Sidirigam! (1974) || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics

  Рет қаралды 217,025

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

3 жыл бұрын

HEESTA: SIDIRIGAM
EREYADA: ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE
LAXANKA: XASAN SABRIYE AFRAX (XASAN GAREYT)
LUUQDA: XASAN AADAN SAMATAR
RIWAAYADDII: GUUR AMA GUURSO
(1974)
_______________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
_______________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL, waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka.
Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbinnay:
• Like saar fadlan si uu asxaab kale oo badan u gaadho muuqaalku.
• Subscribe (Nagu soo biir)
• Comment (Ra'yigaaga kasoo dhiibo muuqaalka)
• Share (sidoo kale la wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad nala wadaagaysoba waxaad noogu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
Sub
/ @qaraamchannel
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbinnaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii ka dambeeyay ee dhexeba, laga soo billaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeennii soo jireenka ahayd iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oo sida aan filayo aad markhaanti ka tahay adiga daawadaha ah in video kasta eynu soo gelino channelka aanu isku dayno in aan helno wixii markaas warbixin aan ka heli karno oo ku saabsan heestaas, annagoo la xiriirna macallimiintii ka qayb qaadatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karno mahadi haka gaarto dhammaantoodba, si aan uga ogaano inta badan dadka ka qayb qaatay heestaas haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahayd. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aanu isku dayno in aan usoo gudbinno sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo,.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas u raadinno warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan innagoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay noogu hagar-baxaan markasta oon la xiriirno.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay dhammaantood iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay keenaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban ha u siyaadiyo (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan nagu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusnay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If its your first time please consider subscribing to this channel
/ @qaraamchannel
In this channel we post some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video we upload we do as much research as we can on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or song writers (poets) to get accurate solid information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well.
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (we pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
We are glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button and comment on every music video you come across and also share with those who are interested as well.
Thanks.

Пікірлер: 66
@AbdullahiIsse
@AbdullahiIsse 3 жыл бұрын
Ninyahoow Cajiib aa tahay, heesta miraheeda sidaad u qortey iyo sidaad farta Soomaaliga xarfahiisa laba-laabma u saxday innaba caadi maahan. Bogaadin aad mudantahay.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Waa kaaga mahadcelinayaa wll dhiirrigelintaada.
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel sxb heesta magaceeda la'yiraah NAQ oo aay qaadaan samatar sahra dhabarlow iyo shamso cumar oo qoraala masoo gelin kartaa channelkaaga
@Abdinasirabdulle-to8of
@Abdinasirabdulle-to8of 3 ай бұрын
Peget thanksfrend. .
@diirieabdullahi5702
@diirieabdullahi5702 2 жыл бұрын
The Best Artist Of All Time- H. A. Samatar. Whoever tries to describe this legend will surely run out of adjectives. I really don't have words! Respect For This Legendary🙏
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 3 жыл бұрын
Ragbaa isugu tagay heesta Allaha Unaxariisto Abwaan Kaariye 2Xasan na Allaha no daayo Qofkii1aad ahy oo Fura heesta jumca jamiil Ahlu Qaaraami
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin. Mahadsanid sxb.
@AbdullahiIsse
@AbdullahiIsse 3 жыл бұрын
Adigaa malaha iiga war roone Xasan Great ma nool yahay?
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 2 жыл бұрын
@@AbdullahiIsse haa oo muqdisho ayuu ku sugan yahay inuu xanuusadayna waan maqlay bari dhaweyd inuu sidii u jiifo iyo inuu ka bogsaday midna maan maqal haduu ka bogsadayna alla caafmaadka ha ugu roonaado haduu xanuusanayana alla caafmaad sareecana ha siiyo
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
Axsan yaa cod ❤Caashaq maydin gali wali laba gacal ahaayoow❤galaaan goolley gafbey baratayee sidirigam❤😊 Alla Xusuusaha Qaar macaanaa😢😊 15-6-2023 ❤
@kingtripleaofficial4848
@kingtripleaofficial4848 Жыл бұрын
Fanku waa kii hore somaalina waa tii hore 😢😭🦁🫶🏻🫶🏻
@isseosman3574
@isseosman3574 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan Kaariye allaha yaraxma
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Aamiin.
@ahmedkheirabdi4232
@ahmedkheirabdi4232 3 жыл бұрын
Heees iyo bar wyeh Codka Hoobalka wayn Hassan Adem Samatar & Ereyada Abwaan Maxamed Cali kaariye , Mhdsnd QARAAM Channel sida Quruxda badan ee aad ugu fara yareysatay Lyrics ka 🙏 𝐆𝐚𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐠𝐨𝐨𝐥𝐥𝐞𝐲 𝐆𝐞𝐟 𝐛𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐭𝐞𝐞 𝑆𝑖𝑑𝑖𝑟𝑖𝑔𝑎𝑚 𝐇𝐚𝐝𝐝𝐞𝐲 𝐠𝐚𝐛𝐚𝐝𝐡 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐚𝐧𝐚𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐲𝐞𝐞 𝑆𝑖𝑑𝑖𝑟𝑖𝑔𝑎𝑚 ‼️❗‼️
@husseinabdullahi8009
@husseinabdullahi8009 3 жыл бұрын
Samatar legend, nolow waliga.....cimri dheer iyo cafimad in SHA ALLAH....wayo wayo
@adnarashid9851
@adnarashid9851 3 жыл бұрын
Wowoo rag waa raggii hore rag majiro imikeee
@user-nz6lc8ou1m
@user-nz6lc8ou1m 3 жыл бұрын
Gam i maayo ruuxii goob aboodi seexdee,wacdale inaysan ben aheyn✌️Adeer xasan adan samatar♥️
@jaallebulsho3367
@jaallebulsho3367 3 жыл бұрын
Aboodi no fasir
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 2 жыл бұрын
@@jaallebulsho3367 aboodi waa shimbir ka mid aha shimbiraha
@Qallaaf
@Qallaaf 4 ай бұрын
Aboodi waa jaad Haadda (Shimbiraha hilibka cuna) ka mida. Gogor, Coomaade, Baqaye ayaa iyaguna jira oo ah kuwa waaweyn.
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Intii biniaadamkii ayuu xayawaankii waydiiyey eeshcalaa abwaan
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 3 жыл бұрын
Gulufow dhul kuu siman 😘 Jaceylkii gaariga waayey.
@user-mq2kq1vo1o
@user-mq2kq1vo1o 5 ай бұрын
1975-2024 Waa 50 sano kadib qarni Kadib
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
فن راقي وصوت اروع من رائع..... حفظك الله الاسطوره حسن أذم سمتر
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
امين.
@hamsexadaari9883
@hamsexadaari9883 3 жыл бұрын
Ragna waa ragii hore hadalna aaa intuu yidhi
@macallinkaxayawaanada9178
@macallinkaxayawaanada9178 2 жыл бұрын
Waad Ku mahadsantahay sida ereyada noogu qortay💯💯💯
@jaallebulsho3367
@jaallebulsho3367 3 жыл бұрын
Qaraami channel tahay wallahi heeso sifeexa so galisaa oo an shucac ku jirin wallahi legend tahay keep going 👏
@MCX6244
@MCX6244 3 жыл бұрын
Qaraam chenal Runtii sidaa uqorto waa cajiib soomaaliga inbada qoraalada dadka sameeya way qalqaldaan lkn adi sifiican baad afkii iyo fankii usoo noolaysay Horay usoco wll sre
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Mahadsanid wl.
@daahirmaxamuud4775
@daahirmaxamuud4775 3 жыл бұрын
Gormansocda
@sjg87
@sjg87 Жыл бұрын
Inkastoo la gaadoo laga gacan sareeyo geesigu ma liicee💯
@Sadaam-Hirsi
@Sadaam-Hirsi 3 ай бұрын
2024 still xasan aadan de lejen
@fuaadabdilahixuseen3915
@fuaadabdilahixuseen3915 2 жыл бұрын
Galan goolee gafbay baratee sidirigam Haday gabar tahay anaa gaya ee sidirigam
@adnankafi4035
@adnankafi4035 12 күн бұрын
Old is gold❤ 10/july/2024
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan.
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
Wow❤🎸mahadsanidiin chanelkaan soo dhaawadana🎉
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Mahadi hakaa gaadho walaalo soo dhoweynta iyo dhiirrigelintaadaba.
@khadaralfa9338
@khadaralfa9338 5 ай бұрын
❤Waa noocii lagu qayili jiray
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 6 ай бұрын
Wah wah old is hold lgend xsan aadan samatr.❤
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 2 жыл бұрын
Yaa Allah Alxamdulillah/ we are the ONE.
@dhoolayare2612
@dhoolayare2612 3 жыл бұрын
Inkastoo la gaadoo laga gacan sarreeyo Geesigu ma liicee🎻
@ciisecali5481
@ciisecali5481 Жыл бұрын
𝑮𝒂𝒓 𝒈𝒖𝒖𝒓𝒕𝒆 𝒂𝒂𝒔𝒉𝒂𝒈𝒂
@dktabbaimran2002
@dktabbaimran2002 2 жыл бұрын
Galan goleey Gafey baratey sidirigam,gebertsn ana geeyee sidirigam. My Somalian brothers and sisters can someone tell me it's meaning. I can't understand it's meaning but I really love the song of this gentleman Adan Samatar
@user-tj4oh7lh3w
@user-tj4oh7lh3w 8 ай бұрын
@mohamedfarah5077
@mohamedfarah5077 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@livinghope5422
@livinghope5422 3 жыл бұрын
Gulufow dhulkuu siman. Mxa lga wdaa wllayal
@cigaalwaal
@cigaalwaal 3 жыл бұрын
Gulufku waa col, colkuna wixii uu arko waa diirtaa, meeshuu rabo ayuuna dhulka marayaa. Gulufoow dhul kuu siman, gurmadkaygu weeyoo, geedahaan ka baqayaa. Colku inta badan waa dhiifoonyaha oo waa col u tooghay.
@mohamedfarah5077
@mohamedfarah5077 11 ай бұрын
❤❤
@mahdimmed7272
@mahdimmed7272 3 жыл бұрын
Nin si walba U heesa
@mahamedosman1361
@mahamedosman1361 2 жыл бұрын
My king Somalia 👀⭐🙏🙏💪💪💪👮‍♀️👮‍♀️👮‍♀️⭐⭐⭐💪⭐⭐⭐🌏🌏❤❤❤❤❤
@mahamedosman1361
@mahamedosman1361 2 жыл бұрын
King azimo how are you did you ask who do you like your own shotgun you become an outlaw you go Canada I love you as a no I don't know I listen all you last video you song God's favourite booties
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 2 жыл бұрын
Yaa Gayaan is Jecel Gogoshooda yaqaan?
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 ай бұрын
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒 𝐆𝐨𝐨𝐝𝐤𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐛𝐞𝐞𝐬𝐤𝐨𝐨 Goco maalin aarow Wiyishaa gadoodee Geeska rayska gelisaay Gerigiyo haldhaagow Galawgiyo shimbirohow Garasho seed u leedihiin? Caashaq ma idin galay weli? Laba gacal ahaayoow? Kala gooyeen waayuhu Gargaar maw taraysaan Ma isku geyn karaysaan Galaangooleey gaf bay Baratee Sidirigam Haday gabadh tahay Annaa gaya-eey sidirigam Hadii aan go'doomoo Gaadhi waayo taan rabay Gar bay noqotay caashaqa Inaan daba gur guurtee Xagga gabi xagguna gabi Gudcur daaha soo rogay Gaashaan qaad habaabiyo Gulufoow dhul kuu siman Gurmad kaygu weeyooh Geedahaan ka baqayaa Goormaan socdaah Xaggeen gaari karayaa? Galaangooleey gaf bay baratee Sidirigam haday gabadh tahay Anaa gaya-eey Sidirigam Aduunyadan gal galadka ahee Gaafaha nabsigu waddo Ragbaa goob xun waligii Gaba gaba fadhiisteeh In kastoo La gaadoo Laga gacan sareeyoo Geesigu ma Liicee Gam'i maayo ruuxii Goox aboodi seexdee Gaariyaa ninkeedaa Yaa gayaan is jecel Gogoshood yaqaana Galaan gooleey gaf bay Baratee sidirigam Haday gabadh tahay Anaa gaya-eey sidirigam. ______________________END. HEES xusid mudan.❤️ Mahadsanid saaxiib Qaraam Channel.
@mohamedahmedkadie2422
@mohamedahmedkadie2422 22 күн бұрын
❤❤❤ Lkn bro sidiRIGAM macnahedu wa maxay
@daauudcabdideer8178
@daauudcabdideer8178 3 жыл бұрын
333
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 3 жыл бұрын
Hadii aan go'doomoo Gaari waaye taan rabay Garbay noqotay caashaqa In aan daba gurtee Caashaq maydin galay waday Labo gacal ahaayoo
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 9 ай бұрын
"Gaafaha Nabsigu Wado" maxaa laga wadaa tolow?
@Qallaaf
@Qallaaf 4 ай бұрын
Gaafuhu waa weel Qabo ama qori (ma xasuusto) midkood ka samaysan oo agabka Miyiga ka mid ah.
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 4 ай бұрын
@@Qallaaf Micna ahaanna iskuxidhkoodu muxuu noqonayaa.
@Qallaaf
@Qallaaf 4 ай бұрын
Dhiil ama Haan buu ahaa baan filayaa, Miyi anigoo aad u yar baa la iga kexeeyey, markaa waa iga xusuus eryga igu mir kicisay, bal cid kalena waydii.😊😊😊😊
@Abdiqanimoha7_
@Abdiqanimoha7_ 4 ай бұрын
Rag baa goob xun waligii gabogabo fadhiistee
@zakariyeabdihamiid3059
@zakariyeabdihamiid3059 2 ай бұрын
cml nafsi miya heysta laga wadaa
@Abdiqanimoha7_
@Abdiqanimoha7_ 2 ай бұрын
@@zakariyeabdihamiid3059 may sxb waayaha aduunka iyo duruufaha buu sheegayaa
@ciisecali5481
@ciisecali5481 Жыл бұрын
𝑨𝒍𝒍𝒂𝒉 𝒎𝒂𝒙𝒂𝒂 𝒙𝒂𝒚𝒔 𝒕𝒂𝒉𝒚
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 157 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 14 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 122 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 34 МЛН
Cabditahlil & Heesta Ugaaso lyrics
10:10
SIR YAASKA
Рет қаралды 1,2 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 181 М.
Wardheer || Kaban Daggan || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Xasan Adan Samatar | Heestii Galan Gooley | Sidiregam
6:36
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 71 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "HAATUF"
7:19
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 148 М.
Heestii Sidirigam Iyo Codkii Xasan Aadan Samatar
5:45
QorilugudNews24 Tv.
Рет қаралды 29 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,7 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 610 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,4 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 609 М.