XAFLADII DDSI EE DULMI-DIID EE MINNESOTA 2018

  Рет қаралды 6,900

Kaftanka Siyasada TV

Kaftanka Siyasada TV

Күн бұрын

Пікірлер: 10
@طوبىللغرباء-ذ8و
@طوبىللغرباء-ذ8و 6 жыл бұрын
*Guuuusha DDSI waa guusha somalia oodhan allaw himiladooda uxaqiiji niman oo uga gargaar gumaystaha iyo gumaysiladaaqa*
@طوبىللغرباء-ذ8و
@طوبىللغرباء-ذ8و 6 жыл бұрын
Guulaysta walaalayaaal halkaakahaya ilaaahaybaa idingarabtaaagane hubka qaata dhamaantiin somali oodhan baa idingarabtaagane
@ezzaddinbaomar440
@ezzaddinbaomar440 6 жыл бұрын
Gudoomiyaha da'dda yar ee Jaaliyadda Soomaali Galbeed ee North America waxaan u sheegi lahaa in dagaalka Mujaahidiinta Soomaali Galbeed eey kula jireen Itoobiya uu bilawday qarnigii 12-aad, oo aysan ummadda Soomaali guul weyn eey xuriyadoodda ku hantaan aysan ka gaarin, aan ka ahayn guushii dagaalkii 1977 oo markii danbenah dawladdo waaweyn eey la safteen itoobiya meeshana ciidamaddii jaalle Siyaad lagu qasbay in ciidankiisa uu dib uga gurto Soomaali Galbeed, meeshaanah eey Soomaali Galbeed ku hanatay maamul madax banaan oo la magac baxay (Degaanka Soomaali Itoobiya- ama Gelinka 5-aad). Maanta gelinka 5-aad madax soomaali ah ayaa maamusho, soomaalidda gelinka 5-aadna nabad, shaqo, caruurtooduna waxbarasho xurrah beey haystaan laga bilaabo dugsi hoose ilaa heer jaamacadeed. Waxaa iga waano ah in dadkaa walaalihiina soomaaliyeed ah oo nabadda, shaqadda iyo waxbarasho haysta inaadan u horseedin (Barakac, gaajo, dagaal kumaal eey ku naf waayaan). Walaalayaal adinka North America ayaad joogtiin waxaana haysataan Basabooro Maraykanah waxaana intaa idiin sii dheer (Nabad, shaqo iyo waxbarasho eey ubadkiina heystaan). Marka walaalayaal fitno ilaaah baa ka deyriyey kuna tilmaamay Fitnaddu ineey dilka ka daratahay. Marka walaalayaal walaalihiina (Degaanka Soomaali ee Itoobiya) nicmo beey ku jiraane, bello ka fog ha u soo jiidina. Waxaan ku soo geba gebeynayaa (Somaliya ha noolaato) waxaan ka wadaa dhamaan Somalia , Jibuuti, Degaanka Soomaali Itoobiya iyo Dekaanka Soomaali Kenya. Noolaadda baan idin leeyahay dhamaantiina.
@ahmedyusuf6608
@ahmedyusuf6608 6 жыл бұрын
Masha allah guul iyo gobonimo dulmi diid
@c.raxmaanmawlid255
@c.raxmaanmawlid255 6 жыл бұрын
guuuuul guuuuul guuuuul insha Allah
@maxamedhsshi4120
@maxamedhsshi4120 6 жыл бұрын
waa guuul
@eskinderteshome7080
@eskinderteshome7080 6 жыл бұрын
Where did all the state funding go
@banaadirlandofficial7967
@banaadirlandofficial7967 5 жыл бұрын
Inta samaha jecel subscribe yaaan layga ilaaawin muqdishaaawi wayeeen
@wanaagjacel8880
@wanaagjacel8880 6 жыл бұрын
kuwaan hadala yahuuda soo daliilanaya umada caqli uma hayaan. xadiista iyo quran ayay u baahan yihiin Somali galbeed. ESTV baan dhanto ku nacnay. wali ma arag ESTV oo quran laga aqrinayo.
@khadrahassan8473
@khadrahassan8473 6 жыл бұрын
Isagu muu dagaalamo. Intuu dadka masakiinta. Dagaa lama Lee yahay. Halkan ayuu kuraaxaystaa. Caruurtii su na wax uga Barataa. War umada ha lu gay nin
KAFTANKA SIYAASADA # 108  05/17/2018
28:49
Kaftanka Siyasada TV
Рет қаралды 47 М.
Daahfurka Ururka Dhalinyarada ee  K B Brothers  St Cloud MN
1:38:09
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 18 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 108 МЛН
Deadpool family by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 6 МЛН
路飞做的坏事被拆穿了 #路飞#海贼王
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 15 МЛН
Имон чист?
30:06
TURAJON TV
Рет қаралды 6 М.
show 5761 جراحی صورت و بدن
18:06
Dr. Holakouee Official Channel #Holakouee
Рет қаралды 20 М.
حکایت چهار پند خر : داستان اموزنده از مثنوی معنوی
20:49
حکایت های پند آموز
Рет қаралды 809 М.
5 WAXYAABO AY GABDHU KU JECLAATO NINKA | XAREED Podcast
17:58
Shide Xareed
Рет қаралды 2,1 М.
آذربایجان چطور ترکزبان شد؟
21:21
Doxpodcast
Рет қаралды 56 М.
KAFTANKA SIYAASADA # 106  05/07/2018
46:34
Kaftanka Siyasada TV
Рет қаралды 69 М.
kaftanka siyasada 07    05:15:2018
41:23
Kaftanka Siyasada TV
Рет қаралды 56 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 108 МЛН