Quruxdii Afrikaay (Kaban) || Xasan Aadan Samatar || Kaban || HD +Lyrics

  Рет қаралды 1,082,029

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

4 жыл бұрын

HEESTA: QURUXDII AFRIKAAY
EREYADA: ABWAAN CABDI AADAN XAAD (CABDI QAYS)
LUUQDA: XASAN AADAN SAMATAR
_______________________________________________________
LYRICS BY: XASAN ABSHIR
SOO SAARISTII: QARAAM CHANNEL - LYRICS
_______________________________________________________
QARAAM CHANNEL - LYRICS
_______________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka.
Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbinnay:
• Like saar fadlan si uu asxaab kale oo badan u gaadho muuqaalku.
• Subscribe (Nagu soo biir)
• Comment (Ra'yigaaga kasoo dhiibo muuqaalka)
• Share (sidoo kale la wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad nala wadaagaysoba waxaad noogu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
Sub
/ @qaraamchannel
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbinnaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii ka dambeeyay ee dhexeba, laga soo billaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeennii soo jireenka ahayd iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oo sida aan filayo aad markhaanti ka tahay adiga daawadaha ah in video kasta eynu soo gelino channelka aanu isku dayno in aan helno wixii markaas warbixin aan ka heli karno oo ku saabsan heestaas, annagoo la xiriirna macallimiintii ka qayb qaadatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karno mahadi haka gaarto dhammaantoodba, si aan uga ogaano inta badan dadka ka qayb qaatay heestaas haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahayd. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aanu isku dayno in aan usoo gudbinno sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo,.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas u raadinno warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan innagoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay noogu hagar-baxaan markasta oon la xiriirno.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay dhammaantood iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay keenaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban ha u siyaadiyo (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan nagu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusnay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If its your first time please consider subscribing to this channel
/ @qaraamchannel
In this channel we post some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video we upload we do as much research as we can on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or song writers (poets) to get accurate solid information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well.
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (we pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
We are glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button and comment on every music video you come across and also share with those who are interested as well.
Thanks.

Пікірлер: 190
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 Жыл бұрын
Jah heestan walashay iga yarbay ku haboontahay quruxdii afrikaay Aamina ilwaad quruxeey abayo ku jeclahay ❣️❤️
@saedshekh8664
@saedshekh8664 Жыл бұрын
Wllshaa ani ibar noh hadey ..
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 Жыл бұрын
😁😄 saqiir waye waa ku bari lahaaye
@XAQSOORMEDIA
@XAQSOORMEDIA Жыл бұрын
@@sacdiyasiman1348 anigaa si fiican u korinayee aniga I bar Ninkaasi qof waynaatay ayuun buu rabaaye
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
@@sacdiyasiman1348 Anigaa korsanayee isii wllo anigaa sidii boqorada u dhaqaalaysanayee.
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Wallee Fanaan hadduu jiro waa samatar iyo cabdi qays!😊 Gabdhii sidaas loo ammaani jiray oo adduunka ugu sareeyay maantay qaar baa is qiima dilay oo barrida baa lagu ammaanaa! Adduunyo!😢 Fanku wuu soo laaban mar aan dheerayn insha alaah❤
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Saaxiib miyiga iyo dhulalka soomaalidu degto qaar dumarku wali way qiimo badan yihiin dabo la qaawiyo iyo niikana ma yaqanaan dhaqan iyo fir na uma lahan. Hablaha DDS immika 99.99 way qiimo badan yihiin wayna af gaaban yihiin.
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
@@GuledAar Soomaali oo dhan weeye saaxiib kaliya waxaan ka hadlaa kuwa is qiima dilay oo aan dhammayn 0.2%
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
AYNIGEEDA dumarkiyo ASAAGEED ka mudaneey AFAR suxul ka rooneey EDEB iyo asluub iyo ANSHAX lagu hagoogeey ABUURTII wacnaydee ILLAAHAY sameeyee SOOMAALIDA ahaydee KAA deyran eeduhu AAMIIN KAA AWDAN ceebuhu AAMIIN IDAM alle rugtaadiyo IRIDAAD ku nooshahay ALHUUMADU ma gaadhoo BELAAYADU ma aadee UBAXII dalkaygoo INDHO kuushii baad tehee INANTII arligaay ARAGII wadankaay IFTIINKII dhulka hooyiyo QURUXDII ummadaay IL iyo cawriba LA'AW AADMIGAA U SHARAF badan ALLE wuxuu sameeyee HABKII ugu sareeyaay UDUGIYO nadiifooy EHELKEEDA quruxdaay ILAYSKII cadceedaay AFAR iyo tobnaadeey OLOL iyo hilaaceey KAA dayran eeduhu AAMIIN KAA awdan ceebuhu AAMIIN ARAGIYO horjoogiyo ARLADAAD ku nooshahay LABADABA amaan iyo ASTAAN baad ku leedahay UBAXII dalkaygiyo INDHA kuushii baad tehee INANTII arligaay ARAGII wadankaay MIDABKII aslanaa iyo QURUXDII Afrikaay IL iyo cawriba LA'AW.
@bishaaroaxmed4715
@bishaaroaxmed4715 9 ай бұрын
Wlh fananka ugu sareyo e an hesano xita nin hadal badan o siyasad gala mahan 10sano halmar ayu hadla markasna aso dhaweyo o safrayo unban aragna ❤❤❤ af daboolan wa dahab hesna udhertahey❤❤❤
@maxamedsharifxussein5402
@maxamedsharifxussein5402 Ай бұрын
Tusaale nool wye illahay ha dhowre qofka marku sas noqdo dadkana way jecel yihin
@Amal12292
@Amal12292 Жыл бұрын
Heestan Aabahay ii qaada markastu indhaha isaaro😢❤ilaahy hku xifdiyo aabo ❤
@abdisuleiman5924
@abdisuleiman5924 9 ай бұрын
Amal’s that’s what I do for my Daughters always I song for them!!
@abdirisaaqalimaxamed603
@abdirisaaqalimaxamed603 8 ай бұрын
Welee xasan Aadan samatar quruxdii africa ❤❤❤❤waan jecelahay heestaas
@user-fj2tv9sh2p
@user-fj2tv9sh2p 9 ай бұрын
Axsan erayo mcn Abwaan cabdi qeys Codkii xasan aadan INANTII ARLIGAAY ARAGII WADANKAY IL IYO COWRI LA OOW ADIGAA USHARAF BADAN ALO WAXUU SAMEYE UDUG&NADIIF AHOO EHELKEDA QURUXDAAY ILEYSKII CADCEDAY AFAR&TOBNAADEY KAA OWDAN CEEBUHU ARAG&HORJOOG&ARLADAT KADHEERTAHY LABADUBA AMAAN BAAD KULEEDEE AX YAA AMAAN❤❤
@hamseibrahim4302
@hamseibrahim4302 2 жыл бұрын
Hees murti iyo amaan kudhamaatay shib iska dheh wataa suugaantu qofkii wax kafahmaya, mahadsanid adna wlle
@ahmedwll6198
@ahmedwll6198 2 жыл бұрын
Abuurtii wacnaydee Ilaahay sameeyee Soomaalida ahaydee
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Aadmigaa u sharaf badan Alle wuxu sameeye habkii ugu sareeyaay
@abdisuleiman5924
@abdisuleiman5924 9 ай бұрын
Naasir maaha Hanka waa Abka ugu sareeyay
@dacadibnuismaciil118
@dacadibnuismaciil118 3 жыл бұрын
Ab iyo ab waaba duco. xasan aadan waa fanaanka ugu amaanta badan dumarka hadad heesihiisa u fiirsato dhamaan waa Aman dumar axyaa
@moogemooge3836
@moogemooge3836 Ай бұрын
Caadi maahan waa hees cajiib ah mmmmm cod iyo kaban intaba.
@mohamedabdullahmohamed7606
@mohamedabdullahmohamed7606 3 жыл бұрын
Absolutely------------------@ Aadmiga usharaf badan Allah wuxu sameeyo Apki ugu sareyaay😘😘
@musekhadir4233
@musekhadir4233 3 жыл бұрын
Abwanki heestan sameyey,wuxu istahila taalo, from Awdal top notch
@gahnuggaydh6383
@gahnuggaydh6383 Жыл бұрын
Allhe ha unaxariisto waa maxamed cali kaariye oo jeclaa shankaroon Allhe ha unaxariisto
@maxamedgessi1994
@maxamedgessi1994 Жыл бұрын
Maya waa cabdi qays
@Waxkasta
@Waxkasta Жыл бұрын
@@maxamedgessi1994 Ma hubtaa? Waan rabaa abwaanka heestan inaan ogaado
@Ibrahim-tc6nr
@Ibrahim-tc6nr Жыл бұрын
Abwaanka Heeskan curiyey waa cabdi qays Allah cimaadka ha u barakeeyee
@TheQueen-jo7jm
@TheQueen-jo7jm 3 ай бұрын
Heestan gabadh looma samyn er waa siyasad bal dib ugu noqo😅.
@samatar4444
@samatar4444 2 жыл бұрын
Nabad iyo caafimaad qab ayaan idiin rajaynayaa adeerayaal Cabdi aadan xaad (cabdi qays ) Xassen aadan samatar ❤
@khaliifabdulahi393
@khaliifabdulahi393 2 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto cabdi qays
@amiinyare6286
@amiinyare6286 Жыл бұрын
Alla yaacisag legend nolow intey nolol jirto?,🥰
@nuurhubane
@nuurhubane Ай бұрын
Waa nool yahay​@@khaliifabdulahi393
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
عميد الفن حسن أذم سمترسنظل في قلوبناللأبد ...... متعك الله بالصحه والعافيه
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Niyow horta anoo kalaad tahay Murti jeclida meel kasta iyo hees kasta Comments kaaga Ayaan ku arkaa!😅😅
@Cabdalllah
@Cabdalllah 10 ай бұрын
​@@JAMHAD10 anigaba waan ka yaabay waa fan ruug weynaadey MR LOOYAAN
@user-hm9kp7zx6u
@user-hm9kp7zx6u 4 ай бұрын
A❤
@ahmedkarshe7445
@ahmedkarshe7445 2 жыл бұрын
xasan aadan samantar fanaan qaran ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo aamin waa fanaanka ugu jeclahay fanaaninta somalida legend
@abdirizak7204
@abdirizak7204 Жыл бұрын
Cimro dheer iyo cafimaad suuban fanan qaran Xassan baashi marqaan sharaf malahaden hdan Samatar hesishisa jireen Habayn xasus gara ileh 28/11/2022
@abbaimran4122
@abbaimran4122 3 жыл бұрын
I wish I knew this our brothers Somali language but am enjoying it. Can't stop listening!
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Glad to hear that you are enjoying this music, its our pleasure to have you here. Thanks for checking by. The song is all about complimenting a girl. The words you are seeing right there in thumbnail are all about mentioning how beautiful she is, mainly her “African Beauty” and most important thing at the end praying for her from the evil eye as well.
@abbaimran4122
@abbaimran4122 3 жыл бұрын
Wow!thanks alot .Am Really enjoying without chewing khat and what about those who are chewing in the desert looking after there animals
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 жыл бұрын
My understanding, It is not complementing a girl it is about the beauty of our continent Africa but he is using a female as a metaphor or comparing the value of the continent to a beautiful girl. I missed my beautiful country. Inshaa'Allaah will visit next year.
@muuseaadan3424
@muuseaadan3424 2 жыл бұрын
@@qaraamchannel⏪▶️⏩
@dktabbaimran2002
@dktabbaimran2002 2 жыл бұрын
@@fouzifouzi3393 thanks I have some idea now
@Cadarcadey-eq1sw
@Cadarcadey-eq1sw Жыл бұрын
Fanaan hadow jiro waa samatar iyo tubeec fankuna waaaa solaban insha allh
@nuurhubane
@nuurhubane 6 ай бұрын
Cumar dhuule iyo Ahmed moge iyo salad darbi iyo kuluc ha ilowbin landheere
@mustafeali3626
@mustafeali3626 2 жыл бұрын
Waah waah yaa hasan jiro joog 🤝👍🏽🇸🇴👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@CaliMaxamuud-jd5ve
@CaliMaxamuud-jd5ve 6 ай бұрын
❤ ❤
@garaadyusuv8545
@garaadyusuv8545 2 жыл бұрын
Kaa dayran Eeduhu . Kaa awdan ceebuhu . Aaaaamiin
@abdisuleiman5924
@abdisuleiman5924 9 ай бұрын
This Song describe beauty of Somali Girls it’s original.
@farhiaismailmohamud-mb8bq
@farhiaismailmohamud-mb8bq Жыл бұрын
Axsan hees aburti wa need ilahey sameye somalida ahead idin ale irdaha ku noshahay balayo ma garto ubaxi dalkeyga inanti arliga arigi wadanka quruxdi umada admiga u sharaf badan ale waxu sameyay habki u u sameyay udugiyo nadif ehelkeda quruxda ileyski cadceda afar iyo tobanad ka deyran ceb ka dher ed aragiyo hor joga labadaba Satan iyo aman ku ledahay ubaxi dalkeyga indho kushi ba tahay inanti arliga arigi wadanka midabki asalka aha quruxdi Africa Best song dumar lagu amano
@ilwaadqurux5216
@ilwaadqurux5216 9 ай бұрын
Heestan marki igu horeysey een dhagaysanayo jacylkayga ii qaada hadana wan so radiyey mahadsanid bbe ❤🌹 28 October 2023
@nuromarabdi7680
@nuromarabdi7680 3 жыл бұрын
Erayadu waa cabdi qays laxanku waa xasan adan. Kaban waa jiim shekh mumin meeshu waa hargeysa sxb ha qaldin suuganta
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
😁Haha is daji walaal kulaylku waa maxay oo isu kaa sawiray? Goormaanse xuquuqda cid kale oo aanan lahayn siiyay oo khalday suugaanta? Ku mahadsanid in aad intaas nagu soo biirisay, waayo laxanka iyo kabanka cidda leh kumaba muujinba meesha, keliya Abwaan Cabdi Qays baan sheegay in uu lahaa Ereyada heesta intaasina khalad maaha oo waad igu raacday intaasna. Mar kale ku mahadsanid intaad nala wadaagtay annaga iyo daawadayaashaba.
@somalimusicport
@somalimusicport 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel Kabanka daauud ayaa tumaya wll Lkn laxanka mustafe kiiko inuu yahaybaan filayaaa
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 3 жыл бұрын
Daauud iyo Jiim midna maaha kabankni. Kabankanu kaban qof caadi ahi tumayo weeyi. Xataa heesta naaxiyadeeda wuu qaldayaaa. Qof aad kabanka xariif ugu ah maaha. Qof garanaya uunbaa garanaya. Inuu Xasan laftiiau garaacanayo baan u malaynayaa.
@somalimusicport
@somalimusicport 2 жыл бұрын
@@AbdiSalah87 haddad muran doonaysidna iska muran haddii kalena. Heestasaa daauudbaa tumaya waxayna ka mid ahayd heeso badanoo dib ugu tumay jabuuti alle hawnaxariistee
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 2 жыл бұрын
@@somalimusicport Kabaniiste uunbaa garan karaya. Maaha qof caadi ah oo adoo kale ah walaal.
@musekhadir4233
@musekhadir4233 3 жыл бұрын
Magaca heesta manta laga bilaboo wan badaleyna, Quruxdi Duniday iyey noqoneysa.
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 3 жыл бұрын
Qeys genius waye wlhi
@shidanecismaan3840
@shidanecismaan3840 3 жыл бұрын
Aadmigaa u sharaf badana alla wuxuu sameeyee Abkii ugu sareeyaay Udugiyo iftiinkii Ehelkeeda quruxaay Ilayskii cadceedaay Afariyo tobnaadeey Olol iyo hilaaceeey Kaadayran eeduhu Kaa awdan ceebuhu Aragiyo horjoogiyo Arladaad ka dheertay Labada amaan iyo Astaan baad ku leedahay Ubaxii dalkaygiyo Indha kuushii baa tahay Inaantii arligaay Arigii wadankay Midanbii aslanaa iyo Quruxdii afrikaay Il iyo cowri la'aw 💯 Cajiib ✔️
@ahmedkarshe7445
@ahmedkarshe7445 2 жыл бұрын
allah yacisak erayo iyo murti baa meesha ku dhamaaday fan haduu jiro kaas hakaa ahaado ama hakaa dhinto
@afhjhsfjhgh6013
@afhjhsfjhgh6013 Жыл бұрын
Kuwa hada joogo niikis iyo boodbood usheeg hees iyo cod midna meesha kuma haayan hees wataas
@xuseenabuukar5877
@xuseenabuukar5877 2 жыл бұрын
Abwn Cabdi Aadan Xaad (Cabdi Qeys) baa qalinka u qaatay iyo luuqdii Samatar Yaa salaam
@abdirahimosman2586
@abdirahimosman2586 Жыл бұрын
Great Singer of the Centurty Indeed
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 Ай бұрын
2024 waa hees amaan + duco + wax kasto 😮
@hamsedigin3398
@hamsedigin3398 2 жыл бұрын
Ma garanayo intaa wax ka badan o gabadh lagu amaani lahaa wlhi
@daahirbibris2905
@daahirbibris2905 2 жыл бұрын
Culayska ereyada iyo dhuunta iyo codka toolmoon ee fannaanka waaba xidig godkiisii helay.
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
The only legend xasan Aadan samatar xasan baashi fanan qaaliya ❤👈🙏🎤🎸🎷🥁🪕🎻🎺🎧
@Hassan_Turki
@Hassan_Turki 11 ай бұрын
It,s Aug 2023 lets see how many legends are listening to this master piece💙🇸🇴
@abdallahussein574
@abdallahussein574 10 күн бұрын
21/7/2024 baan dhageysanoyaa waa hees xasuus igu Leh ❤
@ahmedkaaficare4859
@ahmedkaaficare4859 6 ай бұрын
Touch ❤ if 2024 👂👂👌
@abwaanjimcaalexaajisaleeba8157
@abwaanjimcaalexaajisaleeba8157 3 жыл бұрын
Wahwaah legend hasan Adan SAMATAR fanaan qaran
@abwaanshanlle784
@abwaanshanlle784 Жыл бұрын
Dahabkii lumay Fankii suugaantii fanaaniintii masrixiyaddii iyo taariikhdeenii burburkii ayay ku dhuntay
@afitahibrahim497
@afitahibrahim497 7 ай бұрын
19/dece/2023❤ this song. Xasan adan is the goat of somali singers
@amore5583
@amore5583 3 жыл бұрын
Caleek 👏 caleek
@mustafaomer237
@mustafaomer237 2 жыл бұрын
Belaayadu ma gaadho Ubaxii dalkaygooo Indho kuushi ba tahoo Waa hes cajib ah
@abdirahmanmohamed2341
@abdirahmanmohamed2341 Жыл бұрын
Heestan Waxaan ku Xasuusta Nimaanu Shpo Nahay oon kawada Shaqanjirnay meel Bari Aanu Shaqo Wadaag Ahayn
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Жыл бұрын
Laxanka xasan aadan saaray
@axmedabdi8352
@axmedabdi8352 Жыл бұрын
Amaan wa dhameeyay abwaan cabdi qays
@abdifitaaxcadaawe3801
@abdifitaaxcadaawe3801 7 ай бұрын
NO WORDS ❤️🎶
@sipds
@sipds 3 жыл бұрын
the only legend hesa hisa lga helo xaald weliba nolosha jaceylka ah aman calacal dhira gelin so bandhigasho iwm
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 3 жыл бұрын
Iska sax kabankaan Daauud maaha. Daauud iyo Jiim kabakooda waa la yaqaannaa. Kabankaan waxaa tumaya qof iska caadi ah. Ilama aha labadaa midna. Waxaanba is leeyahay armuu heestan Xasan laftiisu kabanka tumanayaaa.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Saalax Qaasim Naaji Armuu Yahay?
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 8 ай бұрын
Xagaad ku maqashay Daauud iyo Jiim way waalnaayeen, oo caadi may ahayn?
@jawahirjiijo545
@jawahirjiijo545 3 жыл бұрын
Yaa loo qaaday heestaan ii soo sheega
@liishooter4586
@liishooter4586 3 жыл бұрын
Africa
@MohamedOmar-vh5ur
@MohamedOmar-vh5ur 2 жыл бұрын
Jawaahir anigaa kuu haya full history ha heestan
@queenhooda6476
@queenhooda6476 2 жыл бұрын
Aniga la iqaadey sis ☺☺😁
@mohamudbishar3245
@mohamudbishar3245 2 жыл бұрын
@@queenhooda6476 Hooda is a nice name
@queenhooda6476
@queenhooda6476 2 жыл бұрын
@@mohamudbishar3245 ayyy mahadsanid bowe🥰🥰
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 ай бұрын
Quruxdii umadaay il iyo cowri la,oow❤
@sakisom1
@sakisom1 3 жыл бұрын
Wale wa idinka wata chanelada qaramka nagu yraa nosoo badiya
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Insha Allah walaal. Mahadsanid.
@mmpodcast1
@mmpodcast1 Жыл бұрын
What a master piece! ❤
@yahyageediyahta5544
@yahyageediyahta5544 3 жыл бұрын
Xasan adan masha allaah legend
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Жыл бұрын
Abwaan Cabdi qays uun baa sidaa wax u amaani kara.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Afrika waa wadanka ugu kheyradka badan adunka lakiin si kheyradkoda lo gurto waxa lageyey qabiil waxa geyey cadanka rer yurub iyo carabta shacabka dega afrika wexey ku jiraan dagal bahi adunka marku bilawdey kuwoda waxbartey iyo kan an waxbaran waa isku mid waxa u taliya odayasha quta qabiilka yurub wexey yirahdan waa xayawano hadey 2020 isku dilayaan qabiil waxa roneyd iney gumeysigu heysto ayago xora ayey qabiil ku jiran
@FJ-ls2jy
@FJ-ls2jy 3 жыл бұрын
Absolutly.sister waa Ayan daro iyo dhaawac aanaan kasoo waaqsan doonin. I think next 30 years. Nimanka hataan jira ayaana nabaday. Arintu baraka maleh beey tagtey. Madoow iyo Sankadhuudhi ayeyba mari iney nagumeystan. Eeboow anagoo Nabada Arligoo nabada😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@Waxkasta
@Waxkasta Жыл бұрын
@@FJ-ls2jy Waan kugu raacay fikir kaas wacan. Dhalinteena aqoonta leh baa wax bedeli doona. Aan ku dedaal no
@maahirhassan4121
@maahirhassan4121 2 жыл бұрын
dal illaah wuuna siiye lkn dad wanagsan ma nihin wlhi 😥
@ugaasyare9491
@ugaasyare9491 Жыл бұрын
Afar suxul karooney Ereygaas ii macneeya
@abdurahemmokhtar9514
@abdurahemmokhtar9514 Жыл бұрын
Al micnaw afar dhudhun ka sarreysa asaageed.
@gahnuggaydh6383
@gahnuggaydh6383 Жыл бұрын
Abwaan maxamed cali kaariye Allhe ha unaxariisto waxa u jeclaa shankaroon Allhe ha unaxariiste
@mohdmusa3880
@mohdmusa3880 2 жыл бұрын
Xassan Baashe ~ Legend!
@xanfar11
@xanfar11 2 жыл бұрын
Legend forever 😍
@amore5583
@amore5583 3 жыл бұрын
Kabanka malaha abdi qays baa tumaya, waayo. Gacantiisi baad maada,
@superka930
@superka930 Жыл бұрын
Date 2 January 2023 time ⌚ 🕔 2:54 AM baan dhagaysanayaa.
@cabdicazizshiine2921
@cabdicazizshiine2921 2 жыл бұрын
weyna dhaleen haweenka somaliyeed waa inaan ilaalino waxaan jogga caawa meel kamida xeebaha soomaliya balse an dhegesanayo heestan?
@queenhooda6476
@queenhooda6476 2 жыл бұрын
Inta garaadka u saaxip ah iska yar waqtigaan lajoogo 😫😔
@iamproud7936
@iamproud7936 2 жыл бұрын
Mashallah murti iga dhe
@user-rl9tp7qo7g
@user-rl9tp7qo7g Жыл бұрын
OF.heestan.xasuus.200.kun.iyo.4.anooyar.cajalad.kamaqlijiry
@zakariyeabdikarin7008
@zakariyeabdikarin7008 3 жыл бұрын
Mahad sanid in badan ayaan raadinayey Heestan listening 🎶2021
@cabdicazizshiine2921
@cabdicazizshiine2921 3 жыл бұрын
waa markhaan sanahay
@cabdicazizshiine2921
@cabdicazizshiine2921 3 жыл бұрын
habar gidir waa nakh
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p Жыл бұрын
Nina saa sui umaanay gabdhaha somaliyeed kuwa maanta caay iyo rafaad ayay kadhargiyeen😢😢😢😢
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Bal youtube, tiktok, instagram, facebook niiko ku qor oo waxa kusoo baxaa isoo sheeg. Hablaha maanta joogo ma wada xumo se qaar badan oo uskag ah oo xijaabka isku qariyo ayaa jira oo club yada tago, khamri, shiishad, daroogo, xashiish iyo qsshin oo idil cabo 50 rag ahna la soo seexday chemical na isku cadeeyay oo nafta iskaga gooyay marka dumarka la amaanayey iyo kuwa maanta jiro magaca iyo muuqa unbay wadagaan.
@cosmicadventure9184
@cosmicadventure9184 3 жыл бұрын
my favourite somali musician 🥰🥰🥰🥰
@ismailomar2004
@ismailomar2004 28 күн бұрын
waxan hees maaha waa duco iyo amaan gabdh soomaaliyeed la amaanay
@suhaibawkeahmed3161
@suhaibawkeahmed3161 Жыл бұрын
Great singer and great song. HASSAN ADAN SAMATER🤎
@liibanabdihakin2495
@liibanabdihakin2495 9 ай бұрын
gobolke ba is lee tahey wey ku nooshahey gabadha qofka fikirkisa ha li tix galiyo aniga gobalka bari
@abdisuleiman5924
@abdisuleiman5924 9 ай бұрын
Heesta Abdi Qays wuxuu u qaaday ama u sameeyey Gabadhisa Waana heesti labad uu u sameyey Gabadhisa
@liibanabdihakin2495
@liibanabdihakin2495 9 ай бұрын
@@abdisuleiman5924 ina ader shugran qisada wan raadinaya
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
The legend Samatar❤
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 2 жыл бұрын
The Knowledge Always 🔑. Always Alxamdulillah ♥!!
@FaisalGadhka
@FaisalGadhka 7 ай бұрын
Indha kuushiibad thy cabdi Qays faylasuuf
@ceebla82
@ceebla82 2 жыл бұрын
Yaaa samatar❤
@omarazhari7948
@omarazhari7948 3 жыл бұрын
26/1/2021 11:30
@jamaldahir3163
@jamaldahir3163 2 ай бұрын
Made in duriyada
@libanahmed1591
@libanahmed1591 Жыл бұрын
2023❤❤🎉
@farahhussein6527
@farahhussein6527 Жыл бұрын
The real goat
@timir7
@timir7 3 жыл бұрын
Alhuumadu maxaa laga wada fadlan i sharaxaa
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Alhuumadu waa dhibaato weyn ama belaayo wll.
@abdinormohamed6041
@abdinormohamed6041 3 жыл бұрын
Hestaan saxibtey bey ka hadlesa🤣🤣❤
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Wll beri hare ayaa la qaaday waxana loo qaaday ina maxamed siyaad bare waxana usameyay cabdi qeys ka dib Isagoo xidhan oo dil ku xukuman ayay hada wadanka kusoo noqtay oo tidhi hees kale ii samee isna waxu ugu jawaabay Shinbir yay lalaysee Reerkodu ladan yahay Adna laydha guudkad Leexaysanaysa ragna Laba diblaa tiiir Jirid looguu loodsho Luguhuu ka xidhan yahay Ma dhamayn kare you tube ka ku qor
@Waxkasta
@Waxkasta Жыл бұрын
@@adamalsomali9341 Wow. Xog wacan baad na siisay. Ma joogtaa aad?
@mohamedhassan6556
@mohamedhassan6556 3 жыл бұрын
fankan yaa balakiis gali doonah codkiis aan isbadalin
@hassanapdyrahmen5931
@hassanapdyrahmen5931 3 жыл бұрын
Sharmo poy hda ayuu fanaan noyahay
@sabirabdiqani5373
@sabirabdiqani5373 11 ай бұрын
Still waiting 2023 inta iga danbaysaay like saara😊👍 🎸🎧
@nuurasc5137
@nuurasc5137 2 жыл бұрын
Mash
@xiisgorod3519
@xiisgorod3519 3 жыл бұрын
❤❤❤
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 2 жыл бұрын
Erayadii cabdi qays made in somaliland
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 2 жыл бұрын
Cabdi adan qays 💚🤍❤💯💋reer somalind waa waa dhuuxi qoomiyada somalida(somalind waa fan taxan ilaa cadan
@user-hm9kp7zx6u
@user-hm9kp7zx6u 4 ай бұрын
@user-mc8nx3tv3m
@user-mc8nx3tv3m Ай бұрын
❤😊
@deeqaadam9783
@deeqaadam9783 2 ай бұрын
27/05/2024 ❤❤❤
@munajama5436
@munajama5436 Ай бұрын
❤😊🌷😊❤
@deeqducalewaal8921
@deeqducalewaal8921 3 жыл бұрын
Waxbaaa kadhacay fanan cod toolmoon leh ii noolow sxb
@kaydkadirir5253
@kaydkadirir5253 Жыл бұрын
Ereyadii cabdi aadan xaad (qays)
@FaisalGadhka
@FaisalGadhka 7 ай бұрын
Cabdi aadan xaad QAYS FAYLAZUUF ABQARI GEEL INADHA KUUL MUXU KA KASI 😂😂😂😂 2024
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 2 жыл бұрын
2 jeer inaa ku qorto muhiim maaha mahadsanid
@abwaanshanlle784
@abwaanshanlle784 Жыл бұрын
Kabanka ma taqaan? Anigoo Cayroo cabsiiyaa
@nourhassan1524
@nourhassan1524 3 жыл бұрын
🎻🎧
@nuurasc5137
@nuurasc5137 2 жыл бұрын
Alllh
@shidanecismaan3840
@shidanecismaan3840 3 жыл бұрын
Afar suxul maxaa laga wadaa qofkii igu dhaama ha ii macneeyo ereygaas ( suxul )
@Said_or_Fahad
@Said_or_Fahad 3 жыл бұрын
Suxulku waa elbow waxa Af-English lagu yidhaahdo. Somalidu suxulka inta gacanta ka hoosaysa ayay wax ku qiyaasi jireen. Tusale ahaan maryaha marka la qiyasayo waxaa la odhan jiray Afar suxul iyo badh qiyaasti
@xasangeesxasancabdi2723
@xasangeesxasancabdi2723 2 жыл бұрын
Labada gacmood ee qofku leeyahay Markala qaybiyo waa afar suxul Mhadsanid
HEESTII HARADIGEED XASAN AADAN SAMATAR
7:58
hilaac media
Рет қаралды 218 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Wardheer || Kaban Daggan || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
HEES| QORAXDOO AROORTII LYRICS |  XASAN AADAN SAMATAR KABANKII DAAUUD
8:49
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 229 М.
Xulka Heesaha Xasan Adan samater heeso ad u macan oo qaliyaa
1:13:34
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 87 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 407 М.
Xasan Aadan Samatar Hunguri Dhubuq (lyrics)
5:51
Kilwe6
Рет қаралды 300 М.
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 420 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 12 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 162 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 61 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 141 М.