinsimaxamedmuse2142
@kinsimaxamedmuse2142 23 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 23 күн бұрын
😂😂😂 cajiib may 100 bilyan tidhaahdo iska eeg kudheh yuu kaaruhu kujiidhine somalia na xabaalaheeda hayska faqdaan taasa udhaante tan way kuxiiqayaane🤣
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 23 күн бұрын
None sense doesnt make just.
@user-vl4nu5on6l
@user-vl4nu5on6l 21 күн бұрын
Ff
@ahaiban1
@ahaiban1 18 күн бұрын
Qatar ma waxay u haystaa inay Somaliland raqiis tahay, waa maxay baayactanka ay noola yimaadeen, Somaliland iyo dalal badan ayaa isku lugo'aaya...
@Hussein-gm6rn
@Hussein-gm6rn 23 күн бұрын
Beenale.Ilaahay ka yaab.
@Hussein-gm6rn
@Hussein-gm6rn 23 күн бұрын
Beenale.
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 23 күн бұрын
Guul Somaliland
BEENTII UGU WEEYNEYD E MUNIRA IGA SHEEGTAY
9:44
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 13 М.
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 16 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Dowlad Carbeed oo aadan Waligaa Maqal !  Saxaraha Galbeed !
13:21
"PUNTLAND WAXAA KA JIRA MADAXWEYNE WAX KASTA ISKU AH"- WAREYSI
25:03
HBN Online TV
Рет қаралды 25 М.
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 16 МЛН