Xasan A samater @(Gudgude) kabnii macaanaa goobe

  Рет қаралды 78,879

Qarami Media Pro

Qarami Media Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 34
@bossoss5703
@bossoss5703 3 жыл бұрын
Ninkii garanayow heestan yaa ila dhagaysanaya 2021 wah waah
@faaraxladane946
@faaraxladane946 4 жыл бұрын
nuradiin wllo qali bila calayk heesta -dooxada nugaal- oo goobe kabanka tumayo sxp soo raadi
@muktarali2311
@muktarali2311 4 жыл бұрын
Wooow yaa goobe ilaah hakuu naxariisto jecliyaa kaban macaan
@salansacad
@salansacad 2 жыл бұрын
Waaw gacanta macaanayd ee aun goobe iyo cid kii dahabiga ahaa ee xasan baashe
@VirgilVandjik-j7f
@VirgilVandjik-j7f 2 ай бұрын
Habeensamaad iyo saaxiibadeey, Guryasame, dhagacadde iyo cabdisamiic , xuska xasan aadan iyo xertii qiimaha badnayd .
@maxamedcabdullahi7275
@maxamedcabdullahi7275 4 жыл бұрын
Nimanyahow waxaad ii sheegtaan ama ila wadaagtaan AUN aweys nuur goobe meel laga heli karo muuqiisii ninkaas in badan baan kabankiisa ku raaxeeystey lkn muuqiisii ma arag😭😭 fadlan ii sheega
@somalimusicport
@somalimusicport 4 жыл бұрын
Guroon jire media ayaad ka helaysaa isagoo tumaya KZbin kaa ka eeg
@faaraxladane946
@faaraxladane946 3 жыл бұрын
guroon jire KZbin channel ayaad ka helaysa muqaalka awey goobe
@nabaddoonka2846
@nabaddoonka2846 4 жыл бұрын
Heestan oo daud Cali masxaf u tumay na waa jirtaa makala dhacaan labadooda yacni daud iyo goobe
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii cilmi afloow laxankii ismaacil yare codka x.a.samatar
@sismail120
@sismail120 2 жыл бұрын
Midhihii Cali Warssme Muuse (Cali Aflow ) AHUN
@tawokefromcanada993
@tawokefromcanada993 4 жыл бұрын
Wow I love the song
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 10 ай бұрын
Heestan laxanka saaran waa cajiib ismail abdi garri walee laxan waa sameyay gobane kaban waa ku raxaystay ogow waxa jirtaa marar badan oo hestan la dubay mar goobe aya cuudka cejinaya marna waxa tumaya daaud cali masxaf intii dhimatay allha unaxristo 😢
@khairaaliammaan2130
@khairaaliammaan2130 4 жыл бұрын
Beautiful
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒: #Page1 ➪𝐒𝐢𝐝𝐮𝐮 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐠𝐮𝐝 𝐠𝐮𝐝𝐞 𝐫𝐨𝐨𝐛 ➪Gaydh iyo dabayl badan ➪Banaan geed Lahayn iyo ➪Dhul gel gelina kaa helay ➪Jacayl igu gadaantoo ➪Markuu ganafka heeryada ➪Guudka iga saarayee ➪IGur igur guriyey caashaqu ➪Ee Uu gibisha ugu xidhayee ➪I Gar waaqsan waydoo ➪Gacantaydii igu saydhee ➪Ana gooha reenkiyo ➪Gocashada ma daayee ➪Meel ay ku geysaba ➪Godobteeda La carow. ➪Godobteeda la carow. #Page2 ➪Nin gunaad ku maqan Yhy ➪Dadka Laga abaaree ➪Laga galay ma Moogee ➪Aday geystay nabarada ➪Haygu gaaxsanaadiyo ➪Aramidaan U go'ayee ➪Adna garasho daraneey ➪Waad igu waa igu ➪Gacan togaalaysee Anigoo dartaa gubanee ➪I gar waaqsan waydoo ➪Gacantaygu saydhee #Chorus: ➪Ana gooha reenkiyo ➪Gocoshada ma daayee ➪Meel ay ku geysaba ➪Godobteeda La carow. ➪Godobtayda la carow. ===============𝑬𝑵𝒅. ☞︎︎︎Hees xus iyo xasuus mudan mid ☟︎Ka mid ah Foolaadka heesaha hirgalay. ➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪ ⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀ ⠀⠀⠀ (\**/)** ⠀⠀⠀ **(•ㅅ•) NO PAIN _ノヽ ノ\_ NO GAIN. / / ⌒Y⌒ Y ヽ (  (三ヽ人  /  | aspirations come true. | ノ⌒\  ̄ ̄ヽ ノ ヽ___>、__/** ⠀⠀ **|( 王 ノ〈** ⠀ **(\**/) ⠀⠀/ミ`ー―彡\ ⠀ (•ㅅ•) ⠀⠀/ ╰ ╯ \⠀ ⠀ / ☆꧁༒ĹєǤ𝒆𝐧𝐃༒꧂☆ ➪𝐂ᴀʙᴅɪsᴀʟᴀᴀɴ 𝗤ᴀᴀʀᴇʏ✍︎
@Abdukadir-83
@Abdukadir-83 11 ай бұрын
** Nin gonaad ku mqny godka lagaa abbaariyo laga ganay ma mooge aday geeystey nabarada.***
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 ай бұрын
@@Abdukadir-83 Mahadsanid Saaxiib Sare 👍 #SIXID #SIXID #SIXID. Nin Gunaad ku maqan Yahay Godka Laga Abaariyo Laga Ganay ma moogee addaa ii Geyysstay Nabbaradda. 👍
@fardushurre1668
@fardushurre1668 4 ай бұрын
​@@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi~waad igu guracantoo 🥺
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 ай бұрын
@@fardushurre1668 Kuma Fahmin Wll!. Maxaad ka wadaa?. Fadlan!.
@IbrahimGiire-ii2ir
@IbrahimGiire-ii2ir 10 ай бұрын
@abdimagan3482
@abdimagan3482 4 жыл бұрын
heestan labs nin ayaa u tumaayey waa Goobe iyo Daa'uud waayo Dumarkuna u jebinaya waxay leeyihiin yaa Goobbe .fanaanka Samatarna wuxuu leeyehay yaa Daa'uud .
@fihiimaaxmed3992
@fihiimaaxmed3992 2 жыл бұрын
Kabanka ayuu tumayaa Daauud, darbuugadda sida cajiibka ah u laba dhacaysaana waa Goobbe.
@ahmedbarre3617
@ahmedbarre3617 4 жыл бұрын
👋
Samatar - Saciido
17:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 256 М.
xasan aadan samatar (sidu yahay gudgude roob)
9:20
mahamed liibaan
Рет қаралды 273 М.
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 7 МЛН
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 3,6 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 104 МЛН
When mom gets home, but you're in rollerblades.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 134 МЛН
Xasan aadan samater @ ( Galindhexe habeenkii)
9:10
Qarami Media Pro
Рет қаралды 46 М.
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 195 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Xasan aadan samatar @( boholyoobayoo)
11:12
Qarami Media Pro
Рет қаралды 287 М.
xasan aadan hees maalmaha qaloocan
9:50
Cumar daahir Maxamed
Рет қаралды 45 М.
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 451 М.
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,5 МЛН
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 7 МЛН