Cali wxuu yiri Abdiaziz hala caawiyo taas oo aan u fahmay in uu ka wado abdiaziz dowladu haku garabsiiso kheyriyaadkan uu hayo hana la maamuuso m.a❤
@CumarSolwar Жыл бұрын
انا احب عبد العزيز أكثر من أغلب البشر والسبب هي أنه يحب المساكين ويساعد الفقراء لا سيما السوريين. نسال الله ان يدخلك الجنة بدون حساب ولا سابق عذاب .لو أن الصوماليين يعرفون قيمة السوريين ومحبتهم للصوما ليبن لتقاسموا معهم قوت يومهم وكل شيء وكل شيء حتي تراب أرضهم و وطنهم.اللهم بارك سوريا اللهم بارك الصومال اللهم بارك كل المسلمين.اللهم امين.
Cabdicasiis allah waxa aan uga baryaa ducada allaha kuu ajiibo allaha ku ciseeyo aamiin sida aad masaakiinta u gacan qabato waxa aay tahay dowalad madax banaan❤
Mashallah. Support this beautiful child and his sick dad people. Somalis its time they gave people back things after getting things from the world for 30 years ! 😄✌️
@naimasheikhnor7811 Жыл бұрын
Wllhi ilin iga timaady💔😭 Allha cawiyo baaba Cali yare guulyso 🇸🇴❤️
@kowsaralihassan7674 Жыл бұрын
Scw scw scw ♥️ ale subxana wa tacaala waxan ka baryey surriya iyo wadamada dhibateysan in dhibka ale ka qaado asxbey aamiin dhaha
@WarbaahintaIslaamka Жыл бұрын
Soomaaliyey Hala Caawiyo Walaalaheena Suuriya 😢
@AdenSicid-ml4so6 ай бұрын
Maasha Allaah c/casiis waa umad Ilaahay ha barakeeyo iyagana Alle ha u gargaaro.
@ahmed-bs9l Жыл бұрын
يارب ساعد السوريين 😢 أخوكم من الصومال أشعر ما تشعرون😢
@seynabxuseen9760 Жыл бұрын
masha.alaah ilahow.aabo.ucafi.ya.alaaah
@Som-Hanoolaato Жыл бұрын
Cali Soomaali, Happy boy and very cute, Afsoomaaligiisa waa TOP, Masha’ALLAH TabaarakAllah
@zeinabs678 Жыл бұрын
Allaah nabadi ay aheed suuriya ha uso celiyo OO DHIBAATADA HA KA SAARO
@wondroussoul5414 Жыл бұрын
Maskaxda caruurta iyo dadka wayn sida ay ku kala duwan tahay waa cajiib, caruurta wax barasha aad ayeey ugu fududahay mashallah
@abdifatahcheick5198 Жыл бұрын
Sababta Wll magaranaysa caruurtu hore ayey u sexdan habenki 8 ugu danbeyn way hurdan hore usexashadu qofka waxay ka cawisa inay maskaxdisu u nuglato wax barasho luqad Ama maadi cilmi wuxu dono ahato
@farahj2244 Жыл бұрын
يا عمري الله يحفظك يا علي ويشفي ابوك الشفاء العاجل يارب. اهل السوريا اهل الكرم والشهامة ❤نحبكم
@timroyacoub8369 Жыл бұрын
Syria 🇸🇾 aad bay u soo dhaweysey oo ay u gargaartay somalida, waa walaalo in lasoo dhaweeyo mudan
@sagalabdi3807 Жыл бұрын
Soomaliyeey Hala caawiyo abaha xanuunsan😢😢😢
@hawobashir838 Жыл бұрын
Manshallaah ❤ Suriya waa dad wanagsan oo noo soo dhaweyey somali hadanahay idinkuna soo dhaweya walayal fariid wiilka yar manshallaah Suriya Guul somaliya Guuul inshillaah cabdilcasiis shaf badane manshallaah alle ha ku dhawro
@Aziiza_A Жыл бұрын
Allaha caawiyo reerkan iyo dhaman inta dhobateysan🤲
@Nuurah951 Жыл бұрын
Reerka waa Marti ee hala caawiyo Inshaa Allah 😢😢
@nila7120 Жыл бұрын
MashAllah tabarakallah may Allah bless Ali and his families and all suriyans
@bashiirlucky346 Жыл бұрын
wiilkaas cabdicaziizow walalkada ka yar ka dhigo oo ka farxi marwalbo wlhi wuu ku jecelyahay masha allah
@Cusmaantaabid Жыл бұрын
Masha allah ha la cawiyo wa wajib
@SandisiweGininda Жыл бұрын
Im not Somalian but it touches me this😢 I love Somalian pple❤
@abdallahbashir7309 Жыл бұрын
We Love ❤ and support our brothers of Syrian 🇸🇾 . Somalia 🇸🇴 🇸🇴 and Syria 🇸🇾 🇸🇾 are brothers
@farhaahmad-fia87 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله ياعلي انت وابوك الله يحفظكم ويرزقكم يارب وجزاك الله أخي عبد العزيز ❤❤
@xooshyare7258 Жыл бұрын
maha allah barakallaha abdicasiis wllo allaha ku barakeeyo
@zeinabmohamed1224 Жыл бұрын
أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك شفاء لا يغادر سقماً يا أبو علي الله يصلح حالكم وحال بلدكم .
@ifrahismael8313 Жыл бұрын
اللهم امين ويصلح حالناكمان
@abdoulfatahmahdidjama6928 Жыл бұрын
Illahey ha idin gargaro sharaf badan ayey mudan yahey wilka yar iyo Cali iyo Abihi in lo daweyo incha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ jir o jog i nolada Amin ya Rabi
@Niimmoh4 Жыл бұрын
Yaa Allah qof walbo Muslim ah oo dhiban dhiibka ka qaad inta Xanuunsan xanuunka ka qaad iyo inta murugaysaba😢😢
@jamadjanno Жыл бұрын
Siiraya waa wadan aad u fiican aaday noo soo dhamay1993
@Najma-Mohamed Жыл бұрын
Barashada luqada somaliga ma fududu.. well done Ali😍 I love how he goes “magaciis” when he gets stuck😂 May Allah bless and protect him!
@AbdulAli-ku9he Жыл бұрын
MashaAllah.
@kowsaralihassan7674 Жыл бұрын
Mansha allah wiilkan yar wali wa caruur reerkiisa hala caawiyo wa ilmo aqli badan Mansha allah❤ale ha xafido
@aminaaden-ox6ke Жыл бұрын
الله يسعدكم يا اهل السوري العظيم
@fardawsaali1035 Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله الله يحفظهم يا رب.ما شاء الله تبارك الله هو شجاع والله الله يحفظهم ويشفي ابوه يا ربي ويجمع شملهم هو بيحكي صومالي ما شاء الله تبارك الله الرقم انه لغه الصوماليه مو سهله.
@canabcnuur535 Жыл бұрын
Mashallah tabarkallah allah ha ku xifdiyo wll abdiasiis mashallah
@ardhoyahmed6189 Жыл бұрын
mashaallah tabarakallah wllken Ali abihis allaha u cafiyo somalaya an cawino
@shirwachassanafrah6809 Жыл бұрын
allaha caafiyo aabaha wiilkana waa in lacaawiyaa ilaaheey how gargaaro qoyskaas
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq Жыл бұрын
Salahu calehi wasalim💙👏💚👏❤👏💙👏❤🙏🙏🙏🙏🙏
@ah5023 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا آبو علي انشاء الله الله يحفظك أنت وعايلتك إنشاء الله الله يسعدك امين 🤲 يا رب العالمين
@رحمه-ذ1ح Жыл бұрын
ما شاء الله بارك الله فيك أخي الكريم ❤❤❤
@aaminasalah3711 Жыл бұрын
Ilaahay min cindigiisa hakaa caawiyo cabdi casiis
@warda4257 Жыл бұрын
Allha idin caawiyo wadankiina iyo kenaba nabad allaha noga dhigo insha allah
Waaxaarajeeynaa abdulcaziiz insha allaah wiilkaan iyo qoyskiisa oo lacaawiyay masha allaah waxfiican aa qabatay saadadka kaladuwan ucaawisay adne hakuugu abaalgudo janada anagana sidookale walaahi wiilfiican aatahay masha aallaah alle hakuxifdiyo fariintaan in ee kusoogaarto aarajeenaa walaalkee meelkale alle hakaasiiyo daadbadan aa kafarxisay alle hakaa farxiyo
@caasha93 Жыл бұрын
Masha Allah abdiasis wl Alle haku barakeyo 🤲😢
@sheikhzakaria5147 Жыл бұрын
Eebe ha caafio odeyga wiilka yarna eebe ha sharfo
@aminaabdiadem9900 Жыл бұрын
Cabdi caziiz wuu na caawiyey uu ula jeedaa cunuga ilahey ha xifdiyo aamiin cabdi caziiz ilahey gurigada awladada familkaada dhaman ha idiin xifdiyo aamiin
@asiyaberger7719 Жыл бұрын
الله يرجع ايام سوريا 🇸🇾 ويعين شعب سوريا في الصومال والعالم. أمين يارب العالمين.
@mzgamer3497 Жыл бұрын
Maasha Allaah tabarakalaah barakalaah fiik
@kowsaralihassan7674 Жыл бұрын
Mansha allah cabdiasiis dadkaas dhibateysan cawi abowe intad cawisayna ale ha ka ajarsiiyo
@ayanmohmed510 Жыл бұрын
Masha Allah Cali waa wadani allah barakeeyo Abe allah cafiyo cafimaada deg deg ah allah siiyo
@canabosman4171 Жыл бұрын
Allaha u cafiyo wiilkan aabihis
@aminasuleman9446 Жыл бұрын
اسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيك أن شاء الله
@sundussaciid9085 Жыл бұрын
Alle ha cafiyo
@SuntaFaaraxmajopasto58 Жыл бұрын
Dowladu waa ine caawisa couse anagu hada soomali nahay wadamo badan baa ilaah no qasbay oo na caawiyo marka wadamadooda tagno😫ilaah muslimiinta wadamodooda Nabad waarta ha siiyo
@fartunabdullahi9804 Жыл бұрын
Masha Allaha Allaha ha caafiyo Aabe aamiin yaaaaa Allaha ❤❤❤🇸🇾❤❤❤
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك الله يحفظك ويعطيك العافية يا علي
@saynabsaciid7449 Жыл бұрын
Allaahu akbar maansha allaah Cbdicasiis allaha ku barakeeyo
@Hibo6875 Жыл бұрын
Maskiin ax halagu celiyo
@fardosodiriye7544 Жыл бұрын
Illahay nabad hanasiiyo kuligeen
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Жыл бұрын
Wax barsho ha la siiyo wiilka
@HoodoSiciid-p5q Жыл бұрын
Ilahay umadisa ha usaqiro
@Libaxbaded Жыл бұрын
Syrian dalkan ayna dowlada ka jirin ayey scholarship na siin jiren waliba ay qarash arday walbo saabun ahaan ay bixin ayado dal carbed oo intaas na siiya aysan jirin dadkodana wax ay ahaayen dad wanagsan fadlan somaliyey cid walbo oo caawin karta ha caawiso Allah dartiis mahadsanid A really
@wondroussoul5414 Жыл бұрын
Wax badan ayan maqlay wanaaga reer suuriya iyo sideey somali u caawiyeen 1991 kadib, ilahay dalkooda nabad ha siiyo anaga dalkeena ilahay ha iino nabadeeyo amiin
@ShadowNight-o2c6 ай бұрын
ilaahay hacaafiyo abihiis
@quruxsanqurux8659 Жыл бұрын
Masha Allah wiilkan yar waa fariid wlhi❤
@xalimoxalimo4846 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢 sori ali allaha kuxafido c/badi casisi masha allaha
@fartunabdullahi9804 Жыл бұрын
Allahu Akbar 😢😢😢😢
@ismahancali6643 Жыл бұрын
Aamiin yaarab ❤🤲🤲🤲🤲🤲 Ilaahay ha caawiyo o ha Caafiyo wllken Muslim insha Allah Bi'idnillaah❤🤲🤲🤲🤲🤲
@adalmedia4291 Жыл бұрын
Wiilka ha la caawiyo gobanimadu waa sharaf somalidii hore iyaga oo caruurtoodu qadayso ayey martida wax siin jireen
@hanishire-t2z Жыл бұрын
Wallahi wan laqiroday wiilkan iyo aabihiis allaha cafiyo❤❤❤❤
Soomaaliyeed caawiya wiil kaas yar ee syrianka’ah maashaa Allah
@cabdirisaaqcali4296 Жыл бұрын
Hala caawiyo walaalkeen xanuunsan ilaahay ayaan u waydiinaynaa caafimaad insha alaah
@anabmohamed9808 Жыл бұрын
Masha Allah Allah ku barakayo aamin yaa rabi
@JamilahOriy-jx3bb Жыл бұрын
ماشاء الله ربنا يحميكم ويحفدكم
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج Жыл бұрын
الله يفرج همومكم وهم المسلمين كل يا رب😢😢
@UmaHashim-is6zh Жыл бұрын
الصومالين كان طبيعتهم الدعم والتكريم الضيف ان شاء الله بشفاء العاجل عير آجل يارب العالمين اللهم امين يارب العالمين ارجوا التحرك والانقاد هؤلاء الاجينين السورين
@safiyadirsche3782 Жыл бұрын
MaanshaAllah Allaah dhulkood nabad ha ka dhigo wadankod🤲🌺🌹
Aaabo wa xanunsanahay daawo rabaa marku dhahayo walahi ilinta wan ceshan kari waayy😢😢😢
@shacabkafariid1827 Жыл бұрын
Masha allah Cali ma somalia 🇸🇴 ku dhashay
@Fardososaid Жыл бұрын
So adii odhahy 😢😢😢make cry 😢😭
@aminaismail5974 Жыл бұрын
سأل الله العُلى العظيم رب العرش العظيم ان يحفض الله سوريا واهلها وكل ديار الاسلام و المسلمين ويعيد سوريا كما كانت وأحسن
@Som-Hanoolaato Жыл бұрын
Masha’ALLAH TabaarakAllah Mudane R/w Hamza iyo madaxdii kale ee sharafta leh, iyo C/Casiis & Team, waad kumahadsantuhiin dhamaantiin…. Reer Syria iyo reer Yeman waa dad wanaagsan Masha’ALLAH halakaalmeeyo, Insha’Allah and thanks for sharing
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Xanuunka iyo culeeska allaha ka dulqaaado walaalkeen ali