Maanta hal laga bixin maayo waayo wey qaawan tahay cawradeedii ayaa dhulka taal waar u nasteexee haday nasteexo qaadanayno allah ka cabso ku dheh cawradaada astur dheh
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
@@MalableMalable ilaahay ilaahay bay kaaga dhagtay waar anaga sida ku jecel jaahilyahow, gabdhaha ma iyagoo labisan baa la fuula
@MalableMalable Жыл бұрын
@@dalaisacgibril5899 alleylehe adaa jaahil waar haku dambaabin jaahilyohow
@mmcc4347 Жыл бұрын
ma jareertiiba
@jamilayusuf9521 Жыл бұрын
Ku waas xagee joogaan
@hibasama3353 Жыл бұрын
Maasha Allah
@MalableMalable Жыл бұрын
Waa xasan sheydaan haday guruubkaasi soo dhaweeyey waar ninyohow allah ka cabso maanta waa if berina aakhiro allah ayaa lays hortagayaa naagahan is lulaya allah ka cabsada nimcada allah idin siiyey allah ugu mahad naqa xijaabka qaata jidhkiina astura
@abdinasiryerow4077 Жыл бұрын
You mean this guy is a diplomat very funny and fantastic
@abdiazzizyusuf4229 Жыл бұрын
Yeah,he is and we are proud of him what he have done to his country.
@YoungShakur1989 Жыл бұрын
Diplomat for somalia to zambia😅 Bal waxa siyasad somalia u hayo ila arka waa very sad😢
Qoftaan Sunglasess Wadata Habeen Gudiga Prptocol Ma U Sheegin Miyaa
@MH__1__MH Жыл бұрын
Maxa yaal Minneapolis aan maala yacni aheen. 2:48 yaa ka dhigey wakiil ka PL, dhulkey la gashey.
@Jan-i3f9j Жыл бұрын
Are you jealous 😏 urursamle
@MH__1__MH Жыл бұрын
@@Jan-i3f9j maxa ka maseera, dadkaan wa weyn ma wiilka yarka youtuber ka ah bey uso labisteen. Maxa xigmad ah oo ku jira, madaxa lagu wada socdaa Gala cilaajka dheh
@Jan-i3f9j Жыл бұрын
@@MH__1__MH Dan weyn bey ka leeyihin maalin kale baad ogaan
@MH__1__MH Жыл бұрын
@@Jan-i3f9j cidii dan ka leh wa meesheede u maleyn maayo in magaca PL meesha munaasab ku yahey . Wixii dookhaaga wa kugu kaligaa.
@muqdisho. Жыл бұрын
qofka ookiyaalaha weyn oo mobile ka cas laga bilaabo caawa ayadaa kafiil kaa ah kuwa kale ka fogow
@TahliilMaxamed-p6v Жыл бұрын
Xasan top sxb xabadan dhinacaga tagan timaha uqawan soo dhoweyn lee miya
Xasan top surwalki Legrand balbalarka manoso qaday
@jamilayusuf9521 Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@ruqiyojacfar1244 Жыл бұрын
Aaway ninkii dhahaayey yaa ku soo dhawaynaayo ishii buktaay ku bikaacso Xasan dad badan uu soo gacan qabtay waa mhdsan yahay
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Adeer c/nsr dhaga weyne heesta ma af garanaysaa
@Nor_90000 Жыл бұрын
Sugasntii iyo heesihii Soomaaliyeed waxay noqdeen ( Electronic Music ) Taas oo kaasaartay meesha heesihii soomaaliyeed ee toos Loogu tumi jirey walxaha codka iyo dhawaaqa Arinta kalena waa Soomaalidii oo nadiifowday siiba dumarka gaar ahaan kuwa ama ku dhashay dalalka reer galbeedka ama iyaagoo caruur aad u yar yar tegey Ragu way badow ilbaxeen iyagoo suudh sita ayey weli Ka muuqataa reer miyinimadu 😅😅😅😅 Qarafaa dhug 😅😅😅😅😅😅😅
@mohamedisse9986 Жыл бұрын
Catoosh yare haniivu maqlo
@nimcoismaacil7033 Жыл бұрын
Markay soo galayaan hoolka, wiilka, ka hortagay wa reer magal War Xanjada edeb afka ugu qabso kulahaa yacni? Afka isku qabo😂