WAREYSI | Maayirka Soomaaliga ah ee ka taliya Magaalada SeaTac ee G.Washington Dalka Maraykanka.

  Рет қаралды 12,098

KF Media TV

KF Media TV

Күн бұрын

Пікірлер: 69
@zaytum
@zaytum 2 ай бұрын
Manshaalaah geesi❤❤ Guul Guuleyso meelwalba iyo goorwalba amin 🙏🌹❤️
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 2 ай бұрын
Mansha alah wa wil somaliyed oo fariid ah
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 ай бұрын
👍 Good job Dhalinyaro meel la Joogaba ha la dadaalo. Arrintaana Dhiirigelin ha noo noqoto
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 2 ай бұрын
Manshallah Mayor Mohamed hore u Soco, waad dadaashay.
@fe8445
@fe8445 2 ай бұрын
Ceerigaabo waa Soomaaliya Mayor Egal adoo raali ah. Waan kuu hambalyaynayaa. Abaal mari karti & hawlkarnimo.
@MyMohamednur
@MyMohamednur 2 ай бұрын
Masha allah waa nin aad u wanagsan thanks
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 ай бұрын
Maraykan daarood baa lawareegay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
@@امةالله-ج6و4ي darood miyaa xasasiyad kugu kiciyey cadow yhw irirka
@fakhirajama7622
@fakhirajama7622 2 ай бұрын
U.S.A qudhunka kula hadhay ma yaalo no reer hebel waa magac Soomali guul ayaan u rajanaya walaalka Soomaliyed ❤
@fe8445
@fe8445 2 ай бұрын
Please doqonimo dhaafa. Soomaali baan nahay. Kii guul keena waan wadaagaynaa. Kala qoqobka joojiya.
@irshadnor4840
@irshadnor4840 Ай бұрын
Somaalidu waa somaali please stop nonsense cancerka tuurki la Aada we are not in 1800’s we are in 2024 Illahay Qabiilka hadinka caafiyo somaaliyey just be a somaali and proud of.
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 ай бұрын
Sarejoog ayaad ugu dhaysan maxamed hore usoco maayar qiimale
@aiderusahmed4394
@aiderusahmed4394 2 ай бұрын
Khaalid foodhaadhi kf media warbaahin badan oo ka facweyn ayay dhaafaysa guuleyso sxb
@MaryanAli-v4k
@MaryanAli-v4k 2 ай бұрын
Hore u soco.guulayso
@hussainomar1729
@hussainomar1729 2 ай бұрын
Masha Allah madaxda somalida hadii ey sida Mohammed u Florian dalki Mel fog ayuu qaadi lahaa
@abdirahmanahmed7627
@abdirahmanahmed7627 2 ай бұрын
War ninkan waa legend, I like this guy👍
@khada917
@khada917 2 ай бұрын
Wiil maqaawiirta maxamud saleebana yeeli kara above the low 😂
@qqaran9846
@qqaran9846 2 ай бұрын
Wa qalad inad tirahdo maxamud saleban nin soomali weyn ey so dortay hanagu dirin umada maxamud saleban waa dadki kenay dowlad umada xamar e manta lo baxsaday da qabyalada shame on you
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
​@@qqaran9846 hawiye mahamuud saleeban quluubta ku jabiyeen ninkaanu waa mj waa ms waa cumar mahamuud waa isxaaq cumar waa cabdiciise waa from garacad port😊
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 2 ай бұрын
Qabyaaladi iyo qadhmunkii qayrkeen inaga reebay ayaad la shir timi e ninkan inta aad qabilkiisa ku mashquulsan tahay taladisa qaado oo wax ka baro waxaas aad la ordayso waa waxa qayrkeen naga reebay e shit
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 2 ай бұрын
❤❤❤ mahadsanid
@HRU20
@HRU20 2 ай бұрын
KF TV WAXA UU KA SAAMEYN BADAN OO UU DHAAFEY WARBAAHINADA MAAMULADA SOMALIDA GEBI AHAANBA... HORE U SOCO KAALID FOODHAADHI..
@mahomedgalaadi3603
@mahomedgalaadi3603 2 ай бұрын
Waa mj
@MA-rf6sg
@MA-rf6sg 2 ай бұрын
anii xataa i am mj lakin qablii iska daa
@rashkaarow45
@rashkaarow45 2 ай бұрын
. ​@@MA-rf6sg. Somalinimada ayaa nagufilan .
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
@@MA-rf6sg maahid mj lahjada la fahmyaa
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 2 ай бұрын
Qofka somaliga ah haduu guuul gaaro somaliya kama turjumeyso iney dad holgar yihiin Mahan taas waxaa dad ka turjumo dalkaga markuu nabad yahay dowld adag leyhay wax kale waa uun shaqsi naftiisa hormariyey qofksta wuu sameen karaa waa hadeey ka go anthy taas qof walba
@dahirwarsame1925
@dahirwarsame1925 2 ай бұрын
Jariiban is not easy
@AbdishakurMahamed-k7i
@AbdishakurMahamed-k7i 2 ай бұрын
Wiilki cabdi ciise😂
@Doctorbadal2025
@Doctorbadal2025 2 ай бұрын
Plz stop qabyaalad, qaran ku faan plz
@MA-rf6sg
@MA-rf6sg 2 ай бұрын
reer adan mahad kaa landheresaan langaab
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 2 ай бұрын
Sax waaye Mayer, qofka walba dadkiisa ayuu dad ku yahay.
@CabduqaniMuxidiin
@CabduqaniMuxidiin 2 ай бұрын
Maya waa will mjeerteen
@qqaran9846
@qqaran9846 2 ай бұрын
Walal umada hanagu dirin e dheh wil soomaliyed ilen somali eyeynunahaye
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
​@@qqaran9846 nacalad somaliya haku dhcdo wiilkaan waa mj puntlnder😂
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 2 ай бұрын
😭😭😭💔🤲🇸🇴 2/8/2024 dark night
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 ай бұрын
Could be very tiny Village….!
@irshadnor4840
@irshadnor4840 Ай бұрын
Somaalidu waxay ku Odhanayaan waa qolama ninkaas maraykan jooga Ee somaaliga ah ileen waa umad waxkasta qabiilku kalawayn yahay ama waxkasta qabiil ku qiimeeya Aan uducayno somaalida in Illahay xaqatuso.
@FadumoAbdi-b5j
@FadumoAbdi-b5j 2 ай бұрын
Weligeedba waxay ahayd Somalland ee maaha in ay bedelanata 1991.
@sufism1516
@sufism1516 2 ай бұрын
Gabay gaas aabahaa malahan ee Naga daa😂.
@shaficiabdi5873
@shaficiabdi5873 2 ай бұрын
Waa qoloma 😂
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
Majeerteen mahamuud saleeban cumar mahanuud😂
@Nimcaaleaadan
@Nimcaaleaadan 2 ай бұрын
Waa american😂
@Waano-x9
@Waano-x9 2 ай бұрын
Khalid gaab day meel walba gal 😂
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 ай бұрын
Waanadeganahay America Manamaqal SeaTac 😂
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 2 ай бұрын
Anaa kula mida in badan ban deganahay usa welina ma maqal lkn waxaana ula yaabayn degmooyinka yar yar ee states kastaa leeyihiin ma wada baran karo minneasota oo aan deganahay dhawr iyo labatan sano degmo la yiraahdo mora, minneasota waxan bartay 2 week ka hor oo shaqo aan u tegay kuwo badan oo iyada ka sokeeyana waan soo bartay dadka aynu dalkan ugu nimi iyo kuwa ku dhashay xitaa ma garan karaan degmo kasta
@captainusopp4395
@captainusopp4395 2 ай бұрын
Lol 😂
@amenibrahim9596
@amenibrahim9596 2 ай бұрын
Ninkani ma hawiye
@daahir1340
@daahir1340 2 ай бұрын
War ragtag wxuu doono ha ahaayeen War saw soomali maahan wa mxay qabiilkaad raadineyso duliyahow
@daahir1340
@daahir1340 2 ай бұрын
War ninki saw soomali mahan
@daahir1340
@daahir1340 2 ай бұрын
Duliyahaw haddad qabiil raadineyso wa nin majeerteena bales aniga soomali buu ii yahay
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 ай бұрын
@@daahir1340kkkkkk
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 ай бұрын
Mayor aan mid kaa saxno. Sanaag Somaliland ma ahan ee yuusan khalad kaa dhicin
@Khalifnuur-b4j
@Khalifnuur-b4j 2 ай бұрын
Ninku muu kufadhiisiyo
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 174 М.
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 77 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"
17:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 168 М.
TRUMP IYO KU XIGEENKIISA OO MINNESOTA UGA HANJABAY MUHAAJIRIINTA
5:50
Shirkadda ugu weyn Biyaha ee Dawlad Deegaanka soomaalida ( DDS ) - Jigjiga
11:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 40 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
PART 2: NINKI HIV/ AIDS KURIDAY QISADA MAMO 50 JIR AH
56:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 726 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 391 М.
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН