Xajaaj ibnu Yuusuf | dilaaga ay Soomaalidu u baahan tahay!

  Рет қаралды 40,870

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Asc
Turkey, Maraykan, Australia iyo Yurub ayaad buugtan ka heli kartaa oo laguugu keenayaa:
1- Hayaankaygii Rumaynta (Aadan-Sahan)
2- 55 Dhibaabo Jacayl ah (Jacfar Suldaan-Yuusuf)
3- Mashruucii La-Dagaallanka Nuurka (Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac)
4- Qawaaniinta Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad (Cabdiwali Mucalimuu)
5- Loollan (Aadan-Sahan)
6- Aabbe Hodan ah, Aabbe Sabool ah (Dr. Jaamac Sahal)
7- Salaad Ayaa I Dhaaftay! (Cabdulxakiim Muxammad Obsiiye)
8- Dabadeed Qofna Ma Hadhin (Aadan-Sahan & Jacfar Suldaan-Yuusuf)
9- Faca Koraya (Aadan-Sahan)
10- Xusuusihii Guwaantanaamo (Cabdicasiis Maxamed Iimaan)
11- Garaadso inta aanad guursan (Mubaarak Hadi)
12- Qudus Haa Iska Leh (Cabdiqani Xaaji Cali)
13- Yaa Qaatay Burcadkaygii (Nasruddiin Maxamed Axmed)
14- Dib u Qor Sheekadaada (Hodan Xuseen)
15- Yididiilo (Cabdijabaar Aadan Cabdi)
16- Wabar (Jacfar Suldaan-Yuusuf)
17- Maanshaxan (Khaalid Mahad)
18- Cilmi-Boodhari Caasaqiisii (Maxamed Xirsi Guuleed)
Dhammaantood ka dalbo Website kan:
www.iqrabooks....
Haddii aad Turkey Joogtana la xidhiidh Lanbarkan:
+90 (551) 993 46 35

Пікірлер: 153
@amincano9255
@amincano9255 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@akshinfilms4317
@akshinfilms4317 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@hothanmouse3253
@hothanmouse3253 2 жыл бұрын
Wcs
@HassanHassan-bl4ly
@HassanHassan-bl4ly 2 жыл бұрын
Asc Axmadoow hanoogu duceynin xijaaj noogu ducee ninn sada Rasuulka Ama Abuubakar cumar faaruuq sababtoo ah dhiig muslimiint qadaro kuma daadineeynin MAHAD SANID
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Xajaaj Xumaan iyo wanaag ba uu lahaa Muslimiinta wax badan ayu taray!! Dhib badan na uu ugaystay🥺 رحمه الله. Xajaaj uma baahnin ee waxaynu u baahannahay nin dad iyo dal ba dhisa oo garsoorka ku fiican
@nas6114
@nas6114 2 жыл бұрын
Ilahay ka cabso
@mba6164
@mba6164 2 жыл бұрын
haa kasoo qaad qof muslim ah oo dambigalay.
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 2 жыл бұрын
وآخرين اعترفوا بذنوبهم خلطو عملا صالحا وآخر سيئا عسى الله أن يتوب عليهم إن الله غفور رحيم
@Daw_-lad4Kk
@Daw_-lad4Kk 2 жыл бұрын
id kasta oo Isku dayda in ay somali mideeyan wakhtiga ayaa ka dhacaya Dad badan oo isku dayey in ay mideeyan Somali Naftooda iyo wakhtigooda ayey ku waaye Somali waa dad is neceb dhextooda Ee qof kasta dantiisa haraaco fadlan 🙏
@HassanHassan-bl4ly
@HassanHassan-bl4ly 2 жыл бұрын
Asc nabaddoon magacaaga sida uu ufiicanyahay iyo ra igaaga ismalaha
@zuheyrcade6239
@zuheyrcade6239 2 жыл бұрын
Lkn ilaahay hadii uu doono midaas quluubtooda ayuu ka sàarayaa xumaanta iyo xiqdiga ay isu hayaan . Marka ilaahay oo aan ulaabanno diintiisa ayaa wax walbo xalkeeda yahay . Tusaale Aws iyo khazraj 2 qabiil oo wada dagaalami jirey lkn walaalo wax walbaayi ka dhexeeyaan noqdeen marka sideed ugu dhiirran kartaa middaas inaad tiraahdo ?
@zuheyrcade6239
@zuheyrcade6239 2 жыл бұрын
Lkn ilaahay hadii uu doono midaas quluubtooda ayuu ka sàarayaa xumaanta iyo xiqdiga ay isu hayaan . Marka ilaahay oo aan ulaabanno diintiisa ayaa wax walbo xalkeeda yahay . Tusaale Aws iyo khazraj 2 qabiil oo wada dagaalami jirey lkn walaalo wax walbaayi ka dhexeeyaan noqdeen marka sideed ugu dhiirran kartaa middaas inaad tiraahdo ?
@abdirahmanmustafaking6808
@abdirahmanmustafaking6808 2 жыл бұрын
الحمد لله على نعمه العقل في الإسلام
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 2 жыл бұрын
Ilahy haw danbi dhaafo koley qof muslim ah buu ahaaye
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 2 жыл бұрын
Xajaaj xumaan iyo wanaagba wuu lahaa, Islaamkana wax badan ayuu u qabtay.
@nas6114
@nas6114 2 жыл бұрын
Islam ka ha dhihin Reer bani umayya ayu wx u qabtay dhe
@Shaydanwase
@Shaydanwase Жыл бұрын
@@nas6114 Walal ma shiici bad tahay Shiicadaa naca dawladii umawiyiintee
@sirajalfaqeeh
@sirajalfaqeeh Жыл бұрын
​@@nas6114 reer banii umaya dawladooda waa doolad islaami ah oo gaalada casharo lama ilaabaan ah u dhigtay
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
Legend keep going brother adan sahan jasaaka laha wllky m.a allah 🙏 ❤👍
@ahmedmedahmedahmedmed3266
@ahmedmedahmedahmedmed3266 2 жыл бұрын
My best teacher adaan sahan you are my favorite somali KZbinr
@magacaygamaxamuud7253
@magacaygamaxamuud7253 2 жыл бұрын
Dhawr cisho kahor ayaan kahadlaynay aniga iyo dhalinyaro kale sidee loo midayn karaa somalida kadibna waxa igu Soo dhacay in loobaaahanyahay nin danbiga iyo amaanta wada qaata
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 2 жыл бұрын
Saxaabadii uu dilay iyo xumaantiisa ayaa ummada dhib ugu filan. Cumar bin c/caziiz ookle ayaan ubaahannahy
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 2 жыл бұрын
Videogii ugu xumaa ee aan ka daawaday channelkan
@dacardacar3530
@dacardacar3530 2 жыл бұрын
Aadan waad wacnayd inti hore Maanta ma xajaaj ayaad inoo keentay Ilaahay xaqiisa ha mariyo Lkn maaha inaad ku boorriso xajaaj oo kale
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 7 ай бұрын
Xajaaj u ma baahnin aadanow ee inoogu duceeya cumar biny A/aziiz oo kle
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 4 ай бұрын
Dee haduu ilaahay madaxweyne Idinka dhigi cumaŕ binu c/casiis intaydin sumeysaan ayey inqilaabi lahaydeen soomaalida ninka edbin karaa waa xajaaj.
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 4 ай бұрын
Dee haduu ilaahay madaxweyne Idinka dhigi cumaŕ binu c/casiis intaydin sumeysaan ayey inqilaabi lahaydeen soomaalida ninka edbin karaa waa xajaaj.
@shuwaykar4053
@shuwaykar4053 2 жыл бұрын
Plz 300k Hala gaadhsiiYo wiilka insha alah
@NaleBS1870
@NaleBS1870 2 жыл бұрын
Xajaaj Muslim ayuu ahaa Wixii uu dambi galayna Allaa Kala xisaabtamaya Haduu doonana u qabanaya haduu doonana u dhaafaya
@asadbashir6099
@asadbashir6099 2 жыл бұрын
Asc walal mcn inososamey video kahadlayo tariikhdiii Sh Khalid Al-rashidi please 🙏 Walal 🙏
@Xasanyare-sv7bm
@Xasanyare-sv7bm 2 жыл бұрын
Adiga caqli ilaah haku siiyo ma nin islaam fara badan oo asxaabta ku jireen dilay aa noogu duceynee
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 2 жыл бұрын
Ibu khadar cali🖤
@Cilmidoonxaaji
@Cilmidoonxaaji 2 жыл бұрын
عمر بن عبدالعزيز يقول" لو جاءت كل أمة بخبيثها وأتينا بالحجّاج لغلبناهم"
@queensukayna2174
@queensukayna2174 2 жыл бұрын
M.a marwalba macluumaad muhiim baad noosoo gudbisaa thanks wll🙏🙏
@Maahir397
@Maahir397 2 жыл бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 жыл бұрын
MAsha alh
@abdirahmanAhmedarone
@abdirahmanAhmedarone 2 жыл бұрын
sixitaan wallaal kabcada ha dhihin ee kacbada dheh mahadsanid
@Salahfarah1
@Salahfarah1 2 жыл бұрын
Waa runtaa wllhiya kano kale baan u baahanahay
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Xajaaj binu Yuusuf legend masha alah
@nas6114
@nas6114 2 жыл бұрын
Maha legend orodo tarikhda akhriso 8 daqiqo xajaj laguma barte
@feisalmo6663
@feisalmo6663 2 жыл бұрын
@@nas6114 maxaa ka wadaa
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar 2 жыл бұрын
@@nas6114 adiga
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar 2 жыл бұрын
@@nas6114 Maxaakaaqaldan Commenti Walbo ujawaanaayo Qufwalbo fakirkiisa buu leeyahay Isdaji wallaal
@cabdiraxmaansahal1739
@cabdiraxmaansahal1739 2 жыл бұрын
Waa aniga kaas ay soomaalidu ubaahantahay aan usoo waynaado
@asabcaanah9086
@asabcaanah9086 2 жыл бұрын
Kk wlhi waa qosle
@ahmedomar8109
@ahmedomar8109 2 жыл бұрын
Wlhi plhi tlhi shalay muuqaal aad soo gelisay ayaan arkay comment waxaan kgu soo qori rabay XAJAAJ BIN YUSSUF MUUQAAL NOOKU SOO DIYAAARI wlhi plhu waa la yaaab wlhi.
@ibraahimaxmed2327
@ibraahimaxmed2327 2 жыл бұрын
الحجاج له ما له وعليه ما عليه وحسابه على الله
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@maxammadxaajiyow149
@maxammadxaajiyow149 2 жыл бұрын
Xajaaj dadka aan ogeen! Godobta uu kagalay allah ayaa ku dhag'ma!!! Una gacal raariciya! Allo yaa ogaado taarikhdisii madobeed ee saxaabo ku laayay!
@AqiLiNOmedia5250
@AqiLiNOmedia5250 2 жыл бұрын
Xajaaj ibnu Yuusuf ♥️👍
@nas6114
@nas6114 2 жыл бұрын
What 🧐
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh 2 жыл бұрын
Waa Xaqiiq maanta Soomaaliya waxay u baahantahay' ''' XAJAAJ '' iyo kuwa kaloo lahalmaala oo UU ka midyahay HITLER. Car yaa soomaali u taliya oo aan Layn.. Horaa loo yiri. Mahadsanid!
@apdyazizrageh9129
@apdyazizrageh9129 2 жыл бұрын
Mid makuu shega wll aan ku caqli celiyee qof mu mina oo ashahaadanaya dhiigisa insikasta loogu ciyaara waa xaqdaro iyadoo lays leeyahay dawlad haldhiso ama quwad hala dhiso
@zuheyrcade6239
@zuheyrcade6239 2 жыл бұрын
@@apdyazizrageh9129 saxiix
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 2 жыл бұрын
Xajaaj waxa uu ahaa mujrim dilaa ah. Hadii xoog soomaali wax looga qaadayo Maxamed siyaad barre ayaa sii heysan lahaa.
@engrxiddig
@engrxiddig 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll Aadan
@ibrahimmumin8106
@ibrahimmumin8106 2 жыл бұрын
Keep going...
@MukhtarAli-vg1gb
@MukhtarAli-vg1gb 2 жыл бұрын
Qof walba xumaan iyo wanaag lkn wanaagiisa ayaa badan waana nin رجل الدولة ilaahay ha u naxariista 🤲
@ramlodhalhow6088
@ramlodhalhow6088 2 жыл бұрын
Wallayal qofksto wuu kafayaa waxaan uqeeyr badan kuwa kasoo noqdo kafga sidaa uu Tilmaamay xadiiskii Nabiga SCW xita saxabada ayaa dhaxdooda islayeen oo 10kun saxabi ayaa malin qur dhimatay ee bina Adam ayaa layahay qof macsuum aha majiro anaga waxeey naga mudan yihiin inaa uwada duceeyno wannagoodan iyo ragga nimadodane aan kaga dayano wixii xumaa okadhacay dhacay annu ku cibro qadan
@hothanmouse3253
@hothanmouse3253 2 жыл бұрын
Msh Allah Akhi
@cabdiraxmanaxmed541
@cabdiraxmanaxmed541 2 жыл бұрын
Ummadda uma baahno qof sidaas ah dowlad uu qof nuucaas ahne dhiso wax badan kama dambeyso xoog,dil iyo caburrin dowladd ku dhisan waan so marnay hadaad qof inoo tusaleneysid waxaan ubaahanahay qof cumar binu C/ziiz oo kale cumar binu khadaab aqoontii iyo indheergaradnimadii cali binu abii dallib oo kale dadkaas ayaa tusaale inoo ah wllow dadka fikir been ah ka iibinin oo dhallinyarada ku ku xirran ha lumin.
@fahadsalim5690
@fahadsalim5690 2 жыл бұрын
Wll xajaaj muusan ka fikirin mas'alada calol buxin iyo wax yalaha lamidka ah sida cumar binu cabdil casiis Xajaj waa nin ka fikiray mas'alad saminya ah oo islamku wuxu gaarsiiyey umada turkida ila hindya iyo jenaha asagana soo afjaray fidnadii ka dhex taagneed gudaha islaamka Bal wakase isheg cumaf binu cabdil casis mel uu furtay oo islamku ka taliyey xiligiisa
@apdyazizrageh9129
@apdyazizrageh9129 2 жыл бұрын
@@fahadsalim5690 hoyada xolaha kawase naga aamu calool labuuxiyo layne hadiiba qof mu mina dhiigiisa la xlaalaysanayo maxay meel lafurtaa taraysaa
@jamacmuuse9108
@jamacmuuse9108 2 жыл бұрын
Wllka qaliga salan sare waxan ka codsan lahaa madaama ninkasi ah nin xigmaad badan Lana wada yaqano inaaad xigmadihiis barnamij noga diyaariso isaaga iyo marwadisa yadan aqliga badnayda
@myk24myk
@myk24myk 2 жыл бұрын
Xajaaj ibnu Yusuf, I sail walahi nice bro keep going
@muxamad8022
@muxamad8022 2 жыл бұрын
Aadanoow soomaali carab ma aha carabna soomaali ma aha Carabtu way fududahay in uu kaligii taliye xoog ku maamulo balse soomaali xoog laguma maamuli Karo oo horay ayaa loogu guul darreystay taas
@halyeyqaran1977
@halyeyqaran1977 2 жыл бұрын
Looma baahna qof kusoo degdega daadinta dhiiga Islaamka. Waxaa loo baahan yahay hogaamiye indheer garad ah. Kaaso fahmi kara duruufaha umadiisa
@iknowyou1299
@iknowyou1299 2 жыл бұрын
asaga oo kale u ma baahnin maxa yeelay asaga waa dhiig cab waxaan u baahanahay nin ah sida cumar binu khadaab oo kale oo caadil ah xaqana aan ka gambanin
@hanadyare4735
@hanadyare4735 2 жыл бұрын
Somali nabiga xataa way qilafayaan waxaad ku ficantihin xoog un
@muxudiin4499
@muxudiin4499 2 жыл бұрын
@@hanadyare4735 haddalka Aad soo qoreeso ma iska soo qortay mise waa soo qortay
@timacadealimaadhle4310
@timacadealimaadhle4310 2 жыл бұрын
Asc aadanaw walalo kkkkk waaxaqiiqo maanta inaynu ibaahannahay xajaaj ibnu yuusuf oo kale soomaalidu dhammaanteed
@mohammedabdulrahman3165
@mohammedabdulrahman3165 2 жыл бұрын
mowduuci ugu foshka xuma een arko 2022 inbadan wan ka bartay lakin manta tan igu socon mayso "nin taabici iyo saxabi gacantiisa ku dilay walle banan xushmad yar u heeyn xata haduu aduunka oo idil dahab u badali laha, adna heer waxad ba garsiyay aad tirah somali aya u bahan yaab.
@zaki_h8393
@zaki_h8393 2 жыл бұрын
Shaydaan buu ahaa Xajaaj
@maxamadjaceelow504
@maxamadjaceelow504 2 жыл бұрын
Hajaaj🔥🔥🔥🔥
@nas6114
@nas6114 2 жыл бұрын
Xajaj wala cadabaya miyad ka wadaa?
@xogahasayniska6566
@xogahasayniska6566 2 жыл бұрын
Xajaaj bin Yuusuf waxa uu ahaa nin Faajir ah
@saleebaanahmed3795
@saleebaanahmed3795 2 жыл бұрын
Waxaad moodaa nin aynaan ka maarmayn xajaaj ibnu Yuusuf
@mohamedabdiissack1798
@mohamedabdiissack1798 2 жыл бұрын
Saxaaba badan ayuu dilay si cad iyo si qarsoonba oo eey kamid yihiin cabdullahi binu zubeyr iyo cabdullahi binu cumar
@apdirahmaankhadar6341
@apdirahmaankhadar6341 Жыл бұрын
aadan sahan
@abdikanicideeye7561
@abdikanicideeye7561 2 жыл бұрын
Diin uma uu socon ee xil doon buu ahaa, waana tan qaacidada argagixisooyinku adeegsadaan shaati diimeed baa u xiran se waa xildoon
@DUALL3
@DUALL3 2 жыл бұрын
dowlad wuu dhisay oo wax fiican wuu qaptay lkn AAKHIRDIISA buu ku ciyaaray
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 2 жыл бұрын
Taasi ilahay baa naga og walal. Xajaaj nin miyil adag buu ahaa loona bahana hadu isaga ahan laheyn hindiya iyo aasiyada dhexe islamka magaaren.
@rayaanabdi5810
@rayaanabdi5810 2 жыл бұрын
Imaam shaafici noosoo diyari wll
@somalicitizen6807
@somalicitizen6807 2 жыл бұрын
Siciid ibnu jubayr inoga soo diyaari noloshiisa sida uu u noola iyo history giisa
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 2 жыл бұрын
Somalia xajaj bin yusuf uma baxna dilaay xaddii wax tari laha siyaad barre wax tari laha ee umadda waxa u baxan hogaamiye u dhigma seefudiin qudhub iyo culimada u dhiganta izadiin bin abdisalam cml labadas u baahan somalia lkn askari iyo jaajus cajaanib raali galiya maya,
@libanheureux5794
@libanheureux5794 2 жыл бұрын
hadii aad rabtaan waa jiraa xajaajyo neceb qudhun soomaaliyeed iyo khurufaadle soomaaliyeed
@abdiwahab77
@abdiwahab77 2 жыл бұрын
Thanks bro
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 2 жыл бұрын
Xajaaj dadka waa fahmi la yihiin khayr sharba waaa laha
@md5m164
@md5m164 2 жыл бұрын
Hada ma waxaad dadka la soo hor istaagtay in ay dadka Somalia 🇸🇴 ubaahan tahay qof laayo sida xajaaj dad ka muslim ☪️ uu laan jiray war ilaahay ka baq fikir kaaga aad u xun dadka haka dhaa dhicin wax fiican dadka ha uga dhigin qof dilaa ah oo dadka muslim lay nayo
@abdiqanihassan6299
@abdiqanihassan6299 2 жыл бұрын
Qofka muslimkii waa ka wanaaga diinta jecal wax walboo diinta dhibayana diida se ku danayste ah oo dantiisa mooye tukale aqoon una samaynaya wax walboo u hir galinaya suu dantisaa ku gaadhi lahaa xumaan iyo Samaan ukala eegayn waa la layn oo dadka laga qaban
@kaderhusseindhere4709
@kaderhusseindhere4709 2 жыл бұрын
Nice bro
@mrzero-is6ew
@mrzero-is6ew 2 жыл бұрын
Waar zxp Adanow nin kani saxaabadii intuu soo gaadhay aad ayuu udhibay
@hamzemohamedhussien
@hamzemohamedhussien 2 жыл бұрын
𝙼𝚘𝚟𝚒𝚗𝚐 𝚏𝚘𝚛𝚠𝚊𝚛𝚍 𝚊𝚍𝚊𝚖
@mohamedhassan6174
@mohamedhassan6174 2 жыл бұрын
Bal imika ma waxa aad na leedahey, ninka dilay saaxaabiga weyn ee cabdilaahi ibn zubayr ee maydkiisa todobaad dhex laaladiyey makka gudaheeda ee xitaa diiday in la aaso, ayey somalidu wey u baahantahay. Waligey isma odhan qofba xajaaj amaan u haya adiga ka horow.
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 2 жыл бұрын
mahad sanid wll sare😍
@mishki2810
@mishki2810 2 жыл бұрын
Aadanaw wll waxanu ubaahanahy inaad dheerayso barnaamijyadada illaa 25 mnt
@ziriyocaad1072
@ziriyocaad1072 2 жыл бұрын
Fadlan subscribta haygala bakhaylina waa codsi asxaabta qaaliga ah
@cabiyare5756
@cabiyare5756 2 жыл бұрын
Allaha ayaan ka magan galnay wan ka xumahay maanat aqooyahan ah inaad ku fakarto in dadka la laayo
@abdiqanihassan6299
@abdiqanihassan6299 2 жыл бұрын
Wixii wasahaad wada ha la laayo
@md5m164
@md5m164 2 жыл бұрын
@@abdiqanihassan6299 wixii ay diinta banaysay in la dilo ayaa la dilayaa sida qofkii qof dilaa lkn dadka ha la iska laayo diinta islaam meel ee ugu qoran tahay bal sheeg inta ay diinta banayso maa hee wixii kasoo haro qofkii dadka iska laayo abaalkiisa waa naarta jahanamo ilaahay qurankiisa wuxuu ku dhahay (وَمَنْ يَقْتُلْ مُؤْمِنًا مُتَعَمِّدًا فَجَزَاؤُهُ جَهَنَّمُ خَالِدًا فِيهَا وَغَضِبَ اللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُ وَأَعَدَّ لَهُ عَذَابًا عَظِيمًا) [Surat An-Nisa' 93]
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 2 жыл бұрын
Soomaalidu uma baahna nin dilaa ah horu uso maray ee qof daacad ah ayay u baahantay
@feysal5683
@feysal5683 2 жыл бұрын
Video yada kuwan cml ahaa uxiisnay😪
@cbdirixmancabdulahi2744
@cbdirixmancabdulahi2744 2 жыл бұрын
adanow mxaa dhacy cabdimalin tariiq diisa wax fican lagu masheegin xajaajna culumaba habrta markee magciisa maqashay
@gabrielagrest9739
@gabrielagrest9739 2 жыл бұрын
aadanow wll codka kor u yara qaad please
@mmooge91
@mmooge91 2 жыл бұрын
Subhan Allah. Sxb aadan halkaas dib ugu noqo. Somalidu uma baahna kaligii taliye dhiugya caba. Halkaa waxa ina dhigay waa kaligii taliye dhiigyo cab ahaa
@cadeye2sabit228
@cadeye2sabit228 2 жыл бұрын
Dilaagii ka danbeeyay boqolaalkun oo muslim ah baabi iyay ahlu baytkii nacalad dushiisa ha ahaato
@mmgoodchanel8731
@mmgoodchanel8731 2 жыл бұрын
Waxatahay nin aan aad uqimeyo waxatahay will dhalinyaro ah labo Arin ayankuleyaha mida kobad waxaytahay waxatahay nin somlida Oldham firsanayso mida labad waxaytahay xarakada ama dhibcaha carabigah ma xajaj baa iqtiracay misa awalba wajiren intaas iigasoojawab
@yaasirshcabdi5004
@yaasirshcabdi5004 2 жыл бұрын
xajaaj nin adag ayuu ahaa waaloobaahan yay isgookale gaar ahaan soomaalidaa ubaahan
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 2 жыл бұрын
Wcs
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 4 ай бұрын
رضي الله عن الحجاج قاهر المجوس تنطفئ نار النفاق.
@awouchakram1442
@awouchakram1442 2 жыл бұрын
Ilaaa hada wanaagisi uun baad sheegtay lkn xumantiisi iyo dhibaatadu ugaystay musliminta maad sheeGin
@xamdaqali727
@xamdaqali727 2 жыл бұрын
Asc adan sahan wad ku mahadzantahy zaad noogu zo gud bizay qizadan
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 2 жыл бұрын
Ninkan kulayba ama xajjaaj ah ee taariikhda lagu duudsiyo nin rageed aftahana ayuu ahaaa waana ninka furtay waddamo badan oomuslima sidooakle wuxuu dilijirey dadka lkn nin heersiyaasadeed kulaaya ayuu ahaa
@madaromar9660
@madaromar9660 2 жыл бұрын
Kaligii taliye waa ka somali kala Geeyay maanta xajaj binu yusuf waxa uu ahaa hogamihii islaam ee dilay dadkii ugu badnA eee islAma wax wanaga waxa laga Hayaa Quraanka oo uu xarakeyay bas adanoow marka somalida ciyaarta Ka daaaa
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Ай бұрын
Xajaaj ma aha wx lagu faano
@omarahmed83
@omarahmed83 2 жыл бұрын
Qof fikira ayaa ku moodi jiray ee caaddifi fudud oo dhiig u haliilayaa tahay.
@sawdoosman6078
@sawdoosman6078 2 жыл бұрын
Alx
@ibraahiimcabdiwaligaboose2782
@ibraahiimcabdiwaligaboose2782 2 жыл бұрын
Adan sahan waxad mooda ra,yiyo badan islawadaagno
@xlolxxxlol1997
@xlolxxxlol1997 2 жыл бұрын
Adeer marka ma waxa noogu duceyneesa qof diley 120kun lol asiga iyo adiba jaahilin baa tihin an aqooon dhiiga iyo sharafta dhiiga qofka nacaladii eebe ha kuku dhacdeee
@kowsarabdi2708
@kowsarabdi2708 2 жыл бұрын
Aadan hadaan yabanahaye xajaaj inteee geneenaa 😳😳😳😳
@nas6114
@nas6114 2 жыл бұрын
Adi hawshas laguma saarin baaye
@dhambaalnews1016
@dhambaalnews1016 2 жыл бұрын
Aaden kasoo hadal metaverse
@ramlodhalhow6088
@ramlodhalhow6088 2 жыл бұрын
wll Adam khadr Runbaad sheetay dadka somaliyeed xitaa Calmka islaamka wax uu ubaahan yahay manta Xajaja inbnu yuusuf oo waxaa jire xadiisa micnhiisa ahaa :nabiga SCW wuxuu yiri ilheey Diintiisa islamka ahi wuxuu ku xoojiyaa niin faajir ah: ilheey ha unaxriisto xajaaj waxu dulyee kufarta
@ramlodhalhow6088
@ramlodhalhow6088 2 жыл бұрын
Wallayaal hadii aanu shacbkeena ufiirsano waxeey rabaan madaxdooda ineey noqdaan sidii Cumar ibnu khidab ii Abubakar iyagane marabaan ineey noqdaan sidii muhaajiriin iyo Ansaar sidaa darteeda waxaa ku haboon inuu hoggamiyo xajaj inbu yusuf okale
@akshinfilms4317
@akshinfilms4317 2 жыл бұрын
Marka ma Galbeed aha misa nin mumina
@khalidahmed3810
@khalidahmed3810 2 жыл бұрын
Erayda gafka ah ka joog adoo burco jooga oo leh dowlad inaad tidhaahdo isu taliweyney waxaad doonayso maan garan
@salahibrahim5417
@salahibrahim5417 2 жыл бұрын
Oo kalay ma waxad u malaynaisa in u nin u so baxayn somalida xirirka somalida iyo suradu sad kadhaxeya ma ku sheeka ma ogtahay in lagadhay qayb ka mid ah malmihi u dabeyay ee gameka illminatia sida 13 unlacky u beekna 2019 bishi maris xiliki covid-19
@dhiirigeliyechannel4840
@dhiirigeliyechannel4840 2 жыл бұрын
Bal wllo adaabey war kugu dhanyee halkaa isoo yar faahfaahi fadlan
@Qozlaayeshort
@Qozlaayeshort 2 жыл бұрын
Sidii laguugu sacab tumayay ayaad is qaadatay pro nagalatag dilaagan aad noogu ducaynayso
@sayidalimohamed3671
@sayidalimohamed3671 2 жыл бұрын
Somaaliya haddii ay dilaa u baahan tahay ina Siyaad ayaa joogi lahaay. Ninka ciilkaas oo dhan loo qabay oo dadkiisii ciilay uma baahnin.
@mohamedabdiaziz
@mohamedabdiaziz 2 жыл бұрын
😂😂😂🙄🙄🙄🙄👆👆👆
@muusecabdi9842
@muusecabdi9842 2 жыл бұрын
Aadanow nio ninkan umada baaba,a ushiday maad naleedahay umada soomaliyed isaga cml ayee ubaahan yihiin micnahaada haad dhimato adee kuu taal lkn anaga dowlad noodhis miyaa waxaad halaagto iyo waxaad gubto aduu illah kula xisaabtamaa waaye warkada midaas xal miyaa marka saaxibow. JWB
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 2 жыл бұрын
Wax badanbaa kaa qaldan caqligaaguna weli maqaangaarin dadka ma inla laayo ayuu hogaanka ku aqbalaa mise cadaalad iyo hogaamin wanaagsan wax iskufal oo dib isugu noqo laba aan kugu arkay midna faaido malahan waa FUDEYD iyo CAQLI xumo
@bashir_abdi6782
@bashir_abdi6782 2 жыл бұрын
Waad khaldantahy sxb somalidu uma baahna qof xoog ugu taliya Siyaad bare ayaa xoog ugu talin kari waayay oo aynu ognahay halka uu ku danbeeyay . Soomaalidu waxay u baahantahy qof ku maamula xikmad iyo xeelad iyo wanaag .
Adduun i khatal...! | maxay xikmaddu nolosheenna u tartaa?!
13:04
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
Muusaa Ibnu Nusayr | Halyeygii Yurub Islaamka Geeyay.
10:31
qiso cajiib ah  dhexmartey xajaaj binu yuusuf iyo saciid ibnu zeyd Rcw
31:49
mohamed Amiin Official
Рет қаралды 3,4 М.
Maxamed Alfaatix | Amiir Uu Nebigu Ku Sii Bushaareeyay.
12:05
QISADA JACAYL EE ABWAAN YUUSUF SHAACIR
26:16
Heersare Media
Рет қаралды 215 М.
Maxaad ka Taqaannaa Xajjaaj Binu Yusuf || Sh Xassaan
4:58
Daarul Xadiith
Рет қаралды 14 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН