Xalwo Maasha Allaah Ah Abowe Cali Ayaan Noo Sameynayo 😋 Eid Mubarak 🌙

  Рет қаралды 143,957

Qamar Bint Amiir

Qamar Bint Amiir

4 жыл бұрын

Welcome

Пікірлер: 351
@AdnaChannel
@AdnaChannel 4 жыл бұрын
Maasha allah 😋😋😋😋
@ayaandhemanxeri4316
@ayaandhemanxeri4316 4 жыл бұрын
Waa mahadsantihiin aboo cali iyo abaayo qamarey xawlo waligeey masameeynin hada waxaanba rabaa inaan sameeyo masha allah nabad iyo caafimad kucuna
@ganeralsifeye2485
@ganeralsifeye2485 3 жыл бұрын
Wllhi xalay ban karsaday ano halkan ka fiirsanayo Inta xalwo jecel like isaaara o karsada markasta xalwo 💋
@husseinalje
@husseinalje 4 жыл бұрын
Masha alaah tabaarak allaah ciid mubarak walalkeey aan jaclahay
@qaayasiman4545
@qaayasiman4545 4 жыл бұрын
ماشاء الله حبيبتي عيد مبارك كل عام وأنتم بخير 🥰❤️❤️
@deqaahmedi1338
@deqaahmedi1338 4 жыл бұрын
Maashaa allaah Tabaarakallaah, waa mahadsan tihiin walaalkeen cali iyo walaasheen qamar jazaakumullaaha kheyran.
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 4 жыл бұрын
Masha allaah qamar cadeey inaba caadi maahan abo cali aad iyo aad aan ugu mahad celineynaa miisaankiisa xasanaadka illaahey ha u saaro waa noo faaideeyey walaalkeena walaal jiro aamiin yaa rabi👌👌👍👍❤💖💕💞
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 3 жыл бұрын
Maasha Allah xalwadiina wanka helay talaabadiinaa raacay hal kiilo ayan barobeyey qatar ayey iinoqotay adii abowe cali allah niga ajarsiiyo nagusalaan abow cali
@rihabruuhi5728
@rihabruuhi5728 4 жыл бұрын
Masha allaah ilaahey gacantiisa ha u barakeeyo wllkena
@faatmaa4850
@faatmaa4850 4 жыл бұрын
Masha allah wa xalwo qurux badan ciid Mubarak xabibti Qamar iyo cali shiikh
@yaasmiinCali
@yaasmiinCali 4 жыл бұрын
Masha Allah xalwo aan cadi ehen waye xogisa illah ha u barakeyo 👌👌
@Sabr83
@Sabr83 4 жыл бұрын
🥰😍mashashallah taraweeh. That looks so good and you make it look so easy it is not easy to make halwa. Thank you for sharing the recipe with us
@amaljamal8501
@amaljamal8501 4 жыл бұрын
Maansha Allah gacantaada Allah ha kuu barakeeyo amiin
@faziaabdie1516
@faziaabdie1516 4 жыл бұрын
Masha allah wall alle ha ku xafido ee Salid saytuun malagu darikaraa
@umuomar1782
@umuomar1782 4 жыл бұрын
waaaaaaw masha Allah tawarakaAllah caadi mahan ilaahey ha ku xafido qater👏👌👍✔💯💖
@UmSafwanKitchen
@UmSafwanKitchen 4 жыл бұрын
Masha allaah caadi ma ahan illaah ha idin xafido abayo😍😋👌👌👌 EID MUBARAK💖
@gapppyy
@gapppyy 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن احلى حلوى 👌يمي😋وعيدكم مبارك مقدما تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
@deeqomohamed9402
@deeqomohamed9402 4 жыл бұрын
Masha Allaah tabarakallaah shugran abaay qamar farxad ku noolada.
@suraya4128
@suraya4128 4 жыл бұрын
Masha Allah abyo caadi ma ahan illhy hanii xafido
@sadiyaadanibrahim8370
@sadiyaadanibrahim8370 4 жыл бұрын
MashaAllah Allah idin barakeyo adi iyo aboowe
@fadumomohamed3033
@fadumomohamed3033 4 жыл бұрын
Maasha Allah abwe Ali Allah hakuu barakeeyo gacantaada Isha xaasidka kaadadan ❤️🙏🙏🙏🙏💯
@samiirasancaanibeauty
@samiirasancaanibeauty 4 жыл бұрын
Mash’Allah tabarakala Eid Mubarak xabiibtii 🌙❤️❤️❤️❤️
@user-eb4nj9rk2t
@user-eb4nj9rk2t 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم وكل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الفطر المبارك
@cookingwithluulchannel7023
@cookingwithluulchannel7023 4 жыл бұрын
Maasha Allah illahay haidiin xifdiyo adiyo aboowe cali nice job
@qhappyaa8664
@qhappyaa8664 4 жыл бұрын
ma sha Allah Cafimad ku calfada abyo mcn qamar
@munezachannel14
@munezachannel14 4 жыл бұрын
Masha allah cadi ma ahan wllken chief buuxa waye
@bushracookinghealthy5652
@bushracookinghealthy5652 4 жыл бұрын
Mashallah abayo Eid Mubarak inshallah ❤
@samaanhassan7927
@samaanhassan7927 4 жыл бұрын
Masha Allah wallka chef waaye
@lailaalichannel4567
@lailaalichannel4567 4 жыл бұрын
Manshallah Eid Mubarak💜💜💜💜💙❤️🧡💜💜💜💜💜👍
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 4 жыл бұрын
Waaaw maash allah abowe cali koopka waa ku siiyay dhareerka aa iga dhamaadi anoo sooman gacantada allah ku barakeyo allah idn xafido yarab ❤️🤤💯👌
@garabwalaal7775
@garabwalaal7775 4 жыл бұрын
shukran wll qaali
@zahradaahir7845
@zahradaahir7845 4 жыл бұрын
Masha alaah gacantada Alaha kuu barakeyo wallken walasheen qamar ciid wanag san ciid mubarag ilahey ciidan ciideda nabad hanagu gaarsiiyo dar ilahey ayan aniguna kuu jeclhy wlhi farxad iigu nolada adiga iyo famillygada
@manalcadey6407
@manalcadey6407 4 жыл бұрын
M.a qamar sxby walalka igudarso nh xalwo ayapa kadhargi lahaa kkkk ciid Mubarak ❤❤❤
@sucdicalidiinaqalbidahab4555
@sucdicalidiinaqalbidahab4555 4 жыл бұрын
Masha allaah xawladaan macaan kiis inta kadaremoyaa
@lovelyqalbidagan4181
@lovelyqalbidagan4181 4 жыл бұрын
Masha allah aaad ayey u fududahay gacantaada allah kuu barakeyo
@nafisomoussa2377
@nafisomoussa2377 4 жыл бұрын
Masha allah xabiibti jisaka allah iid mubaarak
@farhiaali5107
@farhiaali5107 4 жыл бұрын
Maasha Aboowe iyo Abaayo iid wanaagsan oo wacan
@maryamoruun6173
@maryamoruun6173 4 жыл бұрын
mashaa allaah ilaaheey haidiinka abaalmariyo asxaankaan aad noo sameeyneysiin adiga iyo aboo cali waidiin duceynay sidaad wax noo bareysiin oo galaas lacagla aan ah
@MISKIJAMA-86
@MISKIJAMA-86 4 жыл бұрын
Maashaa allaah waa mahadsan tihiin sida fudud ee aad noo tusteen .
@user-eb4nj9rk2t
@user-eb4nj9rk2t 4 жыл бұрын
وكل سنة وانتم طيبين وتقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال عيد كم سعيد
@maryanmacalin4323
@maryanmacalin4323 4 жыл бұрын
Mash allah walshey allah ku barakeyo
@malyunbawazir2418
@malyunbawazir2418 4 жыл бұрын
Asc masha alah alaha ku xafido aboowe ala ganta kama goyo
@rahmonuur5876
@rahmonuur5876 4 жыл бұрын
Asc walaaley marka aan rabo in aan jars adorable sadex kilo sokor sadex liter biyo miyaan ku karsanaa walaashey uu soo jawaab
@murayomohamoud630
@murayomohamoud630 4 жыл бұрын
Masha allh abo ali cunada sida loo kariyo aad buu u yaqana weli ma arkin sida easy uu u sameyay qof u samenayo abo ali maa you tube u furtit qamar aby wax badan aa laga faida masha allh
@SS-gx5zg
@SS-gx5zg 4 жыл бұрын
Masha Allah ilahay ha idiin daaweeyo😊
@familyhusseinchannel7440
@familyhusseinchannel7440 4 жыл бұрын
Eid mubarak abo cali iyo familkiisa
@wanaagjecel1548
@wanaagjecel1548 4 жыл бұрын
Masha allah hadalka wanagsan wa sadaqo jakazakalahu kheir abaayo qamar cadey
@sameyhefow245
@sameyhefow245 4 жыл бұрын
Manshaallah cadi mahan eid Mubarak
@shukrihassan5987
@shukrihassan5987 4 жыл бұрын
Wooow abooowe cali gacantiisa alllha ubarakeyo mashalaaah qamar walalakaaa waaa mashalllh
@somalios8161
@somalios8161 4 жыл бұрын
MaashaaALLAH dhareeer Netherlands aa joogtaayee aansoo doontee
@amenabeauty
@amenabeauty 4 жыл бұрын
Mash Allah Xalwo send me some sister 🥰🥰
@rahmonuur5876
@rahmonuur5876 4 жыл бұрын
Asc walaasheey markaan karsahaayo sadex kiilo soker ah meeqo liter biyo ayaan ku karsahaa meeqase baako walaango ayaan kudarsahas iiga soo jawaab adigoo mahadsan
@maryanmohammed2414
@maryanmohammed2414 4 жыл бұрын
Mashallaah jzk Qeer walaakey👍❤️❤️👍
@mercyahmed5473
@mercyahmed5473 3 жыл бұрын
Maa shaa Allah qaali Jazakum Allah ❤ but whats is warengo?
@user-rv7cs3di2o
@user-rv7cs3di2o 4 жыл бұрын
Asc abaayo hal kiilo meeqo gram oo waraango eh ayaan ku sameen karaa, fadlan ii soo jawaab...
@nasrasheikh9045
@nasrasheikh9045 4 жыл бұрын
Masha Allah Eid Mubarak in advance
@umuasadbaaldahab5673
@umuasadbaaldahab5673 4 жыл бұрын
Aboowe cali wakusalamay jizaakalahu qeer aniga wasoo karina inshaa allah isoo docey iney saan camal ii naqto qeer badan rabi hakusiy 🌷💑
@yasmins8235
@yasmins8235 4 жыл бұрын
Salaam, this is really good. Can i ask how much oil you used? Is it half litre or 1 litres ? Thx
@user-oh1rc8nq2l
@user-oh1rc8nq2l 4 жыл бұрын
Masha Allah shukran walashey.
@xilwatiirow2040
@xilwatiirow2040 4 жыл бұрын
ماشاء الله عيد مبارك كل عام وانت بخير حبيبتي
@anabahmed3346
@anabahmed3346 4 жыл бұрын
Maashaa Allaah laakiin jikada aaba ku dishay waalaalkaa
@shacnialibarre12
@shacnialibarre12 4 жыл бұрын
Adiga iyo aboowahaaga allaha idin xafido
@hananomar2490
@hananomar2490 4 жыл бұрын
Maasha Allaah tabaaraka laah baaraka llaah xabiibti
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 4 жыл бұрын
MashAllah Qamariinaa Gacanta Alle niigama hooyo xalwo qurux badanaa noogasoo tuurteen anoo saxanka kudhax jiraan is arkay kkkkk
@ummunasar8944
@ummunasar8944 4 жыл бұрын
Masha allah meska dhedh cali hanasto
@KaafiaYuusuf1995
@KaafiaYuusuf1995 4 жыл бұрын
Asc wll warango waxay see halkee ka heelayaa waxan jogaa jarmalka ee
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 4 жыл бұрын
Masha Allah Eid Coming soon ❤❤❤
@bxrhsn7370
@bxrhsn7370 4 жыл бұрын
mahadsanid walal karintiina laakin gacmo suuxis weeye qaabkaan maxaa yeelay waraangada hadaan lagu shubin biyo kulil way fariisanayasa markaa illaa uu ka karkaraayo waad walaalqi
@deqaxasan2691
@deqaxasan2691 4 жыл бұрын
mashalah walo jira tihin rabi yaxafidaku saxa kucuna
@user-su1oc3ko6o
@user-su1oc3ko6o 4 жыл бұрын
Asc abaayo qamar seetahay hadaan Hal kiilo sameynaayo waraangada meeqa isticmalaa
@hodanhassan5603
@hodanhassan5603 4 жыл бұрын
Masha Allah inaba cadi maha abyo
@samiixamohammedquruxint4817
@samiixamohammedquruxint4817 4 жыл бұрын
Masha Allah Aboowe cali
@ashafarah4621
@ashafarah4621 4 жыл бұрын
Waa dad aad iyo aad uyaqaan Xalwada waan kahelay Maanshalaah
@mahdimaxamud1534
@mahdimaxamud1534 4 жыл бұрын
Masha allh jazakallah kheyr xabibti ❤❤❤
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 4 жыл бұрын
MashaAllah xbbty ciid mubarak kulu caam wa antum bikheer 🥰😍❤️
@mohdizhar696
@mohdizhar696 4 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله عيد مبارك علين وعليكم
@MariamMohamed-xe2uq
@MariamMohamed-xe2uq 4 жыл бұрын
Cunto reerxamar gabadhas Hala booqdo the best youtuber wax bdn ka faaiideysaan
@hallamoha1980
@hallamoha1980 4 жыл бұрын
M.a wall cli allaha gacanta ku barakeyo♥️♥️♥️ jaga kugu ahay ceb miyaa
@xamdaqaaliaamin6949
@xamdaqaaliaamin6949 4 жыл бұрын
mansha allaah wllkaa qatar waa😍🥰
@maryanmohamed4116
@maryanmohamed4116 4 жыл бұрын
Masha Allah
@barashadadiintaislamka2745
@barashadadiintaislamka2745 4 жыл бұрын
Mashallah Kkkkkk hadan samysnaya iga walee waaban fahmay sida loo sameeyo Mahadsanid wll qaali Waxan ka mid ahay taageerayaashada hargeisa Jooga
@aishajama5525
@aishajama5525 4 жыл бұрын
Maasha Allah tabaraka raxman so sweety
@faatmataha6291
@faatmataha6291 4 жыл бұрын
Masha allah xabibti macaan 👍
@zahraomar8239
@zahraomar8239 4 жыл бұрын
Maasha Allah Abootaa Allah akundhowro
@zahuurachannel6808
@zahuurachannel6808 4 жыл бұрын
Masha Allah xalwo xaaji ciise ahaa
@fadumofanka2244
@fadumofanka2244 4 жыл бұрын
Mashaa Allah ciid Mubarak👍❤️
@amiineayman6759
@amiineayman6759 4 жыл бұрын
Masha allah gacantada allaha ku barakeyo wllkey
@whiterose7001
@whiterose7001 4 жыл бұрын
Masha’allah ku soo baxay 😍😍
@edebsanaamin2702
@edebsanaamin2702 4 жыл бұрын
Asc abayo qiyasta ka rabaye totaal 4 liter biyo miya mise 5 liter
@munalizashow5969
@munalizashow5969 4 жыл бұрын
Eid Mubarak abaayo fii aminAllah😍👍
@saidaenow2278
@saidaenow2278 4 жыл бұрын
Masha Allah beautiful xawlo
@farxiyokaftan9466
@farxiyokaftan9466 4 жыл бұрын
Xalwo marka arko hooyo soo xasusana marke xalwo kariso digsiga marke bagto qaanda in aan uso qaato ahoolholan jiri ay igu qeyli jirti 🤣xasuus wlhi waan uxiisi hooyo mcn ilahe hano daayo hoyoyinkiina 😍
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 4 жыл бұрын
Aaaaaaaamiiiiiiiiiii
@hawhasan1442
@hawhasan1442 3 жыл бұрын
asc gacanta ha ku qasin xabiti
@alihusseinomar581
@alihusseinomar581 4 жыл бұрын
Adoo mahadsan walashsy. warangada iyo haruuda kartoonka ay ku jiraan natus?
@MonaHAhmed-zm5wl
@MonaHAhmed-zm5wl 4 жыл бұрын
Warango maxd ka wadaa wll bal haday magac kle leedahay iso sheega???
@amishoficial5800
@amishoficial5800 4 жыл бұрын
masha Allah
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 4 жыл бұрын
Maasha allaah 👍miikaha xamar maad ka keentay?
@qadraahmed8181
@qadraahmed8181 4 жыл бұрын
Masha Allah barakallah gacantaada Allah kubarakeeyo abyo
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 4 жыл бұрын
Masha allah tabaarakallah
@adoontiialle1365
@adoontiialle1365 4 жыл бұрын
Wax badan waan ka faidnay jizaakalah
@fadumaofficialschannel661
@fadumaofficialschannel661 4 жыл бұрын
Xalwo wa qatar aniga weligey iskuma tayaayo now but I love to it😂
@sareedohassan5418
@sareedohassan5418 4 жыл бұрын
Mansha allah aboowe Ali shukran
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 70 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 10 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Icun Casri Ah Abowe Cali Ayaa Noo Sameynaayo 🥰 Macmacanka Ciida🌙
10:16
حلوى صومالية شهية xalwo kismayo
14:52
استاد خالد عبدي Ustad khalid abdi
Рет қаралды 38 М.
XALWO LUBANI ABUU LOOS 2 KIILO SIDAN FUDUD GURIGAGA UGU SAMEYSO👌
27:00
SIDA LOO SAMEEYO XALWO KISMAAYO BARO
8:35
Samsam gadac
Рет қаралды 50 М.
KIILO XALWO SUBAG SALIID SIDAN FUDUD  GURIGAGA UGU SAMEYSO
12:14
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 50 М.
Sida loo kariyo 6" Kiilo Xalwo ah (Clickhere)♥️♥️
8:10
my rajo channel 1
Рет қаралды 4,4 М.
2 KIILO XALWO SIDAN U SAMEYAY WAAT KA HELI DOONTAA 👌
14:21
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 100 М.
РЕЗКА РЕЗИНЫ ДЛЯ ШИН
0:40
MakkClips
Рет қаралды 9 МЛН
Разрядили аккумулятор за 100 км #shorts
0:32
auto_shorts_everyday
Рет қаралды 5 МЛН
ЗАКЛИНИЛО ГАЗ 🤯
0:16
Top YouTubs
Рет қаралды 566 М.
Que destreza al volante 🤭 #todos #seguidores #destacar #autos
0:13