GABAR KA DIGTAY CARUURTA DAROOGADA ISTICMAALA? I WAAYA-ARAG PODCAST EPI 2 SHARMAKE ABUKAR AMIN.

  Рет қаралды 33,342

Hubaal TV

Hubaal TV

25 күн бұрын

HUBAAL MEDIA GROUP

Пікірлер: 126
@southcawareness2520
@southcawareness2520 12 күн бұрын
Very bright lady indeed what is left for her is to cover up insha'Allah we pray for you to happen
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 22 күн бұрын
🌹Hereri♥️🌹kadib wareysigi, wey soo wada hoobanayaan!!
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 22 күн бұрын
Waa gabadh qalbi wanagsan u naxeyso dadkeda. Illahey ha hanuuniyo waxa ay jecashahayne hala garab galo
@ciidenuwaahodan
@ciidenuwaahodan 23 күн бұрын
Illahay. Wadada. Toosan ha. Kugu. Hanuniyo. Illahow. Intii. Lunsan. Noo. Soo. Hanuuni Waa. Jiidhkeeniiye. Allahu. Akbar
@user-rs7je6zr1f
@user-rs7je6zr1f 21 күн бұрын
Dadka hayasina umada ilaahayna dhaafa hakumashquulina muuqaalkeeda rabi hana hanuunsho dhamaanteen
@halimaahmed2552
@halimaahmed2552 23 күн бұрын
Ilaahay anoosooo hanuuniyo owlaada. Ilaahay waxaan ka baryeenaa inuu nacaawino soomaali meelwalba aujoogto ilaahay dhibka ah ka qaado
@hawomohamed8216
@hawomohamed8216 21 күн бұрын
Gabadhan waa fariid maasha Allah good advice
@yahye2001
@yahye2001 23 күн бұрын
Interesting broadcast
@zahrarachid532
@zahrarachid532 20 күн бұрын
Subahanallah walhamdulilaah laiallah ilallah Allah Akbar ❤❤❤❤
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 23 күн бұрын
Walahi xiligii nabadii waxa jiray gabar saan oo kale ah hada waxan maqlay waala.qabaa oo ilmo bay dhashay
@niyaaladem
@niyaaladem 23 күн бұрын
😂😂😂 caruurnimadu waa cadow laga koro. It'd aad yartahay waa iska caadi in aad iska waalwaalnaato laakiin, hadii aad weynaato in aad istoosiso waaye.
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 22 күн бұрын
@@niyaaladem haa abaayo wiil.wiil bay u lanisan jirday hada waa hooyo
@muslimahsista
@muslimahsista 22 күн бұрын
Waa jiraan dadka sidaas udhashaan, marka layaab maleh eh. Ninka Southafrika u orda waa sidaas ookale. Afsoomaaliga waa 100% Ma Sha ALLAAH….keep up
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 22 күн бұрын
Adunka waxa ufican qof og qaladku galay hadana qiranaya badana masa meyno maraka gabadha halo duceyo hana la so dhoweyo
@khada917
@khada917 23 күн бұрын
xamar ayaan la yaabanaa daroogada iyo mustaqbal la,aanta dhalinyarada rag iyo dumar laga sinaadey kuwii noo dhoofsanaana ma nuucaney niqdeen.
@niyaaladem
@niyaaladem 23 күн бұрын
Weliba weey ka sii daranyihiin. Soomaaliya hadii aad joogto qaraabo ku soo raadiso ayaad heeysataa laakiin qurbaha ma jiraan waxaas.
@falisa576
@falisa576 7 күн бұрын
Magaaloyinka somaliya o dhan meel An daroogo iyo qamri mandooriye laga istic maalin maba jirtee. xamar kaliya Maahan.Allaha ka hanuunsho umada
@Nura.Nalka114
@Nura.Nalka114 4 күн бұрын
Alaahu akbar ma umadeena lagu ciribtiri rabaa markay dagaalka dhexdooda ku daaleen YAA KEENAY? AAWAY WAALIDINTA QAASATAN KUWA SOMALIYA JOOGAN? SABABTA KA DANBAYSO SOMALI MEEL WALBO AY DEGAN KA DEGAN TAHY QURBAHA UGU BADAN YIHIIN DARAAGISKA CIYAALKA ISTICMAALAN. SOMALI😢😂 QABIIL😢 ILAAHOW DADKEENA SOO HANUUNI
@farhiya77sharif5
@farhiya77sharif5 18 күн бұрын
SAMIIRO. NAFTEYDA UN BAA KA HADLI KARAA..WAA HADAL WEYN WAANA DIINI WAA WAX XUN IN OO QOF KALE DULMIYO THANK YOU SAMIIRA ALLE KU XIFTIYO .AMIIN..
@shantagees9425
@shantagees9425 4 күн бұрын
Samiira guulayso abaayo.. sending love.
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 23 күн бұрын
The message is true but how Could I trust messenger!
@muslimahsista
@muslimahsista 22 күн бұрын
Your afsoomaali waa 100% Good 👍
@muslimahsista
@muslimahsista 22 күн бұрын
Doroogada meelkasta waa kajiraan, weliba dhaliyarada da’a aad uyar isticmalaan, waana run wax fiican ma ahan, xanuunka xaga maskaxda ayey keenta, ee ha looduceeyo dhalinta yaryarka ah….Mahadsanidiin
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 22 күн бұрын
Rabi ha u naxariisto hana hanuuniyo dhalinta soomaaliyeed waa jiil la dhumiyey denbiga ayagu ma lahan gabadhaan rabi xaqs ha ku sugo xijaabka rabi ha jecleysiiyo
@abdulahiabdi4213
@abdulahiabdi4213 22 күн бұрын
Sheydan ee sheegooso ayadaba oo ku dhax jiraa ee allaha soo hadeeyo
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 23 күн бұрын
😀😀😀
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 18 күн бұрын
Ilahay haku soo hanuuniyo sister 😢
@asiaabdillahi7908
@asiaabdillahi7908 21 күн бұрын
Magacii podcastay Samira leedahay?
@Flims-vloge
@Flims-vloge 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 20 күн бұрын
Asc, gabadhan waxad ka garan kartaa niyadda ay u heyso in la caawiyo dhalinta, markaa iyada labiskeda si wacyi galin ugu sheega.wbt
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 21 күн бұрын
Subxaanalaah.
@Amineta.0
@Amineta.0 21 күн бұрын
Fuaad in loogu yeeri jirey waa xasuustaa hadeey gabadhaan aqaaney eheed waqti hiraana a gu danbeysey neyrobi xataa waa Ku arkey 1992 dii
@FoowsiyoNoor
@FoowsiyoNoor 12 күн бұрын
caliyaalow waxatahy gabar reer faarax asc
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 23 күн бұрын
ILAAHAAY HAKU SOO HANUUNIYO GABAR SOOMAALIYEED OO DHAQAN LEH BAAD TAHAY IYO ILAAHAAY INAAD ADEECDID OO MUSLIMNIMADA ILAALI ILAAHAAY HAKUGU SUGO REER GALBEED MA TIHID .
@hassansaididle5782
@hassansaididle5782 23 күн бұрын
Waa cajib walhi cidwalba waa lawareysanya
@user-rs7je6zr1f
@user-rs7je6zr1f 21 күн бұрын
Soomaalidu waxwalba inay qarisayrabaan caruurtaan darbiyada kudhimana ee daroogaysan waalidkood hacaawiyaan dhaqtarna hageeyaan maxaaqaldan soomaaliyeey idinkuna qofku haduu halaabo shaydaan baaqaatay quraan halasaaro haduu maskaxda kajiranyahayna mentan hospital halageeyo joojira caruuraha aadcaynaysiin hadiikale kuwiina ayaa sidaad ookale noqondoona
@shantasomali411
@shantasomali411 22 күн бұрын
Hhhhh
@yahyeelmi3419
@yahyeelmi3419 23 күн бұрын
see camal
@somaligirl8743
@somaligirl8743 22 күн бұрын
Daahir calasow washiish
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 18 күн бұрын
Suxanallah
@Amin_channell
@Amin_channell 23 күн бұрын
Wayo arag wareyso so maybe she’s made mistake her life but cashar ka barta
@samraamo8912
@samraamo8912 23 күн бұрын
So wiil ma ahan walal maxad u dhehen gabar. So xad gudub ma ahan qof inlagasaxa wixi ka qaldan p lawanoya fican in losi gafa ma haboona. Yaan lasi fogeynin qofka shaqsoyadiisa
@niyaaladem
@niyaaladem 23 күн бұрын
​@@samraamo8912. Wah, ma maxaad ka hadleeysaa? Waa gabar ruuxa la wareeysanayo oo samiiro ayaa la yiraahdaa 😳
@samraamo8912
@samraamo8912 22 күн бұрын
@@niyaaladem haaa anigu wiil baan mooday subxallaah. Allaha so hanuuniyo dhalinteen iyo dhamaan dsdkena somaliyed
@niyaaladem
@niyaaladem 22 күн бұрын
@@samraamo8912 . Dhalinyaro ma ahan oo 1994kii beey gashay USA. ALLE hasoo hadeeyo.
@user-dg8fn7wm8z
@user-dg8fn7wm8z 19 күн бұрын
Wayab war maninba mise wa naag?????? SubxanaAllah
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 23 күн бұрын
1990.baan soo galay may diri waaba habar ee
@niyaaladem
@niyaaladem 23 күн бұрын
1994 beey soo gashay, waa run waa qof weyn
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 22 күн бұрын
Almost 60 yrs old!
@Nura.Nalka114
@Nura.Nalka114 4 күн бұрын
Somali QAYB XANUUN QABIIL QAYB XANUUNKA DAD UUN INAY XISAABAN QAYB INAY ISKU MADHQULAN QAYB INAY KU CAYAAN WLKOD HADII WAX KA QALDAN YIHIN MAXAA NAGA QALDAN YAAAAAB QOFKI ISKU KALSOON XATEE AMAAN KAMA HELAAYO
@liinmango3656
@liinmango3656 3 сағат бұрын
Hadey habr tahay maxa ka galey? Sow lama wada weynanayo
@user-hv4mh3ji7k
@user-hv4mh3ji7k 23 күн бұрын
Waaa captain ayuub walaaashii isu Ekaaa ninyahow😂😂😂😂😂😂
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 23 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@salmanyare1236
@salmanyare1236 23 күн бұрын
Beenta maaha niyow lagama Garto Geesdiirad yar 😂😊
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 22 күн бұрын
Wallahi marki kow asagan umaleynayey 😂😂😂😂😂
@user-hv4mh3ji7k
@user-hv4mh3ji7k 22 күн бұрын
@@halimayussuf3032kkkkkkkk Kkkkkkkk Kkkkkkkk
@somaligirl8743
@somaligirl8743 22 күн бұрын
Hawiye weeye caliyaalo ka timi Daahir candho walashis weeye
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 21 күн бұрын
Kan wariyaha codkisa inu kala horeeyad mooda oo codka la dulsaaray
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md 22 күн бұрын
Gabar
@maskuudbashir8991
@maskuudbashir8991 23 күн бұрын
Waliba wariya wa ku faraxsanyahay in uu waraysto dadka liita
@FadxaFarah
@FadxaFarah 23 күн бұрын
Adiga ayee ka aqli badan tahay uuuuf
@umnalka7740
@umnalka7740 23 күн бұрын
@@FadxaFarah jaahilnimo waa cudur xun Allaah hakaa caafiyo
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 20 күн бұрын
raga soomalida ha ceebeyn ma ogtahay ciyaalka balwada leh iyadeey warka ka dhegaysanayaan hadii wadaad loo keeno waxay u arkaan qof aan fahmayn laakiin iayada waxay u arkaan qof waxay ku jiraan soo martay aad beey u mahadsan tahay samiira asturadana ku dar walaal macaan khatumadeena khayr allaha ka dhogo aamiin
@nimcoahmed536
@nimcoahmed536 23 күн бұрын
Our community failed our youth
@mohamedyussuf5545
@mohamedyussuf5545 23 күн бұрын
Tan ma kabtan ayuub ayay walaalo yihin u eeka 😂😂😂😂
@niyaaladem
@niyaaladem 23 күн бұрын
😂😂😂istaaqfurullaah iga aamus
@fadumaahmedali3248
@fadumaahmedali3248 22 күн бұрын
Xijaabka xiro Haddad gabar tahay
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d 18 күн бұрын
Xasbiyallah wanicmal wakiil qof aad wareysato miyaa weydey salamaad
@lulali6059
@lulali6059 22 күн бұрын
Caliyaale ma ba ka dheero xamar, waa xamar daye.
@user-qy2rg2xi9y
@user-qy2rg2xi9y 23 күн бұрын
Ninkan warysanaya isaga nin liita ah
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 23 күн бұрын
Don't look down on people may Allah guide her
@omarmahmud8345
@omarmahmud8345 18 күн бұрын
Paul kagema madaxwaynaha riwaanda u ekaa
@hanefa283
@hanefa283 22 күн бұрын
Timahaan MASAR NAGA SAAR ALLAH KUSOO HANUUNO
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 20 күн бұрын
Gabadha cadaanka ah markaad dawarsanayso ee aad salaamayso xafiiska caydha ma waxa aad ku tidha masar xidho
@Notalt17
@Notalt17 19 күн бұрын
​@@nuurnuuraan8624wllo gabadhan gabar muslimad eh o somli eh waye qofka ina wax lo sheego ceeb ma ahan ama ha qaato ama ha diido
@Somalichannel_1
@Somalichannel_1 10 күн бұрын
Siday darogada uxuntahe xijaab la'antana uxuntahe is astur zxpe
@user-hv6wg5ge6x
@user-hv6wg5ge6x 23 күн бұрын
Xaqiiq intaa waan jeclaaday halkeen ka helilaa talaw somaliyeey
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 22 күн бұрын
Samiira shakligeeda ayaa ka daran daroogada aad ka digaysid.
@shantasomali411
@shantasomali411 22 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@user-mh4ym2gs9u
@user-mh4ym2gs9u 20 күн бұрын
Waan gartay!!!!
@amanAkarim3191
@amanAkarim3191 23 күн бұрын
Nin miyaa mise waa naag.
@muslimahsista
@muslimahsista 22 күн бұрын
Halayaabin, waa wax loodhasha, you never know, SUBXAANALLAAH
@nimcoahmed536
@nimcoahmed536 23 күн бұрын
China aya lagu saeya wa mid aad u huun maha midka dhaqtaku u bixiyo
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md 22 күн бұрын
No wawiil
@somaligirl8743
@somaligirl8743 22 күн бұрын
Daahir candho walashis miya way isku egyahay
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 21 күн бұрын
Showgaan , durgo kaliya ,kaweeyn. Adiga , nin maa tagay ama naag? Darbigana ,ka soo boodin 😂
@dharaarshow
@dharaarshow 23 күн бұрын
Ninkaan dadka halaabey miyuu wareystaa
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 22 күн бұрын
Qurbaha dhib baa yaala
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 19 күн бұрын
Walaahi xamar eey yaaliin waxaas
@mohamedyussuf7281
@mohamedyussuf7281 23 күн бұрын
Qoftan iyadaaba lunsane maxey Bulshada usheegi yaab wllh
@hassanhussein1002
@hassanhussein1002 6 күн бұрын
Wariye sharamarke iso qawo
@user-om2qe2xx6j
@user-om2qe2xx6j 22 күн бұрын
Wareysigu ceeb ma aha qof walbana waa la wareysan karaa
@user-mn3tq5vk2z
@user-mn3tq5vk2z 22 күн бұрын
Hbn wngsn dig kulaha 🥺
@fitahkassim
@fitahkassim 22 күн бұрын
Cod malaha
@omarmahmud8345
@omarmahmud8345 18 күн бұрын
Sidaaan miyaaa hooyo kugu ducaysay ?
@SahraSiman-uu1uk
@SahraSiman-uu1uk 18 күн бұрын
Hada run miyaa gabar miyaa
@maskuudbashir8991
@maskuudbashir8991 23 күн бұрын
Dad aad u Lita ayu waraysta bal maxa laga daidaya ruux danbi mahe
@user-bz9sf3mt8w
@user-bz9sf3mt8w 22 күн бұрын
Waxan qowmu luud miyaa. Gabar ma ahane
@AbdiAbdiadam
@AbdiAbdiadam 21 күн бұрын
Xarifkan Yake naasaha durtey miyaa
@ummkhubayb2290
@ummkhubayb2290 20 күн бұрын
Waa gabar. Muslimad ah.nin ma ahan
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 20 күн бұрын
Nasaheedaaba lo jeedaa Rag iyo dumar maxa la iska weydiina Hooy Cowradada asturo 😳
@sakariyevicoz8356
@sakariyevicoz8356 23 күн бұрын
Inaalilaah waar wll qof isagiiba halowsan baad leedahay communityga ayay talo ka siinaysaa dhalinyarada balwada isticmaasha !! Yaab Waartani yadiibaaba talo ubaahan Ee rabbi hasoo hanuuniyo Ducada ugu Dara soomaliyeey inuu alle jidka xaqaa tuso
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 23 күн бұрын
Waa staffkii ilhaan cumar
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 23 күн бұрын
Don't judge people Allah can guide whom ever he wills
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 22 күн бұрын
@@AhmedMohamed-tn5ygILHAAN 🎊💕💖🌹Omar♥️💞💕💕meesha maxaa keenay? NAAG darogeysan ayaa meesha joogta?
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 22 күн бұрын
WAA ISLAAN 60 JIR , ah!! BISINKA!!
@akshaale
@akshaale 23 күн бұрын
Marna nin 40 jir taatoo ku marsadey noo keen marna nimow naag noo keen. Sharma naga xishoo bosa
@suwhoop123
@suwhoop123 23 күн бұрын
Your mom
@muslimahsista
@muslimahsista 22 күн бұрын
Walaal, halayaabin waa udhalasho ilatahay.
@Amineta.0
@Amineta.0 21 күн бұрын
Gabadhaan wadeey ilavegyahey midaan aqaano waqti hore muqdisho 1986 dii howl wadaag Aan Isla degeneen waa lawada weyweynaadey
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 21 күн бұрын
1986 eedo maxaa meesha iyo KZbin kusoo galiyay adiga cimro cibaado ayaaba ku jirtaaye 1986 xataa waqtigaas hooyadeey ayaaba dhalan
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 21 күн бұрын
Hereri opened the door. Somalida in loo bilaawo ay u baahan yihiin.
@halimoa4348
@halimoa4348 22 күн бұрын
Horta reer xamar daqan xuma deenta ku yar markey gurbo imadan maha balwad iyo qanis nimada ugu badan tahey? Imika qofkan wa dumar nin iska dhigeya. Inkar aya haysta dadkan.
@user-mn3tq5vk2z
@user-mn3tq5vk2z 22 күн бұрын
Hush naya mj ku bdn khaniisnimo hdil la dhaho so growe maheen meshi saliid qubaha 😅lagu isticmalay akh 😊
@muslimahsista
@muslimahsista 22 күн бұрын
Halayaabin, dad udhasha ayaajiraan, sabab awgeed. Ninka Southafrika u ordo, waa sidaas ookale, ee halayaabin, waayo you never know, qofkasta waa kudhicikara.
@muslimahsista
@muslimahsista 22 күн бұрын
Doroogada meelkasta waa kajiraan, weliba dhaliyarada da’a aad uyar isticmalaan, waana run wax fiican ma ahan, xanuunka xaga maskaxda ayey keenta, ee ha looduceeyo dhalinta yaryarka ah….Mahadsanidiin
@Nura.Nalka114
@Nura.Nalka114 4 күн бұрын
Alaahu akbar ma umadeena lagu ciribtiri rabaa markay dagaalka dhexdooda ku daaleen YAA KEENAY? AAWAY WAALIDINTA QAASATAN KUWA SOMALIYA JOOGAN? SABABTA KA DANBAYSO SOMALI MEEL WALBO AY DEGAN KA DEGAN TAHY QURBAHA UGU BADAN YIHIIN DARAAGISKA CIYAALKA ISTICMAALAN. SOMALI😢😂 QABIIL😢 ILAAHOW DADKEENA SOO HANUUNI
@ciyooonisofficialchannel9927
@ciyooonisofficialchannel9927 22 күн бұрын
😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡 yaaab iyo abkaab ma nin baa mise dumar
@suldaanaxmed689
@suldaanaxmed689 23 күн бұрын
Wareysigan okale nooso badi waa cajiib
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 23 күн бұрын
Hada qofkaan maxaa laga warwysanayaa oo macna leh war waxaan oo kale hanagu soo dhisin
@deeqoali57
@deeqoali57 21 күн бұрын
Anaba yaaban mooryaantan maxay ka hadle
@user-hv6wg5ge6x
@user-hv6wg5ge6x 23 күн бұрын
Inantan walaahi waan jeclaaday talaw sideen ku heli lahaa anigu waxaan joogaa hargaysa reerna waan leeyahay
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 23 күн бұрын
Oo ma dhoof doonbaad tahay mise waa ka dhaab
@niyaaladem
@niyaaladem 23 күн бұрын
😳😳😳
@lionman6813
@lionman6813 23 күн бұрын
😂😂😂😂
100❤️
00:20
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 70 МЛН
Китайка и Пчелка 10 серия😂😆
00:19
KITAYKA
Рет қаралды 2,1 МЛН
Would you like a delicious big mooncake? #shorts#Mooncake #China #Chinesefood
00:30
GOORMAA KUGU DANBEYSAY MATAAN IYO SHACTIRADIISII 2024 KA BOGO
16:23
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 92 М.
100❤️
00:20
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 70 МЛН