WAX KASTA ISKA MARI MAAHAN TIMAHA

  Рет қаралды 36,197

Quluud Hair Affairs

Quluud Hair Affairs

Күн бұрын

Welcome, meeshaan waxa cawin uga helesa timahaada sidaa kuwa caafimad iyo qurux leh uga dhigi laheed.
Soo raac baraheyga bulshada linktr.ee/qulu... oo dhan .
products keeyga daryeelka dhirta 🌿 timaha waxa kaheleesaa www.quluudhairaffairs.com
Cawimaad timaha hada rabto fadlan numberkeyga shaqada +31620246144 via whatapp kalasoo xiriir .

Пікірлер: 904
@SmileSweety-hp8py
@SmileSweety-hp8py 2 ай бұрын
Team curly 3b low porosity hair intii ila midaa liketa dhac ❤
@samuramakeupofficial6305
@samuramakeupofficial6305 2 ай бұрын
Ani xata waxan anhy team 3 low😢
@Saciido-pr8ec
@Saciido-pr8ec Ай бұрын
Low rrosty😂😂
@Bintuhusean2928
@Bintuhusean2928 3 ай бұрын
Abyo group watsapp no samey timaha nuuceda wa fahmi waye ina so diraa rabay sawir ahan inta ila mid ah like
@ilwaatmohamed5043
@ilwaatmohamed5043 3 ай бұрын
Ani group what aap maku jiri in leegu daro raba ee yaa adminka haayo iso shek
@Bintuhusean2928
@Bintuhusean2928 3 ай бұрын
@@ilwaatmohamed5043 abyo in hadda kadib lasameyo aa lawaday ma'ahane wax samesan majiraan
@11naa44
@11naa44 3 ай бұрын
Video ga hore bey sawir ahan uso gelisey
@Bintuhusean2928
@Bintuhusean2928 3 ай бұрын
@@11naa44 ha Ani wa firsaday lkn ma arkin
@ilwaatmohamed5043
@ilwaatmohamed5043 3 ай бұрын
​@@11naa44 ma arkin abaa Ani maa ila hadashy
@hamdayusuf-g6w
@hamdayusuf-g6w 2 ай бұрын
1) curly 2)3b 3) high porosity
@dahabomohamed3959
@dahabomohamed3959 3 ай бұрын
Xaadir quluud 3c low porosity shukran xbbty ❤
@Sbazhiri
@Sbazhiri 3 ай бұрын
Team Curly hair 3a low porosity like dheh inaga ha la inooku hormariyeeh.
@daaciyah-sumera___
@daaciyah-sumera___ 2 ай бұрын
Low hair kasii ah waliba
@mandeqabdullahi55
@mandeqabdullahi55 3 ай бұрын
3a low prosity
@saarasaid4896
@saarasaid4896 3 ай бұрын
Wavy 2c low prosity Thanks mcnt allah hakaa abaal mariyo
@nimaidriss9451
@nimaidriss9451 3 ай бұрын
Low prosity 3a
@muniiroali
@muniiroali 3 ай бұрын
And high prosity
@Sihaam3457
@Sihaam3457 3 ай бұрын
Same wlhi
@U.A.E111
@U.A.E111 3 ай бұрын
Same
@farxiya8464
@farxiya8464 3 ай бұрын
Teame 3 c 4a coily hair low prosity
@SacdiyaAbukar-cj8xx
@SacdiyaAbukar-cj8xx 2 ай бұрын
1) wavy 2) 2c 3) low porosity
@MeymunaGerat
@MeymunaGerat 3 ай бұрын
Best teacher 🎉🎉🎉🎉❤❤
@ayaanibraahim2002
@ayaanibraahim2002 3 ай бұрын
3c law popstiy thank you wlo aniga timahaygii sidey u goayeen wenba sii socdaa insha allah waxan rajeenay inaad daawadeydi moqoti❤
@anfacbeshir
@anfacbeshir 3 ай бұрын
Waa mahdasantahy abyoy aniga waxaan ahay Wavy:2c:lowrosity wana kasugayaa waxa u fcn mahdsanid inbadan
@asmaahmed5744
@asmaahmed5744 3 ай бұрын
1 curly ahy 2 3b kasii ahy 3 low ahy
@falisali1549
@falisali1549 3 ай бұрын
Wavy 2c low porosity ahy mahadsanid our teacher ❤
@empiresaara9927
@empiresaara9927 Күн бұрын
Low porosity hair✅ Wavy [2a]
@Munaabdullahi-nr9xv
@Munaabdullahi-nr9xv 3 ай бұрын
Curly hair 3a high porosity
@mariaa406
@mariaa406 2 ай бұрын
Low porosity curly 3c
@yasochannel5391
@yasochannel5391 3 ай бұрын
Curly 3c low porosity + guys tan daraad igu dhacday lee mayones Protein ka buuxo inaa diy mask ka sameestay ee tinteyda lafta kasoo siibantay wlhi nolosheyda danbo ani maa mayonees udhawaanayo hee
@ilhanmohamedismail9764
@ilhanmohamedismail9764 3 ай бұрын
Sorry
@AyuushAbdikadir-qh5qt
@AyuushAbdikadir-qh5qt 3 ай бұрын
Wavy 2b mediums porosity mxn samya plzz jwbbb
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 3 ай бұрын
Allah kacabso oo is astur wll
@Pogba-ef6ql
@Pogba-ef6ql 3 ай бұрын
2c low porosity thanks❤️
@Sundus997
@Sundus997 3 ай бұрын
Ani dhiba ihysta timahayga hore wa dheeryihin lkn kuwa gaadl gaagab wyabe maxa sameya😢
@nimcodegan8853
@nimcodegan8853 3 ай бұрын
Anba kula mida ban ahay inay labo qof ku yaalin baa la mooda 😂
@Sundus997
@Sundus997 3 ай бұрын
@@nimcodegan8853 maxaa noxala wlhi wa qosla marka arko timha gadal gabnidoda 😭🤣🤣
@MaryanGaani-ft4om
@MaryanGaani-ft4om 2 ай бұрын
Wllo isastur Allaha kudanbidhafe Aamin
@XaliimoXilkas-px9uw
@XaliimoXilkas-px9uw 3 ай бұрын
Abaayo is astur waanu kujeclhy quluud thanks
@shukriabukarabdi4720
@shukriabukarabdi4720 3 ай бұрын
1:Type 3a 2 kind Low prosity hair
@user-wj9js6qh6c
@user-wj9js6qh6c 3 ай бұрын
3c ayan ahy ❤
@ZakijamaXoogsade
@ZakijamaXoogsade 3 ай бұрын
Height prusty 3a please kaso samee rotin
@ikrammoha3635
@ikrammoha3635 3 ай бұрын
Curly 3a Medium porosity
@mounaahmed9622
@mounaahmed9622 3 ай бұрын
wavy 2c and curly 3a , 3b and low porosity
@sumayaabdi39
@sumayaabdi39 3 ай бұрын
Curly hair 3b high porosity
@rahmafarah9934
@rahmafarah9934 3 ай бұрын
Curly 2c Low porosity
@PhatimaAbdillahi
@PhatimaAbdillahi 3 ай бұрын
Curly 3c nd high porosity
@QueenCayuush-o4b
@QueenCayuush-o4b 2 ай бұрын
Naa Walaaley Sidee lagu ogaan karaa Numberka ani wavy baan ahay hadana a b c kaan ahay see ku ogan kara 😂
@Ymhsey_chary2310
@Ymhsey_chary2310 Ай бұрын
@@QueenCayuush-o4byou can be mixs or one of them
@nimcoalihussen7417
@nimcoalihussen7417 Ай бұрын
3c and 4a low prosity
@jessicabhk
@jessicabhk 3 ай бұрын
2b -low hair porosity
@MeymunaGerat
@MeymunaGerat 3 ай бұрын
Keyga wa kuwarere lkn wa low porosity 😂
@maryuumahmaanoow
@maryuumahmaanoow 3 ай бұрын
Anina same😂 2b-Low prosity
@MeymunaGerat
@MeymunaGerat 3 ай бұрын
@@maryuumahmaanoow Marka furfuro 3c Markey qooyan yahin 2A wayee horay straight Waye wareer waye
@maryuumahmaanoow
@maryuumahmaanoow 3 ай бұрын
@@MeymunaGerat abaayo eyagoo aan qoyaneen oo qalalan caadi timaha gadaal xiga kasoo jar (kuwa aan la arag) xabad kuwaasa sax ah iska dhaaf kuwa kale dhan sidey noqdaan baad qaadanaysaa
@FaadumoCabdi-cx9wz
@FaadumoCabdi-cx9wz 2 ай бұрын
3b/medium porosity
@Aminojnh
@Aminojnh 3 ай бұрын
Mashalah thank you Quluud Qurux❤❤❤❤
@amalnada6677
@amalnada6677 3 ай бұрын
Low prosity curly 3a
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 3 ай бұрын
Salaam alaykuma first one thanks my teacher Xaadir macalin🎉🎉🎉🎉
@suadabubakar3057
@suadabubakar3057 Ай бұрын
Shukran xbbt❤
@dajiyamustafe
@dajiyamustafe 3 ай бұрын
wavy 2c high low porosity weeye .thanks qali 😍
@Muniira-tx6dv
@Muniira-tx6dv 3 ай бұрын
Aniga xita apyoy San waye iskumid❤
@Adows-s8b
@Adows-s8b Ай бұрын
1- curly 3b 2- High porosity
@SafaAli-je5yq
@SafaAli-je5yq 3 ай бұрын
Our teacher is here❤❤❤❤
@Sara7-d1z
@Sara7-d1z 2 ай бұрын
MY DARLING SISTER THANKS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ .
@Sara7-d1z
@Sara7-d1z 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ . Thanks my darling sis, sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ .
@munamohamed6215
@munamohamed6215 3 ай бұрын
Aniga type 4a ama 3c ayaan ahay waan kala saari waayay labadaaas, Prosity - High prosity ayan ahay waa Dry timaheyga ciyowna wey qalalayaan.
@BushroBilemaxamed
@BushroBilemaxamed 3 ай бұрын
Curly hair high prosity 2a waaye ❤abayo tinteyda waan kaniyad jabirabaa please 🙏 😢 please icaawi please😢❤
@ashoayni646
@ashoayni646 2 ай бұрын
Low porosity curly 3c
@fihima6618
@fihima6618 2 ай бұрын
Tinteydu wa wavy 2a Wana low prosity
@deqomahad6738
@deqomahad6738 Ай бұрын
Ani xata
@NuuraMahamed-z7k
@NuuraMahamed-z7k 2 ай бұрын
3a and high porosity
@SubeerXasansh
@SubeerXasansh Ай бұрын
Low prosity 1a😢
@11naa44
@11naa44 3 ай бұрын
MashAllah abayo awal hore porosity ma fahmi jirin hada si ficn bn u fahmay thanks 🎉🎉🎉
@MiskiMahamud-si4gq
@MiskiMahamud-si4gq 3 ай бұрын
Low prosity 3b waaye
@AdnoHassan-eo9pz
@AdnoHassan-eo9pz 3 ай бұрын
Tintayda hoos jileec waaye lkn korjareer waaye marka waxaa waaaya 2b iyo 3c marka maxaa xal eh
@hamdiiina
@hamdiiina 3 ай бұрын
Abayo hight kaso hadal
@امياسرياسر-ر7و
@امياسرياسر-ر7و 3 ай бұрын
4c low porosity waaye timaheyga Somaaliya ayaana joogaa inaa naturaal a haadana wey dhibadantahay jilciso aayaana tinta dhan iga bahdishay wax aan sameeyona ma aqaano marka talo ma i siin kartaane iyo saa timaheyka dib oogo sooceloyo ee guna dheeraadaan thks
@NimcoAbdikaadir11
@NimcoAbdikaadir11 3 ай бұрын
Wlly 100ml 35 dolar that’s high price qiimaha macqul ka dhik Ree somalia hada nahay Qali waye✅💯 timahayga curly hair low prosity and thank you for your advice
@safiyonur5811
@safiyonur5811 3 ай бұрын
Low prosity 3b
@SamaanBadan-sx8uo
@SamaanBadan-sx8uo 3 ай бұрын
Low hair porosity curly 3c ayaan umalenayaa bal routine u fcn kaso hadal Thank you
@dahabomohamed3959
@dahabomohamed3959 3 ай бұрын
Isku mid Ayn nhy abyo
@ZakarieAhmedAbdullahi
@ZakarieAhmedAbdullahi 3 ай бұрын
Low prest ahy middaklle curly nember 3c ahy abaa
@malyunali2375
@malyunali2375 3 ай бұрын
Low prosity Curly 3a ahay colour waa mariyaa hadana bafaqooyin mariyaaa iyo cilaaaaan iyo saliiido badan hadda salka iiga soo goee iyo sida nimanka tintoda markii loo jarayo cml ujarjarmee rifrif waba niyad jabay 😢 tinyayda saa u jeclaayaa hadana waa nacay
@MAQSUUDMaxamad
@MAQSUUDMaxamad 3 ай бұрын
Dhibka wa kalarka
@caashokeef
@caashokeef 3 ай бұрын
Curly 3c type High proisity Afkee iskaaga dhagdhageesaa siwalbo ushanleeyo ❤
@AyeyoHe
@AyeyoHe 3 ай бұрын
Wavy 2c. high
@DrrFatma-t2e
@DrrFatma-t2e 3 ай бұрын
Type 4c higj porosity
@ayaanhussen4215
@ayaanhussen4215 3 ай бұрын
MEDIUM POROSITY nocasa waye timehega 😢😢
@FatminaAbdikadir
@FatminaAbdikadir 2 ай бұрын
High porosity 2c
@maryancadow-w4j
@maryancadow-w4j 3 ай бұрын
curly 3a-3b, and low porosity
@ShamsoApdi-ki2vn
@ShamsoApdi-ki2vn 2 ай бұрын
Curly high
@DevinClaahixasan
@DevinClaahixasan 3 ай бұрын
Wavy 2a porosities higth
@maryancabdi9694
@maryancabdi9694 3 ай бұрын
Tinteyda waxa wye Curly 3a Porossity high Groups whts upp nosameey plz abyo
@ayushhussein736
@ayushhussein736 3 ай бұрын
Ani waan ku wareeray Quruxay
@zainbeautysalon
@zainbeautysalon 3 ай бұрын
Low 3 aya uga shakiyey
@aishamohamed1093
@aishamohamed1093 10 күн бұрын
Aniga 2C ayaan ahy timo qurux badan baan qabaa lakin hada waxay bilabeen iney dataan 5 bil kohor ayaan isku arkay barkinta aanka koco oo timo yaryar ku harayan wa iska fududestay hada fooda hore dhan weyka atkaden ayaga dhan wa naxaysa hada aragto wa nacay wllhi iiso duceeya qofki aqriyo qoralkan please🙏🙏🙏🙏qofki wax igu dhaamo haiiso sheego
@spacetoon1169
@spacetoon1169 3 ай бұрын
Curly high prosity 1a
@MiiraMiira
@MiiraMiira 6 күн бұрын
Asc walal gadaaal dadka ka imaaday ku jiraa so i don’t know inaad fiirineyso dadka so waxan ahay aniga 1.low prosity 2. Curly 3.3b İyo waxa aan ku dari raway timaha wey iga siibmaaan😩
@KhadraKhaliso
@KhadraKhaliso 3 ай бұрын
Wavy 2c ahay
@IsraAanoy-ez6kr
@IsraAanoy-ez6kr 3 ай бұрын
Low porosity curly 3b hair
@bushroyusuf7762
@bushroyusuf7762 3 ай бұрын
3b tinta hose 3c mida kore o qalel said ah frizzy ah + low pro
@shairabdi
@shairabdi 3 ай бұрын
Masha allaah wn ka faaiiday Abaalkaaga waxaan kaaga dhigaa duco allaha ku asturo allaha ku hanuuniyo
@MaryanGaani-ft4om
@MaryanGaani-ft4om 2 ай бұрын
Aamiin
@NajmaAbdullahi-b8n
@NajmaAbdullahi-b8n 2 ай бұрын
Curly 3b Lowporosity
@Ahlamapdi00
@Ahlamapdi00 2 ай бұрын
High porosity wavy 2c
@SaaraHaji
@SaaraHaji 3 ай бұрын
Straight 1B waaye Low Brosity kasii Tahay Wana Run Waxa Shwgwysoh Abyo away Ika Gurmaan Marwaliba Ika caawi Waxa Uwanagsan Waxa Dhipayo plz abyo Kasoo HaDaL🙏😭
@ibtisamruun9857
@ibtisamruun9857 2 ай бұрын
Straight? Somali straight ah waligey ma arkin
@mohamoud2506
@mohamoud2506 3 ай бұрын
Curly 1: high
@madar2000
@madar2000 3 ай бұрын
Abayo kuwayga waa Medium porosity and wavy 2c
@ibtisamruun9857
@ibtisamruun9857 2 ай бұрын
3c high porosity
@MuniiraNaasir
@MuniiraNaasir 3 ай бұрын
Soo dhacaye ma ehee hore ayaan kadagsaday wllhi jaceyl aan ku jaclahay darteyd❤
@Saraamustaf99
@Saraamustaf99 3 ай бұрын
3c low porosity plzzzz product yasha loo isticmaalo noo sheeg 😢
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 3 ай бұрын
Asc khulud wllo adbad umahadsanty Ani curly 3B ahey low prosety 😢
@maryuumahmaanoow
@maryuumahmaanoow 3 ай бұрын
Muuqalada taxanahaan saan u sugo lee thnkz siz❤😊
@mandeeqyarey1478
@mandeeqyarey1478 Ай бұрын
Thanks sister
@SoumeyaHaroun-s6j
@SoumeyaHaroun-s6j 3 ай бұрын
Low porosity 3 a curly
@Omarfure-is3vz
@Omarfure-is3vz 3 ай бұрын
Curly, 3b, porarity high ayaan ahay
@JiijaAweis-rn3sw
@JiijaAweis-rn3sw 7 күн бұрын
Asc hda ayaan kadaaal ka imid walashey timaheyganeh waa low prosity
@salmosalmoshariif4298
@salmosalmoshariif4298 3 ай бұрын
Aby9 isbuuci labo video nooga dhib saan rfaad wye be isbuci 1 video macqul ma ahane plz 2 noogadhig please😢
@SamiiramahamedAmiira
@SamiiramahamedAmiira 3 ай бұрын
Curly 3a
@user-eb3cm3uf9c
@user-eb3cm3uf9c 2 ай бұрын
1.Wavy hair 2. 2b 3. high prosity Macaanto kasoo hadal😊
@maryuumahmaanoow
@maryuumahmaanoow 3 ай бұрын
2b -Low prosity✋
@NawalOmarAbdalla
@NawalOmarAbdalla 2 ай бұрын
Straight weavy 2c Low prosity Qaali iyadoo dheer salka kasoosiibmataa Avacado , hina, baamiyo, mariya marka hore basal isticmalijiray xalku qali? Wanku wareeray aad usiibmaysaa😭
@HabboonCabdullaahi
@HabboonCabdullaahi 3 ай бұрын
Curly hair,3a hair low porosity
@Hooyadedueg
@Hooyadedueg 3 ай бұрын
Team 4a meeye
@Cuddoon
@Cuddoon 3 ай бұрын
Mahadsanid quruxey ❤hal video isbuucii wee nakuyaryihiin 2 videos noo kadhig isbuucii mar 2 mahadsanid ❤❤❤
CILAANKA TIMAHAA BIIL GUDAHEED KOGU SO DHEREENAYOW
18:19
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 189 М.
TIMAA BAXEENIN (RAG&DUMAR)
12:09
Quluud Hair Affairs
Рет қаралды 25 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 11 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 25 МЛН
QALINKA MAXA KENAY ?  #my_rajo
17:28
MY RAJO
Рет қаралды 140 М.
OKE MAXA LAMARINA TIMAHA ?
10:24
Quluud Hair Affairs
Рет қаралды 48 М.
MASKA WAJIGA KA BIXIYA MAD MADOWGA #my_rajo
16:04
MY RAJO
Рет қаралды 207 М.
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 312 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12