Wararkii u Danbeeyey Somaliya oo Deked Cusub u balan qaaday Itoobiya & Kulankii Turkiga ee somalilan

  Рет қаралды 27,870

Taar Tv

Taar Tv

4 күн бұрын

Пікірлер: 79
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Күн бұрын
TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 2 күн бұрын
❤BEENAALE ADIGA OO WASIIR AH BAD QARANKA BOOBTAY SAA WAA ADIGA OO MADAX WEYNE AH.ILAHAY NOOMA KAA KEENO TUUK YOHOW
@user-le2bc5bf4g
@user-le2bc5bf4g Күн бұрын
Asqo ninka xiniyaha uga fuq qudhun yahow qudhunku dhalay
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 Күн бұрын
@user-le2bc5bf4g WAAR HANTIDA UU BOOBAY WAA HANTI DAADI JAHIL YOHOW JAHILKU DHALAY EE QABYALADU WASHAY. EE XINIYA SALAAXA AHI. JAHIL NIMADA AYAA KU BIYO DHIGTAY OO WELI WAXAD JOGTA CASRI JAHILIGII. WAXASA JAHILNIMA AH
@zirzirka33hotmail.c
@zirzirka33hotmail.c Күн бұрын
War maroodi jeex hawd malha ee orod caynabo ka so ololayso dacawo dawrsi meel kasta la tagan ayaad tahaye war ilyn Ninkaani wa nacas 😂😂😂 war ilyn habrjeeeclo Ma qajilayn walhi gacan ayaay u bahanyhin
@zirzirka33hotmail.c
@zirzirka33hotmail.c Күн бұрын
Walhi in anaan u dirteen ri luntay war orod dagalka waddanka u gal dheh qayrka waakuwa ssc ka dagalamye isagon abihi snm ahayn ayu donaya inu maxwanyne noqday 😂😂 faysal cali warbe iyo ciro ayay la didaay macal waaaaaa gaaajo cas hush bajuunyy oo orad so dagal ka dib , wax igala hadal 🚀🚀🚀🌷
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Күн бұрын
Tuugii xaaraanta iyo booli qaran ku caan baxay jaahilka ticket ka laga soo bixiyay kolkuu imanayay ee xoolihii ummada dhacay waa la og yahaye adigu ninka ka fuq maxamuud xaashi inuu tuug yahay xadhka goysa dadka daayoo xoolahaa og
@user-mb9hm4cn7z
@user-mb9hm4cn7z Күн бұрын
Masha allaah illaahay kuusha hakusiiyo❤❤❤kaah❤❤❤kaah❤❤❤❤kaah❤❤❤guul ❤❤❤❤huul❤❤❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Күн бұрын
Geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamar waanu ka adkaanay waanan ka adkaan doonaa insha allaah
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Күн бұрын
Muqdisho is alshabaab
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 Күн бұрын
Soomalilnd ❤
@user-fd6pn9jg4y
@user-fd6pn9jg4y Күн бұрын
Tuuga.tuugyada.tuugnimuubaad.bariye.mawakalaadbari
@historynerd7549
@historynerd7549 Күн бұрын
Move forward S/land❤
@NimcaanNimcaanyusuf
@NimcaanNimcaanyusuf Күн бұрын
Waa sax
@nkm3449
@nkm3449 Күн бұрын
Waliee in aadan wax soo saarin ee xashiish baad keentay golaha barlamaanka ragaadiyey shacabka reer Somaliland buuq iyo kala erdhayn kala dhex dhigay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 күн бұрын
Kaah wali looma dooran xaataa urur beenta iyo buunbuunita eun moodey
@axmednaasirmaxamed2276
@axmednaasirmaxamed2276 Күн бұрын
warlaagaa kadaa sawirkan aanistaagay dadka ma indhahaad ka tuuraysa
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy Күн бұрын
Fowfowle m xaashi maxaa wadan ugudhexjira
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 Күн бұрын
Kaah waa hoyga huwanta iyo cadawga somaliland😊😊😊😊
@iftin2024
@iftin2024 Күн бұрын
Ha odhanin kumanaan dhalinyaradeenii ah oo mutacalimiin ah oo dalkooda jecel baa ku jira iyaguna ma huwanbaa? Si kale u dhaliol laakiin taa kadaa adigoo mahadsan
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 Күн бұрын
Waar ha nala hooso ordin tuuga inaxashi ee huwanta iyo ixtisaam kalkal isaga iyo xirisi tuugta guul muuse biixi iyo kulmiye Guul Somaliland guul cidanka qaranka guul SSB❤
@yasirhasan8242
@yasirhasan8242 2 күн бұрын
Masaajidkan. Nagasaardee waydhamaatay ogaysiintiisiiye. Waqtidhan buu naga haystaa ood noowarami lahayd
@NimcaanNimcaanyusuf
@NimcaanNimcaanyusuf Күн бұрын
Asc
@hashim4226
@hashim4226 Күн бұрын
Sidee Itoobiya u aamini karto dhulka ay xukunto Muqdisho oo ah dhul aan xasiloonayn. Sidaa waxa dhawaan cadeeyay dawlada Mareykanka .
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Күн бұрын
Ururkan waanu soosaari lahayn lkn ururkii huwanta ahaabuu ayuu dabada kuwataa
@NimcaanNimcaanyusuf
@NimcaanNimcaanyusuf Күн бұрын
Wassx
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 Күн бұрын
Kaah ma xalaalaysna.
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Күн бұрын
Reer koonfurka cunfi badan ayaa kujira waa dad xanuunsan iLaahay ha caafiyo aqoonsigeena ayaa Laga xunyahay inaynu nooLaano ayey diidanyihiin xanuun xun ayaa haya subxaanalah
@sm.5191
@sm.5191 Күн бұрын
allaaha idiin cafiyo siyaad bare allaaha. u naxaristo idinkanee hal degmo dowlad ma noqote allaaha odin cafiyo😂😂so tuuga awdal iyo khatumo♥️🇸🇴♥️hamblyo💪🏿😎💯
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Күн бұрын
Kkķkll safirka dhaqadiisa ma xagaa bax ayay ahayd 😅😅😅😅😅😅
@MaryanKoshin
@MaryanKoshin Күн бұрын
😢😢😢😢
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Күн бұрын
Ethiopia waa dìiday meshaasi hobyo waa xero alshbaab weeyi meshi maqaaxidii djobuti Wlee qaad ayaa usoo ugalay
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Күн бұрын
Mida berbera ayay lacag laan kala so degeyaan 50 sano saldhigna waxan ka siinay berbera 7000 ciidan xabashi 50 sano soo dhaweeya walalihiin amxaaro
@aminaboon1290
@aminaboon1290 Күн бұрын
Waad iskatidhi taad sameeysay tedaa uun filo hadad guleeysato marki horey ayaaad Darleeftey hadaa in aad aad u djaragto aayaad rabta
@horijoogmedia
@horijoogmedia Күн бұрын
Ina xaaji waa kii kulmiya soo saray maantana inuu xusbigiisa wuu soo sarto in la cayo maha qof walba oo madax ah waxbu cunay muuse xita hotelo badan buu ku leeyahay somaliland marka cay waxba ma tarto ee tartan xalal ah baa loo bahan yahay kulmiya dadkii abaalka gashaday muuse isaga dibada u saray xusbiga kulmiya cid maanta cod u keeni karta anuu ma arko aan ahayn muuse oo nusharax ah mooye
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Күн бұрын
Midh soomuu saarin kulmiye 2010 markuu arkay inuu guulaysanayo ayaa isaga iyo suulcawro yimaadeen dadku sow dadkii uun maaha inta nool ee xayga Ah baa badan isagoo fara madhan ragii ticket-ka u soo jaray baa jooga jokar booli qaran tuugii wadanka la dagay Allah qabay Hanoi buunbuuninin waa la yaqaan kaa
@iftin2024
@iftin2024 Күн бұрын
Runtii waa sidaa aad ka hadashay kuwa caytamayaana waa xaasidiinta dadka iyo dalka midna aan horumar u ogolayn Inaxaashi waa ninka somaliland maanta halkaa soo gaadhsiiyey, madax weyne aanu soosaarini ma jiro maanta waa inaynu ururkiisaa somaliland oo dhami kabdhex muuqato soo saarnaa hidii run ladoonayo iyo dal inoo dhisma.
@muniiromohamoud4287
@muniiromohamoud4287 Күн бұрын
Lacagti umada airport ka lacagtiisi bu ku kaanbayn garayn doonan
@user-op2lk3vl2n
@user-op2lk3vl2n Күн бұрын
Ina xaashiyow kuwii hore ee dhalinyarada ahaa ee golaha baarlabarka waynu ku khasaaray kuwo danbena dooranmayno
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Күн бұрын
Ithoipia somalilnd ayey u baahan tahay ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Күн бұрын
Tuug tab iyo xeeladle
@badrayusuf417
@badrayusuf417 Күн бұрын
Somalia inay wax qabsaadn way diideen waxy ku mashquuleen somalialand ayaa waxan samaysay
@kaysecumar1167
@kaysecumar1167 Күн бұрын
Ma ururkiiniibaa
@dayroday8133
@dayroday8133 Күн бұрын
Waar umada aad dhacday ka xishood
@aminaali6892
@aminaali6892 Күн бұрын
Maxamuud haashi waa loo hanwayna lakiin farbaa ku godatey hada aminkisu uu yaryahay talabaad medaay lacagtii madaarku
@kaysecumar1167
@kaysecumar1167 Күн бұрын
Kaah tuugbaad buubuunaysaa taaroow
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Күн бұрын
Tuugii ummada dhacay isu boge jokar booli qaran hawadii SOMALILAND, mashruucii biyaha ee xumba wayne, iyo lacagtii Kuwait ee airportka Hargeysa waxa intaa u raaca lasoo safashadii cadawga Allah ku qabay
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf Күн бұрын
Tab iyo xeelada tuugada
@sm.5191
@sm.5191 Күн бұрын
beenloow allaaha idin caafiyo siyad allaaha unaxaristo viva hasan shiekh hamblyo❤🇸🇴♥️💪🏿💯somaliweyn
@abshir1974
@abshir1974 Күн бұрын
Ina xaashi waa tuugii dalka xaday dhaqanxumo dhalinyaro sameeyay oo ka buuxa qaarna xidhanyihiin qomuluudnimo dalka halaga qabto
@makebravo7133
@makebravo7133 Күн бұрын
TUUG JANIS HELAYBA LAGU DHAHAYAA FUTO KU XEELADLE MARYOOLEY MXY DHIMATAY TUUGBAY XAYAYSIINAYAN WADHLA
@Kaligiisduul5
@Kaligiisduul5 Күн бұрын
habaxaa kuwaas maxay qabtaan 1sano kahor awoodi ugus walawiiqay ciidanka xooga somaaliya iyo daadka deeganka ayaa ladiriray hanaga baxeen wan isku filan nahay
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 Күн бұрын
😂😂😂😂kii huwanta baryaayey ayaaba madaxweyne uhanqaltaagaaya hadalkiisa iyo calooshiisu waa kala laba
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh Күн бұрын
Kuwii shalay hantidii qaranka dhacay baa maantana soo tuugatagay idha adagaa iimaanlaawe 😂😂😂bacaac bacaac bacaacle kacuna oo kacodeeya munaafiqiita
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 2 күн бұрын
Taar saaqiday itoobiya uma baahna wixii bari kaxiga berbera dekedaha soomaliya kaabayaashi dekedeed maleeyihiin oo madhisan yihiin waddo maleeyihiin amaan iyo nabadgelyo maleeyihiin itoobiya waxay ubaahtahay berbera wixii galbeedka xiga?
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Күн бұрын
Maxaad kucaayaysaa isaga markaa isagu maxasanbuu kula noqday wiilkani waa reer soomaalilaane yaab
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 Күн бұрын
Fadumo macno samayso waa reer somaliland qofkasta oo reer somaliland waxaa xilka saaran yahay wixii uu dalkiisa ugu hiilinkaro inuu ugu hiiliyo qolada madia waa inay difaacan dalkooda sida reer somaliyaha midia ku jira.taar midia wuxuu buunbuuniyaa xusbiga mucaaradka ee wadani iyo huwankaalka
@abshir1974
@abshir1974 Күн бұрын
Taar tv inaxaashi waa tuugii dalkaxadee nagadaa qabyaalada maba soo bixine goormuu xildhibaano yeeshay
@horijoogmedia
@horijoogmedia Күн бұрын
Somalia in dekadaha somalia la siyo ethopia waa oo lkn in somaliland dekadahada kirayso waa xaran somaliland fadhiga ha ka kacan oo dalkooda ha dufacdan dibad iyo gudaba
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Күн бұрын
Reer soomaalilaan way hurdaan waana lagu dul shaqaysanayaa
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh Күн бұрын
Hunguri lacase xirsi ciro oo lasafan cadawga jamhuriyada somali land ee somaaliya ee wadni ee mashruuca kusooqaatay duminta qaranimada jamhuriyada somali land cod niinkiisiiyow udiyaar garage duminta gurigaaga dhaawaca iyo dhimashada ubadkaaga 😂😂😂
@user-en6yu8kw6s
@user-en6yu8kw6s Күн бұрын
Snm.awr.bay.cano.kalisyaa
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Күн бұрын
Geeska waa qasnay sxb idinku degmadii Lascanod waxba ma goynweyday aduunyo😂
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd Күн бұрын
Isaaq Oromo ama cuqdadland iyo argagixisadoodii alshabab wey ku daayeen. Itoobiyaankiina waa deyriyeen cuqdadland 😅😅😅😅😅
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Күн бұрын
Argagixisada adaaba samaystay cidii samaysatayna waataa Qatar kula hadlaysa oromaduna waata kuu joogta iyadoo kaarayaasheedii iyo hubkeedii wadata yaa ibnu nijaas
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy Күн бұрын
Tuug Tuug eey qadhmuun oo munaafaq beenaale khaayin ah uf uf dadkan ninkan tuuga ah da
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Күн бұрын
Tuug tuug dhalay xaashi
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh Күн бұрын
Tuuga cod u.ahayno iyo manafiinta dharteena dhiigena kusooqaatay duminta qaranimada jamhuriyada somali land y😂😂😂bacaac bacaac bacaacle
@abdullahduale8922
@abdullahduale8922 Күн бұрын
Tuug tuug dhalay taar tv oo adeega ena xaashi ku dara daba dhilif
@NimcaanNimcaanyusuf
@NimcaanNimcaanyusuf Күн бұрын
Asc
WAR KA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN OO FILAN-WAA KU NOQDAY
23:29
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 29 М.
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 188 МЛН
터키아이스크림🇹🇷🍦Turkish ice cream #funny #shorts
00:26
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 28 МЛН
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 78 МЛН
Homemade Professional Spy Trick To Unlock A Phone 🔍
00:55
Crafty Champions
Рет қаралды 62 МЛН
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09
Baraarug Media
Рет қаралды 38 М.
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 188 МЛН