Masha'allaah si faahfaahsan ayaad uga hadashay Hagar daamada reer galbeedka
@cabdifataxhassan50552 жыл бұрын
Shukran my dhiiga 🥰
@saddaamjoseph77372 жыл бұрын
Allow nin an wax ogayn ha cadabin😰🤲
@daadirusmaancabdi80062 жыл бұрын
Xaqiiq waaye warkaasa ustaad wlhi big respect sida ad mesheed uu dhigtay
@ahmedibnoumedahmedibnoumed10002 жыл бұрын
Respect to brother annaga production
@ragealiaden85852 жыл бұрын
Warar xaqiiqa ah guul iyo gobanimo!
@maaweel12 жыл бұрын
Mahadsanid walalkey. Sharaxaada wanaagsan ee culimo iyo caamaba faham buuxa kaqaadanay . Mahadsanid marlabaad. Waxaan halkan ka baranay cashir loo bahan yahay in lagu cimriqaato.
@abdulhalimajama90652 жыл бұрын
Magacaygu waa gaagaale waxaan ku noolnahay dalka Yugandha Ustaad Abdirashid wan ku salamay waxaan ku waydiinaha su'aalo kabaxsan muwduuca caawa qofka gaagaale ah maladaaweeyaha
@saidosman58032 жыл бұрын
Masha'allah xaqiiqooyin dadka ka daahsanaa baad inoo soo gudbisay
@abdifitahjeko2 жыл бұрын
Ayaantan 30+ Minute Waa Videoyda Habeenkeyga waa Ii qurux Markaan Oo Kale Thanks Macalimuu
@akwadani77762 жыл бұрын
Asxpta ku xirneed xogta daahsoon hawada waa kusoo noqonay 👍✌️✊
@cabdisalamcabdulaahi2 жыл бұрын
Ok
@yussufmohamed87322 жыл бұрын
Alxamdullilah nasriga ilahay wu dhow yhy insha alh gaalo na wakhtigoodii dhamaad bu ku dhow yhy
@jaahiliintaafkaayaankagooy75702 жыл бұрын
ilaahay ha ka been sheegin Somaliya ma wadan Gaal ah oo aan Muslim ahayn?? maxaa yeelay in ka badan 30 sano ayay is dilayeen!🤦♂️
@yussufmohamed87322 жыл бұрын
@@jaahiliintaafkaayaankagooy7570 ilahay kama been sheegi karo waayo qof Muslim ah ban ahay Somalia na wa dad iyo dal Muslim ah hadii ay is dilaan na umadu aa is dishaa Wax kasta Allah ba qoray Lkn adigu waxa thy duli aan diin aqoon
@jaahiliintaafkaayaankagooy75702 жыл бұрын
@@yussufmohamed8732 kkk,isku day inaad mar kale akhrido erayadaada been baad ka sheegtay ilaahey, xataa ma garanaysid waxaad qorayso, "Subanallah yaab!!🤦♂️ Illahay ha inaga ilaaliyo indho la’aanta iyo jahiliyyah!!🙏
@jaahiliintaafkaayaankagooy75702 жыл бұрын
@@yussufmohamed8732 Aayeyo, ilaah ka cabso hadaad muslim tahay!🙏
@yussufmohamed87322 жыл бұрын
@@jaahiliintaafkaayaankagooy7570 bal ii sheeg danbiga aan galay hadii aan iraahdo nasrigii ilahay wu soo dhaw yahay Adigu miya dii dantahay in muslimiintu ay heli dooonaan nasriga ilahay aakhiri samaanka
Congratulations well done brother keep going your great work 👍
@engabdirazak56542 жыл бұрын
So much thanks Annaga production, waan u mahad celinayaa Putin, waayo wuxuu daaha ka feydey wax badan oo inaga qarsoonaa , lkin waxaa isweydiin leh sida looga faa'ideysan doono ,( waayaha ayaa macalin ah, )
@mohamedabdi99262 жыл бұрын
Masha Allah illahey haku barakeeyo walaal
@Hinraaz7772 жыл бұрын
Xog %100 dhameestiran
@zilloverhapep11632 жыл бұрын
QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣
@Aliahmed-lq5hv2 жыл бұрын
Haa usdaad cabdi Rashid’ waaa sax ad iyo ad Ee bro sobadi waa iga codsi
@maxamudcabdi64282 жыл бұрын
Ruushka alle haku karbaasho dhamaantood
@ahmedabdilahi91152 жыл бұрын
Mahadsanid wllo allah ha ku barakeeyo caqliga iyo cilmiga
@hassanhiir99692 жыл бұрын
Masha alla ustad....
@bushra16722 жыл бұрын
Boqolkiiba boqol muuqaal qurux badan bal ha arkaan kuwaan cadaanka iska daba qora meesha ay agtooda ka joogaan
waa sax ustaad kasi aad cadeysay wa wajiga dhabta ah ee reer galbeed ka
@libannur97562 жыл бұрын
Walaal hadal kaadu waa xaqiiqo biyo kama dhibcaan ah mahadsanid.
@kaamilcali97312 жыл бұрын
Xaqiiq weeye lkn talaw somalidu ma awoodan in ay casharo ka bartan Aniga xagayga maya sodon sano oo dagaal ah oo hoosayn iyo hoog waxba kamay barn cibro qadasho may samayn
@jaahiliintaafkaayaankagooy75702 жыл бұрын
Somaliya ma wadan Gaal ah oo aan Muslim ahayn?? maxaa yeelay in ka badan 30 sano ayay is dilayeen!🤦♂
@mahadamadaxyar21652 жыл бұрын
Masha alah walal Somali Anaga Baradagshan Waa Kanaal aan aad U Taagero Waan dhagesta Horey Usoco Anaga
@mohamesmohamoud18232 жыл бұрын
war yakhii wax yaba badan yan ku gu qabnaa ood noo so tadhisaa khayr allaha ku siyo
@abdirahman85002 жыл бұрын
Mahadsanid. Muuqaal aad loo diyaariyay.
@mawliidcabdi99562 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah macalin
@najaxmohamed42122 жыл бұрын
Ustaad waxaad tahay nin wax badan og alle haku xafido❤️🌙
@mohiidiinadan48342 жыл бұрын
Mahadsanid
@hanadbile44702 жыл бұрын
Ustaad Halkeen kaala soo xiriiraa waa taageero N0-1
@badrishakaal51032 жыл бұрын
keep going 🥰
@mranyoussouf5874 Жыл бұрын
Is very Good
@guladraageraage36952 жыл бұрын
Aadbaad umahadsan thy wallo waa xaqiiq dhaba ee sii wad si dadka reer yurub maskaxda ykaa gumaystey wax ufahmaan
@mohammedhusein89232 жыл бұрын
Waa run ustaad waana wax jira
@hassanwandoow39992 жыл бұрын
Wallahi waruntaa wll ilahay akuxifdiyo ❤️❤️❤️❤️
@mowharhariir414820 күн бұрын
Wali dunida wax cusub kama dhicin waxa soo waliba horay udhicin kulama kuwa eeykibraan waa faiidada kuwa saboolada fursadooda alla kariim
@AhmedAMayow2 жыл бұрын
Africa iyo muslimiinta gormeey hurdada Kakacayaaaaan
@dhamme02 жыл бұрын
Kala bad iyo webi Ha isku xirin muslim iyo African Waayo waxa jira dawladado muslim ah hadana hubka nuclear ah haysta Mid kala jirtoo dalal bdn oo African ah oo aan muslim ahayn aya jira marka hab fikirkaaga baladhadi baan ku lyhy wll mhdsanid.
@jamalskp72802 жыл бұрын
Walahay sifiicano9 xiiso leh Ayaan u dhagaystay warbixintada
anaga hadaa muslim nahay muslimiinta beesaa noo muhiim ah maaha reer galbeed xaqaa dilaacay wlhi allaha isku gubo sey u dhan yihiin falastiin iyo suuriya sidey u dawan jireen aan u dawana markeena
@Mohamed_Qadar2 жыл бұрын
Waad saxantahay huuno
@akra54t4grrashid42 жыл бұрын
Aadbaa ugu guur gashay aadne waanoogu sharaxday
@basalbohodle65152 жыл бұрын
Mansha Allah sxp mcn horey u Soco
@cabdullahihuseen42622 жыл бұрын
Hadaa somalia Nahay🇸🇴 Russia 🇷🇺🇷🇺 Ayaa la jirnaaa
@salmaanaxmed91442 жыл бұрын
M.a macalin asxabey videogan haloo shere garryo dadga tageraye ukrane like me okle oo figrada qaddan aminsan 🥰🥰🥰
@thatistrue20652 жыл бұрын
MASHALAAH WLL ILAAHEEY HAKU BARAKEEYO ❤❤❤🤗❤❤❤❤❤❤
@aminmaxamed56562 жыл бұрын
Masha Allah ustaad waxaad u soo dhigtay si Ad u fiican
@yahyeapdirahman91852 жыл бұрын
𝐇𝐨𝐫𝐚𝐘 𝐔𝐬𝐨𝐜𝐨 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐋𝐢𝐧𝐨𝐰❤️
@khalidadan98452 жыл бұрын
Hear
@qadanadam22092 жыл бұрын
Masha alla Wll muxtarima Waad ku mahadsanty tabinta xaqiiqda Ku salaysan
@الحزن-م2ج2 жыл бұрын
First person.
@miriqxasan51782 жыл бұрын
maashaa allaah waarutaa laakiin waxaalabaa in waxlaga barto ama laficilqaato lamahelayo taas waa dadlabahdiley inaqaatay bahdilaadaa markaa sifudud iskuma xoraynkaraan
@BlueberryAkari7222 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@Iseyougtr622 жыл бұрын
Masha allaah bro sida aad noogu so tabisay xaqiiqda
@monicely48872 жыл бұрын
Allah kuxafido wll mcn runti runtadkahadashaa mahadsanid
anagaa ka daran, sababtoo ah in ka badan 30 sano ayaan wadankeena burburinaynay
@mohaisak60452 жыл бұрын
Russia waa dowlad weyn sameynteeda sanadooyin ayaa la daali dhicidoontaa dunida oo dhan
@werzema-apdy2 жыл бұрын
first🦋
@noorholac68492 жыл бұрын
Wlh waa sax hadalka uu shegaayo walalkeena
@alibinali202 жыл бұрын
Allah waa Xaq soor mar walbo, Anaga haddii aan African nahay dhiwaato Dagaal iyo abaaro kuli wan so marnay lkn Manta waa Yurubta tookadooda ha arkaan 😠😡
@jaahiliintaafkaayaankagooy75702 жыл бұрын
yurub ma aha afrika, waxba dhici maayo
@sunda31332 жыл бұрын
@@jaahiliintaafkaayaankagooy7570 HHhH waxa hda ka socdo aroos miyaa 😄
@jaahiliintaafkaayaankagooy75702 жыл бұрын
@@sunda3133 waa aroos casri ah wax walba waa lagu daray xitaa niiko iyo qoob ka ciyaar ....😂
@alibinali202 жыл бұрын
We will see
@sunda31332 жыл бұрын
@@jaahiliintaafkaayaankagooy7570 haa m.allah Allah u barakeyo
Plz wll iuo waxa ka soo hadashaa sucudiga oo daldalay 81qof
@muslimoxasan68382 жыл бұрын
Aallaha burbutiyo
@abdirahmanali61802 жыл бұрын
Hadii muqaaladiisa ku afcaan ustaadka fadlan like ta hakala baqaylin waxay u muujinaysaa inuu tobigaas muhiim inoo ahaaa mahadsanidiin
@mowlidroble57032 жыл бұрын
Waa macalin dhabta intaan macalin arak allaha ku xafido wlo
@Maskaguy79032 жыл бұрын
Sxb waxaad kasoo hadashaa isbadalka sheego inuu ku dhaco jirka markuu samada sare la aado yacni (space-ka)isbadalkaasi waa da'a da qofka siduu inuu qof waynaan karo qofka dhulka jooga ama ka yaraado.
Cabdiyow Reer yurub denbigoodu waa gaalnimo . Ee waxa kastay ku hadlaan waa run dadki waa ku diir waa ku diin waana deris. Macdan haday soo gurtaana Dadkii lahaa baa dayacay dalaal haday dumiyaan dadkii lahaa baa ka ogolaaday
@ruqiyadihad36242 жыл бұрын
Reer galabedku wa dhagar badan yihiin ilahay baa noshegay afakoda iyo urkodu waa kala tagasanayihiin