“Waynu Iska Celin Karnaa Labada Nin Ee Doonaya inay Dalka Gacantooda Ku Burburiyaan”Muj. Cali Gurey

  Рет қаралды 4,707

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@Abdisalan22
@Abdisalan22 4 ай бұрын
Cali guray legend dalka iyo dadka u naxaya
@NuraQallib
@NuraQallib 4 ай бұрын
Maasha allaah cali guray nin jira muuse halaga badbaadiyo dalka iyo dadkaba
@xaliimodiiriye4280
@xaliimodiiriye4280 4 ай бұрын
Wlhi.waa laiska celinayaa muse bilaa aqli &intuu.dabadaku wataba viiva
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 4 ай бұрын
Mujaahid cali guray geesi halyeey ah
@abdulraven4970
@abdulraven4970 4 ай бұрын
Waa in laga hor is taagaa muusebixi iyo inakaahin in ay wadanka ka baxsadaan
@ashanor8035
@ashanor8035 4 ай бұрын
Maashaa Alaaha cali guray geesi Geesi dhalay runbadanaa Alaaha hakuxiftiyo cali guray geesigii Somaliland
@Mohkh647
@Mohkh647 4 ай бұрын
Fantastic ali guray wad alle wa ku garadsiyaay hadlka guuud guuuud
@Keysek
@Keysek 4 ай бұрын
Manta masuuliyadu waxay saarantay Habar awal si ay somaliland uga badbaado dagaalo sokeeye oo uu muse ka danbeeyo . Sida hada ka muuqata in xizbiga waddani ku noqdey laf dhuun gashay .
@zakirboss143
@zakirboss143 4 ай бұрын
Indhaheenu waa laba Guroow
@SuadKab
@SuadKab 4 ай бұрын
Caligurayoow dalka iyo dadku uma baahna raga sikhraamiinta ah ee biyaha kulul caba iyo suldaan cumaamad Sita oo madaxtooyada laga sooxidhay ee markuu waayay lacagtii loo buuxinjiray iyo jaadkii muuse Biixi lacoloobay oo u heshiiyay si ay dalka iyo hantida qaranka u boobaan shacabku waa arkaa dulmiga Muuse Biixi lagu hayo shacabkuna wuu u hiilin kii dalkan in uu horumar iyo ictiraaf la raba Muuse Biixi iyo Maayir mooge shacaboow ilaashada oo tuugtan warkooda ha maqlina
@YasirHassan-y5q
@YasirHassan-y5q 4 ай бұрын
Madaxwayne Muuse madaa gadhi kara kkkkkkkkkkkk.....
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 4 ай бұрын
Wukuumadii xawayaanka ..iyo xisbigii xawayaanka weeye waa madaxwayne xawayaan maanta ..
@FatahJama-z9e
@FatahJama-z9e 4 ай бұрын
Cali afkiisa iyo calooshiisu haday isleeyihiin, waxaba kama aanu tagin, taliskan waa in dhagad lagaga soosaara meesha
@ibrahimmead5907
@ibrahimmead5907 4 ай бұрын
Ali Gure I " Cilaj"
@abdialibarkhad9668
@abdialibarkhad9668 4 ай бұрын
The upcoming dream
@cabdixaaji_Afro
@cabdixaaji_Afro 4 ай бұрын
MISE SIDII UU GAADHIGIISA HALKUU DHIGAY U ILAWAYAY AYUU CIDII DALKA MADAXWAYNAHA KA AHAYD U ILAAWAY ????
@gmkamilmuse168
@gmkamilmuse168 4 ай бұрын
Haaaa hhh
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 4 ай бұрын
Nimanku yaanay nololol inagaag badbaadin ee iyaga iyo waxay wataan ...xabad halagu.bilaabo ..dadku maalin wax inagu qaadanaya yaynaan sanado eegan hal laalinoo gacanta loo qaado ..dadka iyo dalka inta inoo soo hadhaa bad baadaysa ...xalku waa xabad..xal maamina walaahi laba maalmood qaadan maayaan
@NasiradannurNasiradannur-lf3hn
@NasiradannurNasiradannur-lf3hn 4 ай бұрын
Saaqid siyaasada ku saaqiday adogu maxaad haysaa waligaaa ma gudbe odayga markuu busaaradsado marba meel isku qaada eeg inta xosbi uu soo maray waa hunguri uun arin kalw ma hayo muuse kabihiisa gaadhi maysid
@Basshe-r7y
@Basshe-r7y 4 ай бұрын
Fariid cali guray xiniinya cadde waa ragii si fiican isu yaqaanay Luqada muus iyo kaahin
@NasiradannurNasiradannur-lf3hn
@NasiradannurNasiradannur-lf3hn 4 ай бұрын
Muuse kabihiisa gaadhi mausid markaaad busaaradsato marba meel u carar ciro wuu ku yaqaana ninkaad caayeysay 7sano ka hor ii.an laawe
@MohamedSuleman-f3s
@MohamedSuleman-f3s 4 ай бұрын
Maya mj kkkkk
@abdialibarkhad9668
@abdialibarkhad9668 4 ай бұрын
Yesterday and today
@cabdixaaji_Afro
@cabdixaaji_Afro 4 ай бұрын
Waayo aragnimadii iyo aqligii adeerkay ma wuxuu noqday inuu nimaan madaxwayne ahayn madaxwayne ku yidhaah
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 4 ай бұрын
Xukiumadii xawayaanka
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 4 ай бұрын
Xabda ma yaqaanan.waligood fulay bay ahaayeene ...meesha halaga hortago oo suuqyada halaga dal dalo..meeye dadkii dalka lahaa ..gacan nabi hala saaro ...
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 4 ай бұрын
Cali guray (cali af dacar)
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 4 ай бұрын
Muuse juudaan wuxu hilmaamay inuuyahay terteme kamid ah kuwatertemaya. Muuse waxa cad inuu jaahilyahay ee dadkukaabadan. Muuse intii kuhadhayna waxay kayascday markuu dorashadii sodhawaatay inuudhacay taas bacadayn u ah. Waddani waa guuul kadhalatay muuse oo dalkii kufashilmay.
@ashanor8035
@ashanor8035 4 ай бұрын
Waaruntaa Waaruntaa
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 4 ай бұрын
Luqada muuse abaarso waa xabad
@Abdisalan22
@Abdisalan22 4 ай бұрын
😂😂😂
@Khalid-dc4dh
@Khalid-dc4dh 3 ай бұрын
Dee caloow inaga qabo odaygu aarsaye
@gmkamilmuse168
@gmkamilmuse168 4 ай бұрын
Hhhh haaa
@Keysek
@Keysek 4 ай бұрын
😅😅😅😅 ma labadan maqaar bu yiri?
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 4 ай бұрын
Hora loo yiri Somaliland kama dambeyn doonto muuse
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 4 ай бұрын
Muse xawayaan muse jaahil muse qadhmuune muse kudaaf muse qaawane muse .saamiri muse dayday.muse budhcad.muse xaarle.muse uraye
@prosl11
@prosl11 4 ай бұрын
Waar muj ina gure waa runta horta madaxweyne muse waa diktator laakiinse waa indrka haku fogaan
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 61 МЛН
ПРЯМОЙ ЭФИР. Золотой мяч France Football 2024
4:41:06
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 7 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 61 МЛН