"Waxa iigu Darnayd Maalintii Iyada oo Uu Dagaal Socdo Aabahay Gaadhi Aanu Qabsanay"Xuseen Aadan Cade

  Рет қаралды 18,382

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 7 ай бұрын
Allaah mujahid adan cade.horta miyuu dhintay allow kuu naxariiso geesi buu ahaa
@omerabdillahi5996
@omerabdillahi5996 2 жыл бұрын
Sc X. Aadan Hanbalyo Halkeedii baad dhigtay.waa Omar-mino
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 2 жыл бұрын
Anigu ninkan aabihii ayan garanayaa oo aan gaadhi ku qaadi jiray allah haw naxariisto
@mohamedabdi-farole5780
@mohamedabdi-farole5780 2 жыл бұрын
Mujaahid ina aadan cade waa inta yar ee ka sii nool halyeyadii SNM
@hashimmohamedabdi8256
@hashimmohamedabdi8256 2 жыл бұрын
Ilaahay ha uu naxariisto aadan cabdi abyan waa geesi qiimo badan oo leh kartibadna.
@mr_maxamed987
@mr_maxamed987 2 жыл бұрын
Gadhiga beebega ah xageen ka dawadaa bal ii sheega waan maqla uun bee
@farduusibraahim6597
@farduusibraahim6597 2 жыл бұрын
Waa geesiyaashi SNM ee xoreeyey dalkeenan somaliland ee faqashtii siyad bare jabiyey
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Xuseen waan ku slamayaa mujaahid adiga IYO Mai ba indr long life
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 7 ай бұрын
Mujahid xuseen mujahid adan ade. Waaruntii ragii intay indhaha shiteen kadhaqaaqay samatar axmed illaa burco ' 2 ragii intay ballay samatar kadhaqaa qeen illaa hargaysa 'way iga geesi sanaayeen casar bay igusoo dhaafeen kaynta layidhaa tabataxan aniga oo ah geeljire qori sita waxan usheegay inuu shacabkii idin sugayo hadaad caawa kashan qadhin waydaan codka rasaasta shacabku ay inid ka hor kusii bilaabayaan faqashta. Anna halkii baan kasoo raacay s n m ta geeliina waraabe ayaa habeenkii helay oo kacunay 5halaad iyo laba awor
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Muujahidint SNM intii dhimaatye Illaheye haa uu naxaristo inta noola CIMERDHER IYO CAFIMAD IYO CAABDO SUUBAN ALLAH HAA KUU MAANYSTO
@xariirsheekhxasan1648
@xariirsheekhxasan1648 2 жыл бұрын
Halgamaa xuseen adan cade .runtii s.n.m.waa geesiyadii dalkan kaxoreeyey cadwgii arxanka darraa ee faqash duhur cad .abaalka snm ayaa gudi kara alle.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Maansha Allaha waa ruun kuwa aan Meele qoodaxa kaa qaadin oo Faaqshta laa shaaqysnye baa .aanta Kaa Saad baadan niimanki soldater Naaftoda kuu redde ee geeri uu baadhadye aaya imiinka tuuge xuuno meelahan kuu meerysan jeery Kaa Saad ronye oo waaliba caaytaman basasinti Faaqshta Baasasi jeerye oo inta aqal weyne Iyo gada cadaa caashurti umada Cuunyan oo waaliba waxa eey raaban kuu hadlan
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 жыл бұрын
Waa runtii oo madaxda SNM ciidamadooda marna waxa ka horeeyaa inuu cadawgoodii yahay mooyaane quwadda ay leeyihiin umay sheegi jirin(sababta ugu waynina waxay ahayd) awood kastooy faqash lahayd SNM xageeda waxba kamay ahayn, laakiin ciidamada SNM laftooda in badanbaa ogayd waxa ka horeeya, anigu shaqsiyan si fiicanbaan u ogaa hadana waan u badheedhay inaan awooddaa madaxa u dhigo,, sidaa daraadeed SNM waxay kamid ahayd mucjisooyinkii qarnigii 19aad ee caalamka soo martay,, waana mahad ilaahay malyuun jeeer,, for ever Somaliland rep,,
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Ina kaaahin wa ja ka shekaynaya gaashaamo bari ba snm ugu horaysay snm habhadi maxamed cali galbeed ku haystay uun ba ka horaysay
@momahedahmed7367
@momahedahmed7367 2 жыл бұрын
Labaddii sarkaa EEE u horeeyay. Hawd bay kasoo jeedeen.u dhintay. Xasan. Bali cabane. Ninkii labaad 3 xidigle. Daaahir dubad colow Arab. Labadaaa sarkaal baaa u horeeyay
@ahmedabdi3629
@ahmedabdi3629 2 жыл бұрын
Naxli ayaad la waregysa iyo sheeko garxis waar iska fadhiso gun baa thye
@mohamedabdillahi8677
@mohamedabdillahi8677 2 жыл бұрын
Adoo ah nocoo hargysa aanu ka xoraynay dawladii afwayne adoo lagu waso lagu gawracayo inaad hada shaba maaha
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
waa runtii lixle mujaajdii mujaadiinta muuse cabdle baaa ciro xisbiga wadani oo isna muuse cabdle ah baay yidhaadaan waa lixle taasi mujaahdinta wa ku ceeb muuse cabdle ama haber yonisna ceebta maaydha kuwa ciro lixle ku sheegey
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Xus Oo Xasuusu.... Muj: Adan Abdi Abyen(Adan Ade) Wuxuu ahaa ninkii Morgan ka eryadey Bir-jeex Iyo Qaybta. Alle jano ha geeyo
@axmedcumaribrahin8032
@axmedcumaribrahin8032 2 жыл бұрын
mujahid xuseen mujahid aadan cade
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Gaashaamo bari ayaa laga bilabay snm maxamed cali uun ba ka horeyay oo jabhad galbeed ku hatstay
@muktaromer9084
@muktaromer9084 2 жыл бұрын
XUSEIN ADAN MUJAHID XALALA TAARIIKHDA KU QORTY RAGII DUMARKA LA QAXAY AYA WAX SHEEGSHEEGAYA OO YA DHAGAYSANAYA
@suujisuudi482
@suujisuudi482 2 жыл бұрын
Najaxaw ina adan Cade oo araba iyo adigoo araba ayaa is waraysanaya mee wariyahu bidaarta lahaa ninkasa caalamiya
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
hadey arab yahin isma wareysan karaan kolaka waxaad athey cadowga isaaq ee isaq ah ama qof aan aheyn isaaq naceb qofka maskaxda qabaa taas bu ku arakaa nasiib wanaag Somaliland waa xor isaaqna meel fiican bu kaga jira a kolka is dal dal ama xabad sugaad tahey dibada is keen caruurtii snm maanta wa sarkiil waay dhaafeen asakri waay ku gubi
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 2 жыл бұрын
Ninkani waa geesi, hadana caqli Wanaagsan.
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 5 ай бұрын
Sarakiishii SNM horeba waxay u ahaayeen laf dhabarkii ciidankii xooga dalka waa sabta SNM xoogaysay ciidankii xooga dalkana daciifisay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Calancase snm waagi dagaalaka maaynaan maqli jirin waa tariikh malaa awaal ah
@engabdurashiid9371
@engabdurashiid9371 2 жыл бұрын
Xuseen haaye muuse biixi xagee ayuu ka dagaal galay miyaad garanaysaa
@sakariyeahmedahmedsakariye3409
@sakariyeahmedahmedsakariye3409 2 жыл бұрын
Wariyuhu tababarbuu ubaahan yahay kolba sheekada uu dhex gakayaa badaluu
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Ismacil faaqasha baa meelaha kuula Meeryste muujahid muuse bixii muu Daagalami jeern asaguna hargise Faaqashtu laa joogye oo bloodhada Boobi jeerye
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 32 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 42 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 131 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 111 МЛН
Barnaamijka- Waayo Arag Qaybtii 10aad 31-03-2022
32:53
SLNTV
Рет қаралды 37 М.
Barnaamijka Waayo-Arag  Ee Codka Bariga Afrika.
36:06
CBA TV
Рет қаралды 54 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 32 МЛН